Dunya Group

Dunya Group

You may also like

Nahar Fashion
Nahar Fashion

Education,Business,Travel and Tourism

(Dunya Group Can Build Your Bridg)
(Dunya Group is Ready to Provide you for all your needs)
About Dunya Group of Companies was established in Hargeisa Somaliland,and now it's heard quarter is based in Hargeisa. The aim of this Company is to evolve the traditional/old-fashioned trade such as Construction,textile and all other trade services. Dunya Group also offers to everyone who wants to study in abroad consultancy services such as applications,department selections,and visa oppurtunities.

14/02/2019

....................{{ OGAYSIIS OGAYSII }}........................
GOLDEN OPPORTUNITY FOR STUDYING IN TURKEY................HARGEISA OFFICE...............
Degree and Master admission is open for 2019-2020 academic years.

●Ma Tahay Arday Dhamaystay Dugsiga Sare amaba Jaamacada Heerka Kowaad?
●Ma Tahay Arday raba inuu Waxbarasho u aado Dalka Turkiga?

14/02/2019

.............(( OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS)).......................................VISA GANACSI OO TURKIGA AH.....................
HARGEISA OFFICE...
< Ma tahay Ganacsade? Ma Jeceshay inaad Turkiga u aadid Ganacsi? Ma Jeceshay inaad ka qayb gashid kulanka ugu wayn ee Carwo Ganacsi ee Dalka Turkiga iyo Wadamada Jaamacada Carabta oo ka Qabsoomi Doona Bisha 4aad ee 2019?

{ Haday jawaabtu tahay HAA Shirkada Dunya Group iyo Turkish-Arab Countries Business Association (TURAB EXPO) Waxay kuu fududaynayaan sidaad uga qayb gali lahayd Bandhigaa Ganacsi oo ka qabsoomaya magaalada ISTANBUL/TURKEY}.

(Bandhigaa waxa ka soo qayb galaya 1500 oo Ganacsato ah iyo 200 oo Shirkadood oo Dalka Turkigu soo Xulay.
Is Diwaan Galinta Waxay ka Bilaabmata Maanta oo ay Bishu Tahay 14/02/2019 waxayna ku dhamaan doonta insha allah 28/02/2019 hadaba si aanu kugu Fududayno oo aad uga qayb gashid adoo matalaaya shirkadaada Fadlan h**e ula xidhiidh Xafiiska shirkada ku leedahay Magaalada HARGEISA.
《《 HARGEISA OFFICE:
Address Office: Botan Building Opposite of City Center Hargeisa/ Haregisa/Somaliland

Tell: (514407) (0634784048) (0634034522) (0634473308) (0634050028)

14/02/2019

.............(( OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS))................................PARTIAL SCHOLARSHIP IN TURKEY.....................
HARGEISA OFFICE...
< Ma tahay Arday Dhamaystay Dugsigii Sare ama Jaamacadii? Ma Jeceshay inaad u aadid Deeq Waxbarasho oo ah Partial Scholarship ah? Ma Jeceshay inaad waxbarashadaada inaad Bilawdo Sanad Dugsiyeedka 2019/2020?

{ Haday jawaabtu Tahay haa Fadlan h**e ula xidhiidh Xafiiska ay Shirkadu ku leedahay Magaalada Hargeisa is diwaan galintuna waxay bilaabmi doonta maanta oo ay Taarikhdu Tahay 14/02/2019 Waxayna ku eegtay 28/02/2019}

Wixii faahfaahin ee dheeriya kala xidhiidh Telefoonadan hoos ku xusan amaba Goobta uu ku yaalo xafiisku.

《《 HARGEISA OFFICE:
Address Office: Botan Building Opposite of City Center Hargeisa/ Haregisa/Somaliland

Tell: (514407) (0634784048) (0634034522) (0634473308) (0634050028)

14/02/2019

.............(( OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS))................................PARTIAL SCHOLARSHIP IN TURKEY.....................
MOGADISHU OFFICE...
< Ma tahay Arday Dhamaystay Dugsigii Sare ama Jaamacadii? Ma Jeceshay inaad u aadid Deeq Waxbarasho oo ah Partial Scholarship ah? Ma Jeceshay inaad waxbarashadaada inaad Bilawdo Sanad Dugsiyeedka 2019/2020?

