Maxamed Nakaata

Bog rasmiya

13/12/2022

waxa jirta Gabdh aanu Frands nahay Maalin ayay Hello isoo qortay waxayna Kuso daba dartay Hees 🎹
mudo laba bilood ah habeen walba waxay isodirtaaa hees 🎹 cusub waan iska dhagaystaa waliba aniga oo ku raaxaysanaya mana aanan xasuusan inan ujawaabo ama aan codsigeeda aqbalo hadanse k**a aysan daalin inay iisodirto heeso
Dabeecadahahyga ayay kamid tahy inan tabin Dadka maqan lkinse waa qofka kaLiya Ee aan Caawa Maqnaanshiyaheda tabayo iyo xaday

13/12/2022

Cidlo ayay k**asayrtay

13/12/2022

Ay waxani Cod waa dhaafay💞

11/12/2022

partty 6

isla Maalintii Laysheegay warkaaz farxada leh dabayaaqadiisii waxa Layagaso wacay Cusbitaalka waxana Laysheegay inay Gabdhi taalo irabta inay ila KuLanto waan baxay aniga oo aan Cidna usheegin saa waaba qofkii aan Jeclaa oo kujirta qolka gargaarka degdega ah waxan Waydiiyay digtoorkii maxaa Helay . wuxuna iisheegay inuu shil xun Gashay iyada iyo wiilkeedii lkinse wiilkii uu dhintay waxna uqaban kari waayeen . iyaDa se Xaalku ma Fiicna . waxanse soo wacnay lanbarkii kaLiya Ee ku jiray Telefonkeeda waana kaaga .
habeenkii oo dhan ayaan Lajoogay ilahay ayaan ubaryayay inuu caafimadiyo markii ay gaadhay 4 subaxnino ayay Geeriyootay😭
waxadba moodaa inay ogaatay inuu wiiLkedii geeriyooday meel ay uga Hadhaana aanay jirin 😭
digtoorkii wuxu ii dhiibay Dhaaman ALaabaheedii iyoTelefoonkedii waxanan Tagay Qaybta Xasuus qorka waxnan aqriyay Hal sadar oo inacsiiyay naftayda . sadarkaas waxay qortay isla tariiqdii kuurkayga wuxuna Xanbaarsanaa sida tan😭💞
"Sideen ugu sheegaaa qofka uu Guursaday inay tahay qoftii aan ku qabtay ninkaygii H**e Aan Kuqabtay iyada oo Lahuruda 😭💞

way dhamaatay qisadii midkle masoo bilabaa Waa hadad diyaar tahy Haah ama maya

09/12/2022

Qisadan Anigu Runtii waakayaabay 😭

09/12/2022

Partty 5

lkinse iyadaaba uSheegtay markii aan Qadada dhamaysanay . waxayna Kala kuLantay Cadho iyo diidnimo wajiga HooyaDay kaso muuqday .wayna iska Xejin Kari wayday gurigana way Kabaxaday iyadoo Cadhaysan . Hooyaday waanu is af Dhaafnay . waxanan Ku Canantay sababta ay sidan uLa dhaqantay . waxanay ii sheegtay inanay rabin Gabdh Laso Furay sabab kale majirto oo aan Taa ahayn . Hadalo Badana way itidhi oo aan Hada Ka QajiLayo inan soo qoro waxay igu Dartay inay inaabtiday igu Dari doonto waa gabdh Qurux Bdn Aadna uDabeecad wanagsn sida ay iisheegtay HooyaDay . anigu wax Aqoona uMalihi lkin ku qasbid Faro Badn oo Laygu Qasbay iyo diidmo Fara badn oo laygu diiday qofkii aan Jeclaa waan iska Aqbalay arinkoodi wanan ogoladay inan Guursado gabdha ay Sheegayaan Ee Ay HooyaDay iidoortay . kadib Arooskayagii Lixbilood ka Dib . waxay iiqaaday Gabdhii wiiLkaygii uGu H**eeyay Aadban u Farxay waxan NiyaDa iska idhi malaha HooyaDaa Dooqeedu ma XuMayn oo NoLoL wacan ayay kuu doortay Aad uGu Mahadin doonto💞

