Caawiye Media

11/10/2022

Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWโค๏ทบ๏ทบโค

Photos from Caawiye Media's post 12/06/2021

Dagmada xaraale ee dalka somalia ayaa saka lagu dilay harimacad kan kadib markii uu soo weerara dad halkaasi dagnaa

16/05/2021

Ninka bage ka iska leh waakan iska barta walaalayaal๐Ÿ˜๐Ÿ˜‹๐Ÿ˜Ž

11/04/2021

Ninkan macdanta ๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž helay ee qodaya bal ila daawo magiciisana comment ga noogu reeb thanks for watching

gaabane,iyo dakhare ,iyo Tuur oo lagu Tuntay๐Ÿ˜†๐Ÿ˜†๐Ÿ˜†๐Ÿ˜†๐Ÿคฃ๐Ÿ™‰๐Ÿ™‰๐Ÿ˜น๐Ÿ˜บ 07/04/2021

https://youtu.be/EUcUQb9ERv0
Wllahi Gaabane Iga qosliyay
DAAWO MUUQAALKAN BARTA YOUTUBEKEENA

gaabane,iyo dakhare ,iyo Tuur oo lagu Tuntay๐Ÿ˜†๐Ÿ˜†๐Ÿ˜†๐Ÿ˜†๐Ÿคฃ๐Ÿ™‰๐Ÿ™‰๐Ÿ˜น๐Ÿ˜บ Caawiye Media Ugu Kaalay Filimaan Afsomali Ah Halkan Subscribe Tana Ha Ilaawin

29/03/2021

Hadii aad joogto Somaliland gobolada goos ku xusan kaadh kaagii doon

27/03/2021

Cod macaana inan tan bal ila daawo

Photos from Caawiye Media's post 18/03/2021

Hargeisa university oo maanta ardeyda ka qalin jabisay kuliyada engineering ay soo ban dhigeen waxyaalo horu mar noqon kara hadii la sameeyo

16/03/2021

Diyaarad sida talaalka cudurka aafeeyay dunida ee covid 19 ama corona fayras ayaa soo gaadhey magaalada hargeisa ee caasimada Somaliland ๐Ÿค”๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘

12/03/2021

Ku lahaa wasiir ku qur aan baan ku soo dar ney manhaj ka qaranka somaliland ๐Ÿ˜€๐Ÿคฃ๐Ÿ˜๐Ÿ˜ฑ๐Ÿ˜ฑ๐Ÿ™„๐Ÿค”๐Ÿค”๐Ÿค”๐Ÿค”๐Ÿ˜Š๐Ÿ˜‚

Photos from Caawiye Media's post 11/03/2021

Jawi qurux badan ilaahey raxmadiisa hanoo shubo aamin capital hargeisa maanta jawigu uu wanaag sanyahay umada islaam kaa meelkasta oo ay joogto waxa lagama maar maan ah markey dhibaato soo wajahdo iney xaga ilaahey u cararto markey barwaaqo ku jirtana illahay aaney ilaawun mahad naqiisa sidaa darteed halmar aynu iaahay umahad naqno allxamdu lilaah shugri๐Ÿ˜๐Ÿคทโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ™๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ž๐Ÿ˜˜๐Ÿ˜ฎ๐Ÿ˜ฎ

08/03/2021

Fadlan subcribe dheh hadaad filimada xiisayso links gaa soo raaca fadlan๐Ÿค”๐Ÿค”๐Ÿค”๐Ÿค”๐Ÿ‘ˆ๐Ÿ˜๐Ÿคฉ๐Ÿ˜Ž๐Ÿ˜‹๐Ÿ˜ฎ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ’ป

03/03/2021

Sawrkaan maxaad ka fahantay bal fikir kaaga nala wadaag walallayal zaaxpayaal thanks for comments

27/02/2021

LABADAAN ACTOR WAA LABA ACTOR OO CAANA BAL MAGACYADOODA NALA SOO WADAAG

22/02/2021

Nala soo wadaag sawrkan wuxuu kuula eegyay magiciisa walalayaal liketuna waa dhankiina

19/02/2021
17/02/2021

KKKK ANIGA QOSALKA IGA DHAMDEE IDINKA HADAAD QOSLI WAYDO DR CAAWIYE U TAG BAL ILA DAAWADA VIDEO GAN

14/02/2021

Insha Allah wax fiican

12/02/2021

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN GEERI NAXDIN LEH WAXAA CAAWA OO JIMCO ร€H KU GEER YOODAY MAGAALADA HARGEISA SULDAAN MAXAMED

12/02/2021

QOFKII JECEL DHIRTA IYO NOLASHA CAGAARAN LIKE

12/02/2021

Soo qor s.c.w like na Saar please

05/02/2021

QOFKII HOOYADII JECEL ALLAH BAN KUGU DHARSHEE LIKE KII HOOYADII NECEBNA UU ISKA DHAAFI THANKS ALL OF THE FRIENDS

02/02/2021

Waxaa bilaabmay talaalkii covid 19 laakiin wali Africa lama keen in hadii lakeeno akhriste ma is talaali lahay has ama Maya fadlan comment ga noogu reeb jawaab taada was noo muhiim hadaad bage Ku cusub tahay like iyo share waloolo

25/12/2020

waa masaajid suldan Suleiman waxa uu markii hire ahaa beerta ugu way Istanbul (1507 )imika waa masjidka aad iyo aad u wayn masha allah waa arin lagu farxo fadlan like share commenti page keena islam brother's

28/11/2020

DAAWASHO WACAN

20/11/2020

Daawasho wacan

16/11/2020

HAMBALYO GOBOLKA DAAD MADHEEDH 2020 CUP GUUL IYO GOBONIMO PLEASE LIKE SHARE COMMENT

15/11/2020

Asalaamu calay walaalayaal fiiriya inankan yar ee jacaylka nabigeena dartii u dhunkanaya gidaarka uu ku qoranyahay magiciisu markaa walaal adiguna igula sali nabigeena muxamed S.C.W please share.like.comment.thanks

Want your business to be the top-listed Interior Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Hargeisa
100
Other Arts & Crafts Stores in Hargeisa (show all)
Bildhaan Home Decor Bildhaan Home Decor
Hargeisa

Home decoration. Happy Birthday and other Ceremonies decoration. Makeup room decorations

Ustad Yaasiin Ustad Yaasiin
Hargeisa
Hargeisa, 00252

Pagekan waxad ka heli doontaa macluumaad aad ufara badan oo ku saabsan farqurxinta(handwriting-ka).

Roda Kayf Roda Kayf
Hargeisa, 252

Muuqaal Arts Online Muuqaal Arts Online
Ali Mataan Mosque
Hargeisa

Muuqaal Arts Online

hebel_heblayo hebel_heblayo
150
Hargeisa

follow and Like

Axmed farxaan aw yuusuf 18 Axmed farxaan aw yuusuf 18
Hargeisa, LOVED

I live in Somaliland