H.E Mohamed Salah Mohamed

saxipayal kani waa page kayga rasmiga ah fadlan kuso biir si aad u hesho xog dhamaystiran

Dhiiri gelintu waa talabada qof ka u horseeda Hamiga wanagsan la joogagu waa ii muhiim markasta waxan dareemaya in aad i garab taagan tihiin qof kasta oo shabakadayda ku soo biira waxan u arka in uu yahay u horseedaha mustaqbal wanaagsan ee ayaha danbe ee nolashayda waxan jeclahay markasta in aan halkan isku barano wajiyo cusub waxan inii rajaynaya mustaqbal wanaagsan saaxiib ku soo biir hoyga aan ku leeyahay facebook-ga mahasanidiin

05/01/2024

War qadatan macna badan ayey xanbarsantahay!
Waxayna ka tarjumaysa tayada koobka hada socda.

05/01/2024

Input of Damul jadii × input of nabad iyo nolol= madax waynah soo socda ee 5sano maamuli doona. Mamul gobeleedka puntland.

Alow kii roon reerka u reeb
Waayo saw maxasuusanid puntland inay tahay hooyada federalka

Photos from H.E Mohamed Salah Mohamed's post 01/01/2024

Hambalyo Dhamaan Xildhibaanada 6aad Ee Golaha Dowlada Puntland
waxan inii Rajaynyaan mkustaqbal wanaagsan in aad u horseedaan wadanka

31/12/2023

Siyaasadda Puntland waxay Noqotay in La ilaaliyo Jihadii Ay ku Socotay Puntland 25 Sano Waatan suuqa Madow loogu Galay Xildhibaanda 17 Ah SSC KHaatumo

06/10/2021
29/09/2021

Red Sea University جامعة البحر الأحمر

16/09/2021

Bandhiga Buugga Xulashada Takhasuska Ardayda Iyo Habeen Danbe Hotel Gacayte buuggan oo muhiim ardeyda bilaabaysa jamacaddaha kaso ka caawinaya kulliyada ay ku biirayan waxa kaloo lagu siinaya tooliyin dhaxal gal ah

Qoraaga buugga oo ah Shucayb Daad Mohamed ayaa juhdi badan ku bixiyey sidii dhalinta ku biiraysa jamacaddaha si aanay gu jaah wareerin kulliyada ay ku biiri nayaan ayaa habeenka ka sheekayn doono talooyin wax ku oola

Hadaba waa ku miih kasoo qayb galka buuggan hadaba hamoogan habeenkaas

13/09/2021

Caasha Xuseen oo ah qofka ugu da'yar ee u sharraxan Aqalka-sare ee Soomaaliya kana sharraxan maamulka Hirshabeelle.

"Abbahay oo xanuunsan ayaan u waayey dal-ku-gal [Visa] matalaad la'aan awgeed, maanta waxaan xilkaaan isugu sharraxay si dadka dhibkaas oo kale waajahaya aan u saacido".

Photos from Abdihakiim Ahmed H's post 17/06/2021

Samiixa Khaliil waa Gabadhii ugu horaysay oo soomali Ah oo gadha 1m follow ee lada TikTok Gabadhan ayaa dhigatay xaflad ay kaso qayb galeen dad sida aad u isticmala social media ha

Gabaray Ama Wiilow ma isticmasha Alaaada TikTok immisa follow ayaad maraysaa u yeer saaxipta ama saaxipka oo is ticmaala Alaada TikTok

25/04/2021

Gormaa kugu danbaysay ufeyn hadaba halkaas ayaan kaso salamaya Ramadan kariim

06/03/2021

"Sharci kuma fadhidid, haddii aan dalka lagaa qabana waxaa soo socda hooggii 30 sanno ka hor dhacay mid lamid ah.." Dhalinyarro kasoo jeeda Somaliland kuwaas oo kasoo horjeeda Madaxweynaha waqtigiisi dhamaaday ee Farmaajo ayaa sidaasi yidhi.

06/03/2021

Alle ha u naxariisto Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Puntland oo u geeryooday dhaawac ka soo gaadhay shil baabuur oo ku galay duleedka degmada Badhan xilli u u socday tacsida hooyadii oo dhimatay.

