Ku Shaqayso Online

Ku Shaqayso Online

Nearby advertising & marketing companies

Siyaasiga Dhabta ah
Siyaasiga Dhabta ah

Xaqiiq waxaad ka samayn kartaa $2,047 Bil walba adiga oon diwaangalin hal qofna +252634979885

Photos from Carwo Hanad's post 23/09/2024
13/09/2024

Hamster Kombat oo si rasmi ah suuqa loogu soo dayn doono 26 Bishan September ayaa in ka badan 300 milyan oo oo qof oo ka qayb qaadanaaya barnaamijkan ay dhagta u taagayaan qiimaha uu ku soo bixi doono, kadib 6-bilood oo ay mashquul ku ahaayeen ciyaarista game-ka shirkadan.
Hamster Kombat waa lacag cusub oo dhigitaal taas oo suuqyada ku soo biiri doonta dhamaadka bishan. Waxa xiisaha u yeelayna waa in dadku si bilaasha ku heli doonaan qayb ay shirkadu ugu talo gashay dadka ka qayb qaatay barnaamijkooda oo soo bilaabmay bishii March ee Sannadkan kaas oo loo yaqaano Airdrop.
100 bilyan oo koyn ayaa la rajaynayaa in suuqa lagu soo daayo sida ay Hamster shaacisay, waxaana la filayaa in qiimuhu ku soo baxo inta u dhaxaysa $0.07 ilaa $0.010

Halkan kala soo dag si aad uga mid noqoto guulaystayaasha 👇👇👇👇👇👇👇👇👇

https://t.me/hamsTer_kombat_bot/start?startapp=kentId767301048

Xigasho mmtv
https://t.me/carwohanadd

12/09/2024

Update

Dadkii ka quustay Hamster waxay idin leyihin waxad qadaten go'aan qaldan
Hamster waxa uu kaso muqday Binance Launchpool taaso kadhigan inu noqday airdrop kii ugu weyna 150m qof kaqeyb galan Binance kaso muuqda.

Nasiib wacan saxibadi kudadalay,

Mahaysataa Update garee lacagna samee Airdropka Crypto Currency
Airdrop waa lacag ay bixiyaan shirkadaha mashaariicda fuliya samayso telegram kadib dhamaan iska diwaangali hadii aad fahmi waydo aniga ayaa kaa caawinaya.
Waakan halkan ka raac linkigiisa oo ka shaqayso inta ka horaysa 26 September
https://t.me/hamsTer_kombat_bot/start?startapp=kentId767301048

Telegram chanelka carwo hanad ku qor telegram ama linkigan raac.
https://t.me/carwohanadd

1. Ka faaiidayso coinkan blum wuxuu soo baxayaa waqti dhaw. https://t.me/blum/app?startapp=ref_uy1mGNBl5T

2. Ka faaidayso gamee isna waa isla bishan insha allah. https://t.me/gamee/start?startapp=ref_767301048

3. Sido kale cats waa cionska ugu mustaqbalka fiican dhanka soo bixista. t.me/catsgang_bot/join?startapp=KH0_cGcWJ5uo4AcGa0HU0

4. BFD coin qofkii lacag badan raba. https://t.me/BFDCoin_bot/BFDCoin?startapp=767301048

5. Hamaster combat waa airdrop ka ugu wayn ee somalida ku jirto. https://t.me/hamsTer_kombat_bot/start?startapp=kentId767301048

6. Major waa airdrop fiican. https://t.me/major/start?startapp=767301048

7. Rocky Rabit waa koin aad u fiican. https://t.me/rocky_rabbit_bot/play?startapp=frId767301048
8. Notai. Waa kuwa ugu haboon xiligan halkan ka gal. 9. Notai ku biir https://t.me/NOTAI_App_Bot/notai?startapp=OoEb_n48mGufc3G

9. Catizen aad ayu muhiim u yahay wanaa September 20 hoos ka eeg
https://t.me/catizenbot/gameapp?startapp=r_4888_33437790

