Zakarie Bade
Sociologist, Ph.D (c), and a Senior Researcher.
Alxamdullilah
Together with my colleague Khadar Maxamed Diiriye and Khalid Ahmed Abdi, we have published a quality study entitled: “Between Tradition and Progress: A Qualitative Exploration of Access Constraints to Higher Education for Marginalized Girls in Hargeisa, Somaliland”.
https://ejtas.com/index.php/journal/article/view/403/330
The study qualitatively explores the barriers, both stemming from traditional practices and contemporary challenges that hinder marginalized girls from accessing higher education in Hargeisa, Somaliland. Using purposive and snowball sampling, 22 semi-structured interviews were conducted with parents and girls intimately familiar with the issue. Findings indicate a limited number of marginalized girls in Hargeisa attain university education, with the primary obstructions being socio-economic and socio-cu ltural in nature. These barriers are deeply entrenched in both age-old traditions and current societal challenges. The study underscores the need for targeted interventions by governmental and tertiary institutions. Key determinants impacting higher education access include familial financial constraints, parental education and roles, type of pre-tertiary education, lack of female mentors, early marriage customs, prevalent discrimination, and scarce scholarship opportunities. Addressing these factors is pivotal for enhancing educational prospects for marginalized girls in the region.
🕌✨ Jumma Mubarak to all! 🌟
📖 Just published my latest article titled "From Clans to Colonials to Contemporary Times: The Shifting Dynamics of Somali Social, Economic, and Cultural Life." 📚
https://ijssmr.org/vol-6-issue-4/from-clans-to-colonials-to-contemporary-times-the-shifting-dynamics-of-somali-social-economic-and-cultural-life/
🌍 I’m excited to share insights into the rich history and evolution of Somalis’ vibrant society. Have a blessed Friday!
🙏🕊️
Falsafadda Cilmibaadhista.
Muuqaalkan waxa uu soo koobayaa falsafada cilmibaadhista iyada oo dhammaystiran. Markii h**e waxa aan ka dhignay 3 qaybood. Haddaba si fahamku u fududaado isaga oo dhamaystiran waa kan.
Falsafada Cilmibaadhista (RESEARCH PARADIGM )
Qaybtii 3aad ee ugu dambaysay.
Qaybtan waxa aanu kaga hadlaynaa qaab dhismeedka cilmibaadhista (Framework) oo kasoo farcamay labaddii qaybood ee h**e (onotology and epistemology) ee aanu soo arragnay. Sidoo kale waxa ay innagu xidhi doontaa noocyada cilmibaadhiseed (Qualitative, Quantitative and mixed- designs).
Ugu dambayn waxa ay soo koobaysaa guud ahaan falsafada cilmibaadhista.
La wadaag walaalaha raba in ay fahman cilmibaadhista.
Qaybtii 1aad waxa aanu kaga hadalnay "Ontology" oo nuxurkiisu yahay in la baadho maxaa xaqiiq ah "What is the reality?". Waxa aanu eegnay qaybaha kala duwan ee xaqiiqda falsafad ahaan iyo cilmibaadhis ahaanba.
Haddaba si loo ogaado xaqiiqdaa waxaa loo baahan yahay in la fahmo sidii loo baadhi lahaa xaqiiqda ama cilmigaba loo abuuri lahaa. Halkaas waxaa ka imanaya "Epistemology" oo qaabilsan qaabka cilmiga loo samaynayo.
Qaybtan waxa aan ku lafoguraynaa "Epistemology" oo aan eegi doono sida cilmiga loo abbuuro falsafad ahaan iyo cilmibaadhis ahaanba.
Qaybta 3aad waxa aan kaga hadli doonaa "RESEARCH PARADIGM".
Falsafada cilmibaadhistu waa furaha fahanka cilmibaadhista la samaynayo. Haddii uusan qofku fahamsanayn xaqiiqda la baadhayo halka ay ku biyo shubanayso way adkaanaysaa in la fahmo cilmibaadhis.
Sidaas darteed, ardaydayda Jaamacadda Hargeysa ee heerka labbaad ayaan seminar u qabtay. Waxa kale oo aan jeclaystay in qofkii raba uu ka faa'iidaysto.
La wadaag asxaabtaada kuna xidhnow taxanahan.
Jimce wanaagsan
Ramadan waxa ay noogu bilaabatay farxad. Ardaydayda Jaamacadda Hargeisa, gaar Master Project Planning and Management oo aan maado (M and E) u dhigay ayaan soo wada dhawaynay Ramadan. Waxa ay u ahayd maadadii u dambaysay.
Alle khayrka ramadan ha inna waafajiyo.