10/01/2021

Xaflada Caleema-saarka oo lafilaayo in ay ka qabsoonta Hooyada Puntland ee Bosaso Tariikhdu markay Tahay 1/25/2021 Caleema saar ka Boqorka ayaa kafilaaya in uu sihabsami leh ugu dhaci doono bosaso kaas oo ay kaas oo lafilayo in ay kaso ayb galaan dadweyne kala duwan

Share plse

07/01/2021

Suuqyada magaalooyinka Boosaaso, & Garoowe ayaa markale laga diiday maanta isticmaalka lacagta Shiling-ka Soomaaliga ah, Ganacsatada ayaana sabab uga dhigtay in bangiga dawladda iyo Xaafiisyada dawladda ee lacagta qaadaba diideen qaadashada lacagtan.

Shiling Soomaaliga wuxuu u muuqdaa mid saameyn weyn kuyeelan doona sheegashada Xukuumadda Puntland ee waxqabad, dad badana ayaana durba ku dhaliilay Xukuumaddu in aysan marnaba daacad ka noqon meelmarinta go'aamada ay sheegto

Dhowaan ayaa dowlada puntland y sheegtay in ay soo saartay go aamo ladonaya in lacagta shilin soomaliga ay socoto waxay dowladu amaro kuso rogtay shirkadaha is gaarsiinta si ay h xakamayaaan lacagta electaronic ga ah ayna shacabku diraan lacagi xadidan lakin ilaa hada majiro wax dhaqan galay shilin soomaligiina waxa uu ka baxay booskii h**e ee uu joogay kol kiisi h**e

MAGAALADAADA ma laga qaadanayaa SAAKA?

06/01/2021

Allaha u naxariiste waxaa magaalada London ku geeriyooday rugcadaagii saxaafadeed Axmed Cabdi Nuur oo muddo ka shaqeynayay Warbaahinta.

Marxuumka ayaaa mudo dheer ku jiray howlaha warbaahinta waxa uuna lahaa aqoon saxafadeed oo uu modo dheer uu laylinayey arimaha warlalinta eebe how naxariisto marxuumka aamin aamin

Photos from Abdihakiim Ahmed H's post 06/01/2021

Wll Zxp Iyo Dumashi Xaawo Abdulahi Oo Arooskoodu Ka dhacay Boosaso
Noqda kuwii isku waara oo ubad khayr qaba kala hela Hambalyo

🎉🎉🎉🎉👏👏👏❤❤❤

03/01/2021

Galmudug oo amar dul dhigtay weriyaasha ka howlgala deegaannadeeda

02/01/2021

Madaxweyne farmaajo iyo madaxweyne xasan sheekh maxay kula duwanayeen intii ay xilalka hayeen

Xogta- Gundhig

02/01/2021

Waa kuma ciyaar yahanku ugu saamaynta badnaa ciyaarihii maamul gobaleedyada iyo gobolka banaadir

Adigu ciyaar taya han kee ama maamul gobaladkee taageeraysay intii ay ciyaartu socotay codkaga ama qoraal kaaga hoos noogu reeb

02/01/2021

Saaxibadii nabad iyo nolol soo laylinayey mudo 3 sano iyo 5 bilood ah wax badana soo wada qabtay ayaa ku kulmay foram-ka Heritage oo ka socda magalada garowe ee caasumada puntland

Saaxipo istabay dhaqanka shaqada iyo howshii ay u hayeen ummada ayaa hatan wada galay sawir saaxip tinimo iyo far xadi ka muuqato

Fariin u reeb Gulled iyo khayre

02/01/2021

Taliyihii h**e ee NISA, Gen.Sanbalooshe oo ka hadlaya shirka Heritage ee Garoowe:"Madaxweyne Farmaajo markii uu xilka qabtay, waxa ciidanka loo kala saaray Tiinkeenna iyo Tuugada;

Tiimkeena waxa loo bixiyey kuwo laga keeney Galdogob, Buuhoodle iyo Gado, halka kuwo laga keeney Sheebeelooyinka iyo Hiiraana loo baxshay tuugada".

Hadaba maxad san-balooshe weydiin lahayd

Photos from Abdihakiim Ahmed H's post 02/01/2021

Boqor Burhaan Boqor Musse oo safar qaatey laba bilood ku maqnaa dalalka Turkiga iyo Sweden Ayaa dalka dib ugusoo laabtay manta waxan lagusoo dhaweeyay Garoonka Diyrad ee General Maxamed Abshir Garowe Waxan kuso dhaweyay xildhibaano ka tirsan Barlamanka Puntland iyo masuliyeen kale

02/01/2021

Madaxweyne Deni:"Waxaan ka codsanayaa madaxweyne Farmaajo iyo Raysal Wsaaraha in laysugu yimaaddo shir doorashada ku saabsan, haddii Puntland lagu qabanayo iyo haddii meel kale lagu qabanayoba diyaar baan u nahay".

