Eng Warmahaye

Engineering Services

13/11/2023

Waxa aan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Suxufiga Khaalid Foodhaadhi oo noqday wariyaha sannadkan ee Qaaradda Afrika ugu wanaagsan ee Abaalmarinta Africa Entertainment Awards.
Hambalyo khaalid foodhaadhi.

03/11/2023

Waa jaamacadda Camuud halka laga galo.

31/10/2023

Allah ha ka dulqaado duliga yuhuud ah.

Photos from Eng Warmahaye's post 30/10/2023

Waa Dooxa Cabaadweyne .

Waxa nasiib daro ah in maalin kasta la arko mashariic lacag malaayiin ah ay ku baxday loona soo qaaday dad baahi uqabay hadan isla ayagii ay hantidoodii ku waayeen, marmarka qaarana ay dhacdaba in naf iyo maalba ay iska raacaan.

Taa waxa ka sii daran dadkii lahaa dalkan sidaa loo galayo iyo dadkii waxa u soo bartay waxay maanta yihiin camal la,aan waayo waxa laga doortay dad kale oo aan la aqoon waxa ay aqoon ahaan leeyihiin iyo mid kalaba waxa intaa ka sii daran dadkii loo igmaday howshan wey gabeen waayo hadii ay in uun jir lahaayeen daba gal guud ee mashariicda waxa soo bixi lahaa dhaliilo markaa wax laga qaban karo ama la sixi karo taasina waxay ka hortagi lahad waxa maanta dhacayo.

Ugu danbeyna waxaan soo jeedin lahaa talo ahaan in Guddi Qaran la sameeyo Kana madaxa banaan Wasaaradaha u xilsaaran waayo dhacdooyinkani wey soo noq noqdeen.

28/10/2023

Allah haw u naxariisto Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr geeridu waa xaq.

25/10/2023
23/10/2023

Waa marka aad sii galayso magaalada Gabiley.

Dhulka kale marka aad eegto waa banan balse waxa quruxiyay waa dhirtaa wadada hareeraha lagu beeray taasina waxa ay ku tusinaysaa bilicda ay leedahay dhirta.

18/10/2023

Runtii waa muuqaal dhameystiran kun dhisan cilmi waa ku mhdsnid Mr. Ayub show.

18/10/2023
17/10/2023

Ilaahoow ayd taad tahay........

Photos from Eng Warmahaye's post 17/10/2023

Ugu yaraan 500 oo qof oo rayid u badan ayaa ku dhintay Weerar gardaro cad ah oo dhinaca cirka ah oo ay yuhuudu ku qaaday cusbitaalka al-Ahli Arab Hospital oo ku yaala Qaz, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka.
Aan uwada duceeyno walaalaheen reer falastiin.

17/10/2023

Waa ayaan daro in maanta ay wali sidaa yuuhuudu ay wali ilaynso dad shacab ah oo aan waxba galabsan ilaahay ha u naxaariisto inta dhimatay inta dhaawacna ilaahay ha ka kiciyo.

17/10/2023

Waa Bridge ๐ŸŒ‰ cusub ee Arabsiya, runtii waa Bridge waxa badan oo dhan isku socod ka sahali karo wan mid baahi badan loo qabay inshallah mardhow filo......

14/10/2023

ARABSIYO........

13/10/2023
12/10/2023

"" Waxaanu faraynaa dhamaan imaamyada iyo khadiibyada masaajida JSL in ...."""" Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland.

Ujeeddo: Duco iyo Taageeridda walalaha reer falastiin.

Photos from Eng Warmahaye's post 12/10/2023

Waa wadada cusub ee xaafada Digaale ee Degmada M. Mooge oo hada ay ka fulisay Dowlada Hoose Hargeisa.

wadadan runtii waxa ay fursada cusub u tahay dadka iska leh dhulka baaxada weyn ee Digaale zoon waan meel runtii masala ah hawo nadiifan leh waxan u soojeedinayaa dadka jecel ka ganacsiga dhulka ama sida dhismaha daneeya waa fursada u furan hada waan goob hada ay ka wado hormar wacan Dowlada Hoose Hargeisa.

Ugu danbeyna, xaafaada Digaale waxa ay dhacdaa jihada koonfur bari ee Airport Cigal International waxaan maro labo wado oo isku socodka sahalayo waxan dhawaan laga warsugayaa inay dhamaadan wadooyin kale ka soco.

10/10/2023

Congrats ๐Ÿ‘ ๐Ÿ‘ ๐Ÿ‘ Khadar Shareecรฒ aderoโคโคโคโค.

