Ugaas

Ugaas

You may also like

Sooo
Sooo
Nawab shani 2
Nawab shani 2

Politician

20/01/2024

Tv yadan doodaha qabta dadkan ay soo casuumaan miyaanay marka h**e ka fiirsanba mise sheekada yare hadal haynta ah ayay ka rabaanba
ninkan kuleh hadaad caawa dhimato ama dhali waydo sow ma aanan khasaarin .. khasaarahaba horta ma garanaysa malagu yidhi amase mala waydiiyay?
waxan uu sheegayo in aanu gacan bili aadam ku jirin ma og yahay?
in uu qof wayn yahay way muuqataaye ma guursatay mala waydiiyay?
Waxan hada social media ka socda in uu iska xaraabo yahay ma og yahay?
in guurku yahay qofka sida aad isku fahantaan ma ogyahay?

mise qacda tiktik lagu sheego ayuu meesha ka raadinaya sowka arimihii ilaahay galay

20/01/2024

Waxa layirahdaa aqoon la.aantaada waxa qarisa akhlaaqdada. Siwalba aaad waxubarato hadii any bedelin qaab fikirkaga , ficilkaga iyo hadalkaga naftaadana anayna xakamayn (self control) ogow waxad tahay khaasare .

ninkan waxa kamuuqata waa sunihii iyo haybadii diinta lkn nasiib daro waxa uu adeegsaday ficilo iyo hadalo anay dadka caamdahi anay ku fikirin. dhabadh walashaa ah oo Allah ( s.w) masuuliyadeda , nafaqadeda iyo nolosheeda kugu waajibiyey maaha in aad ka dhigtay shay aad meel kaso iibsatay.

(Waxaan xeeer rag aqoon baa dumarkii helay )

23/11/2023

Deeq badanaa ninka mansabkiisa u baabi’inaya damaca qof kale

09/05/2023

U malayn mahayo naftayda heeskaan hees uga saamayn badan in uu jiro. Intii aan ka bartay oo aanan xasuusnayn goor ay ku aaddanayd ilaa maanta isku si bay maskaxdayda iyo wadnahayga uga dhigan tahay. Xaalad walba oo aan ku jiro, goorta aan maqlo ayay dareemmo higil ah oo ka wada dhigan raadadkaygii igu kulmaan. Waa muusig, miro, laxan iyo cod malaha kii ugu sarreeyay ee ay dad Soomaaliyeed abuuraan--sida aan aamminsanahay.

Jacaylka la sheegaba anigu heestaan baan dhexdeeda ka dhadhamiyaa.

Ma og tahay sidii roob
Onkod iyo hillaac badan
Oo arooryadii da'ay
Ama oogta waaberi
Eedaankaa subaxdii
Waad ii iftiintaa!

Waxa aad maankaaga gaysaa tuulo aad u yar oo aan dhibi ka jirin, dadku xalay fiidkii nabad iyo war san isaga kala seexday, aroortiina mayay roob lagu soo wada kacay, oo inta aad aqalkii ka soo toostay saxansaxadaasi ku qaadday! Bal qofkii aad adduunka ugu jeclayd iyo tusaalahaa isu gee! Ashaqaraar. Caawa waxa malaha intaa si fiican u muudsan kara qofkii ay jecayl wadaagaan qof wanaagsan oo ay wadnaha qaybsadaan.

Xuseen Aw Faarax ayaa miraha sameeyay--heesta webiyo isu oomman ee aan iyadana aad u jeclahayna isaga ayaa sameeyay--boqorkii lxammada muusigga ee Cabdullaahi-Qarshe ayaa laxameeyay, waxaana qaadaya boqorkii codka Tubeec oo aan aamminsanayay hees walba oo uu qaaday in cid soo dhowaysa la helayo marka tan laga reebo.

Talow yaa violin-ka mucjisada ah tumaya? Ma aqaan. Mindhaa uun aakhiro.

Dhammaantood Eebbe ha u naxariisto.

Photos from Ugaas's post 25/11/2022

Habeen wanaagsan waa aniga iyo odeygii Muscab Love Chelsea ahaa oo bosaaso idiinka soo salamaynaa.

Photos from Ugaas's post 17/08/2022

LEVEL ONE CERTICATE IN COACHING FOOT BAL

allhm.

Photos from Ugaas's post 10/08/2022

Tilmaan waqti badan Socotay
waxaan ku Tabcay dhalin badan oo Qiimo leh

Football is all about RESPECT

Dhaarac Football CLUB 🙏⚽️🥇❤

20/06/2022

HADAAFTIMO STREET❤️✨

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Hargeisa
Other Politicians in Hargeisa (show all)
Cabdiraxmaan Cirro Cabdiraxmaan Cirro
Road No 26th June
Hargeisa

Aasaasaha & Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI. [WADDANI Party Founder & Presidential Candidate]

Guul-wade page Guul-wade page
Hargeisa

Follow like share

Kaafi Media Kaafi Media
So
Hargeisa

adeege umadeed

Xildhiiban hayle Xildhiiban hayle
Hargeisa

active

MP Guled Warsame MP Guled Warsame
Road Number 1/sha'ab Area/Near Presidential Palance
Hargeisa, 252

XILDHIBAAN GULED MAXAMED WARSAME AAA {Official Page}

Nuuradiin Ibraahin Diini Nuuradiin Ibraahin Diini
Sheekh Mubarik
Hargeisa, 00252634421963

Galool party Founder, politician and public figure

Tageerayasha Cali Mareexan Tageerayasha Cali Mareexan
New Hargeisa
Hargeisa

horumar aan kala joogsi lahayn

Xil.Ahmed Mohamed Hurre Xil.Ahmed Mohamed Hurre
Opp . Berbera Road
Hargeisa

Waa Page Ka Rasmiga Ah Xil Ahmed Mohamed Hurre (Barkhad) .

𝐃𝐄𝐆.𝐁𝐎𝐎𝐊𝐇 𝐃𝐄𝐆.𝐁𝐎𝐎𝐊𝐇
Hargeisa, 251

Ugu imow boggan xaqiiqooyin ku saabsan degmada Bookh.

Somaliland waa Xor Somaliland waa Xor
Hargeisa

This is page Affairs Analysand politic for Republic of Somaliland

Sharmo_sheekh page Sharmo_sheekh page
Hargeisa, 00252

Halyeyga nool Halyeyga nool
Hargeisa, 00252

dabar goynta dhaqamada xun xun waa waajib saaran qof walba oo inaga mida.