Eng Mohamed Noor
Nearby public figures
Tom Mboya Street
Tom Mboya
Imenti House Directly
Absa Kenyatta Avenue, Maragwa
2283700400
Tom Mboya Street, Moi
Tom Mboya Street
Tom Mboya
Tom Mboya Street Just
P.O.BOX73921-00200
Kinoo Shopping Center
Nairobi/Meru
Thimopeter58@gmail. com
Zimmermann, Moi
Officials menโs wear
Xidigi yara ee Hargele oo halka maalin kuso caan baxay qisadisa ila dawada
Hadalkii Hamsa Abdi Barre oo rumoobay.
Wuu dhintay wuu baxsaday oo maanta la arkay.
Wiil Soomaali ah oo toogtay gabar xiriir Jaceyl kala dhaxeeyay kadibna isaga is-toogtay.
Innaa Lilaahi wa innaa ileeyhi raajicuun.
Magaalada Colombus ee gobola Ohio wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabayay Cali Dirir ayaa xalay toogtay gabar xiriir jaceyl kala dhaxeeyay oo lagu magacaabo Aasiya Muuse, kadib markii la sheegay inuu khilaaf soo kala dhax galay.
Cali ayaa xabbad madaxa kaga dhuftay gabadha xiriirka kala dhaxeeyay, kadibna isaga ayaa dhoor daqiiqo kadib istoogtay.
Cali Dirir iyo Aasiya ayaa ka dhaxeeyay xiriir jaceyl oo sanado badan socday, waxayna ku ballansanaayeen in bilooyin kaddib is guursadaan, hasa ahaatee wiilka dilka geestay ayaa Aasiya uga shakiyay in ay balanta guurka uga baxday
Hadaad gaaban tahay waa lagu dheereyn karaa.
Nin u dhashay dalka Mareykanka oo gaabni darteed isaga deyn rabay Shukaansiga ayaa qaliin lagu sameeyay ku dheeraaday.
Qaliinka oo ku kacay $170 kun oo dollar ayaa ninkaan dhirirkiisa oo markii h**e ahaa 1.5 mitir laga dhigay 1.63 mitir.
Moses Gibson ayaa sheegay in dumar badan ku naceen Gaabnida lakin maanta uu ku faraxsan yahay dhirirkiisa oo kordhay.
Tareenka Buundada ka laad laada ama hoos u jeeda ee magaallada Wuhan ee caasimadda gobolka Hubei ee waddanka Shiinaha.๐
ุงููุทุงุฑ ุงูู
ุนูู ูู ู
ุฏููุฉ ูููุงูุ ู
ุญุงูุธุฉ ููุจู ุงูุตูู.
Tirada Haweenka Soomaaliyeed ayaa gaadhey 8 milyan, taasi oo si weyn uga badan ragga.
~World Bank
" Waxaa jira dadka qaar jacaylka u arka nolol , waxaana jira kuwo u arka been, Labaduba waa saxanyihin, kuwa h**e waxay heleen naftoodi ( Qofkoodii ) , kuwa labaadna way waayeen.
- Maxmuud Darwiish
Adigu maxaa ka Aaminsantahay Jacaylka ?
Fikirkaaga nala Wadaag ?
Anaga lee waye warya ๐๐
Ninkaan O Ugandese ah Tiktokana Caan ka aha Kunaso Galo Dialy Uganda inta badana Jili Jiray Qof gaajo Kuso koray Iyo Nolol adag Aya Waxa wadanka dibadisa{America}Uga Timid Islaan Cadaan Ah,Caalamka o dhan ayaa Aritaan Hadal Hayyo.
Labadooda interest ayey isku qabaan Gabadhana nin caan ah bay heshay Ninkuna naag shidan O passaport america ah Wadato๐ Waa win win
Very good marketing strategy! This is one of the most important feature of a successful business, to relate with their customers.
Hada la furay yaan laga dhameysan saxibkaana u yeer ๐
Hadaad fahantay oday ba tahy
Caqiiqda qosolka leh oo uu ka hadlay shaataa daawo
Lataliyihii Joe Biden oo xeebta Kismaayo fadhiya
I was happy to see Larry Madowo join CNN and represent the interests of CNN in broader world. But the Luonism in him will bring this media giant down.
Why on earth will you Report News with biker and sport shoes! My brothers from Luo nation advise Larry to tone down and come into stable level where maturity reigns. Huyu hajasettle down. From funny dressing to women, I see him going down lest he changes. Why will you expose your body especially anywhere close to thighs! It's not our culture. It was fair if it was a lady exposing their thighs not men... Something is wrong!
America isn't exceptional when it comes to behaving with decorum and maintaining dignity. I have seen most CNN reporters and correspondents do their work with diligence and seriousness it deserves.
Lastly, I know being Kalenjin, you can easily shout down and call me names. But that's the truth. If Larry would be a Kikuyu, angekuwa sai anajenga Apartments pale Uthiru and Kinoo...! Angekuwa Kalenjin, sai angekuwa anastock cheap fertilizer from William Samoei Ruto government and repairing his Massey Ferguson tractors. If he was a Kamba, he would been buying trucks to transport sand to Mlolongo.... Etc.
Not that Luos are bad, but there is a strange character in them that easily make them not good leaders. It chokes their leadership skills. Even correcting their own is a problem.
