MAMA UDEY Foundation

Caawi ilmaha agoonta ama dan yarta ah This charity is called GARGARKA AGOONTA. We help different type of people in need in Somalia.

One thing we do is help people who struggled with blindness and get some professional help. We also help to educate and look after orphans to ensure they receive the best help possible. Women who are divorce also get the opportunity to get some income in with help of us.

04/09/2024

Waxaa maanta muraad leh maamoyinka ka tirsan walaalaha gargaarka agoonta ee daarul mutaqiin alle ha u sahlo muraadkeyda mama xakiimo

04/09/2024

Waa ardeyda agoonta iyo Dan yarta ee daarul mutaqiin oo so bandhigay aqrin aan hori loo arag

28/08/2024

Waxaa dib u habeen lagu sameyi xarunta dhexe ee MAMA UDEY Foundation taas oo u furmi doono sand dugsiyeedka cusub ee 2024/2025 waxana mesha lagu baraa ardey badan oo iskugu jira kuwo agoon iyo Dan yar mada aysan awodin qarashka iskuulka lagu dhigto qofkii talo iyo tusaalo inoo haayo waxaad ka soo wici kartaan
0615361937

20/08/2024

Intii muraad alle ha u sahlo alle SW ayaan u weydiineynaa wax walbo oo ay rabaan in ay helaa wax ugu ween ee la raadiyo waa janno qof walbo oo cawiya agoonta iyo Dan yarta ee daarul mutaqiin qeer oo meel uu ka imaadi aan la ogeen alle ha siiyo

15/08/2024

Maamoyinka ku xeran walaalaha gargaarka agoonta ee daarul mutaqiin mama ka mid ah ayaa wiilkeda rabto in loo duceyo inuu alle u fududeeyo wax walbo oo rabo waxana u duceyay ardwyda dhigta dugsiga agoonta iyo Dan yarta ee daarul mutaqiin

14/08/2024

Maalmo dheer ka Dib hada ayaan Dib u soo labanay
Maamoyinka ku xeran waalalha gargaarka agoonta mama ka mid ah ayaa ka xanuunsan caruurteda in uu alle caafimaad siyo anagana waa u duceynany dugsiga agoonta iyo Dan yarta ee daarul mutaqiin
mama shukri

05/08/2024

Asaxsan cod walhi waa ardeyda dugsiga daarul mutaqiin waxaana ku dadaalay ardeydaas agoonta ah iyo kuwa danta yar walaalaha gargaarka agoonta ee udey ardeysaa oo so bandhigay tajwiida quraanka Karinka
Born Free Foundation

31/07/2024

Xaflada sanad guurada 8aad
Ee MAMA UDEY Foundation

30/07/2024

Waxaa noo furan isdiwaan galinta sanad dugsiyedka 2024-2025.
udey primary and secondary school

23/07/2024

Waa ardey ka mid ah kuwa agoonta ah oo dhigta dugsiga agoonta ee daarul mutaqiin oo soo bandhigeen qiraao waxaan halakaan ugu mahad noqaya alle ST OO maanta inoo sura galiyay inaan ardeydaan la jogno intii ku lug leh taakuleyaanta caruurta agoonta iyo kuwa danta yar waxaana idin leeyahay

22/07/2024

Waa ardey ka mid ah kuwa agoonta ah oo dhigta dugsiga agoonta ee daarul mutaqiin oo soo bandhigeen qiraao iyo cadiida islaamka waxaan halakaan ugu mahad noqaya alle ST OO maanta inoo sura galiyay inaan ardeydaan la jogno intii ku lug leh taakuleyaanta caruurta agoonta iyo kuwa danta yar waxaana idin leeyahay

06/07/2024

Roodo cabdi oo ka mid ah walaalaha mixsiniinta ah oo OO maanta agoonta iyo kuwa danta yar so garsiyay quraacdan aad u jediin waxeyna leedahay muraad kaas oo ku aadan dal ku gal alle ha sahlo seygeda visaha ka maqan inshallah

Photos from MAMA UDEY Foundation's post 06/07/2024

Alxamdulilaahi

Waxaan halkaan ummada musliminta ah
meel walbo oo ay dunida daafaheeda ka jogaan
Aan ugu hambalyeyneynaa
bilashada sanadka cusub
waxan leenahay :-

kulu caam wa antum bil kheyr

02/07/2024

Waxaa muraad iska leh walaalaha mixsiniinta ah oo wiligood na garab istaagi jiray manta waxey alle ka baryaayaan in ay amuurahooda ka helaan
Waxan anga neh ugu duceyneynaa inuu alle siyo wax walbo oo ay rabaan insha allhu wad helysaan wixii aad rabtaan

30/06/2024

Waa qeeb ka mid ah ardeyda agoonta iyo kuwa danta yar ee joga dugsiga daarul mutaqiin waxeyna ku jiraan wax barashadoodii caadiga eheed ee maalin laha ahaa ardeydaan waxaa masuul iska saaray waalalo muxsiniin ah kuwaas oo ah qurbo joog waxaan alle ugu baryaa inuu siyo awlaad baari ah iyo cimri dheer Alle ha u sahlo waxey niyadoada jecshahay insha allhu

