Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg

Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg, Gemeinnützige Organisation, Hermann-Hagenmeyer-Straße 7, Ludwigsburg.

11/05/2024

Booqashii maanta bietigheim-bissingen Gudoomiyah Jaliada kreiss Ludwigsburg oo ka hadlay dhacdao lagu qoray website iyi page ay ka mid yihiin kuwa ku hadala afka Somalia

Dhacdadaa waxey sheegeysay in gabar somalia ah oo cabsan xili dambe cunigeeda dharbaaxday Bahnhofka magaalada bietigheim-bissingen

Dhacdaa markii aan ka daba tagnay waxey noqotay in aysan jirin Gabar somaliyeed oo dagan kreiska iyo nawaaxigiisa oo caruur laga qatay ayada oo cabsan xilidambe socotay

Waxaa jira African badan oo ku jooga magaca somalida oo iska sheegtay marka xaalku waa sidaas ee yaan nala ku soo dag degin oo gabdha somaliyeed meel looga dhicin lagu xad gudbin dhaqanka iyo diinta

10/12/2023

Blühendes Barock Ludwigburg

27/10/2023

CHUMA KARIIN WAA QEYB KA MID WAX GARADKA REER LUDWIGSBURG OO IDIN LEH ISKU DUUBNIDU WAA HANTI

Photos from Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg 's post 02/10/2023

MAHADNAQ

ANIGA KU HADLAY MAGACA JAALIYADA SOMALIDA EE LUDWIGSBURG WAXAAN UGU MAHAD CELINEYNAA WALAAL NAGA QEYB QAATAY AASKA WALAALKEYN MARXUUM ABDIRAHAN YUSUF AHMED ( DUNCARBEED )

REER STUTTGART
REER MÜNCHEN
REER FRANKFURT
REER HEILBRONN
REER BÖBLINGEN
REER SCHORNDORFER
REER REMS-MURR

IYO DHAMAAN WALAALAHA KREIS LUDWIGSBURG KAALINTA MUGA IYO MISAANKA LEH OO AY UGA QEYB GALEEN TACSIDA WALAALKOOD

UGU DAMBEYNTAA WAXAAN ALLE UGU BARYEENA IN UU SAMAR IYO IIMAAN KA SIIYO DHAMAAN QARAABADA CARUUURTIIDA WAALIDKIISA IYO ASXAABTII UU KA TAGAY

WAXAAN U RAJEENA IN ALLE KA WARAABIYO JANATUL FARDOWSA QABRIGIISA U WAASICIYO INSHA ALLAH

Photos from Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg 's post 28/09/2023

Ogayasiis
Walaalkay marxuum Cabdiraxmaan yuusuf Axmed ( Cabraxmaan Duncarbeed ) oo geeriyooday 25.09.23 waxa aynu ku aasi doonaa maalinta isniinta 02.10.23 marka ay saacadu tahay 11:00 subaxnimo Xabaalaha Friedhof Pleidelsheim. Adresse-ku waa Hauptstraße 115, 74385 Pleidelsheim
barri oo jimce ah waxa aynu salaada jimcaha kadib, jinaasada kaga tukan doonaa masaajidka Khaalid binu waliid (Viaduktstraße 2, 70372) ee magaalada Sttutgart bad Cannstatt. Sidoo kale xabaashana waa lagaga tukan doonaa marka aynu gayno isniinta.
Hadaba sidaas ha ula socdaan cidkasta oo aaska kasoo qaybgalaysaa.

25/09/2023

ANAGOO KU HADLAAYA MAGAC JAALIYADA DEGMADA LUDWISBURG WAXAN TACSI U DIREYNAA DHAMAAN QARAABADA IYO EHELALDA UU KA GEERIYOODAY WALAALKEEN ABDIRAHMAAN YUSUF AHMED DUNCARBEED
WAXAAN ALLE UGA BARYAYAA IN JANATUL FARDOWSO KA WARAABIYO SAMAR IYO IIMAN ALLE HA KA SIIYO

Photos from Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg 's post 09/03/2023

Waxaan caawa ka qeyb galay Casumaad aan ka helnay Madaxda Degmada Ludwigsburg ay u qabatay Ururada bulshada iyo Jaaliaydaha ku nool Ludwigsburg Kreis

Waxaa kulankaa looga mahadceliyay Madax xafiiska oo mudo 10 sano ah shaqada heysay ayadoo ku soo kordhisay Adeegyo badan oo wax tar u leh Bulshada kunool degaanka.

Waxaa nalooga mahadceliyad Jaliyada somalida maadam aan nahay bulsho dagan deganka hada ka horna aan active aheen iyo wadashaqeynta bilowga ah iyo sida aan diyarka ugu nahay in aan qaadano dowrkena

Waxaa kulanka igu wahliya Boqorka umada somalia Boqor Abdulahi Osman waxaa ku soo dhamaaday is marxabeen iyo in la xoojiyo xiriirka Dagmada iyo Jaaliyada somalia Ludwigsburg.

