Jiiniyas Travel

Waa poga kaliya ee adigoo gurigaaga jooga kugu dalxiisinaya dhulkaaga hooyo🌎

🇰​​🇺 ​ ​🇸​​🇴​​🇴​ ​ 🇩​​🇭​​🇦​​🇼​​🇴​​🇴​​🇼​
𝐉𝐢𝐢𝐧𝐢𝐲𝐚𝐬 𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥®
Oo ku dalxiis dhulkaagii hooyo iyo dunida daafaheeda, adoo jeega u jiifa oo jooga gurigaaga, iguna so biir o taabo bottom ka cas ee subscribe, si aan Hadiyad kaaga dhigo muqaalo qurixbadan o ku saabsan Dalxiis, Safar, valoogs, story film clips iyo Full Documentary, kuwaas oo aad ka faa idi doonto ilbaxnimo barashada meeladan aqoon dad iyo dalba, ku xirnaashahaagu waa marti ii joogta o sharafleh, Mahadsanid.

17/09/2024

Hayaan & Hogada Kaliileed, & Hablihii howlkarka ahaa !! AHUN Dalxiis ban ku imid dagmada🥰

13/09/2024

Hoor hoorka Saymaha Dayreed & Saxan saxada⛈️🥰

07/09/2024

Allow midan Aaffo lahayn, No keen.

27/08/2024

Jare, 5 jeer ma laga badiye o markale ma jexata o faraha boor maku yeelata😅

11/08/2024

Magalo Xeebedka murcanyo,Marwan Somali

09/08/2024

Qalanjo Xaragoonaysa 😃

05/08/2024

Waa muhiim inay bartan dhalintu dhaqankenii |Aqal Somali🥰

04/08/2024

Gorma kugu danbaysay ina aragto, arday malintay adkato illahay barida o loxa madaxa ku qadata, hada Waxa Joga kuwo Cayaya waridkoda siiba hooyo, o cibado ka carara, ku walan garonka Cagaaran😓

03/08/2024

Shekada Shimbirka 🦉

24/07/2024

Maxaa loo yaqan owrta dhaanka ama raran, Ratiga aan waxba saarnayn Ee U danbeeya?

Photos from Jiiniyas Travel's post 13/07/2024

Tani Waa Magaalada Dhinowa oo dhacda Xeebaha koonfurta Gobalka Mudug Taasoo u jirta qiyastii 30KM, Magalada Garacad.
ayaa waxaa ka jira Xaalado khatar galin kara Nolasha dadka Deegaanka degan.

Biyo La'aan, Ciid guur buuxisay oo aan gurmad helin Xarumaha Caafimaadka iyo waxbarashada Waa Xabaalmeen, waa xaalada haysata dadka deegaanka dhinowda,

Bulshada rer dhinowda waxay u baahan yihiin, Cawinad, illahay how sahlo.

10/07/2024

Dhowr iyo labataneeyo sano ka hor, Hayan & hogo kaliileed, Hooyo hoganka haysa hayinka rerka🥰

07/07/2024

Dhaqankenii asalkaha & Shukansiga, Wax barta lini k**a karo😃

07/07/2024

Wallnimo🥰🥹

06/07/2024

Ri balo leh, Bisad bala la ka danbaysay, Wa laysku fahme😂

05/07/2024

Waxaa laga yaba inad aragtay Xayawankan %98 Wa wax lagu sameyay Miskaxda macmalka e AI, fiiri Marka danbe afku su usu badalayo🤨

30/06/2024

Shimbirkan Codkasta o u maqlo Wu ku hadli kara,Somalidu, Guuguule by u taqan😀

28/06/2024

Jimce Wanagsan🌾

21/06/2024

Subax Wanagsan🌅📿

Photos from Jiiniyas Travel's post 19/06/2024

Maxaa loo yaqan Geedka & Duduntu markay usku baxan ?

