๐—›๐—ฒ๐˜†๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—น ๐—บ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ

Waxaan Kusoo gudbin doonaa.
1.sheekooyin
2.Dhacdooyin iyo
3.Dalxiisyo Adduunka oo dhan. I.a.

10/07/2024

๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜€ ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ผ ๐—ค๐—ฒ๐—ฒ๐—ฏ๐˜๐—ฎ 1 ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ.

29/06/2024

Qur'aan Alifka ka xumaaday Albaqra kuma tooso. Wax tegey tiigsi ma lehee, aan hadda uun jiilka cusub alifka u toosino ๐Ÿ•Š๏ธ๐Ÿ’›

29/06/2024

โ€œInta aan dhalay iyo inta aan arkay ba hablaha ayaa waxbarashada ku fiican, iyaga dugsi sarre ka baxa oo Jaamacad gaadha h**e na u sii socdaโ€

๐—›๐—ฒ๐˜†๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—น ๐—บ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ . .

29/06/2024

Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Gudoomiye h**e Jawaari.

๐—›๐—ฒ๐˜†๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—น ๐—บ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ follow soo dhaha

29/06/2024

Isku day jawaabta.

๐—›๐—ฒ๐˜†๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—น ๐—บ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ follow soo dheh

24/06/2024

Xayawaanadaan magacyadooda sheeg

24/06/2024

Yaa caafimaad kaaga ku fiican

21/06/2024

Robert mogaambi wuxuu yiri: hadii Daan yeerku lacag lahaan lahaa, waxaa la arki lahaa gabdho bdn oo geedaha saaran.

21/06/2024

Waa maxay Sababta?marka aan so dhigo muuqaal aan loo daawaneynin, halka sawir looga bixiyaa comments fara badan . ...

07/06/2024

Sheeg Wax aad u jilicsan oo ku adkaado Gacmaha Dumarka?
Hello Jawaabta
Aad uga fikir warcelinta Maskaxdaada kaasho

07/06/2024

Lacagtii ugu h**eysay aan facebook ka sameeyo
6 bilood igu qaadatay ๐Ÿ˜‚

Wax badan ma fahansaneen.
๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—ข๐— ๐—˜๐—š๐—”

06/06/2024

Mashallah Reerka Allaha Barakeeyo,
Suโ€™asha waxay tahay Abooto Hooyadeed maxa la dhahaa?

06/06/2024

Fadliga Soonka 10 Maalin Ee ugu Horeyso Bisha Dul Xaj Ama Carafo Ee Caawa Koow-da Ah Waxaa Ka Mid Ah::-

07 Bisha 6/ 2024 Habeenka Kowaad Ee Carafo..

Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::Qofkii 10 Maalin Soomo Alle Wuxuu Ku Karaameeyaa 10 Shay-

1-Cimriga Ayaa Loo Barakeeyaa.
2-Xoolaha Ayaa Ayaa Loo Badiyaa.
3-Xanuunka Geerida Ayaa u Fudeed u Noqdo.
4-Mugdiga Qabriga Ayaa Iftiin loogu Badelaa.
5-Caruurta Ayaa Loo Ilaaliyaa.
6-Miisaankiisa Qiyaamo Ayaa Cuslaado.
7-Dambigiisa Ayaa La Dhaafa.
8-Ajarkiisa Ayaa Siyaado.
9-Jaran Jarooyinka Sare Ayaa La Saara.
10-Afooyinka Ayaa Laga Badbaadiyaa.

Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxuu Jeclaa 10 Maalin Inuu Kaga Faa'idaysto Howlaha Wanaagsan Asxaabtiisa Wuxuu Fari Jiray Inay Wanaaga Badsadaan Maalmahan.

Maalmahan 10-Ka Ah Waxaa Ku Dhaaftey Alle Weyn Suratul Fajri Aayaddaha ugu Horeeyo, Waana Maalmo Kheir Badan.. ๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—ข๐— ๐—˜๐—š๐—”

06/06/2024

Haddii aad u hesho cinwaan ku habboon sawirkan, waxaad ka mid tahay dadka sawirada aqriya ee sheekooyin ka sameyn kara.

๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—ข๐— ๐—˜๐—š๐—”

06/06/2024

Caasimadeena ma sidaan oo dhan ayey u qurux badantahay ๐Ÿฅฐ illaahow intaanan dhiman mar nabad igu gee๐Ÿƒ๐Ÿƒ๐Ÿƒ๐Ÿƒ

27/05/2024

"Bbe Waa Ku Jeclahay . Af-maay Ku dheh "

27/05/2024

Sidee loo noolaadaa
Xilliyada adag ee nolosha. ???

