Abdirahman bedrifter

Abdirahman bedrifter

Kan hende du også liker

amadi3347
amadi3347
HeeyShop
HeeyShop

Abdirahman bedrifter

29/10/2023

Adigaa i daawanaya boggag Facebook iyo Instagram iso follow garay mahadsanid

07/04/2023

WAR LOOGA QAATEEN AH:-

Warkan waxa soo gudbiyay nin madax ah oo u shaqeeya Wasarada Xooga Dalka Mareykanka . Qaybta fadhiisinkoodu yahay Dalka Jabuuti ee la dagaalanta kooxda argagixisada. Ayaa warkan u soo sheegay nin ay saxiib yihiin oo u dhashay Somaliland.

Warkaasi wuxuu ahaa sidan. Dagaalkii u h**eeyay ee ka dhacay laascanood ee ay iskaga hor yimadeen Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Argagixisada iyo Huwanta ka dagaalamaysa laascanood. Ayaa dhawacoodii loo qaaday magalada Buuhoodle. Ka dib dhawacii ayaa lagu qaaday diyaarad lana geeyay cusbutaalka Digfeer ee magalada Muqdisho.

Dhawacaa waxa ku jiray niman ka mid ah argagixisada Al shabaab ee fadhigoodu yahay buuhoodle. Afar ka mid ah dhawacaa ayaa Ciidanka mareykanka ee la dagaalama argagixisada ee fadhiya Jabuuti ay qateen ilaa hadana ku hayaan bayskooda ku yaala Dalka Jabuuti.

Hadaba warku waxa weeye...Afartaa nin ayaa waramay oo sheegay warar badan. Wararka ay shegeen waxa ka mid in Dagaalka laascanood ay wado argagixisada Al shabaab, dilalkii ka dhici jiray laascanood in ay filing jireen Ciidamada Al shabaab oo xaruntoodu tahay buuhoodle iyo Saxdheer. Waxay shegeen in Al shabaab ay ka mid yihiin Garaado badan oo ah kuwa hadda dagaalka wada oo uu u wayn yahay garaadka guud. Waxa kale oo ay afrataa dhaawac amaba maxbuus shegeen in ay rag badan oo u dhashay beesha isaaq iyo dhulbahante ay yihiin Amiirada Al shabaab ee jooga Hargeysa, Burco iyo Laascanood.

Warkaasi wuxuu sheegay raga amiirada ah ee jooga Somaliland in ay ugu waawayn yihiin....ninka la yidhaah Xirsi ee ahaan juray wasiir h**e, ninkan hadda ka ah gudoomiyaha wakiilada Somaliland oo wsliba isagu waa gudoomiyahee ahaan jiray ninka lacagta u qaabilsan Alshabaab intaanu noqon gudoomiye. Waxa kaloo ay sheegeen in hadda rag badan oo jooga hargeysa iyo burco oo ka soo jeeda beelaha isaaq iyo dhulbahante ay wadaan shirqoole argagixiso oo waliba lacag badan lagu bixiyay. Waxay shegeen in uu hub badan ragaasi doonaaya in ay Sameeyaan shurqoolo argagixiso ay hub iyo lacagba ka helaan dawlad degaanka Somalida ee Ethiopia iyadoo loo soo saaro gawaadhida jaadka ee ka soo daliwda wajaale iyo aw bare.

Waxa kale oo hub u badan miinada gacanta loo soo Sarah basaska yar yar ee u kala goosha garoowe iyo hargeisa.

Ninkaas madax ah ee ciidanka mareykanku wuxuu u sheegay saxiibkii in sirdoonka Somaliland aad u liito loona baahan yahay in uu madaxwaynuhu surdoonka saaro culays wayn oo loo saaro koox wadanka daacad u ah.

Ninkaasi wuxuu sheegay nimankaas u dhashay beelaha isaaq iyo dhulbahante waxay ka buuxaan burco iyo hargeysa...lacag badana waa la siiyay si ay u fuliyaan qorshayaashaas ah falal argagisixo.

Warkaas waa war sugan yaan loo qaadan dhayal

Vil du plassere din offentlig person på toppen av Offentlig Person-listen i Oslo?
Klikk her for å få din Sponsede Oppføring.

Type

Telefon

Nettsted

Adresse


Berigata 10
Oslo
0187
Andre Blogger i Oslo (vis alle)
Tunisian in Norway Tunisian in Norway
Oslo

Norway through tunisian eyes

J.k Ajaba J.k Ajaba
7033
Oslo, 703033

Jokes

Mc-Pinay Mc-Pinay
Hagelundveien 6
Oslo, 0963

Mc-pinay vlog Spoken Word Poetry Tagalog

medhytv medhytv
Oslo

Memberikan informasi dan Berita real Akurat dan Tepat

Bruno & Baba Bruno & Baba
Oslo

Bruno the Pomeranian

Irine page Irine page
Oslo

I love Hiking and camping

Norvegia Regnum Norvegia Regnum
Oslo

🅽🅾🆁🆆🅰🆈....🅸🅽🆂🅿🅸🆁🅰🆃🅸🅾🅽 🅵🅾🆁 🆈🅾🆄🆁 🅽🅴🆇🆃 🅹🅾🆄🆁🅽🅴🆈...

Vitalii_K Vitalii_K
Oslo

Смешные видео ролики и не только! Подпишись

NL Nation Burma Voice NL Nation Burma Voice
Oslo

မြန်မာပြည်အတွက်နေ့စဉ် သတင်းတွေကို အချိန်နှင့်အမျှ တင်ဆက်ပေးပါမည် ပြည်သူအားလုံး ဘေးရန်ကင်းကြပါစေ

Marek Zagrobelny Marek Zagrobelny
Oslo

były wieloletni i skutecznie wyleczony PiSowiec • pasjonat skandynawskiej rzeczywistości • mój dom to Norwegia

bibe4225 bibe4225
Oslo

Fighter of born