El Capitano Varun1

Labada waalid janada kula kulan hadad fallow ii saarto

28/02/2024

Maalin wanaagsan waan soo laabtay โšช๏ธ๐Ÿฆพ

20/02/2024

4 sano kadib SR4 ayaa kusoo laaban doono Garoonka Real madrid Asigo ah Xidig Kasoo horjeeda Kooxda Real madrid โšช๏ธ

23/01/2024

The Rocket ๐Ÿชจ Eder military ayaa manta u kor dhiyay hiiska uu kula jiro kooxda asigo gaarsiyay ilaa 2028

Fallowing isoo dhaha walalkina ahy

03/01/2024

Real madrid night ๐Ÿคโšช๏ธ

Real madrid ayaa cawa ciyaari doonto kulankeeda ugu h**eyay Sanadka cusub 2024

Arda guller ayaa la filaa inoo cwa helo daqiiqado kooban ciyaarta cwa

10/12/2023

Asalamu caleykum aqyaarta sharafta leh ee ku xeran Page kaa El Capitano Varun1 waxaan idin sheegayaa in aan raadinaayo shaqsiyo ku xeel dheer soo gudbinta warbixinada kooxda Real madrid

Ma tahay qof taageere Real Madrid jawaabtaada haddii haa tahay ila soo xarir waxaan raadinayaa Admino cusub oo qeeb kala noqda soo gudbinta warbixinada kooxda Real Madrid
Ugu badnan

5 admin cusup ayaan rabnaa
Waxa jiro shuruudo lagu xulan doono dadkaa

Whatโ€™s appka igala soo xiriira

Gacamo Furun kusoo dhawaada

Photos from El Capitano Varun1's post 10/12/2023

David Alaba iyo Ferland Mendy ayaa kulankii xalay kusoo dhamaaday 1-1. Real madrid vs Real betis
U saftay kulan koodi 100 ee Real madrid

09/12/2023

Jude Bellingham ayaa barbareeyay rikoorka Cristiano Ronaldo ee ah ciyaaryahanka kaliya ee Real Madrid taariikhda ee 12 gool ka dhaliyay La Liga 14-kii kulan ee ugu h**eysay

Golden poy โšช๏ธ meshan Wuxu u yimid inuu tariikh cusup ka sameyo

09/12/2023

Jude Bellingham ayaa ku guulaystay xiddiga garoonka Marisa โ€‹โ€‹10-aad ee xilli ciyaareedka.๐Ÿšจโญ๏ธ

Golden poy Jude Bellingham ๐ŸŒŽ๐Ÿโšช๏ธ

09/12/2023

Ciyaaar aan guul u qalanay hada neh Bareejo aan galanay

Xidiga madrid mid aan amaano iyo mid aan caayo waaba Kala garan lahay

Jude Bellingham waa awood muuqato cid hor istaagi karto ma jirto

Real Madrid 1-1 Real betis

Still Top of the table Real Madrid โšช๏ธโšช๏ธ

09/12/2023

Halftime Real madrid 0-0 Real batis

09/12/2023

Kick off Real Betis vs Real madrid

Ciyaarta waa bilaabtay

09/12/2023

๐Ÿ—ฃ๏ธ Eduardo Camavinga
Ciyaaryahankii ugu fiicnaa ee aan ka garab ciyaaray waa

Karim Benzema

09/12/2023

Shaxda rasmiga โšช๏ธโšช๏ธ

Luka Modric ayaa dib ugu soo laabtay
Garoomada mudo uu ka maqnaa
Lucas ayaa badal Dani Carvajal oo dhaawac ku maqan

Cwa guul waxaan aheyn ma rabno

09/12/2023

Jude Bellingham ayaa ku guuleystay BBC Match Of The Day Player of the Year 2023

Jude siduu u imaaday Real Madrid ilaa io hada bilad aruuris ayuu Ku jiraaa Waan Ku helnay laacibkaan Jude ๐Ÿ’ช๐Ÿป๐Ÿโšช๏ธ