Photos from Eng Warmahaye's post 10/10/2023

Congrats ๐Ÿ‘ Eng Mustafe Ali Guleid ๐Ÿ‘ โค ๐Ÿ’– ....

08/10/2023

Ilaahay hana soo jabiyo sicir Barara ka jira dalka runtii waa mid marba marka ka sii danbeysa sii kordhaysa.

08/10/2023

Guul shacabka reer falastiin.

04/08/2023

Runtii waa xaqiiqo jirto tan maanta taagan wey ka sii daran tahay.

27/06/2023

Ciid mubaarak dadkeygow.

05/06/2023

Waa mid kamid ah Mashaariicda shirkadda Astaan Construction Company ay ka wado suuqa Waaheen

Dhismaha 19
Story +2

Macmiil shirkaddu waxa ay diyaar kuula tahay inay kuu dhisto dhisme bilic iyo tayba leh. Fadlan nagla soo xidhiidh numbarda iyo ciwaanada hoos ku xusan.

+252_633338555
ama 252_634149825
[email protected]
www/astan/com.

Photos from Eng Warmahaye's post 28/05/2023

Hambalyo Hambalyo 100% Md. Rejab Dayib.

14/05/2023

Rajab Dayib ErdoฤŸan, guul inshallah.

14/05/2023

Inshallah markale guuul.

29/04/2023

Runtii waa hooyo ku dayasho mudan.

29/04/2023

Waa waxqabada wanaagsan runtii waana guulaha la taaban karo ee ay DHH.

24/04/2023

Aan ka faaideysano runtii waxa badan ayaa naloo sheegay.

24/04/2023

War taladaa hal qaato soo maalay.

21/04/2023
21/04/2023

Waa mar aan maanta yartagay duleed bari ee Hargeisa.
Ciid mubaarak markale jaalayaal.

21/04/2023

mubaarak.

18/04/2023
08/04/2023

Waa nasiib daro runtii waan mid u baahan in la xisaabtan dhab ah lagu sameeyo.

24/03/2023
03/03/2023

#2021-2022 .

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Waa jaamacadda Camuud halka laga galo.
Waa marka aad sii galayso magaalada Gabiley.Dhulka kale marka aad eegto waa banan balse  waxa quruxiyay waa dhirtaa wada...
Waa Bridge ๐ŸŒ‰ cusub ee Arabsiya, runtii waa Bridge waxa badan oo dhan isku socod ka sahali karo wan mid baahi badan loo q...
ARABSIYO........
Waa mid kamid ah Mashaariicda shirkadda Astaan Construction Company ay ka wado suuqa Waaheen Dhismaha #Bolck 19Story #G+...
Waa waxqabada wanaagsan runtii waana guulaha la taaban karo ee ay DHH.
Waa mar aan maanta yartagay duleed bari ee Hargeisa. Ciid mubaarak markale jaalayaal.
#Ciid mubaarak.
#2021-2022 #DHH.
#Ground_floor_G+2.Waxaa wali socoda birtii slab. Nagu soo biir adigun waan ku dhis karnaa inshallah. 1. Tayo lahubo. 2. ...

Telephone

Website

Address


Hargeisa
Hargeisa
SOMALILAND
Other Construction Companies in Hargeisa (show all)
Afgal Construction & Real estate Afgal Construction & Real estate
Jigjiga Yar
Hargeisa, MJ09010

AFGAL IS A LEADING REAL ESTATE & CONSTRUCTION COMPANY IN HARGEISA SOMALILAND.

caadil construction company caadil construction company
150 Street
Hargeisa, 252

real state

Tiriig Construction Company Tiriig Construction Company
Jigjiga Yar Cosob Mall
Hargeisa

Tiriig Construction Where dream and design meets

Maax  Construction Company Maax Construction Company
Near Wadada Muj Adan Saleebaan Road
Hargeisa, H3M6+FVM,

maax construction is a building houses and all of costruction

Amuun Construction company Amuun Construction company
26 June 150 Street
Hargeisa

Shirkada Dhismaha casriga ah

HNH-International HNH-International
Jigjigayar
Hargeisa

HNH is international Constraction Company based in hargeisa,somaliland HNH provide quaity construction technical management

Global arch and construction Global arch and construction
Hargeisa

sameynta nashqado qurux badan iyo dhismaha nashqadahaas qurxoon.

XIRSI Constarction XIRSI Constarction
Gabilay
Hargeisa

Hamud Engineering Services and Consulting Hamud Engineering Services and Consulting
Hargeisa

iibinta dhulka Iyo guryaha. Qandaraaska guri dhisidda. Badqabka dhismaha Iyo koorsooyin tababar ah.