Caamir Media
Ka Daalaco Warar | Barnaamijyo | Sheekoyin | iyo Diin Ku Xiisa Galiya
Garoowe: Guri uu ku habsaday hoobiye, halka laga soo ridey aan weli la xaqiijin, cidi wax kuma noqon.
M.Salah
Xil: Faarax Biyoole"waxaan doonaynaa doorasho aan Xabadi ku dhicin"
"Puntland waxay khatar ugu jirtaa in ay burburto Xeerkana anagu wa joojinay"
Gudooonku wuxuu noogu jawaabay Kalsoonidii idin kala laabanay markii aan la wadaagnay Xeerka Awoodna ma lahaye waxaan u dhiibanay kaliya Gudoonka" Saadiq Abshir Garaad"
DEG DEG. Guddiga u xilsaarna xeerka Doorashooyinka Puntland ayaa sheegay in ay joojiyeen....
Guddoomiyaha Barlamaanka Abdirishiid abwaan ayaa golaha la wadaagay in La tashi guud kadib, maalinta Axad ah ( 26-Nov, 2023) Golaha dib loogu soo celin doono Xeerka Doorashooyinka Puntland.
Gedo oo gabi ahaanba ku qarqoontay Biyo kusoo rogmaday.
Alle hau gargaaro umada
Siyaasiyinta garoowe isku haysta ha yimaada Jiida H**e Buqdharkayn.
Maxabiis saakay laga qabtay ciidamada Somalilamd ee duulaanka kusoo qaaday Buqdharkeyn.
"Waa iska dhicinaynaa cida ina barakicinaysa dadka amni darada samaynaaya ......."
Garaad Siciid Xaaji
|| Xarunta SPDC oo kaashanaysa Jaamacadda Bariga Africa aya bossaso ku qabatay kulan dadweyne oo ku saabsan dawrka dhalinyarada ee ka qaybgalka siyaasada, caqabadaha iyo fursadaha.
Kulan kaan aya kadhacay holka jamacada BARIGA AFRICA.
Ururka Haweenka SSC Khaatumo ayaa soo gaaray Magaalada garoowe si ay qayb uga noqdaan isu soo dhoweynta siyaasiyinta Mucaaaradka iyo Dowladda Puntland.
Magaalada Bosaaso ayaa laga daahfuray wejiga koowaad ee mashruuca Koronto ka dhalinta cadceedda (Solar Power Plant) , kaasi oo ay maalgelisey Dowladda Imaaraadka.
DEGDEG: Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa ka hadlay Xaaladda Garoowe iyo dagaalka ka socda magaalada Sheerbi.
Alle ha u naxariisto Caaqi Cali Faarax Faahiye (Cali Cige) oo maanta Qardho ku geeriyoday, wuxuu Isim wax badan kasoo shaqeeyay Amnga iyo horumarka Puntland kana mid ahaa isimadii wax ka aas aasay.
Naxariis waarta ayaan eebe u rajayanayaa.
Isimada Dhulbahante"awaxaan garoowe u nimi in aan xalino khilaafka ka jira oo nabad kuso dabaalno"
Xeerarka kubada cagta marka xaafada la joogo:
1- Albiitaro ma jiro.
2- Ciyaarta waxey dhamaanee marka maqribka la aadaamo ama wiilka banooniga leh ay hooyadiis u yeerto ama uu asaga xanaaqo.
3- Rigoore ayaa la dhigaa haduu uu qof dhaarto oo uu dhaho: Walaahi Rigoore waaye anaa arkaayey gacan ayuu ku taabtay.
4- kan ugu buuran ayaa boortiyeeri noqonaayo.
5- Qaladka waxaa la xisaabanaa markii dhamaan la isku waafaqo oo cid dood ka qabtaa aysan jirin.
7- Hadii qof iska socdo uu imaado kooxda uu rabo ayuu ku biiri karaa.
8- Tirada ciyaartoyd ee garoonka galeyso labo ayey ka bilaaban kartaa Ilaa 20 waa la gaarsiin karaa koox walba.
9- Rigooro hadey noqoto boortiyeeriga waa la badalan karaa, oo xariif dhaxda ka dheelaa ayaa boortiyeeri noqonaa, marka rigoorada la tuurtana dhaxda ayuu iskaga laabanaa.
