Skilldesigns
Nearby computer & electronics services
Holwadag Street, Mogadishu
Howl-Wadaag Street, Mogadishu
Mogadishu 252
Makkah Almukarama Street, Mogadishu
Mogadishu
Via Liberia Street, Mogadishu
customerprint47@gmail. com, Mogadishu
Fatxi-Taleeh, Mogadishu
Mogadishu
Deyniile, Mogadishu
Jidka, Mogadishu
Mogadishu
Bakaara Market, Mogadishu
Mogadishu-Somalia, Mogadishu
Mogadishu
Website Development | Graphic Design | Social Media Management | Content creation | Video editing
JIMCA WANAAGSAN
๐ Our Web Design Package is your key to a stunning online presence:
- Custom Website Creation
- Responsive Design for all devices
- User-Friendly Interface
- SEO Optimization
- Timely Delivery
- Affordable Pricing
๐จ Elevate your brand with our Graphics Design Package:
- Eye-catching Logos
- Engaging Visual Content
- Marketing Materials
- Branding Consistency
- High-Quality Designs
- Competitive Rates
Contact us today to discuss details and pricing! ๐๐ป๐จ
www.skilldesigns.so
[email protected]
+252770610148
Your success is our priority. Let's create something extraordinary together! ๐๐จ
U Daji Ganacsigaaga Digital Marketing Strategy
โ
Social Media Management
โ
Brand Marketing
โ
Content Creation
โ
Website Designing
Adeegyada aan ku hayno waxaa kamid ah WEB DESIGN.
Landing page
E-commerce site
Company profile
Custome website
Laxariir whatsappka : http://wa.me/+252615219800
Eid mubaarak dhaman ummada islaamka ah meel walba oo dunid aad ka joogtaan.
Believe it.
Eid Wanaagsan
Ramadaan Kariim ! Dhamaan Saxiibada Bishaan barakeysan ee beri in ay bilaabato la sadaalinayo Rabbi hainoogu Naxariisto, Ha inoogu danbi dhaafo naartaana hainooga xoreeyo.
Dad badan ayaan jaclayn wali in ay online ka ka adeegtaan sababtuna ay tahay shaygi in ay taabtaan ayay rabaan... Virtual Augmented reality aya lagu wada in ay ka dhigto shay walba sida adiga oo taabanaya in aad u dareento adigooba u safrin supermarket ka kwrn
Qaabkaan fudud waxaad ku baran kartaa courses badan platformka "Coursera"
Kadib markad isdiwaan galiso dhag sii course ka aad dooneyso kadib Financial Aid ku dhufo wax uu ku weydiin doonaa suaal ah sababta aad u dooneyso courska free ga ah sida ay kuu caawin doonto iyo kuwa kale, halkaan hoose ayaan kuu dhigi doonaa jawaabaha aad ku buuxin karto sualahaas.
Kadib waxaad sugeysaa week ama ka yar waxay ku soo diri doonaan in lagu approve gareeyay financial Aid ka.
Course yada qaar sidaas ayad certificateka ku heli kartaa kuwa qaali ah ama ka badan 100$ waxay ku weydiin doonaan 15$ oo shahaada ah.
5 taan xirfadood waxay ii suura gashay in aan barto sanadkii tagay ee 2022 wey jiraan qabada soomaalida ugaar ah marki aad u dhaqaaqdo wax ka barashada ama ka shaqaysada online ka balse wa laga gudbi karaa dadka Europe iyo marekan joga ayaa kaa caawin kara : address, payment iyo waxi lamid ah.
Isku dayga in aad sameyso (Side-hustle) ama aasaasida wax ka baxsan (9 - 5 job ) kaga ma ahan wax sahlan.
"Artificial intelligence" ama Garaad Macmal ah waa habka kadhigista machineka mid, fikiro, sababeeyo , hal abuuro , xasuusto ama u dhaqmo sida dadka waa in technologyadu ay yeelato awood u dhiganta maskaxda dadka ๐ค
hadafka oogu weyn ee AI ga ayaa ah in lahelo aalad sida maskaxda aadanaha, caqabadaha xaliso oo u fikirto sida maskaxda.
Waaydaan danbo AI ga door muhiim eh ayuu ka qaataa hawla badan oo aan qabano ayuna nala qabta.
Tusaale shirkadaha google iyo rolls roys waxay daaha ka qaadeen Markabki oogu horeeyay oo is wado.
Tesla waxay soo saartay babuurki ogu horeeyay ee koronto ku shaqeyo amazon iyo wallmart waxay ka shaqaynayaan sidi loo samayn lahaa Drone alaabta meel walba gayn karta ๐คทโโ๏ธ
Dhanka apps maalin walba waxaan aragnaa videos u eg kuwi aan daawanay ama ku saabsan mowduucyada aad xiiseyso sida google, YouTube ka , Netflix iyo Facebookba AI ga waxu kuu soo bandhiga xeyeysiimo ama xog ku saabsan waxa aad baarto ama aad u badantahay iskaba daa isticmaalka google mapska iyo aaladaha kale ee garaadka leh.
