Cabdiraxmaan M. Dhoore, Hargeisa Videos

Videos by Cabdiraxmaan M. Dhoore in Hargeisa. Provissional social worker

Hiil walaal

Walaalaha yaman kunool oo maanta muujiyay garab istaagii ugu balaadhnaa ee walaal laga heli karayay yagoo noogu hiiliyay af iyo gacanba.

Maanta oo ay adagtahay in la helo walaal sidan kuu garab istaaga ayay muuqdeen waxaan halkan hambalyo uga dirayaa walaalaha yeman deegaan koodu yahay waxaan leeyahay waanu helnay hiilkiinii walaalnimo ee hub iyo maalba lahaa qalbiga idinka ogsoonin waxaad noo gasheen iyo halkaad noo taagan tihiinba walaal waaka aad garab ka hesho maalinka aad garabka uga baahan tahay.

Halkan waxyaabo badan oo aad noo gasheen ayaan lagu soo koobi karayn qaarna loo baahan yahay in xaalada iminka awgeed la qariyo waad mahadsantihiin 🫡

Other Cabdiraxmaan M. Dhoore videos

Hiil walaal
Walaalaha yaman kunool oo maanta muujiyay garab istaagii ugu balaadhnaa ee walaal laga heli karayay yagoo noogu hiiliyay af iyo gacanba. Maanta oo ay adagtahay in la helo walaal sidan kuu garab istaaga ayay muuqdeen waxaan halkan hambalyo uga dirayaa walaalaha yeman deegaan koodu yahay waxaan leeyahay waanu helnay hiilkiinii walaalnimo ee hub iyo maalba lahaa qalbiga idinka ogsoonin waxaad noo gasheen iyo halkaad noo taagan tihiinba walaal waaka aad garab ka hesho maalinka aad garabka uga baahan tahay. Halkan waxyaabo badan oo aad noo gasheen ayaan lagu soo koobi karayn qaarna loo baahan yahay in xaalada iminka awgeed la qariyo waad mahadsantihiin 🫡

Waxaa aad iiga qoslisay sheekada Dir iyo Urur samaale war horta wax jira maaha ayaan idin leeyahay waxaasi waana layska quraan saarayaa idamka alle Midda kale Daarood inuu quwad yahay cid waliba way qirsan tahay 😂 ilaahay haydin garadsiiyo awoodiina iyo waxaad tihiin urur samaalena waxba kuma tari karo ictiraafna kuuma hayo kaliya daarood ayaa kuu haya kamana helaysaan jeelka si fudud ayaa lagu galaa si adagna waa lagaga baxaa lkn Somalia adigaa fudayd kusoo galay wll kamana baxaysid kwrn 😂