Faculty of Education and Social Sciences

Faculty of Education and Social Sciences

You may also like

Sheen acadamy24
Sheen acadamy24

The faculty of Education and Social Sciences is one of the Faculties that are currently functional

18/08/2024

Kulliyadda waxbarashada waxa ay kula wadaagi doontaa dhiganaha jiheeye oo loogu tala galay jihaynta ardayga dugsiga sare iyo cid walba oo daneyneyso inay hor mariso aqoonteeda.
Kulliyadda waxa ay kugu soo gudbin doontaa hab taxana ah oo Maalin tii ogu yaraan 2 jeer aad ka heli doontaa boggeena Facebook Faculty of Education and Social Sciences
Qoraaga: Dr Cumar Aden Bulxan

18/08/2024

Kulliyadda waxbarashada Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo waxay ku war galineysaa dhamaan ardayda dugsiyada sare dhameeyey iyo cid walba oo daneynegso waxbarashada heerka sare in xarunta dhexe uu ka socdo is diwaan galinta iyo qabashada ardayda sanad tacliimeedka 2024-2025.

03/08/2024

hormuudka kulliyadda Waxbarashada waxa uu hambalyada iyo farxadda qalinjabintooda la wadaagayaa dhamaan ardayda xirfadaha noocyadooda kala duwan ka baratay machadka xirfadda iyo farsamada ee SAMTEC.
Allaha idin ka dhigo kuwii xirfadooda dadka iyo deegaankaba manaafacaadsado baahiyaha deegaankana daboolo
Ogu danbeyn waxaan mahad aan la soo koobi karin udireynaa bah wadaagta waxbarashada SAMTEC oo runtii wax qabad lagu faani karo ka sameysay deegaanada ay ka howl gasho gaar ahaan Degmada Beled-Xawo.

18/07/2024

Sandihii h**e hadey ku dhaafeen maanta ayaad haysataa fursadaad ku dhisi lahayd qofka aad noloshaada la dooneyso mustaqbalka inaad noqoto.

12/07/2024
07/07/2024

Faculty of Education and Social Sciences ee Gedo International University waxay ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in uu furmay is diiwaan gelinta Sanad-Tacliimeedka 2024-2025.

Kulliyadda waxa ay ufurantahay barayaasha dugsiyada iyo daneeyeyaasha waxbarashada duruustana waxaa la qaadan doonaa maalmaha Qamiista iyo Jimcaha sidokale waxa ay duruusta ku bixi doonaan hab-ka fogaan aragga barayaasha iyo daneeyey-yaasha ka baxsan degmada Beled-Xawo

Wixii faahfaahin ah kala xarirr xafiiska Kulliyadda waxbarashada iyo xafiiska diwaan galinta Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo.

04/07/2024

Sayid waxa uu kamid yahay ardayda kulliyadda waxbarashada Jaamacadda caalamiga ah ee Gedo xarunteeda Beled Xawo.

22/06/2024

Sabti 22 June 2024
Beled-Xawo
Gedo International University waxay uraneyneysaa dhamaan ardayda ufadhiisatay imtixaan ka dugsiga sare iney guul ka gaaraan allena usahlo mudada ay ufadhiyaan imtixaan ka

Ku simaha madaxweynaha Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo,Ustaad Abdirizak ayaa ka qeyb qaatay furitaanka imtixaan ka halkaana kaga jeediyey qudbo duco iyo dardaaran wada daarneyd ardaydana kula dardaarmay iney isku kalsoonaadaan allena tala saartaan.
Waxaa weheliyey hormuud-yada kale ee kulliyadaha Waxbarashada,Dhaqaalaha,Caafimaadka iyo Computer-ka

15/06/2024

Salaam
Ciidul caafiyah

07/06/2024

Success is the sum of all efforts, repeated day-in & day out.
Faculty of Education and Social Sciences

07/06/2024

Never give up and never lose your hope.