{ Haday jawaabtu Tahay haa Fadlan h**e ula xidhiidh Xafiiska ay Shirkadu ku leedahay Magaalada Muqdisho is diwaan galintuna waxay bilaabmi doonta maanta oo ay Taarikhdu Tahay 14/02/2019 Waxayna ku eegtay 28/02/2019}

Wixii faahfaahin ee dheeriya kala xidhiidh Telefoonadan hoos ku xusan amaba Goobta uu ku yaalo xafiisku.

Address Office: Safaari Restaurant Building, Soobe Market, Hodan District/ Mogadishu-Somalia
《《 MOGADISHU OFFICE
Tell: (0613206445) (0613884679) (0615 378828) (0615501840) (0615537529)

WhatsApp: (0634050028) (0615501840) (0634473308) (0615378828) 》》
ADDRESS OFFICE: Safaari Restaurant Building, Soobe Market, Hodan District/ Mogadishu-Somalia.

14/02/2019

.............(( OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS)).......................................VISA GANACSI OO TURKIGA AH.....................
MOGADISHU OFFICE...
< Ma tahay Ganacsade? Ma Jeceshay inaad Turkiga u aadid Ganacsi? Ma Jeceshay inaad ka qayb gashid kulanka ugu wayn ee Carwo Ganacsi ee Dalka Turkiga iyo Wadamada Jaamacada Carabta oo ka Qabsoomi Doona Bisha 4aad ee 2019?

{ Haday jawaabtu tahay HAA Shirkada Dunya Group iyo Turkish-Arab Countries Business Association (TURAB EXPO) Waxay kuu fududaynayaan sidaad uga qayb gali lahayd Bandhigaa Ganacsi oo ka qabsoomaya magaalada ISTANBUL/TURKEY}.

(Bandhigaa waxa ka soo qayb galaya 1500 oo Ganacsato ah iyo 200 oo Shirkadood oo Dalka Turkigu soo Xulay.
Is Diwaan Galinta Waxay ka Bilaabmata Maanta oo ay Bishu Tahay 14/02/2019 waxayna ku dhamaan doonta insha allah 28/02/2019 hadaba si aanu kugu Fududayno oo aad uga qayb gashid adoo matalaaya shirkadaada Fadlan h**e ula xidhiidh Xafiiska shirkada ku leedahay Magaalada Muqdisho.

Address Office: Safaari Restaurant Building, Soobe Market, Hodan District/ Mogadishu-Somalia
《《 MOGADISHU OFFICE
Tell: (0613206445) (0613884679) (0615 378828) (0615501840) (0615537529)

WhatsApp: (0634050028) (0615501840) (0634473308) (0615378828) 》》
ADDRESS OFFICE: Safaari Restaurant Building, Soobe Market, Hodan District/ Mogadishu-Somalia.

12/02/2019

....................{{ OGAYSIIS OGAYSII }}........................
GOLDEN OPPORTUNITY FOR STUDYING IN TURKEY................MOGADISHU OFFICE...............
Degree and Master admission is open for 2019-2020 academic years.

●Ma Tahay Arday Dhamaystay Dugsiga Sare amaba Jaamacada Heerka Kowaad?
●Ma Tahay Arday raba inuu Waxbarasho u aado Dalka Turkiga?

