Heeraab Media
Stay up to date with the latest news from home and abroad
Agaasimaha Arimaha bulshadda dg. Balidhidin Ahmed Hassan Afdhaal ayaa diiday xilka qaadis sharci Daro ah oo u ku sameeyay Gudoomiyaha dg. Balidhidin kadib khilaaf ka dhashay cidda mamulaysa deeq dagmadu heshy. Agaasimaha waxaa lagu xasuustaa xilligii adkaa uu usoo shaqeeyay Degmadiisa iyo Dadkiisba.
Bosaso Airpot๐๐
The Information Minister Daud Aweis says that hosts Defence Ministers and Chiefs of Defence Forces of Frontline States ( , and )to discuss and adopt a common position on regional security and the fight against terrorists.
Wr/ Nasra Bashir Ali
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Sulayman Mohamed Mohamoud ayaa ka qeyb galaya shirka sanadlaha ah ee 16-aad ee Ururka Dacwad-oogayaasha Africa, kaasoo ka furmay , Isniinta. 300 oo ergo ah oo ka kala socda 40 wadan ayaa isugu yimaaday si ay u wadaagaan dhaqamada lagu xukumo dambiyada abaabulan ee Afrik.
W/QNasra Bashir Ali ๐
GUULAYSTAHA SAADASHII CIYAARTII ARGENTINA VS FRANCE
Abdimalik Salah
SADAALI UU KU MOBILE KII GOLIS AY ISIISAY
SHURUUDAHA SAADAALINTA:-
1:LIKE SAAR PAGE KA
2:SHARE GARAY POST KA
Raโiisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo qaabilay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha Guud ee QM u qaabilsan Arrimaha baniโaadminimada Adam Cabdulmowlaa ayaa kala hadlay arrimaha abaaraha dalka, gurmadka la gaarsiinayo dadka abaartu saameysay iyo isu duwidda dadaallada gurmadka abaaraha ee dowladda iyo hayโadaha kala duwan ee gargaarka.
Madaxweyne Dani ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Isimada Gobolka Bari, kuwaas oo horay usoo saaray goโaanadii uu diiday Madaxweynaha ee la xiriiray khilaafkii dowladda iyo PSF oo markii danbe gacan ka hadal isku badalay.
Isimada uu la kulmay Madaxweynaha ayaa kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin iyo Beeldaaje Cali Beeldaaje Salaad.
Madaxweynaha dalka Ukraine ayaa hoggaamiyeyaasha Caalamka ka codsaday in lala soo gaadho kaalmo dhinaca difaaca cirka ah si ay uga gaashaantaan gantaalaha uu Ruushku ku garaacayo.
Dadka reer Ukraine ayaa hoos galay jidadka Tareenadu maraan si ay uga gabbadaan weerarka uu Ruushku saaka dalkaas u eekeyey. Iyadoo dadku bilaabeen in ay qaxaan.
Ruushka ayaa Bandow kusoo rogay Dekedaha Ukraine, ilaa amar dambe Badda ayaa laga xiray Nooc kasta oo gaadiid ah, Hawada 2 saac kahor ayay Moscow sheegatay in ay xiratay.
Moskow, waxay usoo jeedisay ciidanka Ukraine in ay hubka dhigaan oo ay is dhiibaan, saacado gudahood sida ay tabisay Aljazeera oo xiganaya Wasaaradda difaaca Moscow.
US, waxay kuhanjabaysaa talaabo dheeraad ah & In loo duceeyo Ukrain QM waxay kubaaqaysaa in si naxariis leh Putin looga codsanayo in uu dagaalka joojiyo.
Kyif, waxay sheegaysaa in dalka Belarus uu dagaalkan kusoo biiray, hayeshee warbaahintu ma hayso cadeymo dhaafsan in ciidanka Russia kasoo gudbeen xadkaas.
Falanqeeya Yasir Cabdul-Xamud oo udhashay Qatar lana hadlay Aljazeera Arabic ayaa leh โNATO iyo US magali karaan duulaanka si toos ah, durbana hawada iyo baddaba way xirtay Ruushka, mudo ayay ka shaqeynayeen hanaanka goโodoomintaโ.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
New-Bosaso
Bosaso
Bosaso
Halkani waa warside show waxaad heli kartaa wararka malin laha ah dhacdooyinka cusub iyo kaftan & Qaraaxada๐๐ธ๐ด
Bosaso, 252
kusoo dhawoow halkani waa hoyga isku kariska iyo kala kariska wixii cusub ๐ซก