Abdifataah Akhyaar

Abdifataah Akhyaar

Run sheege.

30/12/2023

Qasriyadii Boqortooyadii Amaanle ee utalinjirtay Beelaha Nooleys , Warsangali ,dhulbahante , axmed harti, kaskiqabe, geeseguule ,liibaangashe , malismuge iyo leelkase.

13/09/2023
11/09/2023

Maleedahay

Lamaane waqtiyada cajiibka ah kula qaata.

06/09/2023

Sheeg

Magaaladan? Daawo siina share garee.

06/09/2023

Beesha Amaanle waa beesha 2aad ee ugu badan gobolka nugaal, uguna deegaan balaaran.
Deegaanka beeshu sida gaarka ah udegto waxaa kamid ah:
-Bandersalaam
-Lacle
- sarmaan
-higlane cawl
-Afar iridood
-bilcisha
-Garasle
-Dhextaal
-Dawacaaley
-Awra
-Ciise Qodax

Degaanada ey reerka 2aad ka tahay ama wax ka degto waxaa ka mid ah.
-Buurtinle
-Jalam
-Eyl...Badey
-Dhanaane
-mareeya
-godobjiiraan
-Garoowe. Oo ey asaaskeeda lahaayeen.

Gunaanadkii.

Iska qaad hagoogta dulinimada, Beeshu waxay xaq uleedahay gudoomiyaha gobola nugaal ama kuxigeenka? Xuquuq badan baana kaga maqan gobolka nugaal iyo guudahaanba maamulka puntland.

-Qoom waliba waxa uu galuu gudo karaankiisa
-Taariikhda guunkaa xafiddoo laga gorfeeyaaye
-Xaqiiqana go’ lama saari karo gebi ahaanteede..............
Tolow meesha ka kaca waxaan xiniiyo lagu dhacsan wallaan tartiib lagu helin, Maxamuud saleebaana nin aan yur iska oran walluusan Caano uga daadsan.
Kacoo hubka qaata , shabagaha iyo kaluunka daadsha , gobanimadu dhiig bey ku xardhantahay .

06/09/2023

Mucjiso

Dhameyso video-gan siina share garee oo asxaabtaada ka yaabi.

02/09/2023

Dhacdo qariib ah, hooyo alle haku naxariisto.

Fadlan daawo walaal oo sii share garee si ay dad badan u daawadan mahadsanid.

08/08/2023

Ma

Jeceshahay muuqalada kelinimada ah?

01/08/2023

COMFORT ZONE(QANAACO MEELEED)

QANAACO MEELEED(comfort zone): waxaa dhamaan bulshooyinka caalamku isku raacay, in joogitaanka hal meel ay sababto guul darooyinka bulsho ee ugu badan caalamka, marka la barbar dhigo dadka iskaga hayaama goobihii ay kusoo barbaareen iyaga oo baadi goob ugu jira yoolashoodi.

Badan keen bar bilowga nolosheena, waxaynu ka soo bilownaa barbaarnimo ilaa heer waxbarasho hoose/sare hal meel(comfort zone), ilaa aynu ka gaadhno heer jamacadeed ilaa isku filnaansho nololeed ama qaar keen ku fashilmo gaadhitaanka yoolashoodi.

Qofkastaa oo jooga halkii uu kusoo barbaaray, misana rajaynaya inuu guulo badan gaadho, waxaa hubaal ah, in uu uga dhowyahay guusha, saaxiibkiisa socdaalay ee baadi goobka ku maray dhul badan.

Soco waxaad la kulmi doontaa dhaqamo kala duwan, bulshooyin kala duwan, shaqooyin kale duwan iyo khibrad aadan waligaa hilmaami doonin, waxaana baran doontaa saaxiibo safarka nololeed aad ku midowdeen.

Soomaalina waxay tiraahda "Ragu socodku waa u door haduu mawdku daayo"

Abdifataah Jama

23/03/2023

Hambalyo

Saaxiib Garaad Deebshe iyo walaal hawo wiilka reerka kusoo biiray bisha barakaysan bilowgeeda rabi haka yeelo mid idin anfaca.

30/06/2022

maantay

ugu darnayd, kii raG ahaa mid mid buu u baxayaa kkkkkk balaayo kuu kil kilo weynaatay

23/06/2022

markii

xabadyaroo muddo xidhiidh idinka dhaxeeyey kudhahdo waan ku dhoofinaya ee clip kala kacsan isoo dir.

23/06/2022

Siyaasad walba uu isku dayey waku fashilma, dagaalkii PSF wuu ku fashilma, dhaqaalihii waku fashilma, isku hayntii beelaha waku fashilma sidoo kale ilaalinta qawaaniinta iyo dastuurka waku fashilma ugu dambeyna wuxuu u egyahay mid ku fashilmay riyooyinkiisi oo idil.

Siciid maxaa la gudboon maadaama irid walba uu u arkayey dariiqi uu ka bixi lahaa kaso xidhmay, madaama garbihii uu guulwadaynta ka filayey dhinaca dhulka u dhigeen.

Siciid maxaa la gudboon.

19/06/2022

waxaan

ku qoslay dashiishaha iyo warsangaliga iyo adeer caliga xiliga adag taliska rajiimka hoosta la galay miyeysan ogeyn cid kaga futo xumi ineysan jirinba.

13/06/2022

DEGDEG.

beesha amaanle oo dhalasho deg deg ah siisay FAHAD YAASIIN XAAJI DAAHIR

guul iyo gobonimo.

19/05/2022

HAYB SOOC.

“anoo maxamadoo intaas shaqaynayey, oo ilaa hada kalahaya wali madax qaybeed ma gaadhin, maxaa laygu reebay? kuwaan wax baray ayaa madax sare u tartamaya”

share garee walaal 😭

02/05/2021

Daawo

Qisadaan layaabka leh.

09/03/2021

Halkaan

Kala socda karbaashyada xalaasha ah.

Wollen Sie Ihr Persönlichkeit des öffentlichen Lebens zum Top-Persönlichkeit Des öffentlichen Lebens in Stuttgart machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Telefon

Webseite

Adresse


Stuttgart