17/12/2018

BISHAARO! Xaraynta jamacadda ISTANBUL COMMERCE UNIVERSITY waa ay socotaa
Xaraynta Masterka ıyo PHD Waxa ay bilaabmatay 1-November-2018 waxayna dhamaan doonta ugu danbayn 1-January 15, 2019.
(FIIRO GAARA): Qiimaha masterka 1500 dollar ayuu ka bilowdaa sanadkii. Halka PHD ka bilowdo 1000 dollar sanadkii.
KULIYADAHA MASTERKA EE ENGLISH KU BAXO.
🎓 Computer Engineering English)
🎓 Mechatronics Engineering (English)
🎓 Management Engineering (English)
🎓 Business Administration (English)
🎓 International Finance (English)
🎓 Economics (English)
🎓 International Trade (English)
🎓 African Studies and international relations (English)
KULIYADAHA PHD EE ENGLISH KU BAXO.
🎓 Mechatronics Engineering (English)
🎓 Electronics and Communication Engineering (English)
FADLAN KULYADAHA TURKIGA AH HADDII AAD DOONAYSO NALA SOO XIRIIR.
DUKUMIINTIGA LAGAA RABO.
• Certificate, Transcript, Photo, Passport
Wixii fahfaahin ama xaraysasho ah xafiiskayaga:
HARGEISA / SOMALILAND
📞 +252 63 4473308
📞 +252 63 4050028
📞 +2522514407
📩 [email protected]
📲 Fadlan asxaabtaada gaadhsii si ay uga faa'iideystaan Fursadan Qaaliga ah Mahadsanid.

26/09/2018

............ ... OGAYSIIS MUHIIM AH..............
Shirkada Dunya Group waxay macaamiisheda sharafta leh ogaysiinaysa inay u hayso Fiisayaal ( VISA) Dalka Turkey oo xadidan
Isla markasan wakhtiga (VISA) lagu so sarayo
Uu ka bilamayo
27/09/2018 .... kuna eeg
15/10/2018

Fiiro Gears (( macaamiisha sharafta leh Wixii warbixin ee dheeriya waxay kala soo xidhiidhaan .... Tell:: 0634473308 ama xafiiska shirkada))

07/01/2018

GOLDEN OPPORTUNITY FOR STUDYING IN TURKEY
Graduate admission is open for 2017-2018 academic years!
Apply Now for Graduate Admissions of well-known Turkish universities with unbelievable discounts. Master Degree and PhD programs tuition fee starting from 800$-1000$ per semester.
✔ NO AGENT COMMISSION FEE NEEDED. ALL SERVICES ARE FREE FOR ALL INTERNATIONAL STUDENTS

January 25, 2018
ENGINEERING PROGRAMS FOR MASTER DEGREE
�M.Sc. in Computer Engineering (in English)
�Information Technologies (in English)
�Engineering and Technology Management (in English)
�M.Sc. in Electric and Computer Engineering (in English)
�M.Sc. in Industrial Engineering (in English)
�M.Sc. Data Science (in English)
�M.Sc. Industrial and Systems Engineering (in English)
�M.Sc. in Financial Engineering (in English)
�M.Sc. in Computational Biology and Bioinformatics (in English)
�M.Sc. in the Preservation of Cultural Heritage (in English)
�M.Sc. in Management Information Systems (in English)
�M.Sc. Energy and Sustainable Development (in English)
�M.Sc. Electronic & Electrical Engineering (in English)
�M.Sc. Structural Engineering (in English)
�Mechatronics Engineering (in English)
�Management Engineering (ın English)
SOCIAL SCIENCE PROGRAMS FOR MASTER DEGREE
�M.A. Political science and International Relations (in English)
�M.A. International Relation (in English)
�Business Administration (in English)
�African Studies And International Relations (in English)
�Economics (in English)
�International Trade (in English)
�International Finance (in English)
�Commercial Diplomacy (English)
�Communication Sciences (in English)
�Strategic Marketing and Brand Management (in English)
�Financial Economics (in English)
�M.A Sociology (in English)
�M.A History (in English)