Photos from Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg 's post 11/02/2023
Photos from Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg 's post 11/02/2023

KULANKIII CAAWA KREIS LUDWIGSBURG IYO URURDA AJAANIBTA AH

30/01/2023

DHAMAAN SOMALIDA KU NOOL KREIS LUDWIGSBURG IYO NAWAAXIGIISA WAXAA LAGU WARGALIN IN LA FURAY XASIIFKA AY LEEYIHII XAALIYADA LUDWIGSBURG SOO BOOQO OO WIXII FIKIR AH KU DARSO SIDA LOO HORMARIN LAHAA ADEEGYADA AYNU U BAAHANAHAY

FIKIRKAAGU WAA MUHIIM

ADRESS BÜRO
Hermann-Hagenmeyer-Straße 7, 71636 Ludwigsburg

TEL. 071455091995 / 01792032503

Wollen Sie Ihr Service zum Top-Gemeinnützige Organisation in Ludwigsburg machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Telefon

Webseite

Adresse


Hermann-Hagenmeyer-Straße 7
Ludwigsburg
71636
Andere Gemeinnützige Organisation in Ludwigsburg (alles anzeigen)
Aktion Transsexualität und Menschenrecht e.V. Aktion Transsexualität und Menschenrecht e.V.
Ludwigsburg, 71634

"Alle Menschen sind frei und gleich an Würde und Rechten geboren"(Art. 1, Satz 1, Allgemeine Erklärung der Menschenrechte)

Förderverein Palliativmedizin Ludwigsburg e.V. Förderverein Palliativmedizin Ludwigsburg e.V.
PosilipoStr. 4
Ludwigsburg, 71640

Der Förderverein Palliativmedizin Ludwigsburg e.V. unterstützt die Palliativversorgung für schwerstkranke Patientinnen und Patienten sowie deren Angehörigen in den RKH Kliniken.

Jumelage.eu Jumelage.eu
Ludwigsburg

Plattform für kommunale Partnerschaften- Plateforme pour partenariats communaux franco-allemands. RGRE/AFCCRE/dfi gefördert vom Deutsch-Französischen Bürgerfonds und vom Auswärtige...

Der Wünschewagen Der Wünschewagen
Oscar-Walcker-Straße 12-14
Ludwigsburg, 71636

In Baden-Württemberg erfüllen drei ASB-Wünschewagen letzte Herzenswünsche: - Region Ludwigsburg - Region Mannheim - Region Südbaden

Sozialberatung Ludwigsburg e.V. Sozialberatung Ludwigsburg e.V.
Ruhrstraße 10/1
Ludwigsburg, 71636

Wir sind ein gemeinnütziger Verein der freien Straffälligenhilfe. Unsere Angebote: Schuldnerberatu

THW-Jugend Ludwigsburg THW-Jugend Ludwigsburg
Alter See 18
Ludwigsburg, 71638

THW-Jugend Ludwigsburg

Harmonika-Gemeinschaft Ludwigsburg e.V. Harmonika-Gemeinschaft Ludwigsburg e.V.
Kunstzentrum Karlskaserne, Hindenburgstraße 29
Ludwigsburg, 71638

Die HGL hat 4 Akkordeonorchester von Anfängern bis Fortgeschrittene und einen YouTube-Kanal: https://

Förderverein der Grundschule Hoheneck e.V. Förderverein der Grundschule Hoheneck e.V.
OstertagStr. 7
Ludwigsburg, 71642

Wir informieren alle Mitglieder und Interessenten über unsere Aktivitäten.

Venezianer Ludwigsburg Herzog Carl Eugen 1767 e.V. Venezianer Ludwigsburg Herzog Carl Eugen 1767 e.V.
Ludwigsburg, 71640

Wir tanzen Tänze der Rokokozeit, wir bringen Pantomime mit aufs Parkett und wir begeistern mit Kost

Schachgemeinschaft Ludwigsburg 1919 e.V. Schachgemeinschaft Ludwigsburg 1919 e.V.
Mathildenstraße 31/1
Ludwigsburg, 71638

Die Schachgemeinschaft Ludwigsburg 1919 e.V. ist ein Schachverein mit Sitz in 71638 Ludwigsburg. Unser Spielabend ist immer mittwochs ab 19.30 Uhr, auch während der Schulferien (au...

Tragwerk e.V. Ludwigsburg Tragwerk e.V. Ludwigsburg
Siegesstraße 3
Ludwigsburg, 71636

Tragwerk e.V. Ludwigsburg Verein für Chancengleichheit www.tragwerk-LB.de

Sing your Song Sing your Song
Musikhalle
Ludwigsburg

Ludwigsburgs Interkultureller Gesangswettbewerb