24/06/2024

Mama zahra abdi Rahman oo ka mid ah walaalaha gargaarka agoonta ee MAMA UDEY Foundation muraad ayey leedahay zahra manata soo baxsatay qadadaan waxey alle inuu sahlo wixii ay niyada ku qabto alle ha siyo zahra abdi Rahman oo dugsiga agoonta ee daarul mutaqiin soo gaarsiisay xolahaan manta ay ku qadeyeen caruurta agoonta iyo kuwa danta yar

HIMILO UNIVERSITY

23/06/2024

Waxaa manta dugsiga agoonta ee daarul mutaqiin la soo garsiyay quraac ay soo baxsatay walaal walaaha muxsiniita ka mid ah oo xanuunsan in ay caafimaado darteda ayey saaki u soo baxsatay qiraacada waxaan alle ugu baryeynaa in uu cafimaad taam ah siyo insha allhu

16/06/2024

𝗖 𝗜 𝗜 𝗗 𝗪 𝗔 𝗡 𝗔 𝗔 𝗚 𝗦 𝗔 𝗡.
Assalamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh..

Mu'asasada MAMA UDEY Foundation iyo walaalaha gargaarka agoonta ee daarul mutaqiin, waxay tahniyadda iyo hambalyada Ciidul-Adxaa la wadaagaysaa guud ahaan Umadda Islaamka meel walba oo ay dunida daafaheeda ka joogaan, waxaana hambalyo gaar ah u diraynaa walaalaheena Falastiin inuu alle dhibta ka dulqaado Insha allhu -Allaha Dhowro'e- waxaanan leenahay: Allaha inaga aqbalo acmaasheen suuban, Ciiddan Ciidda xigtan ha inagu gaadhsiiyo cimri dheer iyo cibaado suban

15/06/2024
14/06/2024

Waxaan manta ciid siinay ku dhawaad 60 ardey OO agoon ah iyo walidiintooda si ay ugu ciidaan oo ay dareemin kuwa nool abayaashoda madama la soo garay ciidul adxa waxana so baxsaday walaalaha gargaarka agoonta ee MAMA UDEY Foundation mizaanka aaqiro alle ha ugu kabo jazaakalahu qeeyran

Photos from MAMA UDEY Foundation's post 12/06/2024

BISMILLAAH
Alxamdulilaah
Waxaa maanta soo dhaammaday imtixaanka fasalada dugsiga mama udey ee sanad dugsiyeedka 2023/2024 oo ku qabsoomay xarunta dugsiga Baar Ayaan ee degmada Yaaqshid.
Waxaana dardaaran qiima badan halkaas ardayda dugsiga mama udey ee degmada Yaaqshid uga soo jeediyey maamulaha dugsiga mama udey primary and secondary al ustaad Abshir Haara. In la dardar galiyo wax barshda hanaanka latacaamulka maclimiinta iyo ka war qabida ardeyda in la wanaajiyo madama fasax dheer la Gali rabo iney dadaalan

10/06/2024

Cashara dul xijah waa 10 maalin ee ugu fiican ee ay tahay in la soomo hadii uu soonka kaa jaban dul xij waa laba jibaar marka aan badino digriga iyo soonka sanadkii hori iyo sanadka soo socoda ayaa laguu dambi dhafaaa insha allhu

Photos from MAMA UDEY Foundation's post 08/06/2024

Maanta oo Sabti ah oo ay Taariikhdu tahay 8-June-2024
Waxaa Qeybta Weyn ee Towfiiq ka bilawday
Imtixaankii Kamadanbeyska ee sanad Dugsiyeydga
(( Allah imtixaanka idinga dhigo Canbuulo Carab saaran ))

MAMA UDEY Foundation

08/06/2024

Sadaqadu yaraan malahan wixii aad awodid bixi si misaakana aaqiro kab ay kugu noqoto mixsiniinta qeerka jecel halaga faaideesto agoonta iyo kuwa danta yar insha allhu

08/06/2024

Kibtaabul mucalimul qiraa waa ardeyda agoonta oo ku sugan xarunta MAMA UDEY Foundation iyo walaalaha gargaarka agoonta waxana la soo garay bishii wax wlbo ka qeer badaneed

03/06/2024

Mama udey Vs Cali Arif waa labo koox oo ka wada tirsan degmada yaaqshid labada dhinac waxey soo bandhigeen ciyaar loo riyaaqay su kastabo ha ahatee ciyaarta u dhaxeysay labada koox waxey guusha ku raacday Cali Arif Fc

31/05/2024

Waxaan soo garnay qebtii labaad ee tartan aqoonedka dugsi daarul mutaqiin oo maraayo heer gabo gabo ah waxana tartankaas uu u dhaxeyay labada fasal ee kala ah CUMAR BINU QADHAAB iyo Cali BINU abii dhalib
Fadlan ka qeeb qaado caawinta agoonta iyo kuwa danta yar ee ku sugan xarunta MAMA UDEY Foundation
Kala xariir 0615361937

