Abdisalan Ali
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdisalan Ali, Public Figure, easleigh first Avenue, Nairobi.
Madaxweyne HSM oo kabahiisa la galay Masjidka BBS mall.
Suhuur Salaad Ayaanle oo ah gabdh dhalinyaro aya shalay qaliin ku gashay magalada haydarbad ee dalka hindiya kadib markii ay Tartan ugashay sidii ay aabaheed Keli ugu deeqi lahayd. Suhuur oo ah gabdh dhalinyaro oo kunool Magalada Muqdisho aya shalay qaliin ku gashay Magalada haydarbad ee dalka hindiya kadib markii aabaheed salaad uu in muddo ah labada keliyood kaxanuunsanaa. Aabe salad aya waxa loogeyey dhakhaatiir kale balse waxa
looshegay in labadiisa keliyood aanay shaqaynan, oo uu ubahan yahay inu keli helo, balse nasiib wanaag Suhuur iyo Sumaya oo ah labbadiisa Gabdhood aya midkasta u balan qaaday in Keli ugu deeqayso. Aabe Salaad aya dhowan waxa looso qaday dalka hindiya waxa soo raacay suhuur iyo Sumaya si ay aabahood Keli ugu deeqaan, baaritan kadib dhakhtiirta aya shegay in Suhuur aya nasiib uheshay, waxana Shaley qaliin lagu sameeyey magalada Hydarabad ee dalka hindiya, kaasi oo lagu guuleystey labadooduna waa Caafimaad qabaan. Aabbe Salaad iyo Sahuur waxaa hadda haya oo u adeegaya Sumaya oo aad u jecleyd in aabaheed Kelli u bixiso. Runtii waa go'aan geesinimo ah waxaa leeyahay aabbe salaad Ilaah Caafimaad ha kuugu daro Kelida Gabadhaada kuu bixisey, sidoo kale labada Gabdhood waxaa leeyahay ilaah Ajar Xasanaad ha idiin ka siiyo Aabihiin waa dhibanaaye.
Count me in!
Bal aqri - kuma qasaari doontidee.
Waa maalin xagaa ah oo qurux badan, xilliguna duhur yahay, kayntu waxay ahayd mid buuq la’aan ah, wax walbana ay jiifaan.
Markaas ayaa dabagaalle (Uunreys/Tukulush) yar oo ciyaar badan, geedahana ku boodbooday, cod dheer ku dhahay.
“Ii sheega, haddii run loo hadlo waa maxay nolosha?”
Dhammaan intii maqashay way taabatay ama saameysay su’aasha sidaasi u adag, waxayna bilaabeen inay jawaabta ka fikiraan.
Balanbaalis ciyaar badan ayaa ubax ay saarneyd ka booday, mid kalena u booday oo tiri: Noloshu waa mid midabo badan, oo farxad iyo cadceed miiran ah.
Quraansho (Quraanjo) meel ay biyo fadhiyaan ku jiidaysay cunto ama alaab culus oo ay wadatay ayaa tiri: Noloshu waa dadaal (tacab) miiran iyo shaqo adag.
Ubax soo baxayay oo asigana baalashiisa markaasi ay kala furmi rabeen ayaa yiri: Noloshu waa horumar sameyn joogto ah iyo kobac.
Xayawaan sidii jiirka cml ah oo dhulka hoostiisa ku nool, ayaa madaxiisa dhulka kasoo bixiyay, wuxuuna dhahay: Noloshu waa hardan ama dagaal mugdiyada dhexdooda ah.
Shinni dadaal badan oo markaasi howl ka baxday, ubax ka duulaysay, ubax kalena u duuleysay ayaa tiri: Noloshu waa isbedel u dhexeeya shaqada iyo raaxada.
Geed da' ah oo xididihiisa ay si qoto dheer dhulka ugu jiraan, dabeelaha iyo duufaanadana ay sanado badan ruxayeen, mid qalloocanna ka dhigeen ayaa yiri: Noloshu waa in madaxa hoos loo dhigo ama loo foorarsado wixii awoodo sare ah.
Gorgor hawadaasi sare maraya ayaa asigana si heybad sare leh usoo kala wareegay oo yiri: Noloshu waa yool dhanka sare la hiigsanayo.
