Midowga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda

Midowga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda

Sie können auch mögen

Rshtbg
Rshtbg
Thanh Xom Lo
Thanh Xom Lo
Nayaa
Nayaa

Sudaan114

25/06/2023

Waxaan ummadda Soomaaliyeed la wadaagayaa farxadda iyo dabbaal-degga munaasabadda qiimaha badan ee 26ka Juun oo ah maalintii ugu horraysay ee Calan Soomaaliyeed laga taagay ciiddeena.

Lix iyo laabatanka Juun waxay astaan u tahay jiritaanka dal, dad iyo dhul Soomaaliyeed oo ay Soomaali xukunto. Waxaa duco iyo mahadnaq mug leh naga mudan cid walba oo kaalin ku laheyd guushii la gaaray caawa oo kale 1960kii.

24/06/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan si cad hoosta uga xarriiqayaa in Soomaaliyada hadda (2023) aanay ahayn Soomaaliyadii shalay (1992)”

09/06/2022
10/11/2019

Hadaanu nahay taageerayaasha xisbiga midowga nabada iyo horumarka U.D.P waxaan aad usoo dhaweyneynaa dhameystirka xubnaha xisbiga garabka jarmalka waxaana leenahay hanbalyo horumarka uu xisbigu ku talaab saday waxaan kaloo u rajeyneynaa iney kasoo dhalaali doonaan xubnaha xisbiga howsha loo igmaday waxaan kaloo jeclaan lahaa inaan kula dardaarmo dulqaad tanaasul is xaqdhowr iyo in qofkastaa shaqadiisa kasoo dhalaalo anaguna waxaan idinla garab taaganahay Hiil iyo Hoo
Wabilaahi Towfiiq

Taageerayaash xisbiga

09/11/2019

Xubnaha Gudiga ku meelgaarka ah. ee xisbiga midowga nabada horumarka iyo dimuquraadiyadda U.P.D garabka germany oo si dhameestiran loogu dhawaaqay
Maantq oo tariiqdu ee tahay 09/11/2019

1 Gudoomiyaha daahir Xuseen jabshe

2 Gudoomiye Kuxigeenka maxamuud cali cuucuule

3Xoghayaha xisbiga garbka gemany Cabdi Raxman Ahmed ciise

4 Afhayeenka Eng Axmed Faarax ibraahin Diig

5 madaxa maaliyada cabdiraxmaan Maxamuud cilmi

6 iskuxidhaha Arimaha bulshada cabdisalaan cumar saabir

7 xiririyaha xisbiga Dalka &dibada Mohamed Osman Moalin

8 Godoomiyaha garabka haweenka maryan maxamad alasow

9 madaxa saxaafada Mataan xuseen kulane mataan rage

09/11/2019

Xubnaha Gudiga ku meelgaarka ah. ee xisbiga midowga nabada horumarka iyo dimuquraadiyadda U.P.D garabka germany oo si dhameestiran loogu dhawaaqay

