Kibaarphotography

Kibaarphotography

You may also like

Wiiii
Wiiii

Kibaar photography will presenting you, an amazing photos that I have been taken Somaliland regions. So, you would find out beautiful places in Somaliland.

Please be connect to kibaar photography

"so many thanks indeed"

02/03/2024
Photos from Kibaarphotography's post 21/12/2021

Never discourage anyone who continually makes progress, no matter how slow.

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka aqbalay baaqii uu Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge u soo jeediyey 09/06/2021

https://youtu.be/HBoAUYQgZok

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka aqbalay baaqii uu Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge u soo jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi oo ka aqbalay baaqii uu Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge u soo jeediyey

Maansada Dareen Caashaq oo uu curiyey Abwaan Cabdilaahi Ibraahim X Xasan 02/04/2021

https://youtu.be/Q9UU9TIOkQo

Maansada Dareen Caashaq oo uu curiyey Abwaan Cabdilaahi Ibraahim X Xasan Maanso: Dareen Caashaq Maansadan oo uu curiyey Abwaan Cabdilaahi Ibraahim X. Xasan horaantii sannadkii 2002-dii ayaa ka dhalatay dareen caashaq oo xilliyadaa...

15/11/2020

Caawa iyo qayb ka mid ah xasuustii sannadkii 2016 iyo Kaydka Kibaar Media Production

10/08/2020

Imtixaanadii Dugsiyada Dalka oo Maanta Si Rasmi ah Loo Shaaciyey

https://youtu.be/HutnC25o1VU

Waxa maanta si rasmi ah loo shaaciyay Natiijadii Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 4aad ee Dugsiga Sare ee 2019-2020 oo ay galeen 10,537 arday, mana j...

13/06/2020

WAR MUHIIM AH OO KA SOO KORDHAY IMTIXAANKII SHAHAADIGA AHAA SANNAD DUGSIYEEDKA 2019/2020-KA

https://youtu.be/UXFeWdEbBJs

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Md.Axmed Maxamed Diiriye Toorno iyo guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Md.Daa'uud Axmed Faarax oo maan...

30/05/2020

WAR: WW&S IYO JAAMACADAHA DALKA OO XAL KA GAADHAY IMTIXAANADA ARDEYDA JAAMACADAHA DALKA...

https://youtu.be/QE_7EcIFdpY

Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska iyo jaamacadaha dalka oo maanta shir dhanka hawada ah (Internet) wada yeeshay ayaa xal ka gaadhay nidaamka loo qaadayo i...

10/05/2020

Qaar ka mid ah Qanniimadaha Illaahay
Qaybta u siiyey Qaranka Somaliland

25/04/2020

Alxamdulilaah, illaahay bay mahadi u sugnaatay.

08/03/2020

Somaliland Ministry of Education and Science

Hargaysa, March-7-2020-(WW&S)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Md.Axmed Maxamed Diiriye oo uu wehelinayo la talaiyaha wasiirka WW&S Ambassador Axmed Jaamac Ibraahim ayaa maanta kormeer ku soo maray dugsiga sare ee Nuuradiin ee hablaha.

Wasiirku waxa uu u kuurgalay, habsami u socodka hawlaha waxbarashada dugsigaas. wasiirka waxa dugsigaas ku soo dhaweeyey maamulaha guud ee dugsiyada Nuuradiin Md.Mahad Ibraahim, macallimiinta iyo ardeyda dugsigaas wax ka barata, waxaanu warbixno kala duwan ka dhegaystay ardeyda iyo maamulka dugsiga Nuuradiin.

03/02/2020

Kibaarphotography

27/01/2020

“Photography is like exploring a new dimension, only I can go there but I can show you where I've been.” ...

Somaliland is a very beautiful country with a amazing hills, breathtaking landscapes and never ending shorelines that are a feast for the eyes

19/01/2020

Baariis adoon tegin amma Boon ka sheekayn, barashada dalkaagaa horta laga bogtaayoo beryo la isku hawlaa. (Abwaan Hadraawi)

18/01/2020

Dhexdiisaan ku noolaanayaa jeer bud lay i dhigo (Somaliland)

15/01/2020

Mar ay taariikhdu ku beegnayd 15/8/2016-kii ayaan aniga iyo wefti aan ku jiraa hawlo shaqo u tagnay degmada qorilugud ee ka tirsan Gobolka Buuhoodle. Waxan magaalada galnay goor ay cadceedu liiqa dhigtay oo jiitimo iyo liidad daruuro dahabiya ahi ku shaqlanyihiin cirka, kuwaas cadceeduna hadba dacal kala soo baxayso falaadho midabka casuusta ah leh oo toos u soo abaaray, calcalyadda xareeda wadhan dhulka dushiisa.

Xilligaa oo guud ahaan deegaanadaasi ahaayeen, kuwo rooban oo carafta mannka iyo magoolku ku mariinaayeen dhirta, Ruhana luuqda iyo jiibta codkiisu ka baxayso jidhaamaha iyo ilaha biyaha xareeda ahi ceegaageen.

Jawigaa qurxoon ee naflaha farxad-gelinayey ayuu raxmaanku nagu beegay magaalada qorilugud, waxanan ka soo qaaday sawiradan.

05/01/2020

Walee innagaa dhull lehe cid ku faanta ayuu waayey..... (Somaliland).

