Human Care Diagnostics Somaliland

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Human Care Diagnostics Somaliland, Diagnostic Center, Sha’ab Area, Behind Imperial Hotel Hargeisa, Hargeisa.

Human Care Diagnostics Ltd have pioneered the-distribution of-medical supplies, Laboratory, Instruments, Diabetes care products and reagents in Somalia, Somaliland, Djibouti and Ethio-Somali Regions Human care diagnostics is driven diagnostics product and innovation that help to improve human health, we offer a wide range of product and services that benefit patients,health care provider, and pharmaceutical medical device companies, life insurance

08/06/2024

♠ Human Care Diagnostics Somaliland!!
♠ Ichroma HbA1c Control

CALL: 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

Photos from Human Care Diagnostics Somaliland's post 17/08/2023

Madaxa Iibka Iyo Suuqgaynta Bariga Africa Ee Mindray Shenzhen Bio-Medical Electronics Ltd. Mr. Dawit Teshome iyo Dr Abdinur Hassan oo Shirkada Mindaray U Qabiilsan Radiologist And International Clinical Application Specialist oo Uu Weheliyo Madaxa Iibka Ee Bariga Africa ee Human Care Diagnostics Somaliland , Mohamed Yusuf Nour Ayaa Kormeer Iyo Tababar Ku Tagay Gobolka Awdal Magalada Borama Gaar Ahaan Hospital Caafi, Al Hayat Hospital Iyo Jaamacadda Camuud.
Waxaan Qayb Ka Ahaa Kulankan Madaxa Human Gobolka Awdal Abdiasis Mahamoud Asker Iyo Madaxa Iibka Gobolka Awdal Mr. Saleban Adan Samatar.

Photos from Human Care Diagnostics Somaliland's post 08/05/2023

Madax ka socota shirkada Mindray ee qalabka caafimaadka samaysa iyo Human Care Diagnostic Ltd oo wakiil uga ah geeska Africa ayaa maanta kormeer ku tagay cisbitaalada waawayn ee ku shaqeeya qalabka caafimaad ee shirkadda Human care Diagnostic Ltd wadanka keento. kormeerkan waxa ay ujeedadiisu ahayd in la indha indheeyo qalab-ka ay shirkadddu h**e Uga iibisay macaamiisheeda Isla markaana la suuq-geeyo qalayada cusub ee caafimaad kuwoodii ugu dambeeyey.
Sidoo kale waxa kamida waftigan engineers ama khubaro tabobar usamayn doona shaqaalaha Human Care Qaybta farsamada muddo 7 cisho ah.

05/04/2023

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ Mindray Nuewa I9 Ultrasound

05/04/2023

♠ Human Care Diagnostics Ltd !!
♠ Mindray Nuewa I9 Ultrasound

Human Care Diagnostics Somaliland Human Care Diagnostics Ltd have pioneered the-distribution of-medical supplies, Laboratory, Instrume

04/04/2023

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ D-Dimer is a fluorescence Immunoassay (FIA) for the quantitative
determination of D-Dimer in human whole blood/plasma. It is
useful as an aid in management and monitoring of post
therapeutic evaluation of thromboembolic disease patients.

04/04/2023

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ IL-6 waa shaybaadh aad ugu muhiima in h**e loo ogaado in jidhkaaga uu ku jiro caabuq ama infection.
♠ Khaasatan haddii ay tahay infection ay sababtay bacteria, waxa laga yaaba in IL-6 ay ka hor sheegto in caabuq ama infection kugu jiro intaanay shaybaadhada kale ee la sameeyo sheegin sida CRP.
♠ Haddi laysku daro IL-6 and CRP waxa waayahan dambe la ogaaday in ay aad ugu habboon tahay baadhista caabuqa ama infection-ka ku dhaca caruurta yaryar markay soo dhalato (sepsis in newborns.).
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

04/04/2023

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ PCT waa test ama shaybaadh lagu hubinayo in qofku qabo infection ama caabuq dhigga raacay oo daran, sida xilliyada bakteeriyada ama fayraska taasi oo dhakhtarka ka caawinaysa in uu qiimeeyo xaalada ka soo kabashada ama sii xumaanshaha ee bukaha.
✅Hadaba waxay diyaar kuugu tahay dhaman xafiisyada Human
Care Diagnostics Ltd.
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

Human Care Diagnostics Somaliland Human Care Diagnostics Ltd have pioneered the-distribution of-medical supplies, Laboratory, Instrume

