Cabdiraxmaan M. Dhoore

Provissional social worker

12/04/2023

Walaalaha yaman kunool oo maanta muujiyay garab istaagii ugu balaadhnaa ee walaal laga heli karayay yagoo noogu hiiliyay af iyo gacanba.

Maanta oo ay adagtahay in la helo walaal sidan kuu garab istaaga ayay muuqdeen waxaan halkan hambalyo uga dirayaa walaalaha yeman deegaan koodu yahay waxaan leeyahay waanu helnay hiilkiinii walaalnimo ee hub iyo maalba lahaa qalbiga idinka ogsoonin waxaad noo gasheen iyo halkaad noo taagan tihiinba walaal waaka aad garab ka hesho maalinka aad garabka uga baahan tahay.

Halkan waxyaabo badan oo aad noo gasheen ayaan lagu soo koobi karayn qaarna loo baahan yahay in xaalada iminka awgeed la qariyo waad mahadsantihiin 🫡

30/03/2023

Waxaa aad iiga qoslisay sheekada Dir iyo Urur samaale war horta wax jira maaha ayaan idin leeyahay waxaasi waana layska quraan saarayaa idamka alle

Midda kale Daarood inuu quwad yahay cid waliba way qirsan tahay 😂 ilaahay haydin garadsiiyo awoodiina iyo waxaad tihiin urur samaalena waxba kuma tari karo ictiraafna kuuma hayo kaliya daarood ayaa kuu haya kamana helaysaan jeelka si fudud ayaa lagu galaa si adagna waa lagaga baxaa lkn Somalia adigaa fudayd kusoo galay wll kamana baxaysid kwrn 😂

02/03/2023

Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh umarinayaa dhamaan ehelkayga aan ku waayay dagaalada ka socda gobollada SSC dhanka beelaha aan ka soo jeedo iyo dhanka somaliland ba waxaan leeyahay ilaahay agtiisa ayaan naxariis idiinka dalbayaa🤲.

Waxa aan iyagana caafimaad urajaynayaa dhamaan inta ku dhaawacantay dagaalkaa ehliga ka dhex dhacay iyagana waxaan urajaynayaa labada dhinacba caafimaad dagdaga.

Waxa kale oo aan rajaynayaa in ilaahay qaboojiyo xaaladda ka taagan gobollada.

Waxa kale oo aan halkan fariin ugu dirayaa dhamaan dadka aanu ku kala aragti duwanaanay qadiyadda gobolada ka taagan waxaan leeyahay ninba si buu wax u tabayaaye yaan lakala xumaanin marka aan sidaa leeyahay ula jeedkaygu waxa uu yahay iyadoo aynu ognahay laba dhanba inay eheladeenu kala jiraan ama ku dagaalamayaan dhimashona ay jirto ayuu mid walba oo inaga midiba tabashadiisa hadlayay taasina ma haboona inaynu iska indho tirno waxa loo baahan yahay intii afxumo lagu kala irdhoobi lahaa in loo duceeyo dhamaan dadka ehelka ah ee isku dhimanaya maalin walba guryaha qaar laba tacsiyood ayaa ka dhaca sida anigaba maanta iqabsatay.

Hadaba anigoo ka duulaya aragtida caadifada ku salaysan waxaan idiin sheegayaa dadka maalin kasta dhimanayaa waa dadkeenii waa kaa dhimay oo kugu dhimay ilaahay aynu u barino in uu kala qaboojiyo xaaladuna nabad ku soo noqoto iyo si raali laga wada yahay ilaahay idamkii.

Mahadsanidiin

Want your business to be the top-listed Realtor/realty Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Hiil walaal
Waxaa aad iiga qoslisay sheekada Dir iyo Urur samaale war horta wax jira maaha ayaan idin leeyahay waxaasi waana layska ...

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Other Hargeisa realtors & realty services (show all)
Azizi Real Estate Azizi Real Estate
Ali Gobanimo Building, 3rd Floor
Hargeisa

Azizi is a professional construction company with technical foreign partners operating in Somaliland

Gudomiyaha nabad iyo nolol Gudomiyaha nabad iyo nolol
Hassan Farhan
Hargeisa, XASANFARXNXASANCALL

Description

Warsan Real estate Warsan Real estate
Cadaani Street
Hargeisa, 252

real estate agent

GuriSan Real State Agent And  Public Notary GuriSan Real State Agent And Public Notary
Cilmi Daahir Road
Hargeisa, 00252

GuriSan Real State Agent And Public Notary Waa shirkad samaysa Laba Adeeg oo kala Ah kiraynta Guryaha Goglan , Kuwa Aan goglanayn iyo Kala Qorida Hiishyada sharci Nootaayada,kira...

Magool Real Estate Magool Real Estate
Mahamoud Haybe
Hargeisa

At Magool Real Estate, we sales land and houses, also we manage property and serve as the point of co

Hargeisa realestate Hargeisa realestate
Hargeisa

property

ZIGMA Construction ZIGMA Construction
Badacas Central Road
Hargeisa, 2522

ZIGMA Property waa shirkad hab casri u dhista guryaha.

Somraadi Somraadi
Hargeisa

iibi-iibso-kiree-kirayso. Guryaha

Xayeysiis Online Market Xayeysiis Online Market
Arwada Road
Hargeisa, 00252

Ku iibi Guri, Dhul, Gaadhi ama alaabo kale kana iibso adigoo jooga Gurigaaga suuqa ugu wayn online

Abu Usaamah Abu Usaamah
Hargeisa

اتقو الله

shaqo Gayn shaqo Gayn
Hargeisa

shaqo abuurka nadafaada guryaha iyo xafiisyada isku xidhaha shaqeyaha iyo lo shaqeyaha.

Duale Real Estate Duale Real Estate
Hargeisa
Hargeisa, 252

Duale Real Estate Waxaad Ka Heli Kartaa Guryaha Iyo Jagooyinka La Iibinayo iyo Waxyabaha la xidhiidha