�M.A Cultural Studies (in English)
�M.A English Language and Literature (in English)
�MA in Economics (in English)
�MA in Banking and Finance (in English)
�M.A in Communication Studies (in English)
�MA in Marketing (in English)
�MA in Production Marketing (in English)
�MA in Psychology (in English)
�MA in Risk Management (in English)
�M. A. in Design (in English) PHD PROGRAMS
�Electrical and Computer Engineering Ph.D. (in English)
�Pharmaceutical Sciences Ph.D. (in English)
�PhD in Computer Engineering (English)
�PhD in Bioinformatics and Genetics (English)
�PhD in Electronics Engineering (English)
�PhD in Industrial Engineering (English)
�PhD in Management Information Systems (in English)
�Ph.D. in Economics (English)
�Ph.D. Finance and Banking (English)
�Ph.D. International Relations (English)
�History, Ph.D. (in English)
�Englısh Language And Lıterature (in English)
�Polıtıcal Scıence And Internatıonal Relatıons (in English)
THE PROGRAMS WE PRESENT ARE AT PRIVATE UNVERSITIES LOCATED IN ISTANBUL, TURKEY. FOR MORE INFORMATION CONTACT US IMMEDIATELY.
Application required documents
✔ Undergraduate Certificate
✔ Transcript
✔ Passport copy
✔ Photo
✔ CV
✔ Reference letter.
Fee of Admission Latter 200$.
Address,
☎ 514407 :……………………………………………………...( Hargeisa-Somaliland).
� 0634050028 / 0634473800 / 0634784048 :………………….( Hargeisa-Somaliland)
� 0634651508 / 0633876980 :…………………………………(Burco-Somaliland)
[email protected]
✔ 100% guaranteed that you will pay the lowest price to study in Turkey.
� Please Share with all your friends! Thanks

23/11/2017

........................Bushaaro Bushaaro.......................
Shirkada Dunya Group Waxaad ka helaysa Adeegyo kala duwan oo ka kooban sidan hoos ku xusan:
1)Adeegyada Waxbarasho ee Dibada ah (Education Service inside of Somaliland) ee Dalalka kala ah ( Turkey, Chine, Malaysia, Bangladesh, India, IWM) Adeegyada waxbarasho ee ka bilawda Jaamacadaha Heerka Kowaad (Degree), Heerka Labaad (Master), iyo Heerka Sadexaad (BHD) Sidaa awgeed Muwaadin hadii aad danaynaysid Adeegyadan oo ay Baahi ku hayso waanu ka haqabtiri karna insha alah.
2) Adeegyada Caafimadka Dhakhaatir dibada cidii dalka waxba lagaga qaban kari wayo.
3) Adeegyada Dalxiiska Casuumadaha Dalalka Carabta iyo Turkiga.
4) Soo saarida fududaynta Casuumadaha Ganacsi iyo la talinta ganacsi ee Ganacsatada dibada wax ka soo dhoofsata sida Dalalka (Turkiga, China, Malaysia, India, iyo Wadamada Carabta)
Dhamaan adeegyadan aan kor ku xusnay waa kuwo ay shirkada Dunya Group ku qabanayso wixii faahfaahin ee intaa dheer nagala soo xidhiidh ( Tellfoonada kala ah: +25263514407 ama +252634050028 ama +252634478300) ama Noogu kaalay Xarunta Shirkada oo ku taala Magaalada Casimada Hargeisa gaar ahaan Suuqa wayn ee hargeisa u dhaw Masjidka Cali mataan (Suuqa Waaheen Bariga Masjidka Cali Mataan Fooqa Boodhle Dabaqiisa Sadexaad )

28/10/2017

Dunya Group Education,Business,Travel and Tourism

Photos from Dunya Group's post 17/07/2017

..........OGAYSIIS............OGAYSIIS..............OGAYSIIS............... Istanbul Arel University
Waxaad ka helaysa Kuliyadahan (FACULTY) hoos ku qoran oo ah heerka kowaad ee jaamacada (Undergraduate) qiimahooduna yahay sanadkii lagu dhiganaya marka loo sameeyo qofkii qiimo dhimis (Discount) 40% Sidaa awgeed macaamiisha sharafta leh waxaan u sheegayna ee danaynsa jaamacadan in aad dhamaan kuliyadahan naga helaysan hoos ku qoran oo lagu dhiganayo English 100% haduu aleh idmo.
1)Industrial engineering
2) Biochemistry
3) International relations
4) International trade and finance
5) Business administration
6) Computer engineering

27/06/2017

Shirkada Dunya waxay umada Soomaaliyeed iyo caalamka islamakaba ugu hambalaynaysa maalinta ciid Islamka .. Ciid Mubarik kulu caam wa antum bikhayr .........