05/02/2023

Humar Care Diagnostic Ltd waxa ay ka qaybgashay shirwayne ay soo qabanqaabisay , HUMAN-CARE GmbH Germany kaas oo ah Shir Sanadle oo shirkadda HUMAN-CARE GmbH Germany u Qabato Wakiiladooda Caalamka.
Qorshihii sannadkii h**e 2022 wixii ka Hirgalay iyo Hirgelinta qorshe sannadeedka cusub ee 2023, ee Wakiilada Shirkaddaha Qalabka HUMAN-CARE GmbH Germany ay soo saarto iibiya ayaa madasha lagu lafaguray.
Human care Diagnostic Ltd oo ka Hawlgasha geeska africa waxa shirka ku matalayey Omar Shariif iyo AlishaakirMahamoudAbdilahi,oo kamida BOARD Shirkada.

Photos from Human Care Diagnostics Somaliland's post 01/02/2023

Gudoomayaha Guud ee Shirkada Human Care Diagnostics Mr. Mohamed Dahir Omar iyo Mr.Alishaakir Mahamoud Abdillahi oo kamida BOD sare ee shirkada HUMAN CARE DIAGNOSTIC LTD , ayaa gaadhay wadanka Isutaga Imaaradka Carabta si ay uga qayb galaan shirka iyo Carwada Ugu wayn Bariga The Middle East the Arab Health oo ka qabsoomaya Wadanka United Arab Emirates Magaalada Dubai 30 Jan -02 Feb/2023.
Carwadan Waxaa lagu soo Bandhigaa Qalabkii ugu Danbeeyay Dunida ee Caafimaadka.
Madalaha lagaga Hadlayo Horumarinta iyo Dardar galinta Caafiimaadka in aanu gobolka ku matalnaa waxa ay noo tahay sharaf Maadaama ay Human Care Diagnostics Ltd, tahay shirkad markasta u heelan in ay gobolka geeska Africa ka haqabtirto qalabka caafimaadka noocyadiisa kala duwan.

Photos from Human Care Diagnostics Somaliland's post 30/01/2023

Waaxda maaraynta masiibooyinka ee Dawlada Hoose Hargaysa ayaa soo qaban qaabisay shir lagaga tashananayo sidii looga hortagi lahaa masiibooyinka dhaca ee ay sababaan dawooyinka,dabka iyo kiimikalka.
Mohamed Yusuf Amareh, oo ah madaxa iibka ee shirkadda human care ayaa qayb ka ahaa dadkii ka qayb galay; Isaga oo soo dhaweyay Kulankan Muhiimka ah, waxa kale ooo uu ka sheekeeyay Noocayada Masiibooyinka dhaca iyo waxayabaha Sababa, Sidoo kale wuxu Sharaxay Qalabada kala duwan ee badbaada (PPE) oo shirkada wadanka Keento, sidoo kale wuxuu dhaweeyay in shirar joogto ah la qabto iyo in laga qayb qaato carwo dhici doonta March 2023 , oo lagu soo bandhigi Doona Qalabada kala duwan ee lagaga hor tago masoobooyinka Dabku ka mid yahay.

Photos from Human Care Diagnostics Somaliland's post 26/01/2023

Waxaa Maanta magaalada Hargeysa Lagu soo gebogabeeyay shirkii Sannad laha ahaa ee shirkada Human-care Diagnostic Ltd. Waxa madasha isugu yimi maamulka xafiis qaybeedyada ay shirkaddu ku leedahay Somaliland Djibouti, Somalia iyo Puntland. Horumarinta iyo ka midho-dhalinta qorshaha sannad ee shirkadda ayaa diirada lagu saararay kulankan.

Photos from Human Care Diagnostics Somaliland's post 25/01/2023

Human care Diagnostic Ltd Annual Meeting Officially Opened Today Hargeisa.

Photos from Human Care Diagnostics Somaliland's post 31/12/2022

Shirakada Human Care Diagnostics Ltd, Ayaa u rakibtay mashiin noociisu dalka ku cusub yahay cisbitaalka Caafi Hospital Borama Cisbtaalka ayaa shirkada ka dalbaday mashiinka oo Noociisu Yahay Kii Koowad ee la keeno bariga Africa, CONSONA N6 oo ah machine lagu baadho uur kujirta iyo caruurta yaryar xiliga uurka iyo marxaladaha ay maraan, waa machine la jaanqadaya technology-yada cusub ee aduunka; Machine-kan ayaa wax badan kusoo kordhin doona baadhitaanada kala duwan ee dumarka gaar ahaan xiliga uurka.