Photos from Faculty of Education and Social Sciences's post 16/05/2024

Maalinkii 7aad Al-Tibyaan Primary and Secondary School
Belad-Hawa
14 May 2024
Gedo International University
Faculty of Education and Social Sciences

Wafdiga Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo oo ka koobnaa hormuudyada 5ta Kulliyadood (Education,Health,Economic,Computer science iyo shareecada)oo uu hogaaminaayo Madaxweyne xigeenka 1aad ee maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda mudane Mr Osman Abdi Ibrahim ayaa booqasho warbixineed iyo dhiiri galin ku tagay Al-Tibyaan Primary and Secondary School
Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo waxay umahad celineysaa maamulka uu uh**eeyo maamulaha iyo xigeenkiisa,Macallimiinta iyo ardayda Al-Tibyaan Primary and Secondary School

Kulliyadda waxbarashada iyo dhamaan kulliyadaha kala duwan ee jaamacadda waxa ka go’an joogteynta tayeynta tacliinta iyo kobcinta garaad ka ardayda dugsiyada heer walba.
Mahadsanidiin
Hormuud ka Kulliyadda waxbarashada
Wa billahi towfiiq

Photos from Faculty of Education and Social Sciences's post 15/05/2024

Maalinkii 6aad Machadka Imaamu Shaafici
Belad-Hawa
14 May 2024
Gedo International University
Faculty of Education and Social Sciences

Wafdiga Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo oo ka koobnaa hormuudyada 5ta Kulliyadood (Education,Health,Economic,Computer science iyo shareecada)oo uu hogaaminaayo Madaxweyne xigeenka 1aad ee maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda mudane Mr Osman Abdi Ibrahim ayaa booqasho warbixineed iyo dhiiri galin ku tagay Machadka Imaamu Shaafici
Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo waxay umahad celineysaa maamulka uu uh**eeyo maamulaha iyo xigeenkiisa,Macallimiinta iyo ardayda Machadka Imaamu Shaafici

Kulliyadda waxbarashada iyo dhamaan kulliyadaha kala duwan ee jaamacadda waxa ka go’an joogteynta tayeynta tacliinta iyo kobcinta garaad ka ardayda dugsiyada heer walba.
Mahadsanidiin
Hormuud ka Kulliyadda waxbarashada
Wa billahi towfiiq

Photos from Faculty of Education and Social Sciences's post 14/05/2024

Maalinkii 5aad Barwaaaqo Primary and Secondary School Belad-Hawa
13 May 2024
Gedo International University
Faculty of Education and Social Sciences

Wafdiga Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo oo ka koobnaa hormuudyada 5ta Kulliyadood (Education,Health,Economic,Computer science iyo shareecada)oo uu hogaaminaayo Madaxweyne xigeenka 1aad ee maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda mudane Mr Osman Abdi Ibrahim ayaa booqasho warbixineed iyo dhiiri galin ku tagay dugsiga sare ee Barwaaqo Primary and Secondary School

Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo waxay umahad celineysaa maamulka uu uh**eeyo maamulaha iyo xigeenkiisa,Macallimiinta iyo ardayda dugsiga Barwaaqo Primary and Secondary School

Kulliyadda waxbarashada iyo dhamaan kulliyadaha kala duwan ee jaamacadda waxa ka go’an joogteynta tayeynta tacliinta iyo kobcinta garaad ka ardayda dugsiyada heer walba.
Mahadsanidiin
Hormuud ka Kulliyadda waxbarashada
Wa billahi towfiiq

Photos from Faculty of Education and Social Sciences's post 13/05/2024

Maalinkii 4aad Dugsiga Salam Secondary School Belad-Hawa
10 may 2024
Gedo International University
Faculty of Education and Social Sciences

Wafdiga Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo oo ka koobnaa hormuudyada 5ta Kulliyadood (Education,Health,Economic,Computer science iyo shareecada)oo uu hogaaminaayo Madaxweyne xigeenka 1aad ee maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda mudane Mr Osman Abdi Ibrahim ayaa booqasho warbixineed iyo dhiiri galin ku tagay dugsiga sare ee Salam Secondary School

Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo waxay umahad celineysaa maamulka uu uh**eeyo maamulaha iyo xigeenkiisa,Macallimiinta iyo ardayda dugsiga Salam Secondary School

Kulliyadda waxbarashada iyo dhamaan kulliyadaha kala duwan ee jaamacadda waxa ka go’an joogteynta tayeynta tacliinta iyo kobcinta garaad ka ardayda dugsiyada heer walba.
Mahadsanidiin
Hormuud ka Kulliyadda waxbarashada
Wa billahi towfiiq

Photos from Faculty of Education and Social Sciences's post 08/05/2024

Maalinkii 2aad dugsiga Sheikh Maxamud Macallin Nuur
8 may 2024
Gedo International University
Faculty of Education and Social Sciences

Wafdiga Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo oo ka koobnaa hormuudyada 5ta kulloyadood (Education,Health,Economic,Computer science iyo shareecada)oo uu hogaaminaayo Madaxweyne xigeenka 1aad ee maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda mudane Mr Osman Abdi Ibrahim ayaa booqasho warbixineed iyo dhiiri galin ku tagay dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Sheikh Mohamud Macallin Nuur

Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo waxay umahad celineysaa maamulka uu uh**eeyo maamulaha iyo xigeenkiisa,Macallimiinta iyo ardayda dugsiga Sheikh Maxamud Macallin Nuur

Kulliyadda waxbarashada iyo dhamaan kulliyadaha kala duwan ee jaamacadda waxa ka go’an joogteynta tayeynta tacliinta iyo kobcinta garaad ka ardayda dugsiyada heer walba.
Mahadsanidiin
Hormuud ka Kulliyadda waxbarashada
Wa billahi towfiiq

Photos from Faculty of Education and Social Sciences's post 06/05/2024

06 may 2024
Gedo International University
Faculty of Education and Social Sciences

Wadiga Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo oo ka koobnaa hormuudyada 5ta kulloyadood (Education,Health,Economic,Computer science iyo shareecada)oo uu hogaaminaayo Madaxweyne xigeenka 1aad ee maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda mudane Mr Osman Abdi Ibrahim ayaa booqasho warbixineed iyo dhiiri galin ku tagay dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Al-Qalam Belad-Xawo.

Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo waxay umahad celineysaa maamulka uu uh**eeyo maamulaha iyo xigeenkiisa,Macallimiinta iyo ardayda dugsiga Al-Qalam

Kulliyadda waxbarashada iyo dhamaan kulliyadaha kala duwan ee jaamacadda waxa ka go’an joogteynta tayeynta tacliinta iyo kobcinta garaad ka ardayda dugsiyada heer walba.
Mahadsanidiin
Hormuud ka Kulliyadda waxbarashada
Wa billahi towfiiq

29/04/2024

Isniin 29 April 2024
Beled-Xawo,Gedo,Somalia
Gedo International University
Faculty of Education and Social Sciences

Waxaa maantay nagu soo booqday jaamacadda caalamiga ah ee Gedo mudane Maxamed Aw-Libaax oo ka tirsan Jaaliyadda Denmark 🇩🇰 oo qeyb weyn ka qaadatay aas aaskii jaamacadda iyo qalabeyntedii

Waxaa booqashadiisa xarumaha ku soo dhaweeyey madaxaweynaha Jaamacadda mudane Dr Ahmed Husssein Daahir sidokalena la kulansiiyey hormuudyada kala duwan ee kulliyadaha Jaamacadda.

Wey mahadsanyihiin dhamaan jaaliyadaha kala duwan ee qeybta ka ah horumarinta jaamacadda.

Wa billahi towfiiq
Hormuudka Kulliyadda waxbarashada Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo

09/04/2024

CIID WANAAGSAN
Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta caalamka waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabada Ciidul Fidriga.
Allaha inaga Aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aan gudanay bisha barakaysan ee Ramadaan, Bash bash iyo barwaaqo Allaha inagu gaarsiiyo ciidaha soo socda.

Farxad iyo caafimaad kuwada ciiida walaalayaal
Gedo International University
Faculty of Education and Social Sciences

09/04/2024

Talaado:09/04/2024
Belad-Xawo,Gedo.
Gedo International University
Faculty of Education and Social Sciences

Sidali Aden Mohamed wuxu kamid yahay ardayda kulliyadda waxbarashada ka dhigto jaamacadda caalamiga ah ee Gedo.
Waa mid kamid ah barayaasha dugsiyada sare iyo hoose ee Degmada Belad Xawo

Kulliyadda Waxbarashada yoolkeedu Waa soo saarista Bare tayo leh oo xirfad-yahan ah

Ku xirnow kulliyadda waxbarashada

11/03/2024

Dolow secondary school
Form four

10/03/2024

Ramadan mubaarak
Kulli caam wa antum bil-Kheyr

09/03/2024

Iftiinka Faculty of Education and Social Sciences

Photos from Faculty of Education and Social Sciences's post 08/03/2024

8 March 2024,
Belad-Xawo
Waxaa ardayda kulliyadda waxbarashada Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo la kulmay Madaxweynaha Jaamacadda Dr.Ahmed fasalkoodana kula wadaagay dardaaran sidii ay oga fa’ideysan lahaayeen fursadda Alle siiyey sidokalana dhiiri gallinna usameeyey.

