Dr CK

Si Aad u heshid Fariimo Caafimaad oo joogta ah Fadlan LIKE IYO FOLLOW Saar Page-ka ( Dr CK ).�

07/03/2024

Safar gaaban ayaan u baxay 🛫🫡

25/01/2024

Muuqaalkan waxaan kugu sharxaa TONGUE SCRAPER :- oo ah carab nadiifiye waxaana loogu talagalay in lagu nadiifiyo carbka sido kalana waxuu ka hortagaa af-urka,

Horay ma u isticmaashay ? Qeybta hoose nagula wadaag hadii aad isticmaashid iyo hadii kalaba.

18/01/2024

GIVE YOUR CHILD A HAPPY SMILE 🦷🥰

05/01/2024

Sannad Cusub iyo Studio Cusub Waa dhismaha studiyaha cusub oo dhawaan kasoo gudbin doono muuqaalo ku xiisa galiya, Is beddelo badan iyo muuqaalo tayo badan ayaa inoo ballan ah insha allah. 🤍🦷 Si aad u hesho Talooyin iyo casharro la xariiro caafimaadka Afka iyo ilkaha kusoo biir PAGE-ka Dr CK oo LIKE dheh, hadii aad ka heshay muuqaalkan Like saar lana wadaag Asxaabtada oo share dheh. MAHADSANID 🖤

28/12/2023

Waxaan marti ku ahay barnaamijka Labeenta Bulshada 🩵 Mahadsanid saaxiib Ibraahin-Nolosha

30/11/2023

Ka farxi hooyo macaan oo u sameey ilko qurux badan💎🦷

HOOYO😭❤️

18/11/2023

Caawinta bulshada ❤️✊

11/11/2023

Xalay waxeey kamid ahayd habeenada farxadda ee noloshayda soo maray, waxaan u mahadcelinaa qof walba oo qeyb ka qaatay geedigaan guuleystay, dhamaantiin waxaa ii tihiin dhiirigeliyayaal abaalkiina ma ilaawi doono❤️🙏

Best somali Dentist 🦷 2023

10/11/2023

Ugu dambeyn waxaan ku guuleystay Best somali Dentist 2023 waxaana ku guuleystay codadkiinna iyo taageeradiinna hagar la’aanta ah.

Waxaad ii muujiseen shucuur mideysan oo direysa farriin nuxurkeedu yahay: “dadkaa wax lagu yahay”. Qof walba oo ii codeeyey ina taageeray waxaan leeyahay “Waad mahadsantahay abboowe, abbaayo, habaryar, eeddo, abti iyo adeer.”

Abaalkiinna ma illaawi doono.

26/10/2023

Best Dental Award 2023

Halkan ka codeey: https://sohaawards.com/contest/dental-award/

10/09/2023

Taliye laandheere oo ilko qurux badan loo sameeyay la soco dhawaan🤌❤️

Wax weyn soo socdo🔥

14/08/2023

Waxaan cawada la kulmay xaalada noocan oo caafimaad ahaan loo yaqaano (Tooth Gemination) waa in iliga u ekaado labo ilig lkn hal ilig kaliya uu yahay taas oo ka dhalatay khalkhal ku yimid sameeysanka iliga (Developmental deformation).

Waxaa jirta xaalad kale oo midaan aad ugu dhaw oo ah in labo ilig isku dhagaan waxaana loo yaqaana (fusion) Balse xaaladaan waa in hal ilig qeybsamo isla markaana u ekaado labo ilig cml.

Wax dhib ah malahan xaaladan waxayna ka dhalatay cilad ku timid sameeysanka iliga inta uusan soo bixin waxaana sababi kara ( Dhaxal, vitamins oo yar iyo jug).

La wadaag saaxiibadaada si ay ugu faa’idaystaan Mahadsanid ❤️🦷

23/07/2023

200,000 TIKTOK Followers! WOOW🤩

Waxaan jecelahay inaan halkaan ugu mahad naqo qof walba oo idiinka mid ah oo ka qeyb qaatay inaan maanta gaarno Labo Boqol kun oo TIKTOK Followers (200K).

waan ku faraxsanahay in fariimaha aan xagaas ku baahiyo ay tiro intaas la eg ka Faa’idaystaan, taageeradiina iyo faallooyinkiina quruxda badan ayaana igu dhiirigaliya inaan marwalba Account-kaas TikTok-ga idinkugu faaideyo horayna usii socdo.

Waxaana ku baahiyaa casharo iyo Talooyin la xariiro caafimaadka Afka iyo Ilkaha.🦷 Hadii aad kamid ahayn saaxiibada ku xiran TikTok-gyga waxaan kaa codsanaa in aad kusoo biirto waana Kan Account-kyga 👇

https://www.tiktok.com/?_t=8ZUVAfdGXqQ&_r=1

Mahadsanidiin.❤️

28/06/2023

Happy Eid al-ADHA 🐐🌙

Farxad iyo caafimaad ku ciida ❤️

26/06/2023

Axmed jaamac oo kamid ah saaxiibada ku xiran page-kayga isla markaana safar iiga yimid magaalada hargeisa ayaan maanta shaqada u dhameeyay, farxad ii tahay in aan kuu shaqeeyo axmed safarkaas dheerna iiso gasho Guulayso.❤️🙏

03/06/2023

4 Sano kadib Aisha waxay dib u heshay dhoolacadeynta riyadeeda 🦷❤️

After 4 years Aisha got her dream smile back 🦷❤️

Send a message to learn more

04/05/2023

Hadii aad leedahay balwad sida jaad iyo sigaar waxaan kugula talinaa in aad iska joojisid sababta oo ah uma fiicna caafimaadkaaga guud iyo ilkahaagaba!!

