Abuu maahir Abdi lahi

Abuu maahir Abdi lahi

04/12/2021
29/11/2021
16/11/2021
15/11/2021
13/11/2021
13/11/2021
09/11/2021
08/11/2021
07/11/2021
07/11/2021
06/11/2021
06/11/2021
05/11/2021
05/11/2021
04/11/2021
04/11/2021
04/11/2021
03/11/2021
03/11/2021
03/11/2021
03/11/2021

Markaan aqriyay Qormadan Wllhi Waan Ka Xishooday Rabbigey inaan Maanta Ka dib Ku Caasiyo intii h**e Ha iga Ekaato.

Adigane Waan Ogahay Markad aqrisato Waad Ka Xishoon doontaa Rabbigaaga Oo Aad Muddo badan Ku Caasin jirtay si indho laan ah.

" Xadiith Qudus Waxaa Uu Allah Ku yiri"{ ina Aadamow Waxaan Hooy Kaaga dhigay Caloosha Hooyadaa Adigoo Daciif ah

Waxaan Kugu Daboolay Xuub Dahaar ah Si Aadan Uga baxsan ilmo galeenka Hooyadaa
Wajigaaga Waxaan U jeediyay Xagga dhabarka Dambe Si aysan dhibaato Kugu geeysan Urta Ka dhalatay Raashiinkii ay Hooyadaa Cuntay

Waxaan Kuu Sameeyay Makaanu Santeecsi Meel Aad isku Kala bixiso Markaad Uur jiifka aheeyd Oo ah Dhanka midig iyo Dhanka bidix Dhanka midig Waxaad Ku Jiifan jirtay Beerka Hooyadaa...
Markaad Ku Daasho Waxaad U badalan jirtay dhanka bidix Oo ah beer yaraha Hooyadaa

Waxaan Ku baray Sida Aad Ugu istaagi laheed Uguna fadhisan laheed gudaha ilmo galeenka Hooyadaa , Miyuu jiraa Allah Aan Aniga aheeyn Oo Sidaa Wax yeeli Karo .? Mayo. Rabbiyow Waad Ku mahadsan tahay...

Muddadaadii Markii ay dhamaatay Oo Aan U Waxyooday Malaga Aan U Wakiishay in Uu Ruuxda Ku afuufay Uurjiifka Waqtigoodii Nooleynta U bilaatay in Uu Ruuxda Kugu afuufo Ka dib Ruuxda Lagugu afuufay

Markad Ka Soo baxday Meeshii Mugdiga aheeyd Ee Aad Ku jirtat Oo Aan Ku sahlay Wadadii Ciriiriga aheeyd Adigoo Madaxa Soo i hor marsatay

Ka dib Aan Caano Kuu geliyay Labada Naasood Ee Hooyadaa, Caanahaas Oo Xilliga Qabowga jiro Aad U diiran , Marka Uu Kuleyl jirana Qabow ah.

Labadaada Waalid Aan Quluubtooda Jaceyl Kuu geliyay , Labadaada Waalid Ma dhargaan ilaa Aad adiga Ka dhargto , Ma seexdaan ilaa Aad Ka seexato.

Markaad Xoogaawday Oo Aad qaangaartay
Waxaad igu abaal gudday inaad igu caasiso
Markaad kaligaa tahay igamana Aadan Xishoon.

Sidaas ay tahay Haddii Aad i barido Waan ku ajiibayaa , Haddaad Wax iweydiiso Waan ku siinaya , Haddaad ii towbad keento Waan kaa tiwbad aqbali lahaa."
《 واخفض لهما جناح الذل من الرحمة وقل رب ارحمهما كما ربياني صغيرا》.
Markad dhameyso Soo Qor mid Ka mid ah magacyada Allah أسماءالحسني. Share & Like.

Kheyraaaa

03/11/2021
01/11/2021
01/11/2021
31/10/2021
31/10/2021
31/10/2021
30/10/2021
30/10/2021

Si Naxariis ku faafi si umadda Soomaaliyeed u caawiyaan idinkane ajir ayaa ka haleysaan

Xamse Maxamed Adan oo ahaa Macallin qoyskiisa u soo shaqeeya,Magaalada Muqdishana ka degganaa degmada Shibis ayaa ku dhaawacmay qarax dhowaan ka dhacay Maqaayadda Luul Yemani ee Muqdisho.

Xamsa inta badan korkiisa ayaa gubtay, waxana sido kale uu qaraxa ku waayay mid ka mid ah labadiisa gacmood, hadda Isbitaalka Madiina ayuu ku jiraa oo lagu dabiibayaa.

waxana dawadiisa iyo daryeelka kafaalo qaaday maamulka Isbitaalka Madiina oo agaasimuhu ugu horreeyo Dr HaashimAjar Eebbe haka siiyo.

Intaa waxaa dheer, qoyskii u ka dhaawcmay oo aan cidna u maqneyn ayaa sugaya cid debka u shiddo, saddex waqti ka hor ayaa ugu dambeysay waxay cunaan, Umadda Soomaaliyed ayay ka dalbadeen in degdeg la soo caawiyo.

Faldan wixii aad awooddo ugu dir ama kala xiriir Tell: 0618850744

Mahadsandiin.
Share gareeya si qoyskaa loo caawiyo.

Daryeel Bulsho

29/10/2021
28/10/2021
28/10/2021
Want your business to be the top-listed Clothing Store in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00
Other Women's clothes shops in Hargeisa (show all)
Zuzu Online Zuzu Online
Hargeisa

Aamina online Aamina online
Aamina
Hargeisa

Bureeqa online market Bureeqa online market
Hargeysa
Hargeisa

Jawaahira Collection Online Jawaahira Collection Online
Hargeisa
Hargeisa

ku soo dhawaada jawaahira collection online ka mid noqo saxiibada ku xidhan .

Alnurayn Dubai Style for Women Alnurayn Dubai Style for Women
0634480034
Hargeisa

Ku soo dhawaada qaybtii dumarka ee Alnurayn

Rusheeye Supermarket Rusheeye Supermarket
No1
Hargeisa

Rusheeye Supermarket waxad ka heleysa, Dharka dumarka, Dharka caruurta, Cadarada noocyadoda kala duw

Maan-dhaya beuty Maan-dhaya beuty
Hargeisa

Rugta quruxda iyo qurxinta dumarka iyo barashada xirfadaha kala duwan

Nabouch collection Nabouch collection
Idaacada Qudhacyada Area
Hargeisa

unique and stylish

Marwo billa Marwo billa
Hadhwanaag
Hargeisa

waa pageka rasmigaa ee qaabeeyaha nolosha

Nimo Style Nimo Style
Hargeisa

Hoodo Fashion & Design Hoodo Fashion & Design
Hargeisa
Hargeisa