parrty 5 felow pajeka like garee camanti kadhiibo mahatsanid

07/12/2022

Partty 3

@ iyaDa qiyaamo" maaLiN malmaha kamid ah ayaan shaqadaydii iska Aaday lkin markan Baxay waxan wayay Bas ama Taxi aan ubartay inan siiraaco waxooga Kadib Guriga ayaan iskaga solaabtay waxanse lakuLmay ninkaygii oo Guriga naag Kale lajooga waliba Qolkaygii Hurdada . waxna Maan samayn Kaliya Waxan Kusoo qaaday Dacwo Furitaan. Aniga oo Noqda gabadh Carmal ayaa ii dhaanta inan noqdo Gabdh ka aamusta oo indhaha kalaabta qiyaanada ninkeeda.
@ AniGa- wxaan uGu Jawaab Celiyo Ama Aan Kudhaho ayaan wayay. waxanan Goandaday inan Baro Hooyaday . ugu danbayn HooyaDay waxan kaga Farxin donaa goanka Guurkayga. waxan usheegay inay casuumad Qado noo samayso gabdhana aan uKeeno . HooyaDay Waxba k**a oga inay CarMaL tahy . wanan Awoodi Kari wayay inan usheego . Awood yari miyay iga tahy mise baqdin Falcelinta aan Kabixin doonto ma aqaan💞🤔😢

Lasoco parrty 4

Like garee paje follow iyo camanfi Qurxbadn kadhiibo

05/12/2022

Parrty 2

Aniga waan KuJeclahy wanan Ka Helay sidoklena waxan rabaa inan Ku Guursado
_ iyaDa Hada ayaan ogaaday sida aad Gaadhiga igu Jiidhsiisay waxad tahy qof dagdag badn sidee uqaadatay goaan nocan oo kle ah Adigoo waxba iga ogayn aqoon Badana ii lahayn . madiidani inan aniguba dareen ku qaday lkin NoLoshayda waxba k**a ogid
@ Aniga marabo inan wax badan ka Ogaado kaLiya waan KuJecelahay NoLoshaydana inan kUla wadaago ayaan Jecelahy
@ iyada .arinku sidaas oodhan uma fududa waa inaad ogaata inan ayay carmal wiilna ujoogo 4 jir ah sidee uxamili kartaa waxa ay Dadku inaga sheegayan gabdha Carmalka ahi lama mid aha dadka kale marka La Eego Xaga buLshada Dhamaan indhuhu iyada si gaara ayay u Hayaaan . waxana Loo arkaa jidh wasaqoobay . markasta oo ay Gurigooda kaso Daahdo sababo gaara awgood waxa loo Malaynayaa inay nin kle waqti Lasoo qadanaysay isticmaalka baraha buLshada Hadii ay kuBadn tahy waxa Lo aqoonsanayaa Halkaa inay raga Danahooda ka FuLiso munaasibado marka Laysugu yimaado halkaa waxay kanoqonaysaa warka dadka iyo waxy kuWada shekaystaan dhaaman waa Laga wada shakisan yahy xataa qoyskeeda kudaroo xataa ibay cay iyo ceeb usoo jiiday qoyskeeda waa bilaa ruux waa bilaa qiimo . waa bilaa iqtiyaar. waajib ayay tahy in Layska waajib ayay Tahy in Layska tuuro
@ AniGa Hadii Aad sidan Oodhan u ogtahy Maxad uGu degdegtay Furitaanka😢💞

04/12/2022

waan ogaa xaaLaDa markaz Lagu Jiray inanay ku Haboonayn isbarsho iyo xidhidh . xidhidh nacayb ahaa lkinze jacayl miyaa warkiisa Daa waxan ku Adkaystay inan Dhaqtarka uWado oo dhaawac saas ubadan ma uusan gaadhin
lugta uun ayay kayara murkacatay . dadkii markii ay nagusoo Urureen ee ay qoftii XaLkeeda waydiiyen iyo waxa Helay waxay uGu Jawaabtay inay yara kuFtay uun Ee aanay wax dhiba Jirin igama ayasan Dacwoon kadib shilka waxan inbadan laso xidhiidhay qoftii si aan XaLkeeda waydiiyo Haa waxay aHyd marmarsiiyo aan kurabay inan Codkeeda maqlo uun aan Habeen Ku BaLamiyay Meel laga Cunteeyo si aan uYara sheekaysano .
waxan uSheegtay Jacaylkaygii iyo inan Ka helay aragtidii koobad Ee maLintii shilka

lasoco party 2

03/12/2022

Carfoon iyo Adeera Calaf

02/12/2022

Uur Ayuu uYeelay Kadibna wuu ku inkiray😭🤔

30/11/2022

30 sano kadib Adeero iyo carfoon🤔😭

28/11/2022

Mar kasta ilaahay qadarkiisa aamin oo ku kalsoonoow💯

Wuxuu toban sano ka badan sugayay in mar uun “aabe” uu noqdo, Maanta ilaaheey ayaa Mataano siiyay, awoodda Alle.

