Abu Khayr. ابو الخير

ولتكن منكم أمة يدعون إلى الخير ويأمرون بالمعروف وينهون عن المنكر ۚ وأولئك هم المفلحون

Follow Khayr❤️

17/11/2023

Ha Dhaafin adoon sharegarayn Ma sha Allah soo Qor Quraanka ugu Raaxee Dhegahaaga ❤️🙏🥰 soo dhe Khayrka 🥰🕋🕌☪️

16/11/2023

Ha Dhaafin adoon sharegarayn Ma sha Allah soo Qor Quraanka ugu Raaxee Dhegahaaga ❤️🙏🥰 soo dhe Khayrka 🥰🕋🕌☪️

16/11/2023

Barnaamijka BARO DIINTAADA 🕋☪️🕌 garee Khayrka 💙

14/11/2023

Ha Dhaafin adoon sharegarayn Ma sja Allah soo Qor Quraanka ugu Raaxee Dhegahaaga ❤️🙏🥰

13/11/2023

💚💚💚💚💚💚💚💚Today Best Photos🎁 Say Allahu akbar and Never miss your prayer 🥰☝️
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️
❤💚❤❤💚❤💚❤💚❤
🕌🕌🕋🕋🕌🕌🕋🕋🕌










Actres jamilanagudu with and also known as in movie📽📺👈




13/11/2023

Hadhaafin adoon sheergareyn Masha Allaah soo qor Qur'aanka Dhegahaaga ugu raaxey 🥰❤️ Quraanku Waa Daawada Qalbiga 😢

Today's Best Video ❤️ ❤️❤️❤️❤️


12/11/2023

Hadhaafin adoon sheergareyn Masha Allaah soo qor 🙏 Qur'aanka Dhegahaaga iyo Ruuxdaada ugu raaxey 🥰❤️

11/11/2023

Hadhaafin adoon sheergareyn Masha Allaah soo qor Qur'aanka Dhegahaaga ugu raaxey 🥰❤️

09/11/2023

Nabi Muxammad ﷺ
صلى الله عليه وسلم ❤️
Bakhayl Ha noqon
Ha dhaafin Saliga Xabiibkeena Waa Jimce 🥰

07/11/2023

Subax ayaa jiri doona cadceedu soo bixi doonto adigoon aduunkaan joogin 😢
ALXAMDULILAH dhe waayo waad so nabad kacday 🥰

05/11/2023

PAGE 7: Suurah Al Baqrah

Saaka Quraan ma Akhriday? Ku bilow subaxaaga Akhrinta Quraanka

garee si qofkasto akhriya ajarkiisa aad u heshid 🙏 ❤️ Subax Wanagsan 💙

KHAYR QUUTE sodhe 💙

04/11/2023

Aayadaha ay Akhrinayso hadaa macnahooda fahmi lahaydeen 😢😢😢
Allahu Akbar iimaan baa kambuuxa Hooyadaan 😢 Hadhaafin adoon sheergareyn Allahu akbar soo qor free palestine 🇵🇸🇵🇸 😢❤️

03/11/2023

PAGE 6: Suurah Al Baqrah

Maanta Quraan ma Akhriday?

garee wax la beerto waxa u wabaagsan khayrka ❤️

KHAYR QUUTE sodhe 💙

03/11/2023

Yaa soo toosay ayagoo caafimad qaba salaadii subaxna jamac ku gaadhay, Alxamdulilah dhaha waa maalin kale iyo fursado kale 🤲👇

02/11/2023

Xaalka Salaadaadu waa sidee? Hadi aan maanta wax kale kaa waraysan lahaa boqol macluumad ayad isiin lahayd! 😢

02/11/2023

Mucjisooyinka Quraanka Subxnallah
Ha dhaafin adigon Ma sha Allah so qorin garee KHAYR ka 💙

31/10/2023

Subax Wanaagsan❤️
Waa maxay waxa ugu wayn ee aad ka warwarto?
Nala Wadaag ✍️

Photos from ‎Abu Khayr.  ابو الخير‎'s post 30/10/2023

Camalka oo Allah dartii loo sameeyo waa Astaanta muminka ❤️
Istuska iyo Halagu arko oo halagu amaano waa Astaanta Munaafiqa 😢

