Ururka Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha ee Galmudug, Dusa Mareb Videos

Videos by Ururka Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha ee Galmudug in Dusa Mareb. Kani waa page-ka Rasmiga ah ee ururka Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha ee Galmudug.

Dhuusomareeb, 8-August 2023. Hogaamiyaha Ururka Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha ee Galmudug mudane Cabdifitaax Ciise Cumar iyo qaar kamid ah xubnaha ururka ayaa gaarey xarunta barakacayaasha ee ARLAADI oo ku taala magaalada Dhuusomareeb.

Xubnaha Ururka ayaa u kuur-galay xaaladaha biniaadanimo ee ka taagan xirada ARLAADI iyagoo wareysiyo Kala duwan la yeeshay dadka barakacayaasha ah ee ku nool ARLAADI IDP camp.

Xirada ARLAADI waxaa ka jira xaalad biniaadanimo oo aad u liidata una baahan wax ka qabasho degdeg ah.

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO WACYIGALINTA BULSHADA:-
Facebook:- https://www.facebook.com/UrurkaIlaalintaXuquuqdaAadanahaeeGalmudug?mibextid=LQQJ4d
Instagram:- https://www.instagram.com/reel/Cvr0hVzopcT/?igshid=MzRlODBiNWFlZA==
Twitter:- https://twitter.com/hra_gm/status/1688900416262582272?s=46
Email:- [email protected]

Other Ururka Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha ee Galmudug videos

Dhuusomareeb, 8-August 2023. Hogaamiyaha Ururka Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha ee Galmudug mudane Cabdifitaax Ciise Cumar iyo qaar kamid ah xubnaha ururka ayaa gaarey xarunta barakacayaasha ee ARLAADI oo ku taala magaalada Dhuusomareeb. Xubnaha Ururka ayaa u kuur-galay xaaladaha biniaadanimo ee ka taagan xirada ARLAADI iyagoo wareysiyo Kala duwan la yeeshay dadka barakacayaasha ah ee ku nool ARLAADI IDP camp. Xirada ARLAADI waxaa ka jira xaalad biniaadanimo oo aad u liidata una baahan wax ka qabasho degdeg ah. XAFIISKA WARFAAFINTA IYO WACYIGALINTA BULSHADA:- Facebook:- https://www.facebook.com/UrurkaIlaalintaXuquuqdaAadanahaeeGalmudug?mibextid=LQQJ4d Instagram:- https://www.instagram.com/reel/Cvr0hVzopcT/?igshid=MzRlODBiNWFlZA== Twitter:- https://twitter.com/hra_gm/status/1688900416262582272?s=46 Email:- [email protected]

Dhuusomareeb, 23-July 2023. Ururka Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha ee Galmudug oo uu horukacayo Xoghaya Guud ee ururka Mudane Cabdifitaax Ciise Cumar ayaa gaaray Xarunta Barakacayaasha Hilaac. Qaar kamid ah Xubnaha Ururka ayaa u kuur-galay xaaladaha nololeed ee ay ku suganyihiin Dadka ku nool xarunta Barakacayaasha Hilaac iyagoo wareysi doceedyo la yeeshay Barakacayaasha Xarunta ku sugan. Dadka xarunta ku sugan ayaa ka soo barakacay meelo kala duwan sababo amni daraadeed. Xarunta ay ku suganyihiin Barakacayaasha ayaanen laheyn Biyo, Caafimaad iyo waxbarasho. Ururka Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha Galmudug wuxuu masuuliyad iska saari doonaa Gudbinta baahiyaha Barakacayaasha si Hay’addaha caalamiga ah iyo cida ay quseyso oga soo jawaabaan baahidaan. XAFIISKA WARFAAFINTA IYO WACYIGALINTA DADWEYNAHA:- Facebook:- https://www.facebook.com/UrurkaIlaalintaXuquuqdaAadanahaeeGalmudug?mibextid=LQQJ4d Instagram:- https://instagram.com/protection_hra_gm?igshid=NTc4MTIwNjQ2YQ== Twitter:- https://twitter.com/hra_gm/status/1683230417854267393?s=46 E-mail:- [email protected]

Dhuusomareeb, 3-July 2023. Hogaamiyaha Ururka Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha ee Galmudug mudane Cabdifitaax Ciise Cumar iyo qaar kamid ah xubnaha ururka ayaa gaarey xarunta barakacayaasha ee OOG oo ku taala magaalada Dhuusomareeb. Xubnaha Ururka ayaa u kuur-galay xaaladaha biniaadanimo ee ka taagan xirada OOG iyagoo wareysiyo Kala duwan la yeeshay dadka barakacayaasha ah ee ku nool OOG IDP camp. Xirada OOG waxaa ka jira xaalad biniaadanimo oo aad u liidata una baahan wax ka qabasho degdeg ah. Dowlada hoose ee Dhuusomareeb, maamulka sare ee Galmudug, Hay’adaha ku shaqada leh dhowrida xuquuqda insaanka iyo cidkasta oo garab muuqata ka qaadan taakuleynta dadka taabaaleysan waxaan ka codsaneynaa in ay arintaan si hoose u fiirshaan dadkaan-na lala soo gaaro caawimaad. XAFIISKA WARFAAFINTA IYO WACYIGALINTA BULSHADA:- Facebook:- https://www.facebook.com/UrurkaIlaalintaXuquuqdaAadanahaeeGalmudug?mibextid=LQQJ4d Instagram:- https://instagram.com/protection_hra_gm?igshid=NTc4MTIwNjQ2YQ== Twitter:- https://twitter.com/hra_gm/status/1683229448617721856?s=46 Email:- [email protected]