Sanadkaan cusub Shirkada cilmi baarista technologyaxa open AI waxay soo saartay chatbot ki oogu garaadka badnaa "chatgpt" , waxay hormarisay is dhexgalka dadka iyo computerada, xooga waxay saareen NLB oo ah in dadka ay kula hadli karaan luqadooda wax kasta ka codsan karaan computerka tusaale : App ii samee oo kale , ama maqaal ku saabsan mowduucaas ii qor iwm. Si fudud u aqbali oo daqiiqado kadib ayuu kusoo bandhigi, suaalo badan ayaad weydiin kartaa Chatgpt inkastoo anaga aan isticmaali karin ok somaali kuma shaqeeyo ๐
Caqabadah AI ga uu leeyahay waxa kamid ah
In ardayda ay isticmaalaan, tusaale Essay ii qor hadii aad dhahdo horay ayuu kaga soo tuurayaa, assignment badan ayaad ku xalin kartaa taas oo mesha ka saareysa dadaalki.
Sido kale hada hackers ayaa isticmaalaya oo programs halis ah ayuu u sameeyn karaa.
Guud ahaan AI ga Faaida waa uu leeyahay balse faaida darra badane wuu soo wadaa tusaale yar waxa kugu filan irida oo aad cod ku xiratay balse hergab uu kugu dhacay ama xabeeb aad yeelatay meeshaas ayad kujireysaa ๐๐.
SEO involves five main steps:
โ
Keyword research. Find what people search for.
โ
Content creation.Craft content for searchers.
โ
On-page SEO. Make your content as clear as possible.
โ
Link building. Build trust and authority from other websites.
โ
Technical SEO.
The main purpose is to improve your website so it moves up search rankings and gets found by your target audience
Design Your skills by improving your digital Marketing, Graphics design, Google SEO , E-commerce SEO and more at skill design
Tech has changed the way we live and even experience emotions, but it also allows us to understand each other, so as a Somali tech blogger, Iโm often asked about the state of tech in Somalia. There is also a lot of curiosity about how young Somali people are using technology in their everyday lives.
The Somali people are a young and tech-savvy population. More than half of the countryโs population is under 30 years old.
Technology has changed the way Somali people do business and helped to reduce corruption in the country. As a result of these changes, the tech industry in Somalia is growing at a fast pace.
There are many obstacles that prevent the progress and growth of the country and its citizens, technology has been used as an effective point of change.
Somalia has suffered a lot, but it is amazing that today it stands at one of the forefronts of technology on a continent full of young and tech-savvy populations. And surprisingly, there is a very view number of offshore Somali developers. All of the developers are local.
In this article, we will look at how technology is changing lives in Somalia by looking at Different Sectors That Technology has Impacted.
Hadii ay wax walba online isugu soo aruureen wa halkee irida laga galo xirfadahaan meesha ceegaagan sideen xataa hal xirfad uga guul karayaa, dhamaadka maqaalkaan waxaad ogaan doontaa wadada loo maro xirfado bilaw u noqon kara geedigaaaga waxbarasha ee (online) ka.
Dunida majirto aqoon aan la baran karin hadii seddex shardi lahelo Awood , Go,aan , iyo joogtayn
Awood : Maskax shaqaynayso oo sida ay culimada sayniska qiyaaseen ku dhaw 2.5 petabytes oo lamid ah kun million oo jeer in ay la egtahay awooda xifdigeeda iyo jir caafimaad qaba hadii eeba wayna kusiiyay awood aad ku baran karto aqoon aad u badan ayaad haysataa.
Go,aan : Goan ku dhisan adkeyski iyo ka guul gaarid in aad qaadato waa muhiim, waxaa la dhahaa badda dagan ma soo saarto xirfadle sare balse badda markey kacsantahay kan ku dabaal Barto waligiisa ma quuso.
Joogtayn : Guusha waa isku dar darka dadaalada yar yar ee meelin walba si joogta ah loo sameeyo , ka guul gaarida hadafya aad u yar yar adiga oo si joogta ah u samaynaya.
Tusaale maalin walbaa hadii aan 20 eray xifdisa waxaad bishi dusha ka taqaan 600 oo eray halka sanadki ay tahay ku dhawaad 7000, joogtaynta waa in aad naftaada xisaabisaa, xilliya aad rabin soo kacdaa, marar uu ka qaldanyahay jawiga xataa isku daydaa, balse oogu danbayn dadaaladaas yar yar ayaa isu badalo dallado aad mustaqbalka harsato.