01/01/2021

4 marwo oo hal nin qabo hadana kula h**eeya jagooyinka soomalidu xaaska u taqaan oo kala ah
Mineeyn
Minyaro
Meel-dayato iyo
Mag-magato
Hadaba hadii aad tahay gabar guur doon ah midee jeclaan lahaydvin aad noqoto fikir ahaan se kawarn afarta marwo oo isku qushuucsan

Qaybta hoose noogu reeb nuqul kaaga ku aadan arinkan mahadsanid

01/01/2021

Alle ha u naxariisto Xaaji Yuusuf Maxamed Xasan oo ku geeriyooday dalka Cumaan, waxaan si gaar ah ugu tacsiyeenaya Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Xaaji Yuusuf oo uu ahaa aabihiis iyo dhammaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday.

Eebe how naxariiste xaaji yuusuf waxa u ahaa ganacsade caan ah oo mud dheer soo laylinayey arimaha ganacsiga shirkadaha ugu waa weyn puntlan ayuu wax ku lahaa mar xuuum ku

Xaaji yuusuf ayaa mudooyinkii danbe ku xanuusanyey dalka oman dhowr jeer ayaa xaladihiisa caafimaad lagu dabiibayey gudaha dalka omaan

Eebe haka waraabiyo janadii fardowsa xaajj yuusuf aamin aamin

31/12/2020

2020 nolalay wajiyo badan hellow 2021 wiil 32 jirsaday kuma xumi

Alle hanooga dhigo mid farxadiisa wata

Farah Abdulkadir Mohamed

31/12/2020

Gabar la.aan !!!
Visa la.aan !!!!!

Ar boowe banaadiri yaa wax la dheeli jiray gabdhii gal mudug wiilka qandalaawiga ahaa aad siin lahayd iyaga ceel ku riday viisihiina waaba jeex jeexen

Saqraawi wiilka sabixadiisi h**e casharka u dhigay galabta baanadirigii baa dhusa-mareeb u diray

Reer gal mudugow bal viisaha la noqda hadaad rabtaane gabadhii qurux badnayd ar boyaalow nagu dara aan gacan kii hodonka dalxiis u geyneee

Galabta daawasho madax xanuun laga qado bay ahayd

31/12/2020

Qaybtii h**e sidan ayey kuso dhamatay qaybta labaad ayaad guul u rajaynaysaa

31/12/2020

Waa inay GALMUDUG qaadataa Galabta koobkaan.🏆
Gabay hadda soo dhacay.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Imtixaanka aqabalada jamacadda badda Cas
Heeso bila music ah
Puntland

Category

Telephone

Website

Address

Bosaso
252
Other Entrepreneurs in Bosaso (show all)
Faakhir Home Collection Faakhir Home Collection
New Bosaso Bosaso Bari Pubtland
Bosaso

KU SO DHOWOW SHIRKADA FAAKHIR HOME COLLECTION ���

Qaal Spare Parts used cars Qaal Spare Parts used cars
Bosaso, BOSASOPUNLAND

ku soo dhawow qaal Spare Parts used cars

Ardaaga Soojireenka Ardaaga Soojireenka
Bosaso

Mudan Ecommerce waxaa ka helaysaa alaabo tayadoodu sarrayso, oo cusayb iyo celisba leh.

Fayzal ahmed Fayzal ahmed
Bosaso

Abdikarim Mire Goon Abdikarim Mire Goon
Milk Market
Bosaso, 252

Nabadoon cashuur carab Nabadoon cashuur carab
BOSASO
Bosaso, 399

nabadooon cashuur carab waa pagekayga rasmiga ah ka mid noqo asxabta cusub oo ku soo biirtay page ka

Mr. Mohamed Deik Mr. Mohamed Deik
Airport Toad
Bosaso

Aragti ku dhisan Fogaan aragnimo iyo hogaamin toosan

Mfs Ilkadigir Mfs Ilkadigir
Bosaso

welcome

Najax online Najax online
Bosaso

Welcome najax online We also sell women's clothing, children's clothing and women's shoes

Dhigane Online Dhigane Online
Bosaso

Qancintaada iyo qiima ku raaligaliyaba waa anaga qorshaheena

Hon.mohmud farah qodah Hon.mohmud farah qodah
Bosaso

halkani waa page-kayga laabaad xil mohmud farah ''qodah" fadlan iigu caawi like.mahadssnid

Eng firin omar Eng firin omar
Bosaso

Engineering of technology