30/05/2024

Saaki iyo aaliminto kale oo aan u sameynay caruurta agoonta iyo kuwa danta yar waxaana la soo garay malmahii ciidul adxa waxaan walaalaha mixsiniinta ah ka codsaneynaa iney Nala garab galaan farxada caruurtan agoonta ah
0615361937

29/05/2024

Waxaa manta ku soo dhamday tartanki u dhaxeyay labada fasal oo kala ah CUMAR BINU QADHAAB iyo Cali BINU abii dhalib wax ku tartamateen 5 Juz iyo kibtaaka siirada nabiga iyo axaadiis sidaas darteda waxey guusha raacday CUSMAN BINU CAFAAN

Want your organisation to be the top-listed Non Profit Organisation in London?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Waxaa maanta muraad leh maamoyinka ka tirsan walaalaha gargaarka agoonta ee daarul mutaqiin alle ha u sahlo muraadkeyda ...
Waa ardeyda agoonta iyo Dan yarta ee daarul mutaqiin oo so bandhigay aqrin aan hori loo arag
Waxaa dib u habeen lagu sameyi xarunta dhexe ee MAMA UDEY Foundation taas oo u furmi doono sand dugsiyeedka cusub ee  20...
Intii muraad alle ha u sahlo alle SW ayaan u weydiineynaa wax walbo oo ay rabaan in ay helaa wax ugu ween ee la raadiyo ...
Maamoyinka ku xeran walaalaha gargaarka agoonta ee daarul mutaqiin mama ka mid ah ayaa wiilkeda rabto in loo duceyo inuu...
Maalmo dheer ka Dib hada ayaan Dib u soo labanayMaamoyinka ku xeran waalalha gargaarka agoonta mama ka mid ah ayaa ka xa...
Asaxsan cod walhi waa ardeyda dugsiga daarul mutaqiin waxaana ku dadaalay ardeydaas agoonta ah iyo kuwa danta yar walaal...
Xaflada sanad guurada 8aad Ee MAMA UDEY Foundation
Waa ardey ka mid ah kuwa agoonta ah oo dhigta dugsiga agoonta ee daarul mutaqiin oo soo bandhigeen qiraao waxaan halakaa...
Waa ardey ka mid ah kuwa agoonta ah oo dhigta dugsiga agoonta ee daarul mutaqiin oo soo bandhigeen qiraao iyo cadiida is...
Roodo cabdi oo ka mid ah walaalaha mixsiniinta ah oo OO maanta agoonta iyo kuwa danta yar so garsiyay quraacdan aad u je...
Waxaa muraad iska leh walaalaha mixsiniinta ah oo wiligood na garab istaagi jiray manta waxey alle ka baryaayaan in ay a...

Telephone

Address


London
Other Nonprofit Organizations in London (show all)
The Irene Taylor Trust 'Music in Prisons' The Irene Taylor Trust 'Music in Prisons'
35-47 Bethnal Green Road
London, E16LA

The Irene Taylor Trust 'Music in Prisons is a registered charity delivering creative music projects throughout the UK to inspire and engage prisoners, ex-prisoners and people at ri...

Tate Members Tate Members
20 John Islip Street
London, SW1P4RG

We are currently pausing activity on this page to focus our efforts on providing the best possible experience for our Members. You can stay connected by following our main Tate pag...

Crisis Crisis
London

Together we will end homelessness The national charity for people experiencing homelessness

Cancer Research UK Relay For Life Cancer Research UK Relay For Life
2 Redman Place
London, E201JQ

Relay For Life is the inspirational community-led event that celebrates life and honours those touched by cancer: http://bit.ly/Hrpdsk

UNICEF UK UNICEF UK
1 Westfield Avenue
London, E201HZ

We are the UK Committee for UNICEF (UNICEF UK), a charity entirely funded by supporters, raising fun

Mama Cat Trust Mama Cat Trust
London

www.mamacat.co.uk

Independent Age Independent Age
18 Avonmore Road
London, W148RR

UK charity tackling the hidden reality of poverty in later life with advice, campaigns and grants.

JKLJS - Jungtinės Karalystės Lietuvių Jaunimo Sąjunga JKLJS - Jungtinės Karalystės Lietuvių Jaunimo Sąjunga
Lithuania House, 2 Bessborough Gardens
London, SW1V2JE

UK Lithuanian Youth Association

Marie Curie UK Marie Curie UK
One Embassy Gardens, 8 Viaduct Gardens
London, SW117BW

Whatever your illness, wherever you are, we’re here to support you and those close to you 💛

The London Playing Fields Foundation The London Playing Fields Foundation
58 Bloomsbury Street
London, WC1B3QT

We are a charity passionate about saving playing fields in London so future generations can play spo

Sport Relief Sport Relief
London

Sport Relief is a year-round celebration linked with major sport events and partnerships throughout the year! See you there!

Business & Human Rights Resource Centre Business & Human Rights Resource Centre
The Foundry, 17 Oval Way
London, SE115RR

We work with everyone to advance human rights in business. We track over 8000 companies, and help the