Marka qalbigaaga istus soo galo xasuuso in Qabrigu Madaw yahay cid aad istustaana aysan joogin ☝️😢

Allow camalkeena oo dhan ka dhig mid aan ku rabno wajigaaga iyo Naxariistada 🤲😢 Aamiin yaa Allah

so dhe khayrka 💙

29/10/2023

Dhalinyaro ayaan ahay wali wakhti baa ii dhiman hadhaw ayan toobad keni doonaa 😢

Hal usbuuc gudahood ayaa dhalinyartaan oo dhami u hoydeen gurigoodii Dhabta ahaa Alle ha u wada naxariisto dhamantod

Adigoo Riyooyin dhisaaya oo himilo fog fog leh oo nolosha aduunka dhisaaya ayuunbaa mar kaliya lagu odhan amaano ayay kugu ahayd naftani ee iska keen 😢

Walal Allah usoo noqo oo toobad keen inta aad wali wakhti haysatid 🤲 Beri waxaa hubaal ah in qofka sawirkiisa halkaan lasoo dhigi doono oo allow u naxariiso la odhan doonaa waa adiga 😢

Allow gafkeena iyo geerideena ha kulmin 😢 amiin yaa Allah

garee oo baraaruji kuwa hurda ☝️

29/10/2023

PAGE 5: Suurah Al Baqrah

Saaka Quraan ma Akhriday?

garee una wac asxaabtaada si aad iskula akhridaan 💙 Subax wanaagsan ❤️

KHAYR QUUTE sodhe 💙

29/10/2023

Yaaso Jeeda Xiligan?
Oo kamid ah kuwuu Allah yidhi
وَبِالْأَسْحَارِ هُمْ يَسْتَغْفِرُونَ
Astaqfirullah ❤️ dheh🤲

28/10/2023

Intaad Xalay Huruday Dad bdn aya Dhintay, qaar kale xanuuno ayay laso tooseen😢 lkn Adigu wad so kacday ado nabad Qaba🥰Alx dheh🤲

Photos from ‎Abu Khayr.  ابو الخير‎'s post 27/10/2023

Rabbanaa 😢😢😢🤲🤲🤲🤲

Caawa waa habeen kamid ah habeenada ugu xanuunka badan oo reer Gaza la kulmayaan

Kadib markii Daqiiqado kahor Gaza laga jaray Qadka Internetka, sidoo kale Taleefan shaqeynaya ma jiro. Waxaana ku socda Madaafiic aan kala joogsi lahayn

Sawiradaan waxaa la qaaday kahor inta aan Qadka laga jarin Gaza. Korontada ayaana ka dansan 2 milyan oo reer Gaza Ah

Habeen xanuun badan ayey u tahay Shacabka Falastiin oo xasuuq weyn uu ku socdo.

garsii walaalaha kale si aam ugu wada ducayno 🤲😢

27/10/2023

Jumca wanaagsan, Walaasheen Ducadeena ayay u Baahan tahay 🤲😢

Biri oo sabti waxaa qaliin ku galaysa wadanka india Sahra Yarey oo aan horay idiinla wadaagay, waxaanan idinka codsanaynaa in aad si niyad ah ugu soo duceysaan, Insha Allah. garee wll

KHAYR QUUTE

27/10/2023

Ha ilaabin inaad Akhrido Suurarul kahfi 💙 Salliga Nabigana Aad badisid ﷺ 🤲

Jumca Mubaarak ❤️ love saar ❤️

26/10/2023

Caawa waa Jimce ❤️
Aaway Kuwii Jeclaa Aragtida Nabi Muxammad ﷺ
🥹🥹🥹
Miyaad ilowdeen 😔 Xabiibkeenii 🥰

26/10/2023

Alxamdulillaah ❤️ in aad Dhahdid miyay kugu adagtahay 🤲

25/10/2023

صلى الله عليه وسلم ❤️
dheh qofkii ku sooma faafinta aad khayrka faafisay ajarkiisa ayaad leedahay 🤲 in sha Allah sodheh Khayrka💙

25/10/2023

Falastiiney hadaan kuu dhawahay sidaan kuugu Farxi lahaa 😢 Hubaal hadaan ku Arko sidaan Hab kuu siin lahaa 🥰 Madafaca kugu dhacaya sidaan isugu dhigi lahaa 😢 Naftayda oon bixiyo si aan taada ugu Badbaadin lahaa 😢