Timeline photos 22/06/2017

..........................HEALTH TOURISM IN TURKEY..................

Shirkada Dunya Group waxay ku diyaarisay Cusbitaalo ku yaala Dalka Tukey oo wax lagaga qaban doono xaaladada caafimad ee ku haysa hadaba adeegyada xaga caafimad ee ay ku qaban doonto waa sidan:
1) ugu soo saarida qiimayaal aad u jaban dhakhaatirta Turkiga
2) Sooraaista waraaqaha dalabadka caafimadka (Invitation of hospital)
3) Fududaynta Fiisaha caafimad iyo balanta Safarada Turkiga (APPLICATION VISA PROCESS)
4) Qofku markuu Turkiga tago shirkadu waxay u diyaarin doonta meeshu dagi lahaah iyo qiimaynta saxda ah ee qarashadka kaga baxay inta uu Turkiga Joogo.
5) U fududaynta dhamaan wixii baahiya ee uu qabo macmiilku haday noqoto Turjumaada dhamaan wixii ku saabsan luuqada Turkiga.
(Shirkada Dunya Group waxaad ka helaysaa adeeg ku raali galiya iyo shaqaale karti iyo aqoon u leh shaqada ay qabanayaan)
( Waxa naga goan raali galinta macaamiishayadasi aad u hesho xalka carqaladaha ku haysta Fadlan nagala soo xidhiidh ciwaanada shirkada)

22/06/2017

................Ogaysiis Ogaysiis..........................

Waxaan Ogaysiinayna Macaamiishayada Sharafta leh in ay shirkada Dunya Group idin soo diyaarisya Barnaamij caafimad oo dibada dadka waxba lagaga qaban kari waayay dalkeena hooyo una baahan caafimad dabadeed, inaan ka caawin doono dhamaan adeegyada caafimad ee dibada ah sida Dalalka:
1) Turkiga
2) Malaysia
3) India
Sidaa awgeed waxan idin sheegayna inaan idin diyaarinay dhakhtaro ama cusbitaalo aad u qiima jaban lana tacaali doona xaaladada caafimad insha alah noqon doono kuwa wax lagaga qabto dhibka ku haysta.

Photos from Dunya Group's post 21/06/2017

OGAYSIIS OGAYSIIS MUHIIM.
dhamaan muwaadinta Somaliland ee danaynaysa inay waxbarasho jaamacadeed aadan waxay idin diyaarisay shirkada Dunya Group waxbarasho dibadeed oo Dalka Turkiga ah jaamacado ka kooban ilaa 10 Jaamacadood oo isugu jira Dawlad (Public) iyo kuwo gaar loo leeyayba (Privet) oo kala ah sidan hoos ku xusan:
1) Beykant University
2) Bahcesehir University
3) Aydin University
4) Istanbul Kemerburggaz University
5) Uskdar University
6) Okan University
7) Dogus University
8) Isik University
9) Abdullah Gül University
10) Fatih Sultan Mehmet Vakif University
11) Istanbul Sabahattin Zaim University
12) Nisantasi University
13) Kadir Has University
14) Istanbul Sahir University
Sidaa awgeed Waxanu ugu bushaaraynayna Ardayda Secondary ga dhamaysay iyo jaamacadaha ee raba inay soo bartan waxbarashada Heerka kowaad (Degree) iyo Heerka labaad (Master) ama waxbarashada Labada Sano (Diploma) inay si fudud kuugu soo saari doonan kaana caawin doonan dhamaan wixii shuruuda ah ee haday noqoto visa application ama Dhanka Jaamacada, Fadlan wixii faahfaahin ee intaa dheer waxad nagala soo xidhiidhi karta ciwaanadayada kor ku xusan Cover page off facebook yaga.