10- Goolasha qaar iney dhasheen iyo in kale waa in lagu heshiiyaa hadii kale ciyaarta waa banad.
11- Gool horey lagaaga diiday iyo mid hada dhashay waa la isku tuuri karaa hadii maslaxo loo arko.
12- Ninka banooniga iska leh marna lama badali karo.
13- Mararka qaar tirada goolasha la iska dhaliyey ama koox walba lagu leeyahay waa la isku qabsan karaa, waana laga heshiinaa.
Waagii uu banooniga fiicnaa.
Ku sii dar adiga.
Xigasho: Khaalid Macalin
Deg Deg:Garaad Cabdirashiid Waraabe dheere Oo Ka hadlay Xaalada Garoowe,
Garaadka ayaa yidhi""Harti dhabar iska Toogan maayo Ciidanka Difaaca Kaga jiira Jiida Oog ma dhacayso inuu Guryaha Garoowe Difaaca Ka galo,,
Beesha Harti waxaa Ku furan furin Dagaal waxayna gashay dagaal ay kusoo celisay sharafteeda magaceeda dhulkeeda ma dhacayso inay khasaariso Halgankii Naf iyo Maalba loo huray oo Wiilka Difaaca Oog Kaga jira la dhaho ka gal Difaac Guryaha Garoowe,
Isimo iyo Waxgaradba waan ku filanay Xaalada Garoowe, waana ku Filanay xalka Xumadda Doorashada mana dhacayso in Dadkayagu si caqli xumo ku jirto isu dhacan,
Gaadiidlayda Garoowe waxaan ugu baaqayna inay Joojiyan Barakicinta Dadka iyo Durbaanka Colaadeed ee ay maatada u garacayaan,
Barqo wanaagsan 19-11-2023
Ugu yaraan laba ruux baa ku dhintay tiro kalena waa ku dhaawacmeen dagaal beeleed mar kale ka soo cusboonaaday deegaanka Sheerbi ee gobolka Karkaar, Puntland.
Isku-socodka gaadiidka ayaa hakad ku jira saacado caawa, maadama oo deegaanku ku yaal jid halbowne u ah gobollada Puntland, inkastoo dhowr jeer ciidamo la kala dhex dhigey weli waxa muuqata in aan dowladdu heshiis kala dhex dhigin dadka deegaanka.
Salh.
Barnaamijka Waxbarashada Sahal Cable TV Asbuucan waxaan kusoo Qaadanay Dugsiga Salaaxudiin Al- Ayuubi Boosaaso, muuqaalada iyo Waraysiyada Barnaamijka Lasoco.
Barqo wanaagsan 18-11-2023
BOOSAASO: Waxgaradka, odayaasha iyo aqoonyahanka Beesha Warfaa Cawlyahan, Cali Saleebaan ayaa ka shiray marxaladda kala guurka ah ee Puntland.
Madaxweyne Deni oo Wadahadal ugu Baaqay Mucaaradka Puntland.
Warka Habeenimo Sahal Cable TV 16-11-2023
Dowladda hoose ee Bosaaso oo wadooyinka Muhiimka ah iyo xaafadaha ka Bilowday dhurista Biyaha Roobka ee saacadihii lasoo dhaafay ka da,ay Magaalada Bosaaao isla markaasna fariistay wadooyinka iyo meelaha godadka ah.
Dood Cilmiyeed kusaabsan Cudur-ka Sonkorta oo ay soo wada qaban qaabiyeen isbitaalka prof abdirisak iyo jaamacadda culuumta caafimaadka waxaana lagu qabtay hool-ka jaamacadda
Dood wadaag : Caqabadaha ay La Kulmaan Dadka Naafada ah iyo Sidey Uga gudbi lahaayeen
Dekedda Bosaaso.
Shacabka Qardho "Nimanka musharaxiinta isku sheegayaa waa niman iska jahwareersan"
Gudoonka Segmada Rako ayaa kormeeray Boholo ka dilaacay qaar ka mid dhuldaaqsimeedka baadiyaha deegaanka Duudhooyo.