30/12/2022

Shirkadda Human Care Diagnostics Ltd, Ayaa Si firfircoon Uga Qayb Qaadatay Shirwaynahii 8 Aad ee Ururka Shaybaadhistayasha oo ay Kasoo Qayb Galeen Badi Xirfadlayasha Shaybaadhka Somaliland, Madaxa Iibka Shirkadda Mohamed Yusuf Amareh Iyo Abdifatah Mahamoud Abdilahi, Ayaa si qoto Dheer uga Waramay xidhiidhka ka dhaxeeya Ururka Iyo Shirkadda .

Photos from Human Care Diagnostics Somaliland's post 15/11/2022

Gudoomayaha Guud ee Shirkada Human Care Diagnostics Mr. Mohamed Dahir Omar iyo Mr.Alishaakir Mahamoud Abdillahi oo kamida BOD sare ee shirkada HUMAN CARE DIAGNOSTIC LTD , ayaa gaadhay wadanka Germany si ay uga qayb galaan shirka iyo Carwada Ugu wayn Dunida oo ka qabsoomaya Wadanka Germany Magaalada Düsseldorf 14-17/11/2022.
Carwadan Waxaa lagu soo Bandhigaa Qalabkii ugu Danbeeyay Dunida ee Caafimaadka.
Madalaha lagaga Hadlayo Horumarinta iyo Dardar galinta Caafiimaadka in aanu gobolka ku matalnaa waxa ay noo tahay sharaf Maadaama ay Human Care Diagnostics Ltd, tahay shirkad markasta u heelan in ay gobolka geeska Africa ka haqabtirko qalabka caafimaadka noocyadiisa kala duwan.

Photos from Human Care Diagnostics Somaliland's post 14/11/2022

Waxaa Magaalada Mombasa lagu soo gebobayeyay, Kulan Aqoon is Waydaarsi ah oo laba Maalmood( 12-13) ka socday Serova white Beach Hotel Mombasa isku yimaadeen Dhakhaatiir ka kala socda caalamka gaar kuwa istacmaala qalabka ugu casrigan ee ee lagu baadho uur-ku-jirka (Resona i9 clup).
Kulan Ayaa waxaa si wada Jira usoo Qaban qaabiyay Shirkada Human care Diagnostic Ltd Iyo Shirkada Wayn Mindray China.
Afar dhakhtar oo Reer somalilanad ah ayaa ka qayb galay taas oo guul la taaban karo u ah horumarka aynu gaadhnay isticmaalka qalabka caafiimaad ee ugu dambeeyay dunida oo ay shirkadda Human Care Diagnostics Somaliland Wadanka Keento.
Doctor Ka Qayb galay ayaa kala Ahaa
1.Dr. Abdirahman Mohamed Nuh, Nasrudin Hospital .
2. Dr. Abdirahman Awo Mohamed, Gargaar Hospital.
3. Dr. Deq Jama , Edna Adan University Hospital.
4. Dr. Mohamed Ibrahim, Kaah Community Hospital.

10/11/2022

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ PCT waa test ama shaybaadh lagu hubinayo in qofku qabo infection ama caabuq dhigga raacay oo daran, sida xilliyada bakteeriyada ama fayruska taasi oo dhakhtarka ka caawinaysa in uu qiimeeyo xaalada ka soo kabashada ama sii xumaanshaha ee bukaha.
✅Hadaba waxay diyaar kuugu tahay dhaman xafiisyada Human
Care Diagnostics Ltd.
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

09/11/2022

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ IL-6 waa shaybaadh aad ugu muhiima in h**e loo ogaado in jidhkaaga uu ku jiro caabuq ama infection.
♠ Khaasatan haddii ay tahay infection ay sababtay bacteria, waxa laga yaaba in IL-6 ay ka hor sheegto in caabuq ama infection kugu jiro intaanay shaybaadhada kale ee la sameeyo sheegin sida CRP.
♠ Haddi laysku daro IL-6 and CRP waxa waayahan dambe la ogaaday in ay aad ugu habboon tahay baadhista caabuqa ama infection-ka ku dhaca caruurta yaryar markay soo dhalato (sepsis in newborns.).

CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

09/11/2022

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ hsCRP
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

09/11/2022

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ CK-MB
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

Photos from Human Care Diagnostics Somaliland's post 15/10/2022

Shirakada Human Care Diagnostics Ltd, Ayaa u rakibtay mashiin noociisu dalka ku cusub yahay cisbitaalka Edna Adan qaybteeda dumarka uurka leh ee uu ka hawl galo Dr. Deeq jama. Cisbtaalka ayaa shirkada ka dalbaday mashiinka oo Noociisu Yahay Kii Koowad ee la keeno bariga Africa, Neuwa i9 oo ah machine lagu baadho uur kujirta iyo caruurta yaryar xiliga uurka iyo marxaladaha ay maraan, waa machine la jaanqadaya technology-yada cusub ee aduunka; Machine-kan ayaa wax badan kusoo kordhin doona baadhitaanada kala duwan ee dumarka gaar ahaan xiliga uurka.

03/10/2022

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ Mindray M9 Ultrasound!!

02/10/2022

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ Mindray DC 30

02/10/2022

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ NT-proBNP is a fluorescence Immunoassay (FIA) for the quantitative determination of NT-proBNP in human whole blood/serum/plasma. It is useful as an aid in the diagnosis of persons suspected of having congestive heart failure.

25/09/2022

Care Diagnostics Ltd!!
™ III - Boditech Med
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

Photos from Human Care Diagnostics Somaliland's post 20/09/2022

Konton Sano (50 sano) Guuradii kasoo Wareegtay Aasaaska Shirkada caalamiga ah ee Human Diagnostics GmbH Worldwide Distributor oo kamid ah shirkadaha sameeya qalabka caafimaad Ka kuwa ugu caansan adduunka ayaa ka qabsoomay magaalada Mainz Germany, 145 wadan oo ay joogaan wakiiladoodu ayaa ka soo qayb galay.
Maamulka iyo madaxa mashaariicda ee geeska africa u qaabilsan Shirkada Human Care Diagnostics Ltd, ayaa si firfircoon uga qayb qaatay kulankaas iyadoo ay ujeedadu ahayd in bulsha waynta caalamka laga haqabtiro qalab caafimaad oo tayo sare leh.

28/08/2022

Waxay Shirkada Human Care Diagnostics Ltd Ka qayb gashay Soo dhawaynta,Agaasimaha fulinta iyo Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada SOMLA iyo SONYO ee Somaliland, Khadar Ibrahim Mohamed.

17/08/2022

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ Tn-I Plus is a Fluorescence Immunoassay (FIA) for the
quantitative determination of cardiac troponin-I (TnI) in human
whole blood/serum/plasma. It is useful as an aid in management
and monitoring of acute myocardial infarction (AMI).

Want your practice to be the top-listed Clinic in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

♠  Human Care Diagnostics Ltd!!♠  Mindray Nuewa I9 Ultrasound
Shirkadda Human Care Diagnostics Ltd, Ayaa Si firfircoon Uga Qayb Qaadatay Shirwaynahii 8 Aad ee Ururka Shaybaadhistayas...
♠ Human Care Diagnostics Ltd!!♠ Ichroma™ HbA1C procedure video
Human care Diagnostic Ltd.
Human Care Diagnostics Ltd
VID-20220513-WA0015
VID-20220515-WA0000
#Human Care Diagnostics Ltd.... !!#Mindray"  Resona I9
♠ ichroma™ T3 & T4 procedure
Human-care Diagnostic

Telephone

Address


Sha’ab Area, Behind Imperial Hotel Hargeisa
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 18:30
Tuesday 07:30 - 18:30
Wednesday 07:30 - 18:30
Thursday 07:30 - 18:30
Saturday 07:30 - 18:30
Sunday 07:30 - 18:30
Other Diagnostic Centers in Hargeisa (show all)
Hayat Diagnostic & Imaging Center Branch Two Hayat Diagnostic & Imaging Center Branch Two
Hargeisa

Mashiinada casriga ah ee yaal Hayat Diagnostics and Imaging Center waxay si sahlan u soo bandhigayaan xanuunada iyo jugaha soo gaadha jidhka

Dr.Mohamed Amin Abdi M***a Dr.Mohamed Amin Abdi M***a
Hargeisa

My Page is about Radiology Services to improve healthcare, Sharing Cases for the purpose of Learning

Hayat Diagnostic and Imaging Center Hayat Diagnostic and Imaging Center
Ex-National Cinema Street, 26June District.
Hargeisa, 252

𝗛𝗮𝘆𝗮𝘁 Diagnostic and Imaging Center Ex-National Cinema Street,26June District., Hargeisa.