Photos from Dunya Group's post 21/06/2017

CARWADA IS DHEXGALKA JAAMACADAHA SOMALILAND IYO TURKIGA (21 ilaa 22/05/2017)
HARGEISA SOMALILAND

Shirkada Dunya Group waxay keentay Wadanka Somaliland wafti ka socda jaamacadaha dalka Turkiga oo ka koobnaa 2 jaamacadood oo kala ah ( Istanbul Sabahattin Zaim University iyo Istanbul Aydin University ) ujeedada waftigu u socday oo ahayd barnaamij loogu tala galay ( CARWADA IS DHEXGALKA JAAMACADHAA SOMALILAND IYO KUWA TURKIGA ) oo wajigoodii koobaad ka dhacay Somaliland, Runtiina ahaa mid sidii loogu tala galay u qabsooma kana qabsoomay Hoolka Jaamacada Hargeisa, Waxaana ka soo qayb galay wafti kale oo ka socda Safaradaa Turkiga Madaxda jaamacadaha Somaliland iyo waliba Bahda waxbarashada Somaliland qaybaheeda kala duwan runtiina wuxuu ahaa midu guul ku soo dhamaaday. wajiga labaad ee Barnaamijkani wuxuu ka dhici doona Dalka Turkiga waxaana insha alah Jaamacado ka socda jamhuuriyada Somaliland ay tagi doonan Dalka Turkiga bilaha fooda inagu soo haya iyadoo hawshana shirkadu si iska wax u qabsa ah u qabatay uguna talo gashay inay dalkeena hooyo uga faaidayno.

Photos from Dunya Group's post 21/06/2017

Dal waynaha Turkigu waxa uu ka mid yahay dalalka dhaqaalaha dunida ugu h**eeya, waxaana uu xidhiidh ganacsi la leeyay Qaarada Afrika Gaar ahaan Geeskan Afrika, sidaa awgeed shirkada Dunya Group waxay muwaadininta Somaliland ee Danaynaya inay Ganacsi u aadan ama alaab looga keeno Dalka Turkiga, inaad ka heli doontid warbixintooda Shirkada Dunya, Sidaa awgeed Muwaadin waxan ku leenay ( Dunya Group can build your Bridge)

Timeline photos 18/06/2017

Shirkadda Dunya Group Education consultant waa shirkada keliya u tagan iney ka caawinlahaayen Ardayda Soomaalida ee dhamaysatay Waxbarasada Dugsiyada sare iney u soo saarto Aqbalad Jaamacadaha Iyo Visaha wadamo dhoor ah ay wax ka baran karaan.
Shirkadda Dunya Group Education consultant waxa ay u taagan tahay talo siinta dhanka waxbarashada iyo sidii ay ugu soo saari lahaayeen Aqbalaada Jaamacado Dibada ah iyo Viisooyinka Dalalka ay Jaamacadaha ku yaalaan.
Shirkada Dunya Group waxa ay sidoo kale qabataa in Viiso Caafimaad iyo mid ganacsi ay kaaga keento dalalka Turkey Malaysia China IWM. waxaa sidoo kale ardayda iyo dadka kale ee Shirkada ay usoo saarto Viisooyinka laga qaadayaa garoonka Diyaaradaha waxaana loo sameenayaa guri ay dagaan.
Dalalka ay Shirkadda Dunya Group kaaga soo saari kartaa Aqblaada Jaamacadaha ayaa kala ah
Turkey
Malaysia
China
Bangladesh
India
FG: Wixii Faah faahin dheerad ah waxaad si Toos Ugula so xadhiidhaysa Xafiiskayga Hargeisa-Somaliland ookuyaala Agagaarka Suuqa wayn ee Hargeisa. Ku dhow masjidka Cali Mataan.
Kala xidhiidh General Manager Dunya Group Mr: Abdiaziz Sheikh Mohamed Xiiray Tell: +252634050028 ama +252634176839
Email:[email protected]
Sidoo kale kala xidhiidh Xafiiska Dunya Group ee Dalka Turkey
Abdiaziz Mohamed Artan manager office in Turkey
+905535703246

Timeline photos 18/06/2017

Confused about your student visa applications?!
Take a deep breath, we got your back. Our team are trained to fill up and process your visa applications with 100% success.

