Mohamed haji, Hargeisa Videos

Videos by Mohamed haji in Hargeisa. La jaanqaad dunida casriga ah.😍

Muqaalo cajiib ah happy 18 may

Click to enable sound Next

Other Mohamed haji videos

Muqaalo cajiib ah happy 18 may

Somaliland 💚🤍❤💯

Maalmihii qaranka ayaaa so wajahan💚🤍❤💯✌

Calanka💚🤍❤

Waxa la gaadhay maalmihii ciida reer somaliland

Laba shay ku dedaaal Sh mustafe

WELI GEEEL MA RAACDAY? NALA AADAAG HAL MAAHMAAH OO GEELU LEEYAHAY? Mohamed haji

JAWI QURUX BADAN IO SOCDAAL XIISO LEH Mohamed haji

DAALLO_SANAAG_SOOMAALILAND 🌧 Mohamed haji

Waxay ka mid tahay nimcoyinka eebe inagu galaday

Waxay ka mid tahay nimcoyinka eebe inagu galaday

Bal adba

Musharaxa madaxweyne re xisbiga waddani Cabdiraxmaan cirro oo ku sugan xaramka barakaysan

Ilaalinta salaada Sh mustafe

Noqo qof diin xambaarsan Sh mustafe

Hargeisa ❤

HABLAHA QARANKA JAMAHUURIYADA LOVE CAS WAXAAAN AHAYN HA SAARIN❤

Soomaaliland

Ciidan qaran

GAADH HAYAHA DALKAAN AHAY Midka mid ciidanka qaran somaliland oo ku sugan laascaanood

Ilaahay haynaga bad_baadiyo naartiisa Nebuga just saluya scw scw scw

Qabigii muu jesanee aduu ku jaleecayaa #Qaraami.......

🕋🕋🕋🌕🌕🌕🌅🌅🌅🕋🕋🌄🌄🌄🕋(Rasuulka ﷺ wuxuu yiri: Badiya saligayga HABEENKA JIMCAHA iyo MAALINTA JIMCAHA, Qofkii hal mar igu saliyana Alle ayaa toban jeer ku saliya.* Maxaa ka qiima badan ruux Alle ku saliyey? Saliga Allena waa Naxariis iyo Amaan inuu Alle malaaigta kugu dhex amaano Sido kale Alle Quraanka wuxuu ku yiri: ( إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ) Alle iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallin (amaani) Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya korkiisa oo salaama Salaan. Ruux kasta oo Nabiga ﷺ ku saliyana waaloo bandhigaa oo Malag ayaa qabriga Nabiga ﷺ ag jooga wuxuuna dhahaaya Muxamadow saacadaan waxaa kugu saliyey hebel mise heblaayo. اللهم صل على محمد وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد، كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد[ 👉 Mohamed haji

Qaab nocee ah bay u tababa_baranyihiin ciidanka kamaandowsta somaliland

Daalo sanaag somaliland

Mashrucii ugu weyna ee ay fuliso somaliland oo dhamaaday

Digtoorkii khaaska ahaa ee siyaad barre Dr gaboose

Waxyaabaha sababa burburka qoyska