Dr Ismail Speciality Hospital, Hargeisa Videos

Videos by Dr Ismail Speciality Hospital in Hargeisa. Ku soo dhawoow isbitaalkaaga takhasuska lafaha ee Dr. Ismail. Waxaad naga helaysaa daryeelka ugu fiican ee dhaawacyada lafaha, cudurada kala-goysyada, iyo qalliinada qurxinta, si aad ugu noolaato nolol farxad leh, hawl maalmeedkaagana u gudato

➡️ Hassan 16 sano Ayuu Socodku Dhibayay Xannuun Miskaha Ka Haleelay Dartii

➡️ Waxa Naloo Keenay Isagooo Gaadhi Curyaan Lagu Riixayo

➡️ Waxaanu Ka Bedelnay Misigta , 3 Saacadood Gudohood

➡️ Saacadihii Qaliinka Ka Dambeeyayna Si Qiimo Badan Ayey Kalkaaliyayaasha Iyo Dhakhaatiirtu Xanuunka Qaliinka Kedib Ugala Tacaaleen

➡️ Maalmo Kedib Wuxu Cusbitalka Ka Baxay isagoo Lugihisi Ku Socda, Ilaahay Idamkii Ayey Taasi Ku Suurto Gashey

➡️ India & Turkey Ayaa Loo Qaban Qaabinayey, Laakiin Maanta Waxaanu U Fududaynay In U Dalkisi Hooyo Lagu Daweeyo

➡️ Waxaanu Gelinay Qalabka Johnson & Johnson ee Maraykanka Ah, Si Ay Addimadaas 25 Sano Iyo Ka Badan U Isticmaalo .

Si Aad U Hesho Talo Caafimaad, Iyo Dardaaran Wax Ku Ool Ah, La Kulan Dr. Abdirashid Dr. Ismail, Ballantaadana Ka Qabso +252 63 7077773

Other Dr Ismail Speciality Hospital videos

➡️ Hassan 16 sano Ayuu Socodku Dhibayay Xannuun Miskaha Ka Haleelay Dartii ➡️ Waxa Naloo Keenay Isagooo Gaadhi Curyaan Lagu Riixayo ➡️ Waxaanu Ka Bedelnay Misigta , 3 Saacadood Gudohood ➡️ Saacadihii Qaliinka Ka Dambeeyayna Si Qiimo Badan Ayey Kalkaaliyayaasha Iyo Dhakhaatiirtu Xanuunka Qaliinka Kedib Ugala Tacaaleen ➡️ Maalmo Kedib Wuxu Cusbitalka Ka Baxay isagoo Lugihisi Ku Socda, Ilaahay Idamkii Ayey Taasi Ku Suurto Gashey ➡️ India & Turkey Ayaa Loo Qaban Qaabinayey, Laakiin Maanta Waxaanu U Fududaynay In U Dalkisi Hooyo Lagu Daweeyo ➡️ Waxaanu Gelinay Qalabka Johnson & Johnson ee Maraykanka Ah, Si Ay Addimadaas 25 Sano Iyo Ka Badan U Isticmaalo . Si Aad U Hesho Talo Caafimaad, Iyo Dardaaran Wax Ku Ool Ah, La Kulan Dr. Abdirashid Dr. Ismail, Ballantaadana Ka Qabso +252 63 7077773

Waaxda Qaliimada Dhibaatooyinka Soo Gaadha Xubnaha Jidhka & Maqaarka, Dhibaatooyinkaas Oo Qofku Kusoo Dhalan Karo Ama Ay Keeni Karaan Shilalka, Gubashada, IWM (Plastic Reconstructive & Maxillofacial Surgeon) Adeegyada Caafimaad Ee Ay Fulinayaan Dhakhaatirta Ka Hawl Gasha Cusbiltalka Takhasusadka Lafaha Ee Dr Ismail Waxa Ka Mid Ah. 1. Qaliinka Dhaawacyada Maqaarka & Jidhka Ee Shilalku Keenan 2. Hagaajinta Boogaha Dhawaacyada. 3. Qaliinka Dib U Qurxinta Wejiga ,Laabta,Bogga/Caloosha,Iyo Dibnaha 4. Qaliinka Dhaawacyada Gacmaha Iyo Faraha Ee Warshadaha 5. Dayactirka Dhaawacyada Neerfaha Darafyada. 6. Dib U Beerista & Hagaajinta Seedaha Go'ay Ee Faraha, Gacmaha & Lugaha 7. Gubashooyinka Deg Dega Ah Iyo Maaraynta Giigsanka Ka Dhasha Bogsashada Caloosha. 8. Abqaalista Neerfayaasha & Seedaha 9. Daboolista Nabarrada Lugaha, gacmaha & Jidhka ee Muuqda Hadaba Si Aad Balan Uga Qabsato Dhakhtarka Soo Wac Taleefanka: 063 7077773 (WhatsApp), ama Kusoo Dir Sawirro Iyo Video Muujinaya Dhibaatada Caafimaad Ee Ku Haysata, Si Aanu Kuu Siino Talo Caafimaad

Xaflada Daahfurka Qaliimada Dhawacyada Seedaha Ee ka dhasha ciyaaraha (Sports Medicine & Arthoscopic Surgery) Iyo waliba Olalaha Qaliimada Bedalista Jilbaha iyo miskaha ( Total Knee And Hip Replacement ) Qaybtii 4AAD

Qaliin Lagu Samaynayo Seedda jilibka ee ACL-ka
Qaybta Qalliinka Ciyaaraha (Sports Surgery) Ciyaaryahan dhaliinyaro ah oo aanu u samaynay bukaan jilibka hore uga dhaawacmay oo ay go'day seedda ACL-ku Waxaanu u samaynay seed cusub oo ACL ah Calaamadaha lagu garto in dillaac soo gaadhay ama ay kala go'day seedda ACL ku waxa ka mid ah:- ♦️ jilibka oo barara isla marka dhaawacu soo gaadho 🦵 ♦️ dareen in jilibku kala baxayo, ama kala wareegayo, gaar ahaan marka qofku meel kala dheer ku istaago ♦️ dareen in jilibku dib u dhillanayo / siibanayo ♦️ barar iyo xanuun orodka iyo ciyaarta kedib 💥 ♦️ xanuun iyo dhibaato marka qofku kaabadaha fuulayo 🎢 ♦️ xanuun marka qofku degdeg u kaco ama istaago Seedda cusub ee ACL-ku waxay qofka ka ilaalinaysaa in uu dareemo dhibaatooyinkaas kor ku xusan Si aad ula kulanto professor-ada qaliimadan fulinaya waxaad ballan ka qabsataa taleefanka 063 7077773

Qaliinka Bedelista Jilibka ama Misigta Carjawdu Ka Dhamaatay ee Is-lisaaya

Qaliin Misigta Lagaga Bedelay & Qaliin Dhabarka ah ayaa Loo Sameeyay

Goorma ayaa jilibka la bedeli karaa? Qaliinka Beddelista Jilbaha & Miskaha.

Total Knee and Hip Replacement Campaign