Sawirkaa ila hadlay Sidaana dheh buu i yidhi 😢 bal adigu sawirka fiiri oo Qoraal dareenkaaga cabiraya noo sheeg 😢

dhe na sodhe KHAYR ka💙

25/10/2023

Salaada subuxu waa sida Furinta Dagaalka oo Kale, Kuma Arkaysid Rag raga mooyaane cid kale (Rijaal) ❤️

Subax Wanaagsan 💙 Hadii aad caafimaad kusoo toostay Salaadii subaxna jamac ad ku gaadhay Dheh Alxamdulillaah waayo Dad aad u tiro badan ayaad ka nasiib wanaagsan tahay saaka 🤲

KHAYR QUUTE soo dheh Boga Khayrka

24/10/2023

GROUPKA WHATSAPPKA EE NALA AKHRI QUR'AANKA ❤️ waanu samaynay Hadii aad Challenge ga usbuucii dhamee Quraanka Halmar kasoo bixi kartid oo aad wax isla haysid Nagusoo biir hadii kale Fariintan garee gaadhsii walaalaha nagusoo biiri kara Ajarkeedana Hel in sha Allah

Groupka linkigiisa Qaybta Commments ka ka fiiri ama Page ka whatsapka ku qoran naga soo qabo waanu kugu soo dari in sha Allah

Hadii aad diyaar tahay Comments ka kusoo qor diyaar baan ahay ❤️

garee na soo dheh khayrka

24/10/2023

Hadad aragto postigan Shere garey wa dhiig inta badan in la helo adeg.

Waxaa Si degdeg ah loogu baahanyahay dhiig noociisa yahay O- Haduu dhiigaada noocaas yahay Fadlan Isbitaal Benaadir horay ka gaar walaashaada halkaas ku xanuunsan oo foolaneysa dhiigaada ku caawi una soo duceeya in sha Allah 🤲

Kala xariir: 0616388844

24/10/2023

PAGE 4: Markaad Salaada ka baxday Masjidka dag dag ayaad uga soo baxday sow maaha, maad haysan Jaanis aad ku Akhrido Hal bog oo quraan ah, Ha warwarin waakan Anakaa kaa daba keenayn 🥰 Nala Akhri Qur'aanka ❤️ Waxaad hayso iska jooji 2 daqiiqo Akhriso waan ogahay mudo maadan kala furin Kitaabkii Allah 😢 Maalin walba waxaa muhiim in uu ka muuqdo Quraanku noloshaada oo aanu ka maqnaan safxadahaaga lagu qorayo acmaashada Allow noo fudude akhrintiisa🤲

garee una wac asxaabtaada si aad iskula akhridaan 💙 Galab wanagsan ❤️

KHAYR QUUTE sodhe 💙

Photos from ‎Abu Khayr.  ابو الخير‎'s post 24/10/2023

Dadku waa Labadan uun Mid sadexaadna ma jiro Labadubana Xalay oo Dhan way soo jeedeen :

1. Kan koobaad Xalay oo dhan Telefankiisuu la ciyaaraayay kolba hees kolba filin kolba game ayaanu wakhtigu ku dhaafay Salaadii Subax markii loosoo dhawaadayna hurdaa qabatay madaxaa xanuunay oo xili uu gamay ismuu ogayn, kaasi wuxuu kici isagoo Dhegaha uu shaydaan kaga kaadiyay Maalintiisaas oo dhane caajis buu ku dhamaysan Wuxuuna waayi doonaa Ilaaladii iyo Magantii Allah
Shaydaan ayaana maalintaasoo dhan Dhinac loogu xidhayaa 😢

2. Kan labaadna Xalay inyar buu ka seexday markiibana Furaashka dhinac buu iskaga riixay kol uu salaad tukado kol uu Quraan akhriyo kol uu istiqfaarsado (Danbi dhaaf Alle waydiisto) 😢 ilaa salaadii subax laga gaadhaayay kadib Masjidka ayuu usoo baxay Jamaciina wuu lasoo Tukaday, Kanina wuxuu Subaxdiisaas ku bilaaban doonaan fur furnaan, iyo uu Galo Maganta Allah oo shaydaan uma soo dhawaan doono maalinkaas oo dhan wuxuuna ku dhamaysan doonaa Fur furnaan iyo Farxad ilayn waa nin Alle la jiro