1 Gudoomiyaha daahir Xuseen jabshe

2 Gudoomiye Kuxigeenka maxamuud cali cuucaale

3Xoghayaha xisbiga garbka gemany Cabdi Raxman Ahmed ciise

4 Afhayeenka Eng Axmed Faarax ibraahin Diig

5 madaxa maaliyada cabdiraxmaan Maxamuud cilmi

6 iskuxidhaha Arimaha bulshada cabdisalaan cumar saabir

7 xiririyaha xisbiga Dalka &dibada Mohamed Osman Moalin

8 Godoomiyaha garabka haweenka maryan maxamad alasow

9 madaxa saxaafada Mataan xuseen kulane mataan rage

05/11/2019

Asc
Habeen Wanaagsan

Dhamaan Asxaabta Aan Fikir wadaaga Nahay Ee Xisbiga UPD Madaxda Xisbiga & Dhamaan Qeybaha Kala Duwan Ee Xisbiga UPD ka kooban Yahay & Shacabka Somaliyeedna Waxaan Si Kal & Laab ah Usoo Dhaweynayaa Una Dhiirigelineynaa kaainta Xisbigu Ugu Jiro Wacyigelinta Dowladninadda Dalkeena Ee Uu Qeybta weyn ku Laha Aasaaskeedi Waxaana. Ku Bogaadinayaa madaxda Xisbigeena Sida ay Ugu Taagan Yihiin ilaalinta & Dhowrista Mabaadiida Qaran Ee Lagu Heshiiyey Si Loo Ilaaliyo. Midnimada Shacabka Inta Maantay la Hayo loona baadi goobo Kusa maqan Dadkeenane Looga Badbaadiyo Dhibaatooyinka ragaadiyey Looguna Dhiso Dowlad ay iyagu Leeyihiin Balse aysan Marti ka aheyn Waxaanan Sidoo Kale soo dhaweyneynaa Bogaadineynaane kaalinta Muuqata Ee xisbigu ka Qaatay Gurmadka walaalaha Somaliyeed Ee fatahaadaha webiyaddu saameeyeen ee Koofurta & baftama Somalia

Mahadsanidiin

05/11/2019

Photos from Midowga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda's post

05/11/2019

Midowga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda's cover photo

05/11/2019

Untitled Album

05/11/2019

Midowga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda

Wollen Sie Ihr Service zum Top-Regierungsdienstleistung in Kassel machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Kategorie

Telefon

Webseite

Adresse


Kassel
Andere Politische Partei in Kassel (alles anzeigen)
FDP Kassel Land FDP Kassel Land
Wilhelmshöher Allee 157
Kassel, 34121

Willkommen auf der Facebook-Seite des FDP-Kreisverbandes Kassel Land

CDU Kassel - Südstadt CDU Kassel - Südstadt
Kassel

Die CDU Südstadt will an der Entwicklung des Stadtteils aktiv mitwirken. Wir setzen uns für die Beibe

CDU-Stadtbezirksverband Harleshausen-Jungfernkopf CDU-Stadtbezirksverband Harleshausen-Jungfernkopf
Heinrich-Plett-Str . 39
Kassel, 34132

Herzlich Willkommen bei der CDU Harleshausen-Jungfernkopf. Wir freuen uns über Ihr Interesse!

SPD-Bezirk Hessen-Nord SPD-Bezirk Hessen-Nord
HumboldtStr. 8A
Kassel, 34117

Mehr als 15.000 Sozialdemokratinnen und Sozialdemokraten sind im Bezirk Hessen-Nord organisiert. Unsere Hauptaufgabe ist die inhaltliche politische Arbeit.

Michael Tryzna Partei -MTP "Verband Stadt und Landkreis Kassel" Michael Tryzna Partei -MTP "Verband Stadt und Landkreis Kassel"
Hafenstraße 35
Kassel, 34125

Bitte auf Seite "Gefällt mir" klicken Hallo Willkommen bei der Michael Tryzna Partei -MTP "Verband St

Die PARTEI Kassel Die PARTEI Kassel
Kassel

Der sehr gute Kreisverband der PARTEI Kassel. Make Nordhessen great again!

CDU Kassel - Rothenditmold CDU Kassel - Rothenditmold
Kassel

Wir sind engagiert für die Belange der Bürgerinnen und Bürger in diesen wunderschönen Stadtteil in Kassels Norden.

SPD Forstfeld SPD Forstfeld
Erlenfeldweg 31
Kassel, 34123

Die SPD Forstfeld ist ein Ortsverein der SPD Kassel. Wir gestalten Politik im Stadtteil für und mit allen Forstfelderinnen und Forstfeldern.

Bündnis 90/Die Grünen Kassel Bündnis 90/Die Grünen Kassel
Sickingenstraße 7-9
Kassel, 34117

Bündnis 90/Die Grünen Kassel

CDU Kassel - Ost CDU Kassel - Ost
Kassel, 34117KASSEL

Wir sind engagiert in den Stadtteilen Unterneustadt, Bettenhausen und Forstfeld. Machen Sie mit! Unte

Kasseler Linke Kasseler Linke
Schillerstraße 21
Kassel, 34117

Gemeinsamer Facebookauftritt der Partei DIE LINKE. Kassel-Stadt und der Fraktion Kasseler Linke

CDU Kassel-Land CDU Kassel-Land
Kassel, 34132

https://www.cdu-kassel-land.de/