📚The Outstanding Educational Achievement Award was handed to Ismail Ibrahim Warsame for his remarkable accomplishment of earning a Master of Arts in Development Studies from the University of Hargeisa at the age of 72, making him the university's oldest ever graduate. Ismail's experience serves as a powerful example that learning has no age limit and can inspire anyone.
I’m thrilled to have a special moment with my MBA students at Abaarso Tech University. They thanked me for lecturing them. Small things makes enormous memories.
Thank you again
There will be a lot to expect from this page including research, academic skills and social studies. Stay connected and get ready.
Share with others to utilise.
I've just reached 2K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one of you. 🙏🤗🎉
Waxbarashaddu waa safar dheer oo u baahan nafhurnimo badan, dedaal iyo kharash aan xad lahayn.
Mararka qaar waxa laga yaabaa ardaygu in uu is weydiiyo maxaad wax u baranaysaa?. Jawaabtaas in ay ku adkaato waa macquul.
Dawladduhu iyaga ayaa hagga ardayda, manhaj u sameeya, sidoo kalena hadafka waxbarashada tusa ardayda.
Heestan waa mid koobsanaysa ujeedada waxbarasho. Waxa uu ardaydu ka dhex arki karaa faa’iidada waxbarashadu u leedahay naftiisa, waalidkiisa, wadankii iyo guud ahaan bulshada.
Ilmuhu marka uu dhuuxo waxa uu garan karaa meesha loo socdo.
Muuqaalkan waxaa xuquuqdiisa leh Astaan TV
Focus on one goal at once.
Alxamdullilah
Ka dib 104 saacadood oo uu ku hoos jiray dhisme ku dumay dhulgariirka ka dhacay Bariga Turkiga. Waxa uu akhriyayaa aayado qur’aana. Alle ha ku simo jidka toosan.
Berbera port. The future belongs to here.
Depremde sevdiklerini kaybeden Türk kardeşlerime başsağlığı diliyorum. Türkiye benim evim gibidir. Kaybettiğin sağlığına en kısa zamanda kavuşman dileğiyle. Rahatsızlığınızı en kısa sürede atlatacağınıza inanıyoruz. Türkiye acil şifalar diliyoruz. Allah seninle olsun Türkiye.
Buugga Sirdoon ee uu qoray Cabdirisaaq Sandheere ayaa dabka saaran. Tolow ma ku jirtaa sheeko basaasnimo oo la mid ah tii Amiina Al-Mufti.
18/40/60 rule by Dr. Daniel Ameen. Wuxuu leeyahay;
Marka aad tahay 18 jir waxaad ka welwelaysaa waxa dadku kuu malaynayaan.
Marka aad tahay 40 jir cidna uma joojinaysid waxay kuu malaynayaan.
Marka aad 60 jir tahay waxaad ogaanaysaa in cidina kaa fikiri jirin ee qof walba tiisu mashquulisay.
Alhamdullilah after hard work we’ve closed out the Voter Registration. I hope the journey will continue safely.
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL
Cidna ha is barbar dhigin.
Human Beings Are Of Four Types
1. A man who knows, and knows that he knows. This is the scholar, so take and patiently learn from him.
2. A man who knows, but does not know that he knows. This one has forgotten, so quietly remind him.
3. A man who does not know, and knows that he does not know. This one is a student, so teach him continuously because he will be a great scholar one day.
4. A man who does not know, and does not know that he does not know and isn't even interested in knowing. This one is an idiot, so reject him".
FARQIGA U DHEXEEYA SABOOLKA IYO HANTIILAHA
Saboolka: waa muruq-maal.
Hantiilaha: waa maskax-maal.
Saboolka: waa fadhi ku-dirir.
Hantiilaha: waa faham ku-dirir.
Saboolka: shakigaa ku badan.
Hantiilaha: aaminaaddaa ku badan.
Saboolka: qashinka waa uu fagtaa.
Hantiilaha: qashinka waa uu tuuraa.
Saboolka: waxay ka fekeraan guuldarrida.
Hantiilaha: waxay ka fekeraan guusha.
Saboolka: istus ayuu ku shaqeeyaa.
Hantiilaha: aamusnaan ayuu ku shaqeeyaa.
Saboolka: wuxuu u janjeeraa in la adeegsado.
Hantiilaha: wuxuu u janjeeraa in loo adeego.
Saboolka: wuxuu daawadaa TV-yada cayaaraha.
Hantiilaha: wuxuu akhriyaa buugaagta aqoonta.
Saboolka: waxay raadiyaan sida ugu kharaj yar.
Hantiilaha: waxay radiyaan sida ugu wanaagsan.
Saboolka: xafladaha baashaalka ayuu jecel yahay.
Hantiilaha:kulamada aqoonta ayuu jecel yahay.
Saboolka: lacagta ayaa uga muhimsan wakhtiga.
Hantiilaha: wakhtiga ayaa uga muhimsan lacagta.