Alxamdulillaah dheh hadii Alle ku waafajiyay salaadii subax Caafimaad qabna aad kusoo kacday 🤲

garee oo gaarsii kuwii ka seexday salaadii subax tusna ajarka iyo wanaaga ay waayeen 🙏 soo dhe KHAYR ka💙

23/10/2023

YAHUUDII oo Qaxoonti Noqotay 😆 Sawirka ❤️ saar oo dheh Alle ha idiin siyaadiyo 😆 Xaasidnimo u gareeya

23/10/2023

Subax Wanaagsan ❤️ Alxamdulillaah dheh hadii aad Caafimaad qab iyo Nabad kusoo toostay Salaadii subaxna aad Tukatay 💙 dhe Faafinta KHAYR ka 🙏

22/10/2023

Subax Wanaagsan ❤️ Allow naga Yeel kuwa jeclaada lakulankaaga oo aad lakulankooda adna jeclaatid aamiin 🤲 💙

21/10/2023

PAGE 3: Nala Akhri Qur'aanka ❤️ Waxaad hayso iska jooji intaanad Seexan 2 daqiiqo Akhriso waan ogahay mudo maadan kala furin Kitaabkii Allah 😢

garee una wac asxaabtaada si aad iskula akhridaan 💙 Habeen wanagsan❤️

KHAYR QUUTE sodhe 💙

21/10/2023

Walal sii faafi 😢 aamiintana ku darso walaalaheen reer Filistiin 🇵🇸 🤲

21/10/2023

Alxamdulillaah Saaka Allah waan lasoo Hadlay arimahayga oo Dhanne waan usoo bandhigay ❤️🥰

Wollen Sie Ihr Persönlichkeit des öffentlichen Lebens zum Top-Persönlichkeit Des öffentlichen Lebens in Munich machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Kategorie

Telefon

Adresse


Ina Mooge
Munich
02459
Andere Motivationsredner in Munich (alles anzeigen)
Muhammad Azam : Motivational Speaker Muhammad Azam : Motivational Speaker
Munich

A variety of personal growth related topics will be discussed on this page. This would include Personal Growth, Self-Help , Self-Development, Psychology, Religion, Spirtuality, Le...

Liz Howard Liz Howard
Munich

Soulfood Voice Retreats. Team Events and Corporate Events. Motivational Speaker.

Canto al agua Munich Canto al agua Munich
Munich

Canto al agua ist eine Weltgemeinschaft, die durch Gesang, Kunst, kollektive und pädagogische Aktionen die Gemeinschaften jedes Territoriums mit der Absicht sensibilisiert, die Gew...

Parintele Iosif Argatu Parintele Iosif Argatu
Munich

Doamne ajuta, fiti binecuvantati, nu ezitati sa ma contactati!

The Change Maker Movement The Change Maker Movement
Munich

M | U | T - Veränderung darf einfach sein! Inspiration - The Wow Effect Motivation - Go for it T

Q ѧ l b - e - м o м ı n Q ѧ l b - e - м o м ı n
Munich

Quran O Sunnat

GodGlorious GodGlorious
Munich

motivational speaker

Siegfried Ott - interbodystyle Siegfried Ott - interbodystyle
Munich

Mit Siegfried Ott InterBodyStyle zu besserer Fitness und einem guten Lifestyle. Ohne Diät, Pillen, Fasten, hungern, „FdH" und JO-JO-Effekt die Lebensqualität steigern.

Kenyktb Kenyktb
Munich

"Soit celui que tu veux que les autres soient pour toi." Une nouvelle vidéo chaque mercredi

Vijay Pravin Maharajan Vijay Pravin Maharajan
Munich

TEDx Speaker | Data Analytics Expert | Munich, Germany

Motivation and success in 2020 Motivation and success in 2020
Munich

Motivation, positive vibes and secrets to get successful!

Grow Strong TV Grow Strong TV
Gotthardstraße 87 Munich
Munich, 80689

Unity is Strength avoid Betrayers!