"Layla ayaa Dalka Mareykan-ka uga timid si ay ula aqal gasho Dally oo Wii sabool ahaa misana wareegi jiray Wadooyinka Kampala isaga oo gashan Dhar jeexjeexan kana muuqata Daruuf ..
Wiilkani ayaa dhabarka ku sidan jiray. Caagado
Waqtiyada qaarna wuxuu cuni jiray cunooyin lagu soo tuuro wadooyinka Dally Waa wiil Muslim ah .
lamanahan oo kuwada xiriri Baraha bulshada waxay hada Bishii malab-ka ku qadanayan Hotel kamid ah Hotelada ugu qalisan Dalka ugandha "
Dally & layla waxa uu xirirookodu socday mudo 5 Bil ah .
๐๐๐๐ Bro was hungry
War Cusub : Nasra Abukar Cali ayaa Somalia ๐ธ๐ด markale ku matali doonta tartan kale oo dhowaan ka dhici doona dalka Austria ๐ฆ๐น
Soomalida abaal ma leh wax la matalo ma istaahilaan ๐
Waxaa dagaalamay Jabiso iyo kobra, kobrihii wuxuu qaniinay suntiisiina gaarsiiyey jabisadii, Jabisadiina waxay neefta ku xirtay kobrihii. Sidaas ayeey labadooduba kuwada baqtiyeen oo cidna ma aysan ka guuleeysan cid kale.
Si la mid ah dagaalka Qoyska, Ehelka, walalaha iyo dadka isjecelba cidna ma guuleeysato, Hadaba ka digtoonada Dagaalka Sokeeyaha.
F.G Dadka garaadkoodu sareeyo waxay isweeydiinayaan labadooda yaa hor baqtiyey? Waana suโaal isweeydiin mudan.
Sawirkan waa Kacbada dhexdeeda! Halka calaamadda cad ee ka sokoysa walaalka sujuudsan waa goobtii uu Nabigu (scw) ku tukaday markii uu soo galay gudaha Kacbada maalintii uu Makkah ku soo laabtay (Fatxu Makkah). Isla goobtii, subxaanallaah.
Dareen aan la sheegi karin runtii in aad aragto halkii wejiga suubanaa ee Nabiga (scw) uu ku sujuuday. Allahuma salli calaa Muxammad (scw).
Muuqaal kaa qoslin doona๐๐
This is me taking a selfie ๐คณ with percfect lighting, from a good angle ๐๐
Baasaboorka dalka Singapore ayaa noqday midka ugu awoodda badan dunida, waa sanadkii labaad oo uu kaalinta koowaad galo dalkan. Waxaa baasaboorkan lagu tagi karaa visa laโaan 192 dal. Ogow dunida oo dhanna waa 194 dal.
Waxaa kaalinta labaad galay Jarmalka, waxaase kula jira kaalintan Talyaaniga iyo Spain. Dalalkan ayaa iyagana bilaa Visa ku tagi kara 190 dal. Kaalinta afaraad waxaa wada galay Japan, France, Austria, Finland Sweden iyo South Korea.
Waxaase la yaab leh in Mareykanka, oo sanadkii 2014 galay kaalinta koowaad uu hadda qiimeyntan ka galay kaalinta sideedaad. Dalka Afghanistan ayaa difaacday booska ugu hooseeya ee qiimeynta dunida.
Soomaaliya ayaa ka gashay kaalinta 99 ee qiimeynta awoodda baasaboorada dunida. Waxaa qiimeyntan sameysay Hayโadda (Henley Passport Index) faahfaahinta oo dhameystiran kaga bogo lifaaqa hoose ๐
https://www.henleyglobal.com/passport-index/ranking
Click here to claim your Sponsored Listing.
Qiimey Naftada ee is Qurxi
Qalbiga laโis k**a Dunshee Kashaada habarin Duliga Adoo dilan baa afkiyo dibnaha Qosol lagu Qasbaa
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Eastleigh, 12 Street
Nairobi
254
Rivers Corner House Opposite Mepalux Plaza Ist Floor Room No 33
Nairobi, 254
Birthday/Bridal/Baby shower items
Kabarnet Court, Kabarnet Road, Hse. No. 15, P. O. Box 28220
Nairobi, 00100
Magazine for the Enterprising
Nairobi
โ โ โ โ โ โ โ โ โ โ โช DJ | Producer | Radio-TV-Event Host | Digital Influencer โช Team Lead @geniusentgroup @geniusrecordske
Skymall
Nairobi
We sell tvs, home theaters, soundbars, fridges, microwave, washing machines, phones, cookers etc....
26465
Nairobi, 00504
Welcome to Crowd1 THE FIRST 100% MOBILE NETWORKING COMPANY, featuring fully both an android and iO
STARMALL , 1st Floor Shop A10, TOM MBOYA Street
Nairobi
Authentic skincare products for brightening, lightening and ant-aging
Eldoret
Nairobi
#paradiceanimeโฅ๏ธโฅ๏ธโฅ๏ธโฅ๏ธโฅ๏ธโฅ๏ธ Follow my page ๐๐
Nairobi
A business lady by Choice,an enterprenuer, mentor, business coach. learn how to an extra income daily
Nairobi
BUSINESS CONSULTANT Help good people to start their online business &Earn extra Revenue online.
Nairobi
Music Producer, Sound Engineer, Entrepreneur. Oooh, Not to Forget, I'm Brutally Honest. Hit Me Up Fo