Halkan waxaan kugula wadaagi 2 xirfadood oo hadii aad horey u barato aad awood u yeelan in aad adiga wax isbarto, kaligaa wax baarto.
Internetkana si kalsooni iyo aqoon leh aad wax uga dhex faaido, adigo ka maarmi doona qof in aad wax weydiiso, naftaadana aad is haqabtirto.
Maqaalkaan oo dhameystiran hoos ka aqriso la dag pdf asagoo ah hadii aad u baahato.
Mahadsanid.
https://xilmi.com/baro-xirfado-skills/
Dib u habee kaga ama Mid cusub Samayso.
Setup your Digital Marketing strategy
Ma is weydiisay halkee ayay kujiraan macaamiishaada ?
Wali Ma aqoonsata cida aad la dooneyso , in ay iibsadaan alaabtaada ?
Maisku dayday noocyadaan kala duwan ee xayeysiinta ah ?
Wali Ma dajisatay xeelada suuqgaynta digitalka ah (Digital Marketing strategy) ?
Udiyaari Ganacsigaaga website ku haboon.
Dunida casriga ah goaamada ugu badan waxa ay ka dhacaan online ka oo macmiilku uu kasoo arko adeega ama alaabta aad xayeysiiso !
Soo jidasho "Engagement"
โ
La jaanqaadida iyo soo jiidashada dareenka macaamiishaada wa qodob muhiim u ah qancintooda , hadaba hababka aad kusoo jiidan karto waxaa kamid ah in aad u sharaxdid faaidada ay leedahay Alaabta ama adeega aad hayso.
โ
Qaabkani waxa uu bilaw u noqon karaa xiriir dhisid iyo xodxodashada macaamiishaada taas oo kadhigi doonto kuwa daacad kuu ah.
Waa habka looga dhiga qof soo booqdo pagekaaga customer kaaga , ugu danbayna wax kaa gata
Dunida casriga ah goaamada ugu badan waxa ay ka dhacaan online ka oo macmiilku uu kasoo arko adeega ama alaabta aad xayeysiiso !
SKILL DESIGN : Waa waa Rugta Hormarinta Ganacsigaaga - Dunida casriga ah goaamada ugu badan waxa ay ka dhacaan online ka oo macmiilku uu kasoo arko adeega ama alaabta aad xayeysiiso !
Adeegyada Aanu kuu hayno
โ- Suuqgaynta Baraha Bulshada " Social Media Marketing '"
- โMaamuilda Baraha Bulshada "Social Media Management"
- โMaamulida iyo nashqadaynta facebook/instagram page waxa aad heli doonta Weekly posters
โAstaan u gaar ah Ganacsigaagafacebook/instagram
- โXayeysiinta pagekaaga facebook/instagram
โMaamulida Budgetyada aad xayeysiinta oogu talagashay.
- โHorumarinta istratijiyad suuqgaynta Baraha Bulshada
โMaareynta Qarashaadka , Budgetyada aad xayeysiinta oogu talagashay
- โla socoshada xayeysiimaha la sameeyay iyo in hadafki aad laheshay
- โudiyaarinta website ku haboon Ganacsigaaga
โhagaajinta xayeysiimaha google ka
โhagaajinta xayeysiimaha Emailka
La xariir : +252615219800 +252618598559
[email protected]
๐๐ป๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ
Suuqgaynta Baraha Bulshada " Social Media Marketing '"
Maamuilda Baraha Bulshada "Social Media Management"
Horumarinta istratijiyad suuqgaynta Baraha Bulshada "Social Media Marketing strategy"
Maareynta Qarashaadka , Budgetyada aad xayeysiinta oogu talagashay "Managing a budget to be spent on promoting social media "
la socoshada xayeysiimaha la sameeyay iyo in hadafki aad laheshay " Keeping track of data and analysing the performance of social media campaigns"
ganacsade halkee ayay kujiraan macaamiishaada ?
Wali Ma aqoonsata cida aad la dooneyso , kooxda ay quseyso iyo dadka aad larabto in ay iibsadaan alaabtaada ?
Maisku dayday noocyadaan kala duwan ee xayeysiinta ah ?
Wali Ma dajisatay xeelada suuqgaynta digitalka ah (Digital Marketing strategy) ?
waxa uu bilaw u noqon karaa xiriir dhisid iyo xodxodashada macaamiishaada taas oo kadhigi doonto kuwa daacad kuu ah.
๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก (๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐๐ญ๐ข๐ง๐ ) ?
Si fudud waa iib gaynta ama suuq galinta Alaab ama Adeeg ayada oo la adeegsanayo Baraha Bulshada, Googleka ama Email.
