Ogaden Vault, Copenhagen Videos

Videos by Ogaden Vault in Copenhagen. I hope this page is inspiring and brings you perhaps some knowledge along the way. - Ahmednur Hassan

Garaad Makhtal Daahir, Muqdisho, 1963'dii.

Wa,ayo labada nin ee kale ee muuqaalka ku weheliya?

- Ogaden Vault

Click to enable sound Next

Other Ogaden Vault videos

Garaad Makhtal Daahir, Muqdisho, 1963'dii. Wa,ayo labada nin ee kale ee muuqaalka ku weheliya? - Ogaden Vault

Francesco Giannattasio oo ah dadka dhaqammada kala duwan ee bulshooyinka caalamka uruuriya, ahna madaxa machadka Giorgio Cini Foundation ayaa heesahan geela ku duubay magaalada JigJiga 24'kii bishii 9'aad, sannadkii 1998'dii. Ragga codkan ku luuqaynaya waxay kala yihiin; Abwaan Maxamed Axmed Oogle oo ku magac dheeraa "Makeyte" iyo Xasan Axmed Cabdi, iyo Cabdullaahi Caydiid. Waxaa F. Giannattasio kala qayb qaatay duubistan, Axmed Faarax Cali "Idaajaa", Simone Tarsitani iyo Giorgio Banti. Maaddaama oo Soomaalidu kala luuq iyo kala siiq duwan tahay marka geela ay u heesayaan, waxaa cajalkan summad ahaan lagu diiwaan geliyay (Song to water camels, typical of Darod Ogaden).