Waxaan Alle Ka rajeyneynaa in uu Ka dhigo kuwii dadkooda iyo dalkooda anfoco iyagana Ka dhigo kuwo guuleysto

08/03/2024

Jeedinta War murtiyeedka midowga Jaamacadaha Somalia

05/03/2024
Photos from Faculty of Education and Social Sciences's post 04/03/2024

Isniin 04/03/2024
Belad-Xawo
Faculty of Education and Social Sciences ee Gedo International University waxay hambalyo udireysaa gudoomiyaha cusub ee midowga barayaasha Degmada Belad-Xawo iyo guud ahaan bahda waxbarashada Degmada.

Waxaan gudoomiyaha urajeynaynaa in uu alle ku asturo xilka culus ee uu magansaday sidokale waxaan ka rajeyneynaa dhamaan maamulayaasha dugsiyada sare iyo hoose iyo guud ahaan bahda waxbarashada iney si dhaw uwada shaqeeyaan sameeyaana wax looga daydo.

02/03/2024

Sabti 02/03/2024
Belad-Xawo,Gedo,Jubbaland,Somalia.

waxaan markale si guud idin kula wadaageynaa muuqaal aan ku war galineyno dhamaan barayaasha gobalka Gedo,degma walba oo ay jooogaan iney fursad uhelli karaan ay ku helayaan waxbarasho ayaga oo joogo guryahooda.

waxay kulliyadda waxbarashada umahad celineysaa madaxa waxbarashada Goblka Gedo mudane Mohamed Abdille Ali oo juhdi iyo dadaal ku bixiyey horumarinta waxbarashada gobalka.

kusoo dhawaada Jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo,Kulliyadda Waxbarashada iyo Culuumta Bulshada.
muuqaalkaan dhameyso

Want your school to be the top-listed School/college in Doha?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Hambalyada xafladda qalin janinta ardayda SAMTEC
Welcome To Gedo International University
Halaga fa’ideysto fursada maalmahaan
Hadal jeedinta Sayid Ali
Allaha ufududeeyo ardayda dugsiga sare imtixaan ka
Sabti 22 June 2024Beled-XawoGedo International University waxay uraneyneysaa dhamaan ardayda ufadhiisatay imtixaan ka du...

Telephone

Address


233
Doha
Other Educational Research in Doha (show all)
Mahmoud Roby - Life Safety Vision Mahmoud Roby - Life Safety Vision
Doha/47673
Doha

Educational Services. Civil Defense Works, Life Safety Design, Project Management , Online Marketing

QuantCoding Versity QuantCoding Versity
Al Khor
Doha, 54

The educational page that brings you the latest in programming, and artificial intelligence content

Assignment Experts Assignment Experts
Doha

Experts in Electrical Matlab Simulink Python Antenna Solidworks Ansys Cadence HSPICE DIgSILENT VLSI

College Assignments and Essays Centre College Assignments and Essays Centre
Doha

We can do Full Classes and all individual assignments, homeworks, quizzes, tests, exams, lab reports and dissertations for you at very affordable prices. $50-$92 weekly for full cl...

دراسة عن الآباء لأول مرة في قطر    Study about First-time Fathers in Qatar دراسة عن الآباء لأول مرة في قطر Study about First-time Fathers in Qatar
Doha Institute For Graduate Studies
Doha, POBOX200592

The Official Page for a Research study by Dr. Mahasin Saleh about first-time fathers in Qatar.

Academic Enrichment Program Academic Enrichment Program
Alnasr
Doha

AFFORDABLE TUTORIAL FOR PRIMARY TO TERTIARY EDUCATION

Ishrae Qatar Ishrae Qatar
Doha

The Indian Society of Heating, Refrigerating and Air Conditioning Engineers (ISHRAE) in Qatar

Institute for Creative Research, VCUarts Qatar Institute for Creative Research, VCUarts Qatar
Virginia Commonwealth University, Al Luqta Street
Doha, 8095

Exploring new territories. Advancing creative discourse. Embracing collaboration.

Masar Z Stats مسار زد للتحليل الإحصائي Masar Z Stats مسار زد للتحليل الإحصائي
الدوحة
Doha

صفحة متخصصة بالبحوث التربوية والتحليل الإحصائي والقياس والتقويم

Concord Business Center Al Muntazah Branch Doha Qatar Concord Business Center Al Muntazah Branch Doha Qatar
Https://maps. App. Goo. Gl/zjUR2XWJDZb1KPvw9?g_st=ic
Doha, 0000

Training Center in Doha Qatar

Masterminds Institute Masterminds Institute
Excellence Tower/West Bay
Doha

QU Koreanology QU Koreanology
Doha

QU Koreanology is a host of activities for promotion of Korean Studies at Qatar University. It's bein