Galkacyo oo wali la duruufaysan Biyihii dhowaan kusoo rogmaday oo wali ku jira Goobaha waxbarashada Halkan wa Dugsiga h/Dhexe salaama.
:- Madaama Lagu jiro xili roobaad waxa lagu wargelinaaya Bulshada Degmada Bosaaso in ay iska ilaashaan khataraha ka dhalankara Korontada iyo Meelaha biyaha mareenka ah ama gododka oo bulshada dhibaato iga imaankarto.
Hadaba Muwaadin iska ilaali Biraha iyo Fiilooyinka korontada, Sido kale Bulshada Baadiyaha iyo kuwa Magaalada waxaa lagu wergelinaaya in ay ka daxadaraan meelaha Biyaha Mareenka ah iyo godadka si aysan dhibaato uga soo gaarin naftooda iyo Maalkooda.
SSC-Khaatumo & War cusub
WAR-SAXAAFADEED:
Xoghayaha Arrimaha Bulshada SSC-Khaatumo Dr. Yusuf Saleeban Sancad waxa u caddaynayaa qodobada soo socda:-
1. Ugu horreyn, Waxaan ogaysiinaynaa Bulshada Soomaliyeed iyo Shacabka SSC-Khaatumo in Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha JFS iyo Xidhiidhkuba ay dedaal weyn ku bixiyeen sidii SSC-Khaatumo uga qaybgeli lahayd Tartanka Kubadda Cagta ee ka furmi doona Caasimadda Muqdisho.
2. Marka xigta, ma jirto war Rasmi ah oo naga soo gaadhay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JFS, islamarkaana waxaanu ku guda jirnaa diyaar garowgii aanu kaga qaybgeli geli lahayn tartanka, anagoona rajaynayna inaanu guul ka keeni doonno.
3. Ugu danbayn, Waxaan ku boorrinayaa Xulka Kubadda Cagta SSC-Khaatumo in ay sii labanlaabaan dedaalka iyo diyaargarowga jidheed iyo maskaxeed ee ay ugu jiraan ka qaybgalka tartanka iyo hanashada Koobkaba. Islamarkaana aysan ku mashquulin wararka iyo dacaayadaha aysan waxba ka jirin, kuna kalsoonaadaan Maamulkooda.
Xogahayaha Arrimaha Bulshada
Dr. Yusuf Saleban Sancad
DHAMMAAD
Kabtan Ayuub" Garoowe Jiri bay u afduubatay wa in aan u xoreyno sidii laascaanood"
Xulka Maamulka Ssc Khaatumo oo laga reebay Tartanka maamul Goboleedyada dalka soomaaliya.
Puntland ayaa horey si iskeed ah uga hartay tartanka dawlad goboleedyada.
Dallada Mucaaridka Puntland: "31 December waxa aan soo xulaynaa xildhibaannada Golaha Wakiillada, Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisana waxa la dooranayaa 8-da Jenuary, xilligeedii."
Guriceel: Goob fagaare ah ayaa lagu soo bandhigay saacado kahor Cabdisalaan Cali Axmed oo ku eedaysan dilka marxuum Cabdulaahi Cali Hudey oo ahaa walaalka taliyaha Booliiska degmadaasi oo la diley tobankii bishaan.
Hay'addaha amaanka ayaa ninkan ku eedaysan dilka xalay gacanta kusoo dhigay xilli uu isku dayay inuu baxsado, waxaana soo qabashadiisu qaadatey dhowr maalmood oo lagu raad joogey kadib.
fagaaraha bandhigan waxaa ku sugan Maamulka degmada' Odayaasha dhaqanka' Saraakiil' Bahada saxaafadda iyo qeybaha ka duwan bulshada waxaana la filayaa in saacadaha soo aadan maxkamad uu kasoo muuqdo Cabdisalaan Cali Axmed.
La wadaag saaxiibadaa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Contact the business
Telephone
Website
Address
252
Laanta Hawada
Bosaso
Udug Media Production is media house and production centre based in Puntland.
Rawda RoadBosaaso
Bosaso
soo dhowaada mudanayaal iyo marwooyin barkulankaan waxaan jeclahay inaan idin kula wadaago dhaxalkii