9. Halkan iska diwaangali exchange ga ama sariflaha ugu wayn ee Crypto Currency
https://www.binance.info/activity/referral-entry/CPA?ref=CPA_00NPBU4DM0
Waxaan kaa caawinaynaa guud ahaan sida loo samaysto Lacag looga shaqaysto
lacag loo dhigto lacag loogala baxo
Waana fursad maanta
Hadii aad appkiisa lasoo degtay gali refarialska codekan hoose 👇

CPA_00NPBU4DM0

Nala soo xidhiidh wixii caawimo ah waa diyaar
+252634979885

10. http://t.me/RatsKingdom_Bot/join?startapp=66e149b12c48b46871b11aa0

Kusoo biir groupka xogta lacagaha bilaashka lagu helo. Wa kan riix. https://t.me/carwohanadd

Telegram: Contact @blum 09/09/2024

Mahaysataa TELEGRAM update garee lacagna samee adigoo raacaya bogaga Crypto Currency
Airdrop waa lacag ay bixiyaan shirkadaha mashaariicda fuliya samayso wallet kadib dhamaan iska diwaangali muuqaalkan daawo hadii aad fahmi waydo aniga ayaa kaa caawinaya.
1. Ka faaiidayso coinkan blum wuxuu soo baxayaa waqti dhaw. https://t.me/blum/app?startapp=ref_uy1mGNBl5T

2. Ka faaidayso gamee isna waa isla bishan insha allah. https://t.me/gamee/start?startapp=ref_767301048

3. Sido kale cats waa cionska ugu mustaqbalka fiican dhanka soo bixista. t.me/catsgang_bot/join?startapp=KH0_cGcWJ5uo4AcGa0HU0

4. BFD coin qofkii lacag badan raba. https://t.me/BFDCoin_bot/BFDCoin?startapp=767301048

5. Hamaster combat waa airdrop ka ugu wayn ee somalida ku jirto. https://t.me/hamsTer_kombat_bot/start?startapp=kentId767301048

6. Major waa airdrop fiican. https://t.me/major/start?startapp=767301048

7. Rocky Rabit waa koin aad u fiican. https://t.me/rocky_rabbit_bot/play?startapp=frId767301048
8. Notai. Waa kuwa ugu haboon xiligan halkan ka gal. https://t.me/NOTAI_App_Bot/notai?startapp=OoEb_n48mGufc3G

9. Halkan iska diwaangali exchange ga ama sariflaha ugu wayn ee Crypto Currency
https://www.binance.info/activity/referral-entry/CPA?ref=CPA_00NPBU4DM0
Waxaan kaa caawinaynaa guud ahaan sida loo samaysto Lacag looga shaqaysto
lacag loo dhigto lacag loogala baxo
Waana fursad maanta
Hadii aad appkiisa lasoo degtay gali refarialska codekan hoose 👇

CPA_00NPBU4DM0

Nala soo xidhiidh wixii caawimo ah waa diyaar
+252634979885

Kusoo biir groupka xogta lacagaha bilaashka lagu helo. Wa kan riix. https://t.me/carwohanadd

Telegram: Contact @blum

07/08/2024

KA BADBAADI COMPUTERKAAGA FAYRIS KASTA IYO CULAYS.
Antivirus-ka waa barnaamij loogu talagalay in uu ka hortago, ogaado, oo uu ka saaro fayrasyada kombuyuutarka iyo noocyada kale ee software-ka waxyeelada leh (malware). Halkan waxaa ku eegaynaa muhiimada antivirus-ku uu leeyahay

Ka Hortagga Fayrasyada: Antivirus-ka wuxuu ilaalinayaa kombuyuutarkaaga isagoo ka hortagaya fayrasyada iyo software-ka kale ee waxyeelada leh inta aysan gaarin nidaamkaaga.( Kumbuyutarkaaga)

Ogaanshaha Iyo Ka Saarista: Haddii kombuyuutarkaaga horey loogu soo geli lahaa software waxyeelo leh, antivirus-ku wuxuu ku caawin karaa ogaanshaha iyo ka saarista software-kaas.

Ilaalinta Macluumaadka Shakhsiyeed: Antivirus-ku wuxuu ilaaliyaa macluumaadkaaga shakhsiyeed iyo kuwa ganacsiga, isagoo ka hortagaya hackers-ka iyo kuwa isku dayaya inay xadaan xogtaada gaarka ah.