25/11/2022

Halkan waxan Ka biLabaya qiso jacayL oodhaba
AduuH Diyaar ma uTahyna Haah Dheh Hadiiklena maya dheh♥️

24/11/2022

30 sano Kadib Wuxu La kUlmay Carfoon iyadoo ah Xaas Laqabo😭

21/11/2022

qof dantiisa raacaan ana daba socdaa wali🥺💔🤕

19/11/2022

Gabadhii uu jeclaa ee laga aroosay uuna u waashey darteeda... ayaa ogolaatey in ay la kulanto lkn waa kulan keliya 💔🙂

18/11/2022

Aan KUu jeclaDo si JiLicsan ii ogoLow inaan Noqdo Mid KaMid aH RiYaDaDa laakiin xaqiiqda aH aan KU DaBiBo oo AaN kU DaNeeyo oo aaN KusiiYo wax KaZta oo Aad Ubaahan tahy Adigoo oo aan XiTaa kaLmaD oDhan ii ogoLow😳😳😳♥️

16/11/2022

KaaLay aan dhawacyadeena KudhayNo Heeso Kadibna aan is iLoWnee♥️😭

10/11/2022

Guursada jacaYladiina♥️

09/11/2022

Kan dhabta kuu jecel dartaa wax badan ayuu ka tanaasuli karaa si aanuu adiga kuu waayin.

08/11/2022

Naxariistu waa qayb Kamida nolosha♥️

06/11/2022

Waxani JacayL waadhafay😭♥️

05/11/2022

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaan ku qancay dhaqankaaga, muuqaaga, dabeecaddaada, shakhsiyaddaada iyo summad kasta oo aad leedahay gaarna kuu ah.

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaan kugu aaminay naftayda, mustaqbalkayga, sharaftayda, sirtayda iyo wax Allaale waxaan hammi nololeed leeyahay ee u baahan rafiiq ila hinjiya.

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaan aaminsanahay inaad nolosha inta iga dhiman buuxin karto, aynu is kaabi karno, isku tiirsan karno, dhibta iska weheshan karno, farxad isku abuuri karno iyo inaynu lammaane ku ahaano wixii wanaagsan, wixii xunna aynu iska reebno.

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaa jirta sabab aan kaaga soo doortay malaayiinta dhiggaa ah ee dunida kale ku dhaqan. Waxaan kugu soo xushay dookh, waxaad dawo u tahay indho adiga uun kugu farxa, qalbi kuu daacada iyo niyad gayaankaa kaaga eexatay.

Markaa, kolka uu qof si dhaba kuugu yidhaa "Waan ku jecelahay" intaas iyo kumannaan macne oo kale ayay u dhigantaa. Ha dhayalsan. Ha u arkin kalmad iska fudud oo afka uun ka soo baxday. Markaad jacaylka ka aqbashana, ha moodin arrin fudud. Waa ammaano wayn iyo mustaqbal dhan oo lagugu aaminay. Waa masuuliyad u dhiganta sidii qof dunida maamul lagu yidhi oo kale.

04/11/2022

Waan Ilmeeyay xataa aniGu😭

30/10/2022

Hadii laabtada ahaan xabsi ahaan Lahyd maLin walba wXan Noqon Lahaa DanbiiLe Si anan UGa Bixin Laabtada😭

28/10/2022

Wuxuu yidhi “Waxa aan u malayn jiray in jacaylkeena laga ilaalin doono burburka iyo khasaaraha. Dib ayaan ka garwaaqsaday in aan waxba la ilaalin karin. Wax kastaana isbadaleen.”

24/10/2022

Waxa iigu Farxad Badan Markan Ku Arko Adigo Faraxsan An Ogahayna Inan ahay Qofka ka Farxiyay ...
🥺💙

Wllhi Daqiiqadahas Wa kuwa iigu Farxada Badan..👸.