Qaanso roobaad ayaa ayadana meesha martay oo tiri:
Noloshu waxay ka kooban tahay illin (illimo) fara badan.
Bakayle ayaa asigana meesha bood boodayay oo yiri:
Noloshu waa isbedel, uu jihadeeda ama dhanka uu u socdana qof walba asiga dooran karo.
Wabi biyihiisa xoor badan ama xunbo u yeelay ayaa hirkiisa oo xoog badan ku dhuftay daantiisa ama jiinkiisa, asigoo is dhahaya meeshaan ka gudub, wuxuuna yiri: Noloshu waa halgan natiijo la’aan ah oo xorriyad lagu doonayo.
Wadahalladaasi waxay socdeen saacado dhan illaa iyo habeenkii xilli danbe. Waxaa xataa meesha ka dillaaci gaaray dood iyo is qabqabsi adag.
Guumeys shanqar la’aan kaynta dhex duulayay ayaa asigana yiri: Noloshu waa in fursadaha la haysto la isticmaalo, marka ay dadka kale jiifaan.
Nin gurigiisa u carraabayay (u hoyanayay) ayaa asigana yiri: Noloshu waa baadi goob joogto ah oo jaceyl iyo farxad la baadi goobayo, mararka qaarna waa silsilad dhan oo niyad jab miiran ah.
Markaas ayuu waagii baryay (Subixii soo baxay), wuxuuna yiri: Sida anigaba bilaawga maalin cusub oo kidis iyo waxyaabo lama filaan miiran ah wadato aan u ahay, ayay nolol walba u tahay mid sheekadeeda u gaarka ah oo fariidka ah wadato.
Waa sheeko Af-Jarmal ku qorneyd oo aan idiin soo tarjumay.
Maxaa kaaga baxay dhanka fahanka nolosha?
Maalin wanaagsan Bal aqri - kuma qasaari doontidee.

Maalin wanaagsan
Todobo calaamood oo horudhac u ah Kalitalisnimada.
1 Me, Me, Me.
Anaaniya iyo wax walba waa inaan anigu qabtaa, inta kale wax lagu aamini karo ma jiraan. Adduunkana anigaa indho ugu ah dalka.
(Take responsibility for your nation’s face to the world)
2 Grabs power and money.
Waxa uu isku qaataa Maalka iyo Awoodda Madaxtinimada ,mana jirto mid uu gorgortan ka galaayo . Wuxuu qaataa awoodaha laanta Xeer Dajinta iyo Garsoorka oo uu maamushaa sidii uu doono ( Separation of powers is not regarded)
3 Groupies .
Kooxeysi iyo bartiis yaqaan. Hadii Mayor magaalo in loo magacaabo ay noqoto hal qof ayaa maankiisa ku jira oo ma lahan kala doorasho.
4 Repression of political opponents: Waa neceb yahay dadka siyaasad ahaan uga horjeeda, xoog, xeelad, qabiil iyo wixii kale ee u suuragal ah ayuu ku wajahaa.
5. Always creates inter-State conflicts.
Dowladda Dhexe ayuu kula diriraa maamul goboleedyada ama iyaga ayuu iska horkeenaa, hadii dhamaan maamulada ay baraad la’yihiin waxuu aaminaa in lagu soo maqan yahay.
6 Doesn’t allow an independent election.
Nidaamka doorashada waxa uu ka dhigtaa shaati isaga la’eg oo ma ogola doorasho xalaal ah , habkaas uu doortay ayuu ku celceliyaa oo sugaa in baraaraha lagu gaarayo , wixii ka soo hara waa baadil iyo dib u socod ka horjeeda dalka horumarkiisa.
7 Waxa uu jecel yahay amaanta badan.
When praised, he may feel like he has achieved something extraordinary.
Marna ha aaminin askari saxiib haka dhigan, talo haku darsan shaqo hala wadaagin, hadii aysan shaqo kaala dhexeyn.
leejo ama shaxaad ha siin intaas waxaan u lee u yahay waa cadaw kulajira oo kaa jira waxa uuna kugu raadinayaa waxkasta oo danbi ah oo lagugu helikaro.
