Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg, Ludwigsburg Videos

Videos by Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg in Ludwigsburg.

Booqashii maanta bietigheim-bissingen Gudoomiyah Jaliada kreiss Ludwigsburg oo ka hadlay dhacdao lagu qoray website iyi page ay ka mid yihiin kuwa ku hadala afka Somalia

Dhacdadaa waxey sheegeysay in gabar somalia ah oo cabsan xili dambe cunigeeda dharbaaxday Bahnhofka magaalada bietigheim-bissingen

Dhacdaa markii aan ka daba tagnay waxey noqotay in aysan jirin Gabar somaliyeed oo dagan kreiska iyo nawaaxigiisa oo caruur laga qatay ayada oo cabsan xilidambe socotay

Waxaa jira African badan oo ku jooga magaca somalida oo iska sheegtay marka xaalku waa sidaas ee yaan nala ku soo dag degin oo gabdha somaliyeed meel looga dhicin lagu xad gudbin dhaqanka iyo diinta

Other Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg videos

Booqashii maanta bietigheim-bissingen Gudoomiyah Jaliada kreiss Ludwigsburg oo ka hadlay dhacdao lagu qoray website iyi page ay ka mid yihiin kuwa ku hadala afka Somalia Dhacdadaa waxey sheegeysay in gabar somalia ah oo cabsan xili dambe cunigeeda dharbaaxday Bahnhofka magaalada bietigheim-bissingen Dhacdaa markii aan ka daba tagnay waxey noqotay in aysan jirin Gabar somaliyeed oo dagan kreiska iyo nawaaxigiisa oo caruur laga qatay ayada oo cabsan xilidambe socotay Waxaa jira African badan oo ku jooga magaca somalida oo iska sheegtay marka xaalku waa sidaas ee yaan nala ku soo dag degin oo gabdha somaliyeed meel looga dhicin lagu xad gudbin dhaqanka iyo diinta