Dhiiri Gali Naftaada

Geeska africa TV

24/02/2024
09/02/2024

Waxaan idin haynaah adeeg dental oo dhameystiran ha moogaanina in aad horay inoo soo gaartaan.
Taaj Pharmacy & Dental Care

09/04/2023

Waxaan dhiirigalinaynaa aqoonyahan ahna Musharax xildhibaan Golaha deegaanka degmada Burtinle ee gobalka nugaaal

Musharax yuusuf cabdirisaaq maxamed Haryoon

10/02/2023

Maantay Khudbadii Jimcaha waxaa diirada lagu wada saaray xaalada magaalada laascanood oo ay culimo badan si xaq ah uga khadashay magaalooyinka looya hadlay waxaa ka mida Nairobi, Mogadisho, Galkacyo,Garowe iyo bosaso lkn wali culimadii Hargeyo k**a aysan hadlin xasuuqa gardarada ah ee loo gaysanayo maatada magaalada laascano.

Culimada SNM waxaan leeyahay illaah xaqa ha idin garansiiyo rabi ka cabso iyo muuse ka cabso meel ma wada galaane.

29/01/2023

Shiine culay oo leh balwad noocii ugu xumayd asagoo sheegay in uusan la hayn wax walbad ah
Shiine Culay

12/10/2022

Gabadhaan oo Kunool Burco ayaa Tiri: " Anigoo Safar ah ayaan Wiil is Baranay , Markaas Xiriir Jacayl ayaa Noo Bilowday , Anigu Markaas Meherad Ama Dukaan ayaan Lahaa , Wiilkuna isna Meherad Kale ayuu Ka Shaqayn Jiray , Waxa uu Noqday Shaqo La,aan oo Meheradii Wuu iskaga Tagay.

Kadib Waxaan Go,aansaday in aan Bil Walba Lacag udiro , ilaa uu Markii Dambe iikeenay Gabar Waxa uuna igu yiri Gabadhaas Waa Walaashay ee Dukaankaaga Waxa ay uga baahato kasii , Mudo Kadib Waxaa iga Kacay Dukaankii oo Eber Ayuu Noqday...

Waxaana Soo ogaaday in Gabadha uu iigu Sheegay in ay Walaashiis Tahay in ay Xaaskiisa Ahayd Lacagta uu aniga iga qaadana iyada ayuu Ku Biili Jiray , Hadda Waxaan ahay Nin La,aan iyo Dukaan La,aan.

Photos from Dhiiri Gali Naftaada's post 09/10/2022

Maanta waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa sxp c/rixmaan cawli yuusuf iyo marwadisa Naciimo Moha Cabdiraxman oo xalay ku aqal galay caasimada ganacsiga puntaland bosaso waxan leyahay Qoyska cusub Alle ha idin barakeeyo Manshalaah ❣❣❣

20/09/2022

Shifo specialist hospital waxaa kuugu dhiyaar ah dhakhtaradii haweenka Drs
Suad mohamed waxa ay idinka daweyn doontaah wax yaalaha soo socda.
✅️💊Daweynta xanuunada ku dhaca dumarka.📝
✅️Daweynt caado wareerka.📝
✅️Daweynta dilanka ilmaha.📝
✅️Daweynta xanuunada keenada dhalmo la'aanta.📝
Waxaa kale oo ay dhakhtarada kuula diyaar tahay Qaliimada kala ah✂️
✅️Qaliimada burooyinka minka.
✅️Qaliimada dhalmada ee loo yaqaano(C section).
Intaas waxaa kuu sii dheer dhakhtaradu waxa ay heegan kuugu tahay 🗓24saac isbitaalka shifo.

Hadaba ha moogaanina in aad 🏃horay u gaartaan isbitaalka takhasusiga ah ee shifo Ex-norway.

Wixii faafaahin ah fadlan kala xiriir.
0907755214/0906886744/0617578829

28/07/2022

Shifo Specialist Hospital Oggaysiis Oggaysiis isbitaalka takhasusiga ah ee shifo waxaa bisho kawdeeda ka hawl galaya dhakhtar ku takhasusay baaritaanka iyo daweynta wadnaha.

dhamaan bulshada ku nool gobolka mudug waxaa la ogaysiinayaah in bukaarada soo booqanaya dhakhtarka wadna loo sameeyey qiimo dhimis 50% ah si ay bulshada deegaanka uga faaideysato hadaba is qorista waa ay socotaaye horay u gaara xarunta Shifo Specialist Hospital Ex norway.

Mahadsanidiin.

25/04/2022

Welcome to Shifo Specialist Hospital fadlan pageka hospitalka kor haloo soo qaado.
https://www.facebook.com/Shifo-Specialist-Hospital-100354059339767/

Shifo Specialist Hospital Shifo Specialist Hospital waa Ex norwary hospital oo markii dambe la casriyeeyey waxaana lagu soo kordhiyey qeyb bukaan jiif ah oo si heer sare ah loo qalabeeyey.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Nakuru?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Waxaan dhiirigalinaynaa aqoonyahan ahna Musharax xildhibaan Golaha deegaanka degmada Burtinle ee gobalka nugaaal Mushara...
Shiine culay oo leh balwad noocii ugu xumayd asagoo sheegay in uusan la hayn wax walbad ahShiine Culay

Category

Telephone

Website

Address

Third Street
Nakuru
NONE
Other Journalists in Nakuru (show all)
Baba wetu tv kenya Baba wetu tv kenya
Ngata
Nakuru, VHP

‎Hi welcome all let us know where are coming from send massage invite your friends like this also

Edna Wanga Edna Wanga
Naivasha
Nakuru

JnB News JnB News
Njoro
Nakuru

News Page✓|Brand Ambassador|Advertise With Us™|Blogger✓|

Waithira wa kang'ong'a Waithira wa kang'ong'a
Nakuru
Nakuru

The journalist

Vallary official Vallary official
Nakuru
Nakuru

Presenter/ Football Commentator

Presenter Bundi Presenter Bundi
Sec 58
Nakuru, NAKURU

A Determined Politician and Journalist to ensure a better tomorrow's home for Kenyans

Benson the Journalist Benson the Journalist
Nakuru
Nakuru, 20109

Latest news

Edduh kob Edduh kob
Nakuru

I may be ugly, stupid, poor, but atleast for sure am not fake

Erastus Oyuka Erastus Oyuka
Nakuru

Let's do football

Ashiki wa kandanda Ashiki wa kandanda
Kenyatta Avenue
Nakuru

Cut my veins, I bleed Liverpool red☺⚽️🔥

Luciah Bebz Luciah Bebz
Nakuru

Mzalendo joel Mzalendo joel
Fibres
Nakuru

Journalist @Joel'smedia