If you use smoking and khat, I recommend you to stop because it is not good for your overall health and teeth!

27/04/2023

Goorme ayaa U Baahan Tahay Inaad Bedesho Buraashka Ama cadayga ?

Hadii aad ku cadaysatid burush ama cadayga waxaad u baahnatahay in aad badasho mudo kadib muuqaalkan ayaan kugula wadaagaya waqtiga saxda ah ee aad u baahantahay in aad badasho cadaygaaga, Lawadaag saaxiibadaada si ay ugu faa'idaystaan. Mahadsanid🖤

21/04/2023

Eid mubarak Saaxiibayaal, Nabad iyo caafimaad ku ciida❤️

06/04/2023

Waqtiga ugu fiican oo qofka xiran karo ilkaha waa marka uu yaryahay 🦷

Want your practice to be the top-listed Dentist in Jeddah?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Shamuuri ayaan u sameeyay adeega ilko dhaqista iyo cadeenta 🔥🦷 MASHA ALLAH
MEEQO ILIG ISKA BIXIN LAHAYD?
Muuqaalkan waxaan kugu sharxaa TONGUE SCRAPER :- oo ah carab nadiifiye waxaana loogu talagalay in lagu nadiifiyo carbka ...
GIVE YOUR CHILD A HAPPY SMILE 🦷🥰
Sannad Cusub iyo Studio Cusub 🤍🦷
Ka farxi hooyo macaan oo u sameey ilko qurux badan💎🦷  HOOYO😭❤️
Caawinta bulshada ❤️✊
Xalay waxeey kamid ahayd habeenada farxadda ee noloshayda soo maray, waxaan u mahadcelinaa qof walba oo qeyb ka qaatay g...
Best Dental Award 2023  Halkan ka codeey: https://sohaawards.com/contest/dental-award/
Taliye laandheere oo ilko qurux badan loo sameeyay la soco dhawaan🤌❤️Wax weyn soo socdo🔥
Waxaan cawada la kulmay xaalada noocan oo caafimaad ahaan loo yaqaano (Tooth Gemination) waa in iliga u ekaado labo ilig...
200,000 TIKTOK Followers! WOOW🤩Waxaan jecelahay inaan halkaan ugu mahad naqo qof walba oo idiinka mid ah oo ka qeyb qaat...

Telephone

Website

Address


King Fahad Road
Jeddah
23531
Other Jeddah dentists (show all)
Dentist Mahmoud ALRawas Dentist Mahmoud ALRawas
Dr Mahmoud ALRawas Dental Clinic Falastin, Al-Hamra'a
Jeddah, 23324

Expert in dentistry since 1997 proud to work in PMCC Professional Medical Consultancy Complex

Thanaya.clinic Thanaya.clinic
Thanaya Clinic
Jeddah, 23436

عيادات ثنايا لطب الأسنان وجراحة الوجه والفكين بإدارة الإستشاري د/عواض البشري جدة_شارع صاري . للحجزوالإستفسار هاتف: 0501310055_0126988668

عيادات ريماس لطب الأسنان Rimas Dental Clinic عيادات ريماس لطب الأسنان Rimas Dental Clinic
هيفاء مول/بوابة ٤ Haifa Mall Gate 4
Jeddah, 23215

عيادات ريماس لطب الأسنان - جدة Rimas Dental Clinic

Lora.clinics Lora.clinics
ي العزيزية، تقاطع شارع التحلية مع تقاطع شارع المكرونة، الدور الثاني
Jeddah, 23337

عيادات متخصصة في طب وتجميل الاسنان

Dr Dentist Dr Dentist
Jeddah

Public page for dentals problems

Sdcclinic Sdcclinic
Jeddah

مركز متخصص في علاج وتقويم الأسنان // المملكة العربية ال?

Andalusia Dental Centers Andalusia Dental Centers
Jeddah

رعاية ... علاج ... راحة ... Dental care with Pleasure

dr.rania_hanna1 dr.rania_hanna1
2900 الامير محمد بن عبدالعزيز، الخالدية، جدة_المملكة العربية السعودية
Jeddah, 23421

DR ALAA LUTFI DR ALAA LUTFI
Divine Beauty Clinics
Jeddah

طبيب اسنان ( طب وتجميل الاسنان )

Dr/ Marwa Adel Dr/ Marwa Adel
Sahl Ben Amr
Jeddah

Dentist � Ur smile maker ��

Al-Motahidon dental Lab Al-Motahidon dental Lab
Jeddah, 22230

We aim to gain our precious clients trust and to offer you an exceptional value ❣️

Dr.Nugali Clinic Dr.Nugali Clinic
Jeddah

طبيب جراحة الفم والاسنان 🇸🇦- زمالة تجميل واصلاح الاسنان المتقدم 🇮🇹ايطاليا- instagram: Dr.Nugali