Askari waa danbi raadis ee ma ahan saxiib raadis danbigana adiga saxibka ka dhiganaya ayuu kaa raadinayaa, waana sababta ay askartu u raadiyaan saxibo badan oo macmal ah ama been been ah.
Madaxweyne HSM ayaa maanta markale Tuutaha xirtay asagoo ka dagey degmada Xarardheere Gobolka mudug asaga oo sida la filayo madaxweynahu soo mari doona degmada Ceeldheer oo ka tirsan Gobolka Galgaduud
Dad badan ayaa aaminsan in safarka madaxweynaha uu yahay boor isku qaris uu uga dhuumanayo culayska ka haysta dhinaca dastuurkii uu maalmo ka hor baarlamaanka marsaday, asagoo ka taqalusay afartii cutub ee ugu h**eysay 15 cutub ee uu dastuurka soomaaliya ka kooban yahay.
Dagaalka lagula jiro kooxda As ayaa hakad ku jiray in mudo ah, As ayaa qabsaday magaalooyin badan oo horay looga xoreeyey, kuwaas oo ay hadda maamulaan.
Madaxweyne HSM ayaa isku furay buuq siyaasadeed asaga oo aan dhag jalaq u siin baaqyada ka imaanaya siyaasiyiinta soomaalida kuwaas oo ka biyo diiday sida uu madaxweynahu kaligiis wadanka taladiisa iyo arrimaha siyaasada uu isugu koobay, ayadoo la filayey in uu la tashiyo badan sameeyo taas oo uu ku kasban lahaa taageerada arrimo badan oo dastuurku ka mid yahay.
A waa koi As noqday oo maaso soo tuuray.
Maalintii xafiiska ugu danbeysay madaxweyne Deni in ay noqoto ayaa dad badni filayaan insha allah.
Maxaad u rajeynaysaa Deni?
Wadamada visa free ku imaanaya Wadanka kenya waxaa gabi ahaanba laga reebay soomaaliya, taas oo macnaheedu yahay in dadka wata passport somaliga ay visa ku imaan doonaan.
Lama sheegin sabab rasmi ah oo looga reebey dadka soomaalida ah, bishii ina dhaaftay ee December madaxweynaha kenya William Ruto ayaa ku dhawaaqay in wadamada Adduunka ay free visa ama dalkugal la’aan imaadankaraan wadankq Kenya Bishan Janaayo ee sanadka 2024.
Waxaana dad badan oo soomaaliyeed oo ganacsi waxbarasho iyo caafimaad u imaan lahaa kenya ay filayeen in laga dhaafi doono lacagta dalkugal midaas oo awalba qaali ku aheed.
Badda cusub ee soomaaliya ka dilaaci karta ee kala qaybin doonta Qaarada Africa.
Bad cusub ayaa ka soo baxaysa Africa sida lagu sheegay daraasada cusub waxaa loo malaynayay in ay tahay natiijada geeddi socod qaadan doona inta u dhexaysa 5 ilaa 10 million oo sano, laakiin natiijooyin cilmiyeed cusub ayaa tilmaamaya in tani ay dhici karo si ka dhakhso badan sidii la filayey.
Cynthia Ebinger oo ah cilmi baare ka tirsan jaamacada Tulane ee dalka maraynka sidoo kalena ah bare oo maadada jiyoolajiga dhigeysay ilaa 1980 ayaa tiri waqtiga Bada cusub la arkayo oo markii loo maleeynayey in muddo dheer ay qaadan doonin hadda waxaa la filayaa ij 1 million oo sano amanka yar lagi arki doono.
Sida laga soo xigtay shabakadda Google, Ebinger waxaa ay qortay maqaalo ka badan 16000 kuwaas soo lagu daabacay joormaaladda sayniska waaana Khabiiradda tixraaca iyo gundhiga u ah maadadda jiyoolajiga iyo deegaanka adduunka.
Sanadkii lla soo dhaafay 2023 waxaa la daabcaday 1700 qoraal, kuwaas oo intooda badan ku saabsan kanaalka cusub ee bada ah ee ka dilaaci doona gobolka Canfarta ee ku yaal xudduudaha sadeex oo ah mid aan ka fogeyn soomaaliya.
Xeel dheeryaasha cilmiga juquraafiga ayaa sheegay in badda cusub ay si gaar ah loogu arki doono dalalka Bariga afrika, waxaana laga sameeyey cilmi baaris kala duwan.