19/06/2024

Ugaarta nooca “Garanugta” lo yaqaan & Kaymaha Howd😎

18/06/2024

Yaad ku Xasuusataa Radio han📻🥰

16/06/2024

Eid muarak kulu Caam, Shpyal🎉📿

14/06/2024

Jimce Wanagsan, Dhalinyaro🤗🎉📿

13/06/2024

Goorme kuugu danbaysay, 𝗦𝗵𝗮𝗮𝗵 𝗴𝗲𝗹𝗷𝗶𝗿𝗲 ?
📍Godgashan,mudug,Somalia april.24😎

12/06/2024

Full Video, Dalxiis kii Balida Roox, Bur Xabaal & Subag sixina 🥰

08/06/2024

Arooryadii iyo durdurada Qaalmaha🏞️

07/06/2024

Jawigan Bila buqa, Gorma kugu danbaysay? 🌱🤗🥰

06/06/2024

Subax kalo Qurxoon 🤗

02/06/2024

Malin wanagsan dhalinyaro, dhulkeena anaga lehe an hagagsano.

Vill du placera din affär längst upp i Resebyrå-listan i Gothenburg?
Klicka här för att få din sponsrade notering.

Videor (Visa alla)

Hayaan & Hogada Kaliileed, & Hablihii howlkarka ahaa !! AHUN#Abear_Baarleex Dalxiis ban ku imid dagmada🥰
Masha allh, Qofkii dhalanka dhaqaleya illahay ba jecel🥰
Allow midan Aaffo lahayn, No keen.
Jare, 5 jeer ma laga badiye oo faraha boor maku yeelata😅
4 Jir Jirkan biya dilin dilaynaya si u u garsiiyo reerka biyo, Jiiniyas skill always help and Hard to simple.
Dalxiis aad u quruxbadan, Magalo Xeebedka murcanyo, @Marwan Somali
Qalanjo Xaragoonaysa 😃
Rag rag dhalay, 🥰
Sidee loo dhusaa? Aqal Somali🥰
Taariikh un bay noqota in manta la arko, Dadkii markay adkato illahay baryi jiray, o saqirka qalin darka inta laga farxi...
Waxa jira Shekoyin dadyowga dunidu ay ka sameyen shimbirkan kaso u ku mutaystay sifoyinkiisa, Cajiibka.
Dawaco Makiinad ku dhacday🤨

Typ

Telefon

Adress


Gothenburg
672
Övriga Resebyrå i Gothenburg (Visa alla)
Camping.se Camping.se
Gothenburg, 40222GÖTEBORG

Välkommen till Camping.se på Facebook.

Jazh Travel & Tours Jazh Travel & Tours
Gothenburg

* Under Construction * Jazh Travel&Tour is an affiliate of WCA Travel. We offer booking services for both Domestic and International flights destination, hotel accommodations and t...

Easy Living International Easy Living International
Gothenburg

Drömboenden vid havet i de mest populära länderna Thailand, Turkiet, Cypern, Italien, Spanien, Po

Persikan Persikan
Bläsgatan 2
Gothenburg, 41463

Cap Scandinavia Travel Cap Scandinavia Travel
Östra Hamngatan 17
Gothenburg, 41110

www.capscandinavia.com : Pour vos prochaines vacances découvrez le Grand Nord! Cap Scandinavie Trav

Skutsegling - DTR Event & Bokning Skutsegling - DTR Event & Bokning
Eriksberg
Gothenburg, 41765

Vi arrangerar kryssningar och skutseglingar på svenska, danska, norska och tyska vatten.

African Tours & Safaris NO African Tours & Safaris NO
Gibraltar Gatan 17
Gothenburg, 41258

Safarireiser til Afrika med African Tours & Safaris

Electrotravels Electrotravels
Gothenburg

Electrotravels är i grund och botten en researrangör som arrangerar bussresor till evenemang och f

Bigtrip resebyrå Bigtrip resebyrå
Gothenburg

Bigtrip resebyrå. Stora upplevelser för stora grupper.

Supreme Travel Sweden AB Supreme Travel Sweden AB
Södra Larmgatan 2
Gothenburg, 41116

Din personliga researrangör. Vi är specialister på evenemangsresor till USA, Kanada och Island. V

Scratch The Map UF Scratch The Map UF
Gothenburg

Med vår karta kan du markera de ställen du har besökt på ett roligt och kreativt sätt, eller varför inte ge bort som present till din reseälskande vän?

Hyr semesterhus i Alicante Hyr semesterhus i Alicante
Gothenburg

Letar du efter en annorlunda, härligare semestervistelse i Alicante? Hyr ert perfekta semesterhus