Saboolka: wuxuu u janjeeraa mala-awaalka.
Hantiilaha: wuxuu u janjeeraa su’aal is-weydiinta.
Saboolka: wixii soo gala ayuu wax ku iibsadaa.
Hantiilaha: faa’iidada uu helo ayuu wax ku iibsadaa.
Saboolka: in isaga laga hadlo ayuu jecel-yahay.
Hantiilaha: in hantidiisa laga hadlo ayuu jecel-yahay.
Saboolka: wuxuu is weydiiyaa, ma aad gaari-kartaa?
Hantiilaha: wuxuu is weydiiyaa, sidee ayaan u gaaraa?
Saboolka: waxay jecel yihiin in ay hodan noqdaan.
Hantiilaha: waxay ku dadaalaan in ay hodan noqdaan.
Saboolka: wuxuu jecel-yahay in uu wax-walba ka hadlo.
Hantiilaha: wuxuu jecel-yahay in uu dantiisa ka hadlo.
Saboolka: yoolkiisu waa sidii gaajada uu kaga bixi lahaa. Hantiilaha: yoolkiisu waa siduu u-sii hodmi lahaa.
Saboolka: khaladkiisa wuxuu ku eedeeyaa dadka kale.
Hantiilaha: khaladkiisa wuxuu qaataa masuuliyaddeeda.
Saboolka: waxay lacagta u adeegsadaan si ayan u khasaarin.
Hantiilaha: waxay lacagta u adeegsadaan si ay u faa’iidaan.
Saboolka: miraha uu gurto waa shaqada uu qabto.
Hantiilaha: miraha uu gurto waa natiijada shaqada uu qabto.
Saboolka: wuxuu ku daalaa si uu u helo raashin uu cuno.
Hantiilaha: wuxuu u daalaa si uu u gubo raashinkii uu cunay.
Saboolka: wuxuu ku qancaa madadaalada muddada kooban.
Hantiilaha: wuxuu ku qancaa bandhigga fikradaha waawayn.
Saboolka: si aanan habooneyn ayay hantidooda u maamulaan.
Hantiilaha: si haboon ayay hantidooda u maamulaan.
Saboolka: wuxuu ku fekeraa meel uu lacagta ku keydsado.
Hantiilaha: wuxuu ku fekeraa meel uu lacagta ku maal-gashto.
Saboolka: waxay go’aansadaan in ay shaqeeyaan cabsi darteed. Hantiilaha: cabsida ayaa waxay ka joojisaa go’aankooda shaqo.
Saboolka: markay mushkilad la kulmaan, dib ayay uga laabtaan.
Hantiilaha: markay mushkilad la kulmaan, xal ayay u raadiyaan.
Saboolka: waxay colaadiyaan dadka nolosha ku guuleystey.
Hantiilaha: waxay ka faa’iideystaan dadka nolosha ku guuleystey.
Saboolka: wuxuu aaminsan yahay in wax-la’aanta calafkiisu yahay.
Hantiilaha: wuxuu aaminsan yahay in hantidu ay shaqadisii tahay.
Saboolka: caqabadaha waxay u arkaan gidaar aan laga gudbi karin.
Hantiilaha: caqabadaha waxay ka dhex-arkaan fursado laga faa’iido.
Saboolka: fikradaha waa helaa laakiin dhaqan gelin mahayo.
Hantiilaha: fikradaha waa loo keenaa markaas ayuu dhaqan geliyaa.
Saboolka: markay helaan laba fursadood, mid ayay ku hawl-galaan.
Hantiilaha: markay helaan laba fursadood, labada waa ku hawl-galaan.
Saboolka: tamarta kaga baxda shaqada waa ka qiimo hooseysaa faa’iidada.
Hantiilaha: tamarta kaga baxda shaqada waa ka qiima sareysaa faa’iidada.
Xigasho:
Qore: Dr. Saadiq Enow
Happy to be with senior students of Development Management as a guest lecturer. We’ve discussed “Sociology and Development”.
Sidee buugta dugsigu u xuseen muwaadinka Somaliland.
Representation of Somaliland national identity in school texbtook.
1. Exclusionary
2. Inclusionary
3. Doubtful
Doodda Ernest Gellner ee wadaniyada.
Arragtiyaha Jinsiyadda dal (National Identity school of thoughts).
1. Essentialist school of thought
2. Civic school of thought
3. Constructivist school of thought
-determination and creation of Somaliland national identity: a sociological analysis of school textbooks.
Noocyada wadaniyadda dooddeedu ku salaysan tahay, arragtiyaha aqoonyahanka ee jinsiyadda (Benedict Anderson's imagined community).
-determination and creation of Somaliland national idenity: A sociological analysis of school textbooks.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Address
Hargeisa