Creet Solutions

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Creet Solutions, Hargeisa.

28/08/2024

Fursad Shaqo
Position: Suuq-gayn (marketing)
Shirkadda: Creet Solutions
Goobta Shaqada: Hargeisa
Taariikhda Xiritaanka: 10-ka Sep 2024
Sharaxaadda Shaqada:
Creet Solutions waxay raadinaysaa Sarkaal Suuq-geyn oo leh xirfad suuq-gayn oo adag, si uu u horumariyo una hirgeliyo istiraatiijiyadaha suuqgeynta shirkada.
shaqooyinka uu qaban doono shaqaalaha buuxiya booska waxaa ka mid noqon doona maaraynta ololayaasha suuqgeynta digital ka ah, suuq-gaynta tooska ah iyo la socodka fursadaha ganacasi ee suuqa yaala.
Shuruudaha:
1- Shahaadada Bachelor-ka ee business ka, Suuqgeynta, ama qaybaha la xiriira.
2- inuu isticmaali karo social media ha, application da video da lagu edit gareeyo, iyo kuwa graphic design ka
3- Shaqaalaha ku cusub suuqa shaqada, tix galin gaara ayaa la siinayaa
hadaba si aad u codsato shaqadan kusoo dir CV gaga Email-kan: [email protected].
ama lasoo xidhiidh WhatsApp number kan
WhatsApp: 63 6879333

21/09/2021

Caqligu waxa uu ku koraa saddex shay :-
1.. joogtayn fikir.
2.. Akhrinta dhiganayaasha mufakkiriinta.
3.. U soo jeedida tajribooyinka nolosha.

23/08/2021

Taariikh nololeedka sheekh Maxamuud Xaliike!

Kulan diimeedkii Hargeisa lagu qabtay.

18/03/2021

Fadliga maalinta Jimcaha.

17/03/2021

Topic: Halbeega Horumarka Ummadeed (Cilmi Baaris)

Keynote Speakers:
Dr. Abdirashid Elmi (PhD) (Environmental Science/ Technology
Dr. Mohamed Muse (PhD). (Physics)

ustaad Abdisalam Hassan Musa.

wacan.

12/03/2021

● Haddi ay heesuhu ku xasuusinayaan cidda aad jeceshahay, Qur'aankuna waxa uu ku xasuusinaya Allehii ku abuuray, Sidoo kalana abuuray cidda aad jeceshahay.

# فصاحة كلام| أحمد الزرود.

12/03/2021

Waxa aynu u baahannahay in uu ilmuhu u barbaaro isaga oo dareensan in wax akhrisku yahay sida hurdada,cuntada,cabitaanka iyo cayaarta. Shay so noqnoqda maalin kasta.

.Abdulkarem Bakar.

Want your business to be the top-listed Shop in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

#Saykoolajidda #ilmaha#Qisooyin_Cajiiba.#ustaad_khaliif.
☆ 5 Buug oo aad ku bilaabo karto wax akhriska.¤ Ustaad Mubaarak Hadi."Inta maanku gaajaysanyahay guuli waa wali".
Sidee horumar adduunyo loo gaadhaa?  waxaa inooga jawaabaya sheikh Almis sheikh Yaxye حفظه الله ورعاه.
Taariikh nololeedka sheekh Maxamuud Xaliike!   Kulan diimeedkii Hargeisa lagu qabtay
Fadliga maalinta Jimcaha
Halbeega Horumarka Ummadeed

Telephone

Address


Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00
Other Hargeisa shops (show all)
Qaaf Stationery Qaaf Stationery
Degmada 26 June
Hargeisa, 000

Stationery shop and office equipment

Muuna online markating Muuna online markating
0634157840
Hargeisa

Zaara online market Zaara online market
Hargisa
Hargeisa, 1234

Ganacsigu waa sumada dadnimo ee kaa muuqan kartaa

Mesh online Mesh online
Hargeisa

Naafic online market Naafic online market
Hargeisa

Asc kusoo dhawaw pageka

Saxane online market Saxane online market
Street One
Hargeisa

Electronic

Maxamuud Xuseen Maxamuud Xuseen
Hargeisa, 1234

Gal-Barwaaqo Gal-Barwaaqo
Hargeisa

Buux online market Buux online market
Hargeisa

available goods and service for 24 hours

Muna collection Muna collection
Axmed Raan
Hargeisa

skin care and beauty