Korodhinta Amniga Shabakadda: Antivirus-yada qaarkood waxay leeyihiin muuqaalada amniga shabakadda oo ay ku jiraan ka hortagga phishing-ka iyo ilaalinta markaad ku dhex socoto internet-ka.

Fududaynta Hawlaha Kombuyuutarka: Iyada oo la ilaalinayo nidaamkaaga kombuyuutarka, antivirus-ku wuxuu gacan ka geysan karaa in kombuyuutarkaagu si habsami leh u shaqeeyo, isaga oo ka fogaanaya in fayrasyada iyo malware-ku hoos u dhigaan waxqabadka kombuyuutarkaaga iyo xawaarihiisa.

Cusbooneysiin Joogto ah: Antivirus-ka wuxuu helaa cusbooneysiin joogto ah si uu ula socdo digniinaha cusub iyo fayrasyada soo baxaya si uu uga hor tago isla markaasba.

Amniga Email-ka: Antivirus-ku wuxuu baarayaa fariimaha email-ka ee soo galaya iyo kuwa baxaya si uu u hubiyo in aysan wadin waxyeelo iyo fayrasyada la socodsiin kara.

Waxaa muhiim ah in aad leedahay antivirus oo la cusbooneysiiyo si joogto ah si aad u hubiso in kombuyuutarkaaga uu had iyo jeer ku jiro xaalad amni oo wanaagsan ugana hor tagto wax walboo culays ama burburin ku keeni lahaa fileskaaga hadaba waxaan kuu haynaa Antivirus qiima jaban la isku halayn karo aan kaa caawinayno cusboonaysiintiisa iyo ka warqabkiisa hadii uu kaa lumo kuso celinayno soo dalbo
+252634979885.

Photos from Ku Shaqayso Online's post 16/07/2024

‎إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَیْهِ رَاجِعُونَ
Allah naxariistii janno haka waraabiyo Maxamed Maxamuud Calawaash (Shilin ). Samir iyo iimaana Allah haka siiyo qoyska, qaraabada iyo ehelka oo dhan. Waxaan sigaara ugu tacaiyeynayaa Shadiya Maxamed Cabdixakiin iyo dhammaan ubadkuu ifka kagatay Guud ahaan Qoyska reer Calawash oodhan.

Qabriga allaah ha kuu nuuriyo, oo ha kaaga dhigo beer beeraha janada kamida su'ashana alle ha kuu fududeeyo.
🤲🤲امين امين امين امين امين

Photos from Adeeghaye Market's post 11/07/2024
20/06/2024
SIDEE WORDPRESS IYO XAMPP LOOGU SHUBTAA COMPUTERKAAGA How to Install WordPress Localhost 11/06/2024

SIDEE WORDPRESS IYO XAMPP LOOGU SHUBTAA COMPUTERKAAGA How to Install WordPress Localhost WordPress iyo XAMPP waa Maxay?WordPressWordPress waa nidaam maareynta macluumaadka (CMS) oo bilaash ah oo aad loogu isticmaalo in lagu abuuro boggaga interne...

SIDEE WORDPRESS IYO XAMPP LOOGU SHUBTAA COMPUTERKAAGA How to Install WordPress Localhost 11/06/2024

https://youtu.be/ReETm0MDMG4?si=F0116dxF7dqhxLX7

SIDEE WORDPRESS IYO XAMPP LOOGU SHUBTAA COMPUTERKAAGA How to Install WordPress Localhost WordPress iyo XAMPP waa Maxay?WordPressWordPress waa nidaam maareynta macluumaadka (CMS) oo bilaash ah oo aad loogu isticmaalo in lagu abuuro boggaga interne...

TikTok · Cawil Maxamuud 04/04/2024

https://vm.tiktok.com/ZMMmxxjGf/

TikTok · Cawil Maxamuud Check out Cawil Maxamuud’s video.