Daraasadda la sameeyey ayaa waxa lagu lafoguray falkii Magma-ga oo ahaa dhul beerreedka Itoobiya ku yaal halkaas oo ah meel ay falkaano ka dhacday taas oo socotay muddo 45 milyan oo sannadood ah.
Waxaa kale oo ay timaamtay cilmi baarista in Magma-ga ay tahay halka ugu badan ee bada cusub kasoo bixi doonto. Xigasho BBC.
Kuma Madaxweynaha soomaaliya ee Xafiiska jooga imanka?
Afmaay berty fadesy.
Ninka camalki wacan yahay Ciikna waligi aan mudan cidna nooli uma huro.
Haddii labo jirto saddexna waad Ari doonan.
Sidaan ayaa xamar ka jirta ayamahan Weligeey maanta ka hor kuma fakarin Soomaaliya kuma noolaan kartid ee ka tag!
Waxaan usoo joogay Muqdisho oo dhiig daadanayo oo qofna la dhaafeyn marna kuma fakarin inaa baxo xiligaas, laakiin maanta Muqdisho oo amaan ah ayaadan ku noolaan karin nuuc kasta oo Bulshada kamid ah oo aad tahay. Hussein Abdulle Mohamed.
Ilhan Omar oo canbaareysay Falastiiniyiinta
Fadlan ila badbaadiya 19 jir Nolosha ka quusatay, Ilaahbaa wax badbaadiyee.
Sid aaad wajigeeda ka aragtaan waa gabar yar, waxey nolosha ka lahayd rajo iyo hami ah in ay noqoto mustaqbalka dhakhtar, waxa ay jecleyd waxbarshada laakiin nasiib xummo waxaa haleelay cudur halis ah oo nolosheeda mugdi galiyay. Ma seexato habeen, cunno fiican ma cuni karto waxaana ku furan walwal iyo xanuun haddii aad aragto ilmo ayaa kusoo dhaafaysa.
Sahro Mohamed Buule waxaa la iigu keenay caawiso ahaan (shaqaale guri) labo bilood kahor, islamarkiiba waxaan arkay in ay ku jirto xaalad adag oo ay ka cabsanayso haddii aan ogaano in shaqada ay waynayso sidaas owgeed kaligeed ayaa meel iska fadhisa marwalba, habeenkiina ma seexato, cunto la sheegi karo ma cunto mana arkaysid iyada oo qosleysa ama faraxsan – xanuunkuna wuxuu uga badnaa dhinaca dhuunta.
Waxaan geynay ilaa dhowr isbitaal inagoo u heysana in quman ama qanjiro barar uu haayo laakiin dhakhaatiirtu waxa ay markiiba muujiyeen cabsi iyo welwel taas ka weyn. Sidaas owgeed baaritaano dheeri ah ayaa loobaahday waxaana laga qaaday baaritaanka dheecaanka (Biopsy), nasiib xummo waxaa gabadhii yareed laga helay cudurka halista badan ee Cancer 😭, waliba nuuca xangulaha ku dhaca ee (Thyroid cancer). Wax walba waa qadar Alle, waana in lagu sabro.
Intaas ugama aana harin dhakaatiir kale oo takhasusi ah Ayaan u geeyay waxa ayna isku raaceen in aan wadanka waxba looga qaban Karin ayna u baahantahay qaliin iyo in lagu shubo Radiotherapy ama shucaac cirib-tiraaya faafitaanka cudurka. Laakiin waxa ay nooug bishaareeyeen inuu yahay nuuca ugu sahlan ee wax laga qaban karo (papillary cancer), waliba uu joogo stage 3 laakiin muddo kooban kadib haddii uu gaaro stage 4 uu aad u faafi doono islamarkaasna aan la badbaadin Karin Sahra. Lacagta ku bixi karta badbaadinta Sahra Yarey waxa ay isugu tagayaan $15,000 (shan iyo toban kun oo dollar).