Hal Qof 👸 IO 💙 Hal Qalbi 💙👸

21/10/2022

Ugu danbayn way dooratay Jacayladu HaguuLaystan♥️

19/10/2022

Qofka Sida Dhabta Kuu Jecel Waa Kan Kuu Soo Qoray Maalin Cad Wan Kuu Xiisay Weliba Asagoo Dad Badan Dhexda ugu jiro Ee Maahin Kan Habeenkii Markuu cidlooda kuu Soo Qora wan kuu xiisay 🙄🥺❤️

19/10/2022

"Berri ba waad iloobi doonta kuwii kaa oohiyey oo dhan." 💔😥

Adkayso 💪

17/10/2022

```waxaan kuu aqaan inaad tahay aduunka oo dhan🌍🥺, sidoo kale agtaada waxaan ka helaa farxad aan lahayn dhamaad.🤗❤

```waxaan kuu aqaan inaad tahay aduunka oo dhan🌍🥺, sidoo kale agtaada waxaan ka helaa farxad aan lahayn dhamaad.🤗❤

Sida ubax dhalaal badan
Dhaayahaygu kuu jecel

🥺♥️```

🥺♥️```

14/10/2022

Guursada JacayLadina oo Hanoga tagina jidh qalalan oo aad kala baxden quluubtii

11/10/2022

Inkastoo is maqalkeena
Iyo kala maqnaanteena
Muddo haatan laga joogo,
Misna wali xusuustaada
Iska maydhi kari waayay.

Jacayl qabyo ah

10/10/2022

Waxad noLoshayda uGu soo Biirtay Si Lama FiLana waxanad Noqotay Qofka uGu Qalisan noLoshayda eray walba oo Kasobaxaya afkayga Masharixi karo Sida noLoshayda muhiiMka ugu Tahy Adiga iLove you ppe

09/10/2022

Mar aan Uxiisay ayaan isidhi wac oo lahadaL bal markaasan waxan arkay iyadoo Faraxsan Laantayda wana iskadaayay sapapto ah waxan Jecla marwalba Farxadeeda🤔♥️

07/10/2022

Iska ilaali oo ka feejignaw ruuxa cafiska badan, sababta ayaa ah mar ayuu kaa tagayaa lagamana yaabo inuu dib danbe kuugu soo laabto.

02/10/2022

Baaqi ayay iGu Ahaan donan xasuusahaga quruxda badan si walba oo aad iGa tagto 😭 waayo ma uMaLaynayo Gabdh booskaga ii biixisa inan Heli Doono 😭♥️
I Miss you😭

01/10/2022

Naftayda ayaan Dib udhigay si aan usiiyo Farxad walba haday noqoto waqti qaadasho iyo Hadii ay noqoto farxad lasiin karo qoF lajecelyahy lkin sorry naftaydiyey maxad samaysay

Murugtu Waa masiibo Raadsata Dadka qalbiYaDa wanagsan 😭

01/10/2022

Mcney waxan Kaga Digayaa markan Dhinto inaad usoo dhawaato Jidhkayga 😭 waayo waxan ka baqayaa in ay Gacantaydu mar labaad Ka Tiri waydo iLmaDa

Yaad ku odhon lahayd🚹

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


October
Hargeisa
444665

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Other Actors in Hargeisa (show all)
NEYGA officials9 NEYGA officials9
Hargeisa, 252

NEYGA official

Hemze ahmed Hemze ahmed
Hargeisa

Nyc❤

FUNNY TV FUNNY TV
Bari
Hargeisa, BARI

time beurffuul

Hâjī xikmââwi Hâjī xikmââwi
Xaji Xikmaawi
Hargeisa

𝙷𝚊𝚕 𝙰𝚋𝚞𝚞𝚛 𝚜𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒𝚢𝚎𝚎𝚍 ♫︎

Guilet_qañciyə_fañz Guilet_qañciyə_fañz
0637296318
Hargeisa

Ila soo xariira iina follow gareeya

Maahir mo commando Maahir mo commando
Hargeisa, 890276

How feel bout that

Marc Cucurella Marc Cucurella
Hargeisa

welcome Chelsea fan's the Real page Cucurella please invite your friends

Cumarc Cumarc
Cumar Ismaaciil
Hargeisa, CUMARISMACIIL

Lulmaye INA batuun Lulmaye INA batuun
Lulmaye INA Batuun
Hargeisa

Nasir Jama Nasir Jama
150
Hargeisa, 1123

gacma furan marwo iyo mudane

Balballaadhshe Balballaadhshe
Burao
Hargeisa

gudbinta madadaaloyinka iyo dhacdooyinka dunida

King yahya King yahya
Yaxyezalah
Hargeisa, TELESOM