31/03/2024

marka ay da'adaadu tahay 4 jir guushaada ugu wayni waa in aadan dharka iska kaadshin

marka ay da'adaadu tahay 8 jir guushaada ugu wayni waa in aad garato wadada gurigiina ku keenaysa marka aad kusoo laabato

marka ay da'adaadu tahay 12 jir guushaada ugu wayni waa in aad saaxiibo yeelato

marka ay da'adaadu tahay 18 jir guushaada ugu wayni waa in aad hesho liisanka dareewalnimada

marka ay da'adaadu tahay 23 jir guushaada ugu wayni waa in aad Jaamacada dhamayso

marka ay da'adaadu tahay 25 jir guushaada ugu wayni waa in aad shaqo hesho

marka ay da'adaadu tahay 30 jir guushaada ugu wayni waa in aad reer yeelato

marka ay da'adaadu tahay 35 jir guushaada ugu wayni waa in aad dhaqaale samayso

marka ay da'adaadu tahay 45 jir guushaada ugu wayni waa in aad sii dhawrto muuqaalki dhalinyaranimada

marka ay da'adaadu tahay 50 jir guushaada ugu wayni waa in aad maalgashatay tarbiyada ubadkaaga

marka ay da'adaadu tahay 55 jir guushaada ugu wayni waa in aad ahaato mid awooda waajibka ay ku leedahay gabadhiisu

marka ay da'adaadu tahay 60 jir guushaada ugu wayni waa in aad ilaashato liisanka gaadhiga si aan policeku kaga qaadin

marka ay da'adaadu tahay 65 jir guushaada ugu wayni waa in aad ku noolaato xanuun la'aan

marka ay da'adaadu tahay 70 jir guushaada ugu wayni waa in aadan dareemin in aad reerka dheeraad ku tahay

marka ay da'adaadu tahay 75 jir guushaada ugu wayni waa in aad leedahay saaxiibo

marka ay da'adaadu tahay 80 jir guushaada ugu wayni waa in aad garato wadada gurigiina ku keenaysa marka aad kusoo laabato

marka ay da'adaadu tahay 85 jir guushaada ugu wayni waa in aadan dharka iskaga kaadshin
وَمَن نُّعَمِّرْهُ نُنَكِّسْهُ فِي الْخَلْقِ ۖ أَفَلَا يَعْقِلُونَ

aduunyadu waa sidan waa aduunyo qaybsan mana jiraan wax ka xun in aad sii ilaashato ee ufiirso aakhiradaada waayo iyadu waa guushaada dhabta ah.

farah

15/02/2024

Safar Cusub macmiil ha moogaan soo dalbo https://wa.me/+252634979885
KABIHII HABLAHA NOOCYADII U DAMBEYEY
CABAAYADO
SHEELADO
KHAMAARO
BOORSO GACMEED
TOOBAB
HALKAN NAGALASOO XIDHIIDH
https://wa.me/+252634979885

12/02/2024

SAFAR CUSUB MACMIIL SOO DALBO
https://wa.me/+252634979885
KABO HABLO SHIDAN NOOCYO BADAN
SHEELADO NOOCII U DAMBEYAY
TOOBAB KII XARAGADA
CABAAYADO FASHION AH
KHAMAAR NOOC WALBA https://wa.me/+252634979885

03/02/2024

Ganacsi aad Ku galayso 53 kana samayn karto bil walba 1000 dukaan aad lee dahay oo user name iyo passwer kuu leh aad ka dhex furanayso m.a
https://wa.me/+252634979885
1: marketing sameey oo dad shirkada xubin ka noqda keenso qofkiina 25$ ku hel adow waliba qaadanayo isbuuc oo aan bil lagula sugayn

2:dadkii aad ku soo xertay shirkada hadii ay marketing sii sameeyaan qof walba oo ayiga ku soo xeraan 5$ ayaa kaaga soo dhaceeyso oo isbuuc ah oo hada bil ma aha

3:matrix commotion oo ah qof walba oo adi kaa hooseeyo 0.25$ ayaa lagugu dhufa doonaa oo bil walba ah iyadow sii badanayso bil walba ilaa ay dadka kaa hooseeya ka gaaraan 8190 qof bishiina si joogta ah aad ugu qaada doonto 2047.5$