Dunida casriga ah go,aamada ugu badan waxa ay ka dhacaan online ka oo ah halka uu macmiilku kasoo arko adeega ama alaabta la xayeysiiso !
๐๐๐๐พ๐ด๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต Waxba k**a duwana Suuqgaynta caadiga ah ee aad macmiilka si toos ah iyo si dadbanba ooga iibsata Alaabta ama adeega , hadabo kasoo qaad isla maacmiilkaadi oo online kujira sida facebook, Instagram iwm ku sidee ayaad ooga dhaadhicin ?
๐๐๐๐พ๐ด๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต waxa aad si toos ah oola haleeli doontaa cida aad la dooneyso , kooxda ay quseyso iyo dadka aad larabto in ay gataan alaabtaada ama adeegaaga , waxa ay si toos ah isugu xiri ganacsiga iyo macmiilka.
Hadii aad suuqgaynta nooca googleka isticmaasho waxaa shaqada suuq galinta iyo isku dubaridka qaban doona (SEO) oo ah iskidubaradiha Injinka wax lagu baaro (google) ayadoo laisticmaalayo Farsamada (PPC) oo ah wax ku hel gujis walba.
Marna waxa aad suuq gayn ku samayn kartaa baraha bulshada kala duwan Markalene Emailka ayaad ku suuq gayn kartaa alaab ama adeeg.
Hadaba suaasha is weydiinta leh ayaa ah ganacsade halkee ayay kujiraan macaamiishaada ?
Wali Ma aqoonsata cida aad la dooneyso , kooxda ay quseyso iyo dadka aad larabto in ay gataan alaabtaada ?
Maisku dayday noocyadaan kala duwan ee xayeysiinta ah ?
Wali Ma dajisatay xeelada suuqgaynta digitalka ah (Digital Marketing strategy) ?
Twitterki ayey ka jabsadeen iyo youtube ki ciidanka british ka markase elon musk videos kiisa iyo NFT barnaamij cryptocurreny laxariira xayysintisa ayy kyso bandhigeen..jabinta akoonada ayagoo lagu so bandhigaya arrima cryptocurreny laxariira aad ayy uso badatay xata dad somaali ah ayay ku dhacday ayamahan
Web Design
According to Web Designer Depot, a career in web designing is lucrative and a great side hustles for any skilled professional. With many companies hiring website developers, skilled Africans can earn a decent income designing websites. If you can create a sensible website layout and are proficient with tools for image editing and mockup creation, this side hustle idea is for you.
Skilled African professionals can combine development and designing skills to earn extra cash in the tech industry. Besides, you can make money by offering freelancing services and selling web design courses online
8 tech side hustles for skilled Africans 8 tech side hustles for skilled Africans
โ
Whatโs your number one goal on social media?
Increase engagement.
โ
The more engagement you get on your posts, the more reach your post will automatically get.
โ
the more it reaches your followers, the more likely they are to visit your website and become a customer
These effective content promotions ways will jump-start your marketing campaigns.
Here are bright social media content promotion ideas to take you from the beginning to the end
https://xilmi.com/effective-ways-to-promote-content-on-social-media/
Content Promotion Techniques for Social Media To create unique content you need to look at certain things, every social media channel has its own rules and focuses specific topic so you must know your Topic then focus on it
Social media can be a tricky beast. Sometimes youโre LOL-ing and scrolling; other times youโre feeling flat from FOMO. So, it pays to know how best to manage your use of socials. It's not an easy thing to do, but reducing your useage will free up time to spend on other things and help you to be more focused. Here are five ways to make your socials work for you.
Follow for more.
Grow with us : visit our Telegram https://t.me/xilminvention
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Telephone
Website
Address
8 Street
Nairobi
0252
One Padmore Place, George Padmore Road, Hurlingham
Nairobi, 00200
Custom website design and Internet marketing solutions tailored to meet your unique needs, allotted
Box 3501
Nairobi, 00100
Web design on CMS platforms Communication Strategy development Structured Cabling & Data Server setup Branding & Promotional design
Kenyatta Avenue
Nairobi, 254
Crablinks Interactive helps companies grow online through website design. We have over 10 years experience designing bespoke websites in East Africa.
Ngong Road
Nairobi, 996-00200
We are technology driven company firmly believing in aligning our experience in Information Systems
Outering Road, Bidii Centre Office Suite 14
Nairobi, 00254
Web & Mobile Applications Development Services
Soin Arcade
Nairobi
Codex Solutions is a premium Web Development Company. With over ten years expertise in Digital solutions, We build websites, eCommerce Platforms, google Merchant Centers, and also ...
City Square
Nairobi, 00200
Zysyss is one stop shop for all your marketing and advertising needs. Our able and dedicated team is
Ruiru
Nairobi, 00232
We are a software, IT, security system and system automation, data and web nd email hosting company