Badal Noloshaada

Badal Noloshaada

Asc pagekan waxaa ka heli doonta alaabo aad u tayo sareyso.

12/04/2021

Asc Ramadan mubaarak asxaabta ku xeran pageka
Yaa diyaar u ah inuu ka faaideysto bishan si u misaan badan kaga dhaco adigoo isticmalayo alabtan dabiiciga ma rabtaa inaad ila bilowdo ila soo xiriir 466 43 885.

24/03/2021

Asc asxaabta maalin wanaagsan alaabtan waa forever supergreens waxaa ku jira ku dhawaad 20 qudaarta cagaaran iyo frukt waxaa sii dheer vitaminska E,C.

Photos from Badal Noloshaada's post 16/03/2021

Asc habeen wanaagsan asxaabta haddii aad qabto ciladaha caloosha sida gaaska iwm waa kan alaabta loo isticmaalo.

13/03/2021

Asc galab wanaagsan dhamaan asxaabta waa video dhamestiran oo ku sharaxayo C9ka iyo wax tarkiisa.

12/03/2021

Asc jumca wanaagsan dhamaan asxaabta ku xiran pagekan. Hadii aad atahay qof aktive ah ama daalan Arg+ ayaa kugu haboon, waxaa ku jiro vitamino badan wuxuuna kusina energi aad ufcn.

22/02/2021

Asc asxaabta maalin wanaagsan dhamaan, alaabtan waa dawada ilkaha waxaa laga sameyey dacar iyo xabakta shinida waxay u fcntahay cirid dhiiga iyo af urka ilkahana wey cadeesa hadaba ha mogaan.

20/02/2021

Asc asxaabta maalin wanaagsan.

18/02/2021

Asc subax wanaagsan dhamaan asxaabta soo dhawaada waxaa halkan yaalo waa forever Bee honey waa malab saafi hubaal waad ka heli doontaa waxaa noo sameysay shirkada weyn ee foreverliving

17/02/2021

Asc Waa Alaabta lafa xanuunka.

17/02/2021

Asc ku soo dhawaw wll misan dhimis dabiici ah fdl pge like sar mahadsanid😊

17/02/2021

Asc pagekan waxaa rajeynaa inaad ka faido isbadal nololeed waa hadii ay adiga kaa go'antahay soo dhawow wll.🤝gacmo wajir ayey wax ku qabtaan.

16/02/2021

Asc wll ku soo dhawow kambani sameeya alaabo dabiici ah oo ay ugu horeyso cabitaanka dacarta laga sameyey.

Videos (show all)

Asc galab wanaagsan dhamaan asxaabta waa video dhamestiran oo ku sharaxayo C9ka iyo wax tarkiisa.
Asc Waa Alaabta lafa xanuunka.

Telephone

Website

Address


1721, Viken
Sarpsborg
1721