MAMA UDEY Foundation, London Videos

Videos by MAMA UDEY Foundation in London. Caawi ilmaha agoonta ama dan yarta ah

Waxaa maanta muraad leh maamoyinka ka tirsan walaalaha gargaarka agoonta ee daarul mutaqiin alle ha u sahlo muraadkeyda mama xakiimo

Other MAMA UDEY Foundation videos

Waxaa maanta muraad leh maamoyinka ka tirsan walaalaha gargaarka agoonta ee daarul mutaqiin alle ha u sahlo muraadkeyda mama xakiimo

Waa ardeyda agoonta iyo Dan yarta ee daarul mutaqiin oo so bandhigay aqrin aan hori loo arag

Waxaa dib u habeen lagu sameyi xarunta dhexe ee MAMA UDEY Foundation taas oo u furmi doono sand dugsiyeedka cusub ee 2024/2025 waxana mesha lagu baraa ardey badan oo iskugu jira kuwo agoon iyo Dan yar mada aysan awodin qarashka iskuulka lagu dhigto qofkii talo iyo tusaalo inoo haayo waxaad ka soo wici kartaan 0615361937

Intii muraad alle ha u sahlo alle SW ayaan u weydiineynaa wax walbo oo ay rabaan in ay helaa wax ugu ween ee la raadiyo waa janno qof walbo oo cawiya agoonta iyo Dan yarta ee daarul mutaqiin qeer oo meel uu ka imaadi aan la ogeen alle ha siiyo

Maamoyinka ku xeran walaalaha gargaarka agoonta ee daarul mutaqiin mama ka mid ah ayaa wiilkeda rabto in loo duceyo inuu alle u fududeeyo wax walbo oo rabo waxana u duceyay ardwyda dhigta dugsiga agoonta iyo Dan yarta ee daarul mutaqiin #JazakAllah

Maalmo dheer ka Dib hada ayaan Dib u soo labanay Maamoyinka ku xeran waalalha gargaarka agoonta mama ka mid ah ayaa ka xanuunsan caruurteda in uu alle caafimaad siyo anagana waa u duceynany dugsiga agoonta iyo Dan yarta ee daarul mutaqiin #JazakAllah mama shukri

Asaxsan cod walhi waa ardeyda dugsiga daarul mutaqiin waxaana ku dadaalay ardeydaas agoonta ah iyo kuwa danta yar walaalaha gargaarka agoonta ee #mama udey ardeysaa oo so bandhigay tajwiida quraanka Karinka @followers Born Free Foundation

Xaflada sanad guurada 8aad Ee MAMA UDEY Foundation

Waa ardey ka mid ah kuwa agoonta ah oo dhigta dugsiga agoonta ee daarul mutaqiin oo soo bandhigeen qiraao waxaan halakaan ugu mahad noqaya alle ST OO maanta inoo sura galiyay inaan ardeydaan la jogno intii ku lug leh taakuleyaanta caruurta agoonta iyo kuwa danta yar waxaana idin leeyahay #JazakAllah

Waa ardey ka mid ah kuwa agoonta ah oo dhigta dugsiga agoonta ee daarul mutaqiin oo soo bandhigeen qiraao iyo cadiida islaamka waxaan halakaan ugu mahad noqaya alle ST OO maanta inoo sura galiyay inaan ardeydaan la jogno intii ku lug leh taakuleyaanta caruurta agoonta iyo kuwa danta yar waxaana idin leeyahay #JazakAllah

Roodo cabdi oo ka mid ah walaalaha mixsiniinta ah oo OO maanta agoonta iyo kuwa danta yar so garsiyay quraacdan aad u jediin waxeyna leedahay muraad kaas oo ku aadan dal ku gal alle ha sahlo seygeda visaha ka maqan inshallah

Waxaa muraad iska leh walaalaha mixsiniinta ah oo wiligood na garab istaagi jiray manta waxey alle ka baryaayaan in ay amuurahooda ka helaan Waxan anga neh ugu duceyneynaa inuu alle siyo wax walbo oo ay rabaan insha allhu wad helysaan wixii aad rabtaan

Waa qeeb ka mid ah ardeyda agoonta iyo kuwa danta yar ee joga dugsiga daarul mutaqiin waxeyna ku jiraan wax barashadoodii caadiga eheed ee maalin laha ahaa ardeydaan waxaa masuul iska saaray waalalo muxsiniin ah kuwaas oo ah qurbo joog waxaan alle ugu baryaa inuu siyo awlaad baari ah iyo cimri dheer Alle ha u sahlo waxey niyadoada jecshahay insha allhu

Waxaa muraad iska leh walaalaha mixsiniinta ah oo wiligood na garab istaagi jiray manta waxey alle ka baryaayaan in ay amuurahooda ka helaan Waxan anga neh ugu duceyneynaa inuu alle siyo wax walbo oo ay rabaan insha allhu wad helysaan wixii aad rabtaan

Mama zahra abdi Rahman oo ka mid ah walaalaha gargaarka agoonta ee MAMA UDEY Foundation muraad ayey leedahay zahra manata soo baxsatay qadadaan waxey alle inuu sahlo wixii ay niyada ku qabto alle ha siyo zahra abdi Rahman oo dugsiga agoonta ee daarul mutaqiin soo gaarsiisay xolahaan manta ay ku qadeyeen caruurta agoonta iyo kuwa danta yar #JazakAllah HIMILO UNIVERSITY

Waxaa manta dugsiga agoonta ee daarul mutaqiin la soo garsiyay quraac ay soo baxsatay walaal walaaha muxsiniita ka mid ah oo xanuunsan in ay caafimaado darteda ayey saaki u soo baxsatay qiraacada waxaan alle ugu baryeynaa in uu cafimaad taam ah siyo insha allhu

Waxaan manta ciid siinay ku dhawaad 60 ardey OO agoon ah iyo walidiintooda si ay ugu ciidaan oo ay dareemin kuwa nool abayaashoda madama la soo garay ciidul adxa waxana so baxsaday walaalaha gargaarka agoonta ee MAMA UDEY Foundation mizaanka aaqiro alle ha ugu kabo jazaakalahu qeeyran

Cashara dul xijah waa 10 maalin ee ugu fiican ee ay tahay in la soomo hadii uu soonka kaa jaban dul xij waa laba jibaar marka aan badino digriga iyo soonka sanadkii hori iyo sanadka soo socoda ayaa laguu dambi dhafaaa insha allhu

Sadaqadu yaraan malahan wixii aad awodid bixi si misaakana aaqiro kab ay kugu noqoto mixsiniinta qeerka jecel halaga faaideesto agoonta iyo kuwa danta yar insha allhu

Kibtaabul mucalimul qiraa waa ardeyda agoonta oo ku sugan xarunta MAMA UDEY Foundation iyo walaalaha gargaarka agoonta waxana la soo garay bishii wax wlbo ka qeer badaneed