Maadaama arintu cuslaatay waxaan is iri bal raadi qoyskeeda si ay gabadha wax uga badbaadiyaan laakiin waxaan ogaaday in Hooyadeed ay sariir ugu aruurtay cudur dhimirka ka haleelay, qoyskeeduna waa dad aan waxba heysan oo ku nool baadiyaha Walaweyn. Aabaheed wuxuu iisheegay in uu ka quustay nolosha gabadhiisa maadaama uusan awoodin xitaa in uu u gado hal kaniini, ehel kale oo caawin karana ma jiraan.
Waxaa kaloo igusii qasbay in aan qisadaan idin horkeeno markii ay Sahro ii sheegtay in ay 2 sano kahor isku aragtay cudurkaan oo ay u heysato iyado buro caadi ah, sidaas owgeed ay magaalada usoo gashay si ay u noqoto caawiso (shaqaale guri) ay u aruursato lacag ay isku qasho laakiin labo sano lacagtii ay iska soomisay ee ay halhal dollar iskugu aruurin jirtay waxa ay noqdeen kaliya $500.
Laba midkood Ayaan ku qasbanaaday in aan raali ka noqdo in baadiye lagu celiyo si ay ajasha iskaga Sugato halkaas iyo in aan umadda islaamka ah dhex keeno (waxaa laga yaabaa in uu ilaahay ku badbaadiyo qaliinkaas Insha Allah), tilaabada danbe ayaana Islaanimadu na faraysaa. Maadaama aan iska ahay qof dhalinyaro ah oo aan awoodin qarashkaas, Xaafiisyo dowladeed oo aana rabin in aan xuso magacyadooda iyo shirkado Ayaan arintaan xanuunka leh ula tagay, cidna igama hoos qaadin, waqtiga faafitaanka cudurka Sahrana wuu sii badanayaa maalinba tan ka danbeysa.
Ilaahay hortiis waxaan idinka codsanayaa in aan gabadhaas u aruurino lacagtaas noosheedana badbaadino (hal maalin Ayaan ku aruurin karnaa, haddii aan qof walba oo qoraalkaan arko uu soo tuuro wuxuu awoodo), ma seexato, waxba ma cuni karto, waa soo daciifaysaa, dhuunta waxaa soo riixaya qanjiraha uu cudurku haleelay sidaas owgeed qufac ma joojiso waana iska oyneysaa habeen iyo maalin.
Waa bilowga h**e ee bisha oo ay soo dhacaan mushaaraadka (dadka shaqeeya), haddii 150 qof oo naga mid ah ay iska aruuriyaan min $100 ama 300 oo qof ay dhiibaan min $50 waa $15,000, sahrana waxa ay gali kartaa qaliinka degdegga ah ee ay u baahantahay, mana jirto manta maalin ay uga baahi badantahay.
Waxaan usoo sameeyay account iyo Passport si howshu u fududaato, waxaana rajeynayaa in aad ilinta ka tiri doontaan miskiintaas yar ee nolosha ka quusatay.
Salaam account: *799*37035209*lacagta #
EVC: *712*610716128*lacagta #
W/Q: Nor Abdi Jim'ale
Fadlan Share-ta uga qeyb qaado, ugu yaraan.
DJ waxay lee yihiin farmaajo ayaa ciidamada furimaha ka soo bixiyey, oo lacag ku bixiyey asagoo raba in Mahad salad fashiliyo.
Kuwaan wadanka laguma aaminikaro haddiiba ay fashilkooda dad kale u saarinayaan.
AAW k**a xishoon kuwa shaxdan sameeyey.
Oo Eyga diyaar ma lala racaa?
Robert Mugabe.
Blue star cargo limited oo halkan idinka salaamaya
Allah ha u naxariisto awoowe mohamed Ahmed jimaale. dhagacade oo xalay ku geeriyooday nairobi.
Walaalkaan allah ayaa caafimaad haye ee allah ha caafiyo.
Allah ha u naxariisto abti maxamed Calas Xasan oo turkey ku geeriyooday
Waxaad rabto Allah ayaa laga helaa asaga ayaa awooda caafimaad xoolo aduun iyo waxkasta oo aad u baahan tahay.
Subax jalaqsan hanuudyaal.
Abdisalan Ali on TikTok 55.0k Followers, 9850 Following, 13.0k Likes - Watch awesome short videos created by Abdisalan Ali
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Easleigh First Avenue
Nairobi
0722818822