27/05/2024

Markii ugu h**eysay ee aad wax jeclaatay meeqa sano ayaad jirtay โค๏ธโค๏ธโค๏ธ?.

25/05/2024

Hadii aan haysto 100$ Ganacsi nuucee ah Ayaan ku bilaabi karaa? Aaway aqyaarta Business-ka soo bartay noo Faaโ€™ideeya Please
FG: ha dhayalsan talada comment-yada hadii ay ka goโ€™antahay ka faโ€™idayso.

24/05/2024

Ninkaan oo u dhashay Dalka Uganda waxa uu tagay hospital ku yaal dalkiisa. baadhitaan Caafimaad kadib waxaa loo sheegay in Feedhihiisa (Xabadka) ay kaga jirto Baran-baro, Waxaana lagu yidhi; "waa in qalliin laguu sameeyaa oo lagaa soo saaraa baran-barada".

Ninkii ma deg-degin, wuuna iska diiday qaliinka, kadib waxa uu aaday Hindiya, Halkaas ayuu ku maray baaritaan caafimaad mar kale, waxaana loo sheegay in xabadkiisa aysan ku jirin Baran-baro, balse baran-baradu ay ku jirtay X-ray lagu sawiray oo ah kii lagu baadhay markii uu Uganda Joogay, waa dhibta ay leeyihiin shay baarada Africa .

๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—ข๐— ๐—˜๐—š๐—”

21/05/2024

Magacaaga iyo naaneystaada midkee ka heshaa in laguugu yeero? ๐Ÿ•Š๏ธ๐Ÿฉต

19/05/2024

Ma hubtaa in xirfadda aad baratay ee aad ku tiirsantahay maanta in ay sii jiri doonto.?
Baro Xirfad hadda.

19/05/2024

Sawirkii Kugu Dambeyey Ee Tallefan-kaaga ku Ku jira Nala wadaag
๐Ÿ“ธ ..

19/05/2024

Halkaan maxaa loogu xoogmay ๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—ข๐— ๐—˜๐—š๐—”

Want your business to be the top-listed Media Company in Seri Kembangan?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜€ ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ผ  ๐—ค๐—ฒ๐—ฒ๐—ฏ๐˜๐—ฎ 1 ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ.

Address


Malasiya
Seri Kembangan
Other Seri Kembangan media companies (show all)
Azrulfazdli Azrulfazdli
: NO. 17 Jalan PUJ 2/5 TMN. PUNCAK JALIL BANDAR PUTRA PERMAI
Seri Kembangan

TapTech X TapTech X
13, Jalan PUJ 3/5, PUJ 3
Seri Kembangan, 43300

One Stop Digital Marketing Services! Website Building | E-commerce | Social Media Marketing | Videography | Logistic

cgg.visuals cgg.visuals
Equine
Seri Kembangan, 43300

WEDDING | SOLEMNIZATION | EVENT & LIFESTYLE ๐Ÿ“ธ โ€ข BOOK SLOT 2023/2024 ANDA | WHATSAPP 011-21582557

TamJ Gaming TamJ Gaming
No 3 Jalan SR
Seri Kembangan, 43300

Welcome Hai Selamat Datang Ke TamJ Gaming Tq Yang Bantu Like N Share Ya Road To 1k Follower

Nova Rimbun Sdn Bhd Nova Rimbun Sdn Bhd
No 5, Jalan SB Indah 5/2, Taman Sungai Indah
Seri Kembangan, 43300

Film & Television Contents Production & Distribution

Rahn Gaming Studio Rahn Gaming Studio
Seri Kembangan, 43300

Coder do gaming! Like, Follow for various games gameplay!

AFaisal AFaisal
Seri Kembangan, 43300

jangan lupa follow

ADT GREEN Studio ADT GREEN Studio
8, Jalan PUJ 3/7
Seri Kembangan, 43300

Greetings, ADT Green Studio started it's operation & production for Live Streaming,Virtual Conferenc

zaidulariff zaidulariff
Seri Kembangan
Seri Kembangan

Selamat Datang ke Official Page saya. Perkenalkan,saya Zaidul Ariff.

FayeFilms FayeFilms
Jalan Pbs 14/16, Taman Perindustrian Bukit Serdang
Seri Kembangan, 43300

FayeFilms is a page that produces videos about academics, effective study tips, productivity and occasionally art.

CuekXgaming CuekXgaming
Universiti Putra
Seri Kembangan

Papadom Gaming Papadom Gaming
Seri Kembangan, 43300

magic chess strategy live on Papadom gaming . Help me to improve my magic chess gaming strategy . Do