Hika cade

Hika cade Qof wanaagsan daacad ah maskiin ah

13/01/2023

SHEEKO YAR JACEEYL

Haddii aad waligaa u malaynaysay in jacaylka kaliya ee mudan in lagugu yeedho uu yahay kan naxdinta leh ama kan faraxsan, tani waa meesha kugu habboon.
Socdaal rajo iyo aargoosi ah oo leh dhammaan jilayaasha sameeyay jacaylka weligeed ah iyaga oo ku guulaysta booska iyo waqtiga oo dib u soo celinaya muujinta cidda aan nahay. Sidee bay u jeclaadeen kuwii waagii h**e? Iyo intee in le'eg oo ka mid ah udgoonkii h**e ayaa maanta badbaaday?

Photos from Hika cade's post 18/07/2022

Lagama yaabo in uu lado qofkii ugafo
Cirdiga iyo sharafta hogamiyaha xisbi weynaha Nabad Iyo Noolal mudane maxamed abdullahi farmaajo jamahiirta well done 👈💪🦁🇸🇴

06/07/2021

David de Gea oo amaah kaga tagaya Manchester United xagaagan ayaa lagu tilmaamay inuu yahay 'wax la sameyn karo', in kasta oo laga yaabo inaysan mustaqbalkiisa ciyaareed ku dhamaan doonin kooxda haddii Dean Henderson uu ku guuldareysto inuu isu muujiyo inuu yahay lambarka koowaad inta lagu jiro ololaha 2021/22

KING CK ( CABTOY BOY ) OFFICIAL MUSIC VIDEO 05/06/2021

https://youtu.be/G6sHGbIUpOY

KING CK ( CABTOY BOY ) OFFICIAL MUSIC VIDEO LAXANKA & ERAYADA : KING CKPRO : CBLACK

05/06/2021

Daafaca dhexe ee kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa kaftan kusoo dhaweeyay saaxiibkiisa cusub ee kooxda ee Eric Garcia xilli uu ka hadlay waxa ay ku kala duwanaan karaan.

Garcia ayaa maray wado aad ugu dhaw mida Pique soo maray bilawgii waayihiisa ciyaareed maadaama oo ay labaduba iyagoo da’yar ka wada tageen akaademiga Barcelona ee La Masia isla markaana kasoo ciyaareen magaalada Manchester.



Pique ayaa usoo ciyaaray Manchester United halka Garcia uu usoo ciyaaray Manchester City iyadoo labada ciyaaryahanba ay koobab kusoo guuleysteen wakhtigooda Manchester.

Dhawaan ayay ahayd markii Garcia oo kaftan hawada u mariyay Pique uu sheegay inuu ka xun yahay in Pique uusan usoo ciyaarin labada kooxood ee Manchester mida wanaagsan oo uu ula jeedo City.

Gerard oo hadda la weydiiyay haddii uu Garcia wadadiisii mari doono ayaa ku jawaabay ‘Haa’ balse ku kaftamay inuu isagu Champions League kula soo guuleystay Man United sanadkiisii ugu dambeeyay balse uu Garcia kusoo guuldarraystay sanadkan oo ahaa kiisii ugu dambeeyay Sky Blues.

Pique oo ka jawaabaya su’aasha ah haddiiba uu Garcia booskiisa dhaxli doono ayaa yidhi “Haa, laakiin kala duwanaanshuhu waa inaan Barca kusoo laabtay kaddib markii aan kusoo guuleystay Champions League isaguna waxa uu soo laabanayaa kaddib markii uu kusoo guuldarraystay.

22/05/2021

Noqo deeqsi cafine walalkaa

22/05/2021

💪💪Badbadiyaha umada allow ku nabad yeel viva nabad iyo nolol🙏🙏💯💯💯❤❤

Vuoi che la tua figura pubblica sia il Figura Pubblica più quotato a Vercelli?
Clicca qui per richiedere la tua inserzione sponsorizzata.

Digitare

Telefono

Sito Web

Indirizzo


Napoli
Vercelli
30045
Altro Blogger Vercelli (vedi tutte)
Naija Eye Update Naija Eye Update
Via Francesco Petrarca
Vercelli, 13100

we love to promote & enriched the beautiful culture of Nigerians to world. we also talk about proble

Juradablog Juradablog
Via Garibaldi
Vercelli, 13034

Enjoy life, like. Share, comments, more on translation, English tagalog, Italian, No hatred

Cinzia Wellness - Benessere e Salute Cinzia Wellness - Benessere e Salute
Vercelli

Idee per la casa, home decor, country Life, hygge style, home style

Rashid M Vlogs Rashid M Vlogs
Vercelli

Il Blog di Eleonora Marsella Il Blog di Eleonora Marsella
Vercelli, 13100

Mi occupo di promozione editoriale e comunicazione digitale per professione da dieci anni

Hidro. Hidro.
Vercelli

Pagina creata per fame di sapere. "Il mondo è nelle mani di coloro che hanno il coraggio di sognare

B&B blog B&B blog
Vercelli, 13100

Feel free to contact us about your everyday life and business

Michela Cheffa per caso Michela Cheffa per caso
Vercelli, 13100

Questa pagina nasce per caso, come è nata per caso ai fornelli la mia passione per la cucina

La Prova del Cusu La Prova del Cusu
Via Carrozzino
Vercelli, 13100

Non sai cucinare? C'è sempre una prima volta .... la tua prima volta si chiama LA PROVA DEL CUSU