Rastaweyn Media

Kusoo dhawaada Rastaweyn Media kala soco warar kuxiisa galiya Barnaamijyo iyo madadaalo

Kusoo dhawaada Rastaweyn Tv kala soco warar kuxiisa galiya Barnaamijyo iyo madadaalo Fadlan Ado mahad Like Follow And share

Photos from Rastaweyn Media's post 10/01/2023

Waft uu Hogaaminaya Gudoomiyaha Xiriirka Ciyaaraha Fudud ee Itoobiya ayaa gaadhay magaalada maqale waxaan Sidiiran Usoodhaweeyay maxadweynaha Tigreyga

19/12/2022

abwaan AxmedBy Xasan Shilke
Wiilyohow sidaan kula rabniyo, raawisnimadaada
Raadaarka saad uga baxdee, kaaga lumay raadku
Raaxayso mooyee wax qabad, kuma riyootaane
Haddaad ruux fayow tahay bulshadan, lama rigaaxeen'e
Axmaar waw raxlaysaa sidii, ay rabbaayadahe
Ra yigaaga kuma meel martide, ruux kalaa tahaye
Wixii aan u roonayn bulshada, waan raddinayaaye
Runta goorta aad maqasho waad, raran gubyootaaye
Ratigii balaayada sidaad, rari taqaannaaye
Rabshaddiyo aday kaa dhashaan, xiinka reeruhu'e.
Dadkii adi ku hoos roorayee, rabay hoggaankaaga
Rajo kaama qabo shalay hadduu, roog cas kuu dhigay'e
Reer nagaadiyohow Eebbahay, nagu dul rookeeyay
Rooxaan wayaanaha rabtaa, rubadda kuu taal'e.
Raadkaaga meeshaad dhigtaan, roob ka curanayn'e
Mar haddaad fadhiid lama rabee, taayir rogi wayday
Mar haddaadan ruux qudha bulshada, raalli galinaynin
Xoog lagugu riixyaa iyo nabsigu, kugu dul reenyaaba
Nagu raagi mayside dhan bay, nooga kaa ridiye
Insha allaahu waa lagu ruqsayn, roobkan maanta ahe
Yataabaatuu.

19/12/2022

Qaar kamid ah Odoyaasha Dhaqanka Kismaayo oo ka hadlay
Dhibaatadii ka dhacday dagmada SHILAABO DDS
gaar ahaan xoday barwaaqo

18/12/2022

Cabashada shacabka Qarsooni ee Degmada Shilaabo

18/12/2022

Ciidanka liyuu policeka ayaa shacab kulaayay Magaalada Qarsooni ee Degmada Shilaabo

Dhibaatooyinkii Ay TPLF U Gaysatay Shacabka Xoola Dhaqatada Ee Aaga Xarumaha Shidaalka Ee Jeexdin 21/11/2022

https://youtu.be/zkJULoG2wik qwybtii 4aad
Dhibaatooyinkii Ay TPLF U Gaysatay Shacabka Xoola Dhaqatada Ee Aaga Xarumaha Shidaalka Ee Jeexdin

Dhibaatooyinkii Ay TPLF U Gaysatay Shacabka Xoola Dhaqatada Ee Aaga Xarumaha Shidaalka Ee Jeexdin Qeybtii 4aad Dhibatoyinkii Ay TPLF U Gaysatay Shacabka Xoola Dhaqatada Ee Aaga Xarumaha Shidaalka Ee Jeexdin

20/11/2022
Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Qaar kamid ah Odoyaasha Dhaqanka Kismaayo oo ka hadlayDhibaatadii ka dhacday dagmada SHILAABO DDSgaar ahaan xoday barwaa...
Cabashada shacabka Qarsooni ee Degmada Shilaabo
Ciidanka liyuu policeka ayaa shacab kulaayay Magaalada Qarsooni ee Degmada Shilaabo

Website

Address


Addis Ababa
Addis Ababa
Other Social Media Agencies in Addis Ababa (show all)
Kida Digital Solutions Kida Digital Solutions
Addis Ababa, 1874

Kida Digital Solutions is a full-service digital marketing agency.

Dubakko Dubakko
Addis Ababa

welcome to our official page. In this page you will learn more about content marketing and advertisi

እፎይ Advertising Ethiopia እፎይ Advertising Ethiopia
Bole
Addis Ababa

ሽያጭዎን ለማሳደግ ከእኛ ጋር ይስሩ፡፡ ለመሸጥ የፈለጉትን እቃ ወይም አገልግልዎት እኛ ለትክክለኛ ደምበኛ በተመጣጣኝ ዋጋ እናስተዋዉቅልዎታለን ፡፡

Tesloach Riek Jikany Tesloach Riek Jikany
Addis Ababa, 1000

https://youtube.com/channel/UCwI5ou16JhT7-ew--eaB0Pw

Sololo Intercept Sololo Intercept
Addis Ababa

Social media is the ultimate equalizer. It gives a voice and a platform to anyone willing to engage. Amy Jo Martin Amy Jo Martin

Ethioline Ethioline
Bole Roads
Addis Ababa, 251

ኢትዮላይን

Jossy Man Jossy Man
Addis Ababa

Speak the Truth

Ethio Boost Marketing Ethio Boost Marketing
Addis Ababa
Addis Ababa, 1000

A leading digital marketing agency in Ethiopia, dedicated to helping small businesses and individuals

EwketJobs EwketJobs
Addis Ababa

Pluto Agency Pluto Agency
Addis Ababa

Social Media Marketing Agency -Facebook,IG Ads -Youtube,tiktok ads -Social media automation -web devt

አልጀዚራ.  Ethiopia አልጀዚራ. Ethiopia
Swaziland Street
Addis Ababa, 21900

Oduu lolaa dhugaa fii haaraa isiniin geenya./ትኩስ የጦረነት ዜና እንድ ደርሳቹ