Nasteexa Maxamed Caabbi

Nasteexa Maxamed Caabbi

Kan hende du også liker

qomarmarqo16
qomarmarqo16
Suxufi baashe
Suxufi baashe

Ku soo dhawoow page ka rasmiga ah ee Nasteexa Maxamed Caabbi fadlan haddaad ku cusub tahay Like iyo

09/11/2021

Puntland:342 fal-denbi ayaa ka dhacay sannadkan dhammanaya, 56 kamid ah waxay ahaayeen kufsi. - Booliiska.
Xigasho ilsan media

Photos from Nasteexa Maxamed Caabbi's post 08/11/2021

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay laamiga u dhexeeya tuulooyinka Dalweyn iyo Jurile oo ka tirsan Gobolka Bari.

Shilka ayaa ka dhashay isku dhaca laba gaari oo midkood ka yimid magaalada Boosaaso halka gaariga kale ka yimid degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan.

Shilkaas ayaa sababay dhimashada inta la xaqiijiyay saddex gabdhood iyo dhaawacyo kala duwan.

Saraakiisha ciidanka Ilaalada waddooyinka Puntland oo goobta gaaray ayaa baaritaan ku haya dhilkaas iyo wixii sababey.

Photos from Nasteexa Maxamed Caabbi's post 08/11/2021

“Aqoontu isla weyni ma aha “,waa halku dhigga sannadkan ardeyda ka qalin jabisey jaamacadda Admas ee Puntland .
Hummaag yadan iyo halku dhiggan ayaa ah mid ay ku dhiirrigalinayaan dhalinyarada si ay ugu dhaqaaqaan qabashada howlaha inta badan dhalinyaradu aaney door bidin qabashadooda.

Vil du plassere din offentlig person på toppen av Offentlig Person-listen i Oslo?
Klikk her for å få din Sponsede Oppføring.

Telefon

Nettsted

Adresse

Dur-dur Road
Oslo
Andre offentlige personer i Oslo (vis alle)
LOCUS LOCUS
Oslo

http://www.locusart.org

Baardsen Baardsen
Olaf Schous Vei
Oslo

Baardsen er en norskspråklig pop/rock/viseartist fra Stavanger, nå bosatt i Skien.

Advokat Hermansen Advokat Hermansen
Oslo

Hermansen lever evig!

Politibetjent Hamre Politibetjent Hamre
Welhavens Gate 14
Oslo, 0350

Chanett Marie Fans Chanett Marie Fans
Oslo

live, love, laugh

Randi Beining Randi Beining
Germany, Spain
Oslo

Norwegian/german commercial model

Hariton Pushwagner Hariton Pushwagner
Oslo

Perception is everything!

Karina Hollekim Karina Hollekim
Oslo

Former Professional freeskier and BASE jumper. Keynote Speaker and Co-Founder of Young Happy Minds.

Queen of Norway Queen of Norway
Oslo

Welcome to my page! I'm the Queen and talk show host for the Queen of North Norway Show.

Bamse Bamse
Oslo

Bamse har fin og hvit fluffy pels som ikke har vært vasket siden 1983. Favorittmaten er vannbakkels og forbruket av hvetemel er urovekkende høyt. Bamse liker ikke hester.

Lasse Passage Lasse Passage
Oslo

Lasse Passage is a singer, songwriter and producer from Norway, dwelling between folk, lo-fi and pop.