09/12/2023

Real Madrid โšช๏ธ๐ŸŒŽ Day

Kulan ka cawa
Real Madrid Vs Real Betis
Garoonka :- Estadio Benito Villamarin
Garooraha kulanka Caser Soto
Waqti cwa ciyaarta 18:15 xiliga geysa Africa

Best taagero kulanka cwa mxaa ku saadalin laheed

07/12/2023

Endrick oo 17 jir ah ayaa labo sano xiriir ah u qaaday kooxdisa Horyaalka Brazil ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท Back to Back

Sido kle Endrick ayaa noqday laacibkii sanad ee ugu da,da yaara ee dhalshay 10 iyo wax ka bdn hooryaalka dalka Brazil ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท ka hor inta ee aan gaarin da,da 18

Ronaldo 16 jir asigo jiro ayuu 12 ka dhaliyay
Endirck 11 goal da,da 17 jir
Neymar jr 10 goal ayuu Ku dhaliyay da,da 17 jirka

06/12/2023

Real Madrid ayaa isku dayaysa inay la soo wareegto Alphonso Davies ka ciyaaredka 2024 xigasho []

06/12/2023

Real Madrid ayaa dalabkeedii ugu dambeeyay ka gudbin doonta Kylian Mbappe January 1,2024,

sidaas waxaa qortay Diario AS

05/12/2023

โœจ Jude Bellingham tan iyo markii uu ku biiray Real Madrid suuqii xagaagaโ€ฆ
โ€ขAbaalmarinta Wiilka Dahabka ah ee 2023
โ€ข 2023 Abaalmarinta Kopa
โ€ข 17 ciyaarood
โ€ข 15 gool
โ€ข 4 caawin
9 Abaalmarinnada MOTM
โ€ข 2 x POTM La Liga
โ€ข 3 x Real Madrid POTM

โ€ข Ciyaaryahankii ugu h**eeyay ee Real Madrid gool dhaliyay 4-tii kulan ee ugu h**eeyay UCL

โ€ข Goolasha ugu badan ee ciyaaryahan Real Madrid ah 15-kii kulan ee ugu h**eysay

15/11/2023

Jude Bellingham ayaa ku jira tababarkii maanta ka dib markii laga fasaxay England

Il gaar ah ku hayaa halkaan ๐Ÿ‘€

16/02/2023

HERE WE GO
Welcome back Fran Garcia

16/02/2023

Real Madrid ayaa ku dhow inee heshuis cusub ka saxiixdaaan xidiga amaahda uga maqan Brahim Diaz hishiis gaaraya ilaaa 2027. [The Athletic FC] ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ๐Ÿšจ

16/02/2023

Fran Garcรญa oo ku biiraya Real Madrid waxa la samayn doonaa 24 ilaa 48 saacadood ee soo socda. Qandaraasyada waa la saxeexi doonaa dhawaan.
[Fabrizio Romano]

๐Ÿšจ Laacibka Lyon ee Rayan Cherki ayaa ku jira raadaarka Real Madrid.
[R Madridista Real]

๐Ÿšจ Butragueรฑo:
๐Ÿ—ฃ"Nasiib ayaan ku leenahay inaan heysano ciyaartoy sida Benzema iyo Modriฤ‡, waxay ka mid yihiin kuwa ugu fiican aduunka, waa mudnaan inaan ku raaxeysano labadoodaba, Luka waa bandhig joogto ah, waan ku faraxsanahay."

๐Ÿšจ Shaqaalaha Carlo Ancelotti ayaa qorsheeyay safar ay ku aadayaan Brazil bisha soo socota.
[UOL]

16/02/2023

Karim Banzema ayaa xilli ciyaaredkan dhaliyay 15

Banzema ayaa soo galay kaalinta labaad ee kala sareeta Goolasha u badan laliga lagu dhaliyo kooxda Real madrid legend Rual ayuu dhaafay

๐Ÿฅ‡ Cristano Ronaldo 311 goal laliga
๐Ÿฅˆ Karim Banzema 229 Goal laliga
๐Ÿฅ‰ Raul Rual 228 Goal laliga

