Hayat Diagnostic & Imaging Center Branch Two

Mashiinada casriga ah ee yaal Hayat Diagnostics and Imaging Center waxay si sahlan u soo bandhigayaan xanuunada iyo jugaha soo gaadha jidhka

28/07/2023

Xaflada furintaanka MRI 1.5 tesla

12/07/2022

High-resolution CT (HRCT) of the chest

28/06/2022

The most reliable diagnostic & imaging center

04/06/2022

Macrodystrophia lipomatosa.

27/04/2022

Displaced fracture

+3D

14/03/2022

CT-COLONOGRAPHY

27/02/2022

Left thalamus region acute hematoma with mild to moderate intraventricular extension/hemorrhage plus diffuse brain atrophy with grade-III periventricular and subcortical white matter lesions of small vessel changes

04/02/2022

Ilmo jira 11 sano ayaa liqay biinka dumarku madaxa ku xidhaan sida X-RAY ga Ku aragtan
Iska jir inaad biinka Afkaga ku haysatid si yaro fudud ayuu kugu siiban karaa ,kana ilaali caruurta biraha inay afka ku haystaan.

04/12/2021

Hayat Diagnostic & Imaging Center waa hormoodka baadhitaanada caafimaadka waxaana kuugu diyaar ah CT SCAN, MRI-SCAN, DIGITAL X-RAY - FLUROSCOPY, ULTRASOUND, ECG, MAMOGRAPHY IYO DHEERAAD.
Waana xarunta keliya ee aad ka heli karto sawiro dhamaystiran
Daryeelka caafimaadkaaga noo mihiim ah.

18/07/2021
17/07/2021

INTRAVENOUS PYELOGRAM (IVP)

Photos from Hayat Diagnostic & Imaging Center Branch Two's post 22/04/2021

HAYAT DIAGNOSTIC & IMAGING CENTER waxay Iidin haysaa sidaad h**e ba ugu barateen Mashiinka Baadhitanka lagu sameeyo ee naasaha (MAMMOGRAPHY ) ayaad ka helaysaan .

Hadaba hadaad isku aragto CALAMADAHAN fadlan waa inaad badhitaan samaysaa .
In la helo kansarka naasaha ku dhaca waqti h**e ayaa muhiim ah sababtoo ah markii la daaweeyo waqti h**e, natiijada ayaa fiicnaata.
■Meelo adag iyo Guntimo kugu cusub oo Naaska kusoo kordhay ;
■Isbedel kuyimi qaabka iyo weynida mid kamida Naasaha ;
■Dhaq-dhaqaaqa Naasaha oo kala duwanaada marka aad Gacmaha kor u qaado ;
■Oogada ama Caarada-naaska oo u ekaata sidii wax jactadey ama fuuq-baxay ;
■ Isbedel kuyimaada Midabka iyo dareenka oogada sare ee qaybaha kudhow ama Naaska caaradiisa ;
■ Dhinac kamida Caarada h**e ee Naaska oo u ekaada sidii wax Dhiigu kategey ama dhiig rooray ;
■Barar ama Guntin aad kadareento Kilaankilooyinka
■Cun-cun kuyimaada caarada h**e ee Naaska.
■Xanuun aad kadareento guud ahaan Naaska gaar ahaan maqaarka sare;
■ Dheecaan kayimaada Naaska caaradiisa.(waxa suurta gal ah inuu dheecaankaasi yahay Dhiig).
■Appetit-ka oo iyo miisaanka Qofka oo hoos u dhaca iyadoo ay weheliso tabcaanimo baahsan..

19/12/2020

HAYAT DIAGNOSTIC AND IMAGING CENTER Qaybteeda DUMBULUQ Ama TOTAL Waxaad ka helaysaa
CT SCAN
DIGITAL X-RAY
DOPPLER ULTRASOUND.
Waxa kale oo aad ka helaysaa AMBULANCE bilaa lacag ah (free of charge) Kuna soo qadaaya Patientka kuna celinaaya Hargiesa gudaheeda.
Adeegga deg-degga ah ayaa la heli karaa 24/7 saacadood maalin kasta Nala soo hadal wakhti kasta.
TELL:525511 AMA 063-4110467

Photos from Hayat Diagnostic & Imaging Center Branch Two's post 11/12/2020

cystourethrogram
barium swallow

11/12/2020
24/03/2020

OGEYSIIS OGEYSIIS.
dhamaan Bulshada somaliland ku dhaqan iyo bahda caafimaadka waxa ay xarunta cafimaadka ee HAYAT DIAGNOSTIC & IMAGE CENTER ogeysiinaysaa in ay dib kuugu furtay xarunteedii weynayd ee ka soo horjeeday sinimihii h**e (Ex. National Cinema ), dib u habayna kuugu samaysay adeegyadii looga bartay ee ay bulshada somaliland iyo nawaaxigeeda u haysay . kala soo xidhiidh 511970

28/11/2019

High-Resolution Computed Tomograph (HRCT) is a widelay used technique to image various lung pathology.
HRCT uses a narrow beam collimation to take thin slice images of the lung parenchyma. This protocol produces extremely high definition images of lung alveoli, airways, interstitium, and pulmonary vasculature.

16/11/2019
13/11/2019

Lumber spine x ray Ap and Lateral View.

11/11/2019

BUSHAARO BUSHAARO

Dhamaan Bulshada sharafta leh waxan aanu idiinku bushaaraynaynaa in HAYAT DIAGNOSTIC AND IMAGING CENTER idiinka furtay QAYB LABAAD (BRANCH TWO) HARGEISA.
QAYBTA LABAD WAXAY KU TAALA DUNBULUQ AMA TOTAL .
WAXAY U DHAWDAHAY XARUNTA TOTAL EE TELESOM IN YAR U DHAF WADADA TAGTA EDNA ADAN HOSPITAL.
AMA KALA SOO XIDHIIDH
LINE:525511

11/11/2019

Severe communicating hydrocephalus with associated severe cerebral encephalomalasia.

Want your practice to be the top-listed Clinic in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Xaflada furintaanka MRI 1.5 tesla
Reliable diagnostc & imaging center
CT-COLONOGRAPHY
Left thalamus region acute hematoma with mild to moderate intraventricular extension/hemorrhage plus diffuse brain atrop...
Right adnexal unilocluar serous cystadenoma.

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Other Diagnostic Centers in Hargeisa (show all)
Dr.Mohamed Amin Abdi M***a Dr.Mohamed Amin Abdi M***a
Hargeisa

My Page is about Radiology Services to improve healthcare, Sharing Cases for the purpose of Learning

Human Care Diagnostics Somaliland Human Care Diagnostics Somaliland
Sha’ab Area, Behind Imperial Hotel Hargeisa
Hargeisa

Human Care Diagnostics Ltd have pioneered the-distribution of-medical supplies, Laboratory, Instrume

Hayat Diagnostic and Imaging Center Hayat Diagnostic and Imaging Center
Ex-National Cinema Street, 26June District.
Hargeisa, 252

𝗛𝗮𝘆𝗮𝘁 Diagnostic and Imaging Center Ex-National Cinema Street,26June District., Hargeisa.