Cartan Times.

Cartan Times.

waxan ahayn nin jecel dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa kusoo dhawoow bageka rasmiga ah ee Sahal maxamed cartan

06/01/2024

Khaan Baaba || 300 gabdhood ayuu guur ka diiday , ninkan oo ah ninka ugu buuran Pakistan.😀
Buurnidu ceeb maaha
soo mention garee saaxiib buuran una sheeg inuu mustaqbal leeyahay 😁

05/01/2024

Mahadsanidiin saaxiibada nagu soo biiray , mudada yarna boggan ka dhigay mid kamida kuwa ugu Daawashada badan.

boggani waa bogaaga

04/01/2024

5 littir oo sunta dibqallooca ( hangaaralaha ) ah waxaa la siiyaa 39 Millyan ❗🤨
maxay tahay suntani ? nooca dib qallooca

02/01/2024

" Itoobiya hadafkeedu waa inay saylac dhinac u goyso oo ay ka goyso somaliland " Proff. Abdi samatar.

31/12/2023

45 sano oo uu ahaa baadari ka ahaa kiniisad ku taala dalka Australia ugu danbaynta Alle wuxu waafajiyay diinta suuban ee Islaamka Waxaana loo bixiyay Abdirahmaan

Allahu Akbar.

29/12/2023

Video|| Khatarka Taawarada Anteena ee isgaarsiinta ❗
anteenooyinka is gaarsiintu waxay keenan khatar caafimaad oo halisa

27/12/2023

Askar Nigerian ah oo dirayska laga dhigay kedib markii ay Laaluush waydiisteen Gabadh Dalxiise ah

27/12/2023

Video || Karbaashka Yuhuudda issam Shiwali

25/12/2023

Video|| Xaggee ayuu ku danbeeyay Tareenkii Mari jiray Somalia ?

FG : villaggio duca degli abruzzi = (Jawhar )

23/12/2023

video || Qoyska haya Furaha Kacbada

FG: ha ilaawin salliga nebiga scw

17/12/2023

Ragga India oo dumarkii meherka ku qaaliyeeyay❗
India Dumarku iyagaa Meherka bixiya , si loo guursado 😅

14/12/2023

fiiri berri subax saxiibkaaga / saxiibtaada Gaaban una sheeg inay subaxdii dheeryihiin ❗😀

13/12/2023

Qaar kamida Qabaailka Daga Kenya sidan ayay isu salaman ? , bal kawarran hadfii 100 Qof isa salaamayaan 😁

10/12/2023

Sidee ayay xamaas u qodday Magaalooyin dhan oo dhulka hoostiisa ah❗❗❓🤨

share Like and comment

09/12/2023

Ducada haka tegin ‼️
HAMDA HUSEIN

07/12/2023

Earphonekska ama Headphoneska dhagaha la gashto wixii ka badan hal saac waxay kordhin kartaa Bacteeriyada dhagahaaga 700jeer sida caadiga ah waxayna sababi kartaa inaad waydo maqalkaaga ama uu daciifo

Source: at ENT Health

05/12/2023

BaranBaradu waxay Noolaan kartaa Asbuuc dhan Madax la`aan haddii Madaxu ka go`o 🙁

03/12/2023

B***y Trabs || Dabinadii Kumaanka Askari Kaga Dhinteen Maraykanka Baryaha Dagaalkii Vietnam

30/11/2023

🚫KHAMRIGA || Drg Gin bilowga Dabar goynta Jiritaankeena ❗❓
usii gudbi Farriintan Bulshada inteeda kale

27/11/2023

Rendille || Qawmiyad Somaalida ka tirsan , Xaggee ayay asal ahaan kasoo jeedaan❗

26/11/2023

Khatarta Xabaddaha(rasaasta) cirka loo rido❗️❗️❗️
sideese u wax yeelayn kartaa Noolaha ❓

sii share garee oo gaarsii Bulshada inteeda kale

25/11/2023

Panama Canna| Gacanka mucjida ingineernimada 🤨

Share ,Like and comment

Photos from Cartan Times.'s post 16/11/2023

. Heerkulka degaanka oo hoos u dhacay ayaa keenay Qabow xad dhaafa.

08/11/2023

" Dawladda federaalku waa cadawga kowaad ee dimuqraadiyadda Puntland" Caddaysay cabdi cadaysay G.kuxigeenkii h**e ee Degmada Ufayn hadana ah Xillibaan ka tirsan Golaha degaanka degmada Ufayn

08/11/2023

Milxo, Sanaag: Laba nin oo ka soo jeeda Qoomiyadda Oromada, Itoobiya ayaa hal kaasi saaka lagu diley ka dib khilaaf soo kala dhex galay rag Soomaali ah.

Dhacdadan waxa ku dhaawacmay laba ruux oo kale oo Soomaali iyo Oromo ah kala ah.

Qoomoyadda Oromada ayaa la soo sheegayaa in ay muddooyinkii danbe ku badnayd deegaankan dahabka hodonka ku ah.