4: maching commotion oo ah dadkii aad adi toos ugu soo xertay hadii ay 5 qof yahiin iyo hadii ay 100 qof yahiin lacagaha matrix ahaan u heli doonaan bilaha waxaa shirkada kaa siinay 50% tusaale meesha ugu yar 5 qof lee toos kaga talaalan qof walba waxuu matrix ahaan u helay 200$ isku darkooda waxay helayn 1000$ adi waxaad ku lee dahay 500$ ayigow aan waxba laga jarin waa qodobka shirkada live good dadka aduunka ku nool ay ugu soo qolqolaan

5:live good waxay ku dhahday waxaan soo saaraa product health caafimaadka la xariiro oo waliba 75% qiimo dhimis aad lee dahay hadii tahay qof company kamid ah iibso siina iibi oo faaido ka raadso m.a

6: ama dad iibsado kusoo xer oo commotion 50% aan kaasiino waa qodob kalow xiisa badan aduunka majiro company aan live good ehayn oo 50% baxiso m.a
Halkan iska diwangali 👇
https://bit.ly/3QShEoP
Contact me on WhatsApp https://wa.me/+252634979885
Mar uun ma doonaysay inaad online ku shaqaysato hadda lasoo deg ZOOM app si bilaash ah ayaa lagugu barayaa sidii aad online lacag uga samayn lahayd hadaba caawaa 9:00PM Haka maqnaan tababarkan waakan linkigii riix
https://zoom.us/j/372939354

La wadaag asxaabtada halkan ka daawo hadii uu ku dhaafo
Halkan riix wll.
https://youtu.be/JHDFKk2QAlA

Halkan iska diwaangali la xidhiidh leaderkii ku diwaangalin lahaa https://wa.me/+252634979885

Mahadsanid
U dir fariintan intaad awoodo

SIDEE BIL WALBA UGA SAMAYN KARTAA ONLINE LACAG HALKAN IGA DAAWO SIINA SHARE GAREE +252634979885 02/02/2024

https://youtu.be/ggPD_dnGV2c?si=U16_BZdWjSIHGwrN

SIDEE BIL WALBA UGA SAMAYN KARTAA ONLINE LACAG HALKAN IGA DAAWO SIINA SHARE GAREE +252634979885 Mar uun ma doonaysay inaad online ku shaqaysato hadda lasoo deg ZOOM app si bilaash ah ayaa lagugu barayaa sidii aad online lacag uga samayn lahayd hadaba ca...

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Jigjigayar
Hargeisa
252
Other Advertising/Marketing in Hargeisa (show all)
Nagiib Abdi Nagiib Abdi
Hargeisa

Mooge store Mooge store
Hargeisa

Waxad ka helaysaa dhaman Edeegayada kala duwan ee ad u bahantay Adeeg hufan iyo qiimo jaban

Tayo online  market Tayo online market
Hargeisa, 4466

Bogga Suuq_geynta Gawaadhida iibka ah.

Hanaqaad signals Hanaqaad signals
Jigjiga Yar
Hargeisa

Taam Taam
26 June
Hargeisa, NONE

Taam is a company that produces motion graphics such as promotional videos and more beautiful graphic designs. The features we create are 99% sure to make a big difference in your ...

Tayo-Kaab Online Market Tayo-Kaab Online Market
Hargeisa

Tayo-Kaab Online Market Qiima Jaban Tayo La Taaban Karo

Axlaam online shoping Axlaam online shoping
Hargeisa
Hargeisa, 1234

kuso dhawaada gacmo furan

ibraahim abu safaa ibraahim abu safaa
Hargeisa
Hargeisa, 00000

Markiz Imaamu Axmed Markiz Imaamu Axmed
Hargeisa, 252

barashada qur,aanka kariim

Diyaar real state Diyaar real state
Hargeisa

waxad naga helaysaa kiraynta guryahay iibinta guryaha iyo iibka dhulkaba

Qawdhan tyres service 24 hours Qawdhan tyres service 24 hours
Hargeisa

qawdhan tyre servises 24hr

Carwo Shacab Carwo Shacab
XAMAR WEYNE, AFAR IRDOOD
Hargeisa, 2235

MUDANAYAAL&MARWOOYIN•kusoo dhowaada CARWO SHACAB2 ,waxaadna kaheli doontiin baahidiina oo idil(