17/06/2017

EDUCATION SERVICE AND CONSULTING

(DUNYA GROUP CAN BUILD YOUR BRIDGE)
Shirkadu waxay caawinaysaa nooc kasta oo adeeg waxbarasho dibadeed oo aad u baahato.

(DUNYA GROUP IS READY TO PROVIDE YOU FOR ALL YOUR NEEDS)

Hadaba si aad u ogaato shuruudaha lagaaga baahanyay una heshid waxbarasho dibadeed (JAAMACADAHA WADANKA TURKIGA ) iyo takhasusaadka(Faculty's) Shirkada Dunya Group ayaa kaa caawin doonta helidooda Fadlan nagala soo xidhiidh ciwaanada shirkada ee ku qoran hoos:

ADRESS: SUUQA WAYN EE HARGEISA.
TELL: +252634050028 - +252634196635 +252634176839
Email: [email protected]

Timeline photos 17/06/2017

Shirkada Dunya Group Waxaad ka helaysa adeeg ku raali galiya iyo shaqaale karti iyo aqoon u leh shaqada ay ku qabanayaan

Photos from Dunya Group's post 17/06/2017

.........................SHIRKADA DUNYA GROUP:

Waa Shirkad ay Asaaaseen Muwaadiniin reer Somaliland ahih waxayna ka koobantahay Adeegayda kala duwan sida:

1: EDUCATION CONSULTING: (Fududaynta waxbarashada Dibada iyo sidii loo adi lahaah dalalka caalamka ee waxbarashada ku horumaray.)
2: VISA SERVICE and INVITATIONS : ( Waxay shirkadu macaamiishada u fududaynaysa sidii ay u heli lahaayen visayaasha wadamada TURKIGA, CARABAHA, IYO Sidoo kale waraaqaha casuumadaha ee dibadaha .)
3: BUSINESS SERVICE AND CONSULTING: ( u fududaynta iyo ka caawinta Ganacsatada nooc kastoo alaaba iyo adeeg oo looga baahdo Dalka TURKIGA iyo waliba ka caawinta kobcinta Ganacsatada sida loo abuuro ganacsiga iyo kor u qaadida tayaynta Ganacsiyada)
4: REAL STATES: (Kiraynta iibinta kalawareejinta iyo sharciyaynta Guryaha iyo Gawaadhida )

Want your business to be the top-listed Clothing Store in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Waheen Road Number 1
Hargeisa
00252
Other Hargeisa clothing stores (show all)
Zuzu Online Zuzu Online
Hargeisa

Alnurayn new Turkish Style for baby's Clothes & shoes Alnurayn new Turkish Style for baby's Clothes & shoes
City Center Area Fooqa Seed Company Dabaqa 4raad
Hargeisa

ku so dhawaada Qaybtii caruurta

OSMLY Shop OSMLY Shop
Xafada 150ka
Hargeisa

Milgo Fashion Milgo Fashion
Pepsi Road, (Near To University Of Hargeisa
Hargeisa

Ku so dhawow MILGO FASHION kana hel dhamaan dharka caruurta iyo kabahooda, sido kale waxad ka helaysa kabaha ciyala iskuulka iyo kabaha dumarka xaragada loo daayay. waxa ku taala m...

Hubqaad Online 1 Hubqaad Online 1
26 June
Hargeisa

well come Hubqaad Online market ugu kalay kabo iyo dhar xarago oo talayo leh

MySuit MySuit
Main Street
Hargeisa

MySuit offers a range of high quality men's suit and accessories. Conveniently located at Durdur Mall

Omar haji Omar haji
Hargeisa

Khadar daacad Khadar daacad
Hargaisa Waqooyi Galbeed
Hargeisa, HAA

Welcome to page mhd Sanid so boqashadada falan fallow Dheh like na saar 🙏thanks for watching 🙏

Hagoogsan Scarfs Hagoogsan Scarfs
Hargeisa, 252

Crown � your self with Hagoogsan Scarfs

Aamina online Aamina online
Aamina
Hargeisa

Bureeqa online market Bureeqa online market
Hargeysa
Hargeisa