03/11/2023

shirqool || Yaa dilay Saado Cali warsame || Xasuus

02/11/2023

"Madaxwaynuhu wuxuu wadaa anaa cayaarta kula cayaaraya anaana Albiitara " cabdimalik Bulshaale oo kamida dhallinyrada Gobolka Bari Bosaso

30/10/2023

Faafibnta dacwada ,Dawlad dhiska iyo Horumarinta Arrimaha Bulshada
Dalbo oo halagaa Duubo khidmad la`aan

29/10/2023

Nokia || Maxaa Dunida ka Qariyay Hormuudkii shirkadaha Technoolagiyadda

26/10/2023

Shirqool| Yaa dilay AHU naxariistee Proff. Cali khaliif galaydh
yayse tahay cidda uu yiri iyadaa i dili doonta ?

faaladaada Noo reeb

23/10/2023

Follow like and share

Photos from Cartan Times.'s post 22/10/2023

Kulan-weynaha isgarabtaaga Walaalaha Falastiin:
Kulankaan oo ay soo qaban qaabiyeen Hay'adaha Waxbarashada iyo Arimaha Bulshada Ee Magaalada Boosaaso sida :
ALMINHAAJ, TADAAMUN, PEN, JAAMACADA BARIGA AFRIKA , JAAMACADDA BADDA CAS, IYO JAAMACADDA BOOSAASO OO ay kasoo qayb galeen Ardayda Jaamacadaha, Dugsiyada Sare , Culimada, Aqoonyahanka , Ganacsatada , Haweenka iyo Hogaanka waxbarashada Ee Magaaladda Boosaaso , ayaa lagu garab istaagay Walaalaha Reer Falastiin ayadoo goobta laga akhriyay Bayaanka kasoo baxay kulan weynaha , Bulshada Muslimka ahna loo dardaarmay in ay Uduceeyeen walaalaha , Reer Falastiin , Masaajida laga Qunuudo, qadiyada Baytul Maqdasna la nooleeyo , lana dhaxalsiiyo Dhalaanka Muslimiinta , ayadoo loogu baaqay Madaxda Muslimiintana inay qaataan kaalinta kaga Aadan walaalaha Reer Qaza.
Kulankaan oo ka dhacay Hoolka Jaamacadda Bariga Afrika ayaa kusoo dhamaaday si wanaagsan .

Bayaanka iyo Sawiro hoosta ka daalaaco:

22/10/2023

DUCO: WALAALAHA FALASTIIN
Kulan-weynaha isgarabtaaga Walaalaha Falastiin:
Kulankaan oo ay soo qaban qaabiyeen Hay'adaha Waxbarashada iyo Arimaha Bulshada Ee Magaalada Boosaaso sida :
ALMINHAAJ, TADAAMUN, PEN, JAAMACADA BARIGA AFRIKA , JAAMACADDA BADDA CAS, IYO JAAMACADDA BOOSAASO

sii share garee

Photos from Cartan Times.'s post 14/10/2023

Qalalaase u dhaxeeya Ardeyda School-ka Gambool iyo Maamulka School-ka.

Waxaa ka dhashey Khasaare sababey Naf iyo Maalba leh

13/10/2023

« Waxan taageersanahay maamulka ay dhisteen dadka reer ssc khaatumo
Inta ay tashanayaan ee ay dhisanayaan Maamulkooda Dawladda Puntland waxay ku leeyihiin xaquuqihii asaasagiga ahaa ee ay ku lahaayeen Puntland oo ay ka mid tahay Difaaca dhulka SSC »

13/10/2023

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la hadlay Eritrea TV ayaa yidhi:”Eriteriya waa walaalka iyo saaxiibka ugu taageerada badan Soomaaliya, dalal badan ayaa na taageera balse ma jirto cid noo buuxin karta booskeeda."

13/10/2023

" waa inan raadinaa meel aan uga gurmano falastiin " Sh.Daahir Aw cabdi

11/10/2023

Guutooyinka katirsan Ciidanka Israel ayaa xidhay Xaafaayado kadib Markii uu maalinkii shanaad ku socdo dagaal iyo duqaymo ay kala kulmayan Ururada Xamaas iyo Xisbillah.

27/09/2023

FURSAD DAHABI AH
Kuliyadda waxbarashada macalimiinta ee Bosaso -BTEC

Photos from Cartan Times.'s post 10/09/2023

Gabar Reer koonfur Galbeed ah oo si Xor & Farxad ah ugu Dalxiiseysa laascanood '. Horay Somaliland ayaa Actober 2021 dad somaliyed oo ka soo jeeda koon fur galbeed Somalia Magaalada uga qafaashay xilli dadka deegaanka aan talo faraha ugu jirin.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bosasso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Khaan Baaba ||  300 gabdhood ayuu guur ka diiday , ninkan oo ah ninka ugu buuran Pakistan.
5 littir oo sunta dibqallooca ( hangaaralaha )  ah waxaa la siiyaa 39 Millyan ❗🤨 maxay tahay suntani ?  nooca dib qalloo...
" Itoobiya hadafkeedu waa inay  saylac dhinac u goyso oo ay ka goyso somaliland " Proff. Abdi samatar
Video|| Khatarka Taawarada Anteena ee isgaarsiinta ❗ anteenooyinka is gaarsiintu waxay keenan khatar caafimaad oo halisa
Askar Nigerian ah oo dirayska laga dhigay kedib markii ay Laaluush waydiisteen Gabadh Dalxiise ah
Karbaashka Yuhuudda || Issam Shiwali
Video|| Xaggee ayuu ku danbeeyay Tareenkii Mari jiray Somalia ?
video || Qoyska haya Furaha Kacbada
India Dumarku iyagaa Meherka bixiya , si loo guursado 😅
Qaar kamida Qabaailka Daga Kenya sidan ayay isu salaman ?  , bal kawarran hadfii 100 Qof isa salaamayaan 😁
Sidee ayay xamaas u qodday  Magaalooyin dhan oo dhulka hoostiisa ah❗❗❓🤨
Ducada haka tegin ‼️HAMDA HUSEIN

Category

Address


Bosasso