Karim banzema ayaa u baahan 83 Goal isa uu u noqodo Goal dhaliyaha Tariikha Goolasha u badna ugu dhaliyay Real madrid โœ”๏ธโšช๏ธ

16/02/2023

Subax wng san Qaraaabo Waxaan rajeynaa inaa kuligiin caafimad kusoo kacden

Aan ugu dubno Kulankii xalay Ee ka dhacay Santiago Bernabua

Real madrid ataa guul weyn ka gaartay kooxda Elche 0-4

Goolsha waxaa u kala dhaliyay xiddigaha

Asensio. 1 โšฝ๏ธ
KArim banzema 2 โšฝ๏ธ
Modric 1 โšฝ๏ธ

15/02/2023

Asc dhalin yaro ugu dambey waan soo celiyay Pegka Saxda ahaaa in mudo ah ayaan ku heelanaa sidaaan dib ugu soo ceshan lahaa pegaka saxda ahaa

Alx allah ayaa mahad is ka leh oo igu guuley siyay inaa dib usoo ceshto pegka

Wxaan rajeynaa ina sidii h**e iyo is ka wanaagsan aad igula garab istaag daan

is back ๐Ÿซก

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Nairobi
00100

Opening Hours

Monday 07:30 - 22:30
Tuesday 07:30 - 22:29
Wednesday 07:30 - 22:30
Thursday 07:30 - 22:30
Friday 07:30 - 22:30
Saturday 07:30 - 22:30
Sunday 07:30 - 22:30
Other Sports Teams in Nairobi (show all)
Gojuryuu Karate Kenya Gojuryuu Karate Kenya
Image Fitness Centre, Westlands Opposite Cosmic On The 2nd Floor
Nairobi, 254

its a blend of stylish offensive and defence techniques

SOFAPAKA SOFAPAKA
Nairobi

www.sofapaka.com

Boaz  brandmaster fixed Boaz brandmaster fixed
Mmmmmh
Nairobi

Knowing more about gambling

Bet with Fenando Bet with Fenando
MFANGANO
Nairobi

all about sport betting

Wycombe Wanderers FC Kenya Wycombe Wanderers FC Kenya
Kawangware Road, Dagoretti/Nairobi
Nairobi

This team, found in Nairobi, was started by MIke Smith Mwaniga, a WWFC fan based in Kenya. The team has taken part in several friendlies, and have plans to register and feature in...

Manchester United somali fans Manchester United somali fans
Nairobi

https://www.youtube.com/channel/UCvdjvjWTMnwiq3Fimo2yOwg

Fc Bnfica Fc Bnfica
Nairobi

My drug is only football ๏ฟฝ

Arsenal FC Kenya Arsenal FC Kenya
Ruiru
Nairobi

Odds Masters king Odds Masters king
Rng
Nairobi, 0715109148

Odds Masters channel deals with fixed odds at a fevourable prices. Over 890 odds per day. Correct sc

KN Kiarie Njoroge KN Kiarie Njoroge
Nakuru
Nairobi

๐—š๐—ผ๐—น๐—ฑ๐—ฒ๐—ป ๐—™๐—ถ๐˜…๐—ฒ๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐˜€ 300+๐—ผ๐—ฑ๐—ฑ๐˜€ ๐—š๐—ผ๐—น๐—ฑ๐—ฒ๐—ป ๐—™๐—ถ๐˜…๐—ฒ๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐˜€ 300+๐—ผ๐—ฑ๐—ฑ๐˜€
Malindi
Nairobi, 12345

๐“๐š๐ค๐ž ๐š ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฉ ๐š๐ง๐ ๐œ๐ก๐š๐ง๐ ๐ž ๐ฒ๐จ๐ฎ๐ซ ๐ฅ๐ข๐Ÿ๐ž ๐ญ๐จ๐๐š๐ฒ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐ฌ๐ฎ๐ซ๐ž ๐…๐ข๐ฑ๐ž๐

Michezo halisi sports academy Michezo halisi sports academy
Mbotela, Estate
Nairobi

Michezo halisi Kenya sports academy is to nature, mentor and expose talent's through an organized yo