04/01/2020

DAL BAYNU LEENAHAYE HA LAGA SHAQAYSTO

Is xalxalidu way fiican tahay, la xarragoodaaye
Marka horase waa inaad xor tahay, xeerna leedahaye
Intuu xabawarkaa yahay adduun, ee xiqdigu yaalo
Haw xilan xariirtoo dhan, waa la iska xooraaye
Dadku inuu xamaashaa ka roon, inay xarraamaane
Xikmadaha asaageen watee, xoogga lagu yeesho
Rag Allow maxaa naga xayira, waa xujiyo yaabe!

Abwaan dhoodaan

03/01/2020

Quruxda iyo hodantinnimada Somaliland

31/12/2019

Billicda iyo qaniimada dalkeena hooyo (Somaliland). Dhammaan sawiraddan waxan ka soo qaaday Banga Giriyaad oo ka tirsan Gobolka Selel.

20/11/2019

Mowlid Omer Kibaar

Hargaysa, Nov-20-2019-(WW&S)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska JSL Md.Cismaan Jaamac Aadan ayaa maanta si rasmi ah u furay tartanka kubada cagta ee dugsiyada sare ee gobolka M/jeex.

Tartankan oo ay ka qaybgeli doonaan 16 dugsi sare oo ka tirsan gobolka M/jeex ayaa maanta waxa ciyaartii u horeysay iskaga hor yimi labada kooxood ee dugsiga sare ee dawliga ah Sheekh Cali Ibraahim iyo dugsiga gaarka loo leeyahay ee Irshaad.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Md.Cismaan Jaamac Aadan ayaa ciyaartoyga kula dardaarmay, in ay ciyaar wanaag muujiyaan oo ay si hufan u wada ciyaaraan.

Dhanka kale, wasiirku waxa uu sheegay in tartankan ay iska kaashadeen shirkada SBI Coca cola iyo wasaaradda waxbarashada iyo sayniska, waxaanu xusay, in tartankani ka qaybqaadan doono isdhexgalka ardeyda iyo kobcinta waxbarashada.

29/09/2019

Mowlid Omer Kibaar

Hargaysa, Sep-29-2019-(KMP)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Md.Cismaan Jaamac Aadan oo maanta ka qaybgalay dhagax dhiga dhaam biyood loo qodayo degmada qool-dhuxulaale ee gobolka M/Jeex ayaa munaasibadaa ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysay.

07/09/2019

Mowlid Omer Kibaar

''TAN IYO AXMED GUREY, SOOMALI UMULO-DOOX AYUUN BAY AHAYDE, WAX HALGAN LA YIDHAA MA JIRO''

WASIIRKII H**E EE WASAARADDA WAXBARASHADA

C/LAAHI IBRAAHIM HABANE

15/08/2019

Somaliland National Examination and Certification Board

14/08/2019

Hargaysa, August-14-2019-(KPP)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska & Guddiga Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka JSL, waxay berito oo ku beegan maalin khamiis ah, taariikhduna tahay 15/08/2019 ay si rasmi ah, ugu dhawaaqi doonaan, natiijada Imtixaankii shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2018-2019, saacadu marka ay tahay 9:30-ka subaxnimo.

Guddigga Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka iyo guud ahaan, madaxda WW&S-ku waxay ardeyda u rejaynayaan guul iyo badhaadhe ay ka soo hooyaan imtixaankaas.

13/08/2019

GUUD AHAAN WIXII WAXBARASHO AH MAGACAY DOONTO HA LAHAADEENE WAXA KA MASUUL AH WW&S

Hargaysa, August-13-2019-(KPP)-Af-hayeenka WW&S Md.C/laahi Ibraahim X. Xasan ayaa sheegay in dhammaan wixii waxbarasho ah, magacay doonto ha lahaatee ay wasaaradda waxbarashada iyo saynisku masuuliyadeeda leedahay, sida ay tilmaamayaan shuruucda iyo qawaaniinta waxbarashada dalku.

Want your business to be the top-listed Photography Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Telephone

Website

Address

Hargeisa
00252
Other Photography Videography in Hargeisa (show all)
Herer digital photo and multi media Herer digital photo and multi media
Hargeisa

we are production all the Digital Service

30 Minute Studio 30 Minute Studio
Ahmed Dhagah
Hargeisa, 0000

Haddii aad daneyneeso sawir qaadis iyo muuqaalo casri ah,30 Minute Studio waa halka aad ka helayso.

Ahmed Jirde Ahmed Jirde
Hargeisa

Hamse Hamerka Hamse Hamerka
Burco
Hargeisa

Filmmaker

Amiir Abdulrahman Amiir Abdulrahman
Hargeisa

Kusoo dhawaada funns videos iyo Waxyaalo Kuxiiso galin doona

Xᴀᴋɪɪᴍ ʙᴏɪ Xᴀᴋɪɪᴍ ʙᴏɪ
Hargeisa

Photograph

Fadxi Junior Fadxi Junior
Togdheer Area
Hargeisa

Filmmaking and Design

Luxe Spin 360 Photo Booth Luxe Spin 360 Photo Booth
Hargeisa
Hargeisa

Nepal digital photo Nepal digital photo
Nac Nac
Hargeisa

Nepal digital marwalba ugu kaalay sawiro iyo muuqalo ku qanciya

Kaafi Studio Kaafi Studio
Dalcada Isha Borama
Hargeisa, 1999

Kaafi studio portrait photo � photography � video editing �

Arish Films Arish Films
Hargeisa

Arish Films Is a Production Company Based in Hargeisa. We Specialize in Documentaries, Short Films, Photography and Digital Content Production.

Yaxye Cabdale Officeil Yaxye Cabdale Officeil
150 Ts
Hargeisa, 252634472243

Noogu Kaalay Sawiro Tayo Leh iyo Muuqaalo Ku xiisa Galiya