Nidaam Construction Co., Hargeisa Videos

Videos by Nidaam Construction Co. in Hargeisa. Ku soo dhawaada shirkada dhismaha ee Nidaam.

Project ID: 583
Waa guri ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa xaafada jigjiga yar.
Dhulka uu ku fadhiyaana waa 18m x 24m
Waxa uu ka kooban yahay:
4 qol oo jiifa ah, qolkii tv'ga, fadhigii iyo cuntadii, kitchen, istoodh, qol service ah laba suuli oo gudaha ku yaal iyo mid gaydhka ku yaala iyo gaadhi gal laba gaadhi gali karaan.
Hadaba ma u bahan tahay inaad dhisato guri qurux iyo tayoba isku darsaday haday tahay jawaabtaadu haa, nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan ama shaashada kaga muuqda:
063 4391239 | 063 4195631
Email: [email protected]

Other Nidaam Construction Co. videos

Project ID: 583 Waa guri ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa xaafada jigjiga yar. Dhulka uu ku fadhiyaana waa 18m x 24m Waxa uu ka kooban yahay: 4 qol oo jiifa ah, qolkii tv'ga, fadhigii iyo cuntadii, kitchen, istoodh, qol service ah laba suuli oo gudaha ku yaal iyo mid gaydhka ku yaala iyo gaadhi gal laba gaadhi gali karaan. Hadaba ma u bahan tahay inaad dhisato guri qurux iyo tayoba isku darsaday haday tahay jawaabtaadu haa, nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan ama shaashada kaga muuqda: 063 4391239 | 063 4195631 Email: [email protected]

Nidaam Construction Co. Project ID: 553, Waa guri ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa. Dhulka uu ku fadhiyaana waa 18m x 24m Waxa uu ka kooban yahay: 4 qol oo jiifa ah, qolkii tv'ga, fadhigii iyo cuntadii, kitchen, istoodh, qol service ah laba suuli oo gudaha ku yaal iyo mid gaydhka ku yaala iyo gaadhi gal. Hadaba ma u bahan tahay inaad dhisato guri qurux iyo tayoba isku darsaday haday tahay jawaabtaadu haa, nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan ama shaashada kaga muuqda: 063 4391239 | 063 4195631 Email: [email protected]

Project ID: 556, Waa laba guri oo ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa. Dhulka ay ku fadhiyaana waa 18m x 24m Waa laba guri oo ku yaal xaafada Magaalo Obsiiye Gurigiiba waxa uu ka kooban yahay: 3 qol oo jiifa ah, fadhigii iyo cuntadii, 1 kitchen, 3 xamaam iyo dayrkiisa oo uu gali karo 1 gaadhi. Ma u bahan tahay adigana inan ku dhisno? Hadii ay jawaabtadu tahay haa nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan: +252634195631 // +252634391239 Email: [email protected]

NIDAAM CONSTRUCTION "Guri Jiingad Qaris ah". Project ID: B549, Waa guri ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa. Dhulka uu ku fadhiyaana waa 18m x 24m Waxa uu ka kooban yahay 5 qol oo jiifa ah, fadhigii iyo cuntadii, 1 kitchen iyo store'keedi, 2 xamaam iyo dayr waafiya. Hadii aad u bahan tahay macmiil inaan ku dhisno dhisme bilic iyo tayoba leh nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan: +252634410075 // +252634195631 Email: [email protected]

Nidaam Construction Co. Bungalow Design Finishing Stage Project ID: B524, Waa Guri ay shirkadu ka dhistay magaalada berbera. Dhulka uu ku fadhiyaana waa 15m x 20m Waxa uu ka kooban yahay 4 qol oo jiifa ah, fadhigii, cuntadii iyo kitchen, store dibada ah, 3 suuli iyo sidoo kale gaadhi galkii. Hadii aad u bahan tahay macmiil inaan ku dhisno dhisme bilic iyo tayoba leh nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan: +252634195631 // +252634410075 Email: [email protected]

Waa mid ka mida dhismayaasha gabo gabada ku dhow ee shirkadu ka wado magaalada hargeisa.. La soco dhawaan videogiisa oo dhamystiran. Hadii aad u bahan tahay macmiil inaan ku dhisno dhisme bilic iyo tayoba leh nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan: +252634195631 // +252634410075 Email: [email protected]

Waa mid ka mida guryaha ay shirkadu ka dhigstay maglada hargeisa oo qurxintii guduhu ku socoto. #InteriorDesign Hadii aad u bahan tahay macmiil inaan ku dhisno dhisme bilic iyo tayoba leh nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan: +252634195631 // +252634410075 Email: [email protected]

Nidaam Construction Co.
Waa mid ka mida mashaariicda shirkadu ka wado magaalada hargeisa oo la shubayo sagxadii sare Hadii aad u bahan tahay macmiil inaan ku dhisno dhisme bilic iyo tayoba leh nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan: +252634195631 // +252634410075 Email: [email protected]

Landscape design
Midkamida masharicda ay shirkadu kadhistay hargaysa

Hargeisa office
Ku soo dhawoow Nidaam Construction Co.

One of the huge projects ongoing in Hargeisa.

Nidaam Construction
Waa nashqad cusub oo shirkadu ka hirgalisay magaalada berbera. Waa guri cabirka uu ku fadhiyaa yahay 11m X 21m Waxa uu gurigan ka kooban 4 qol oo jiifa ah, fadhigigii iyo cuntadii , 1 kitchen, store, 3 suuli iyo qol service ah iyo sidoo kale dayr hal gaadhi gali karo. Hadii aad u bahan tahay macmiil inaan ku dhisno dhisme bilic iyo tayoba leh nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan: +252634195631 // +252634410075 Email: [email protected]

Nidaam Construction Project ID: B516, Waa Guri ay shirkadu ka wado magaalada hargeisa oo gabo gabo ku sii dhow. Dhulka uu ku fadhiyaana waa 18m x 24m Waxa uu ka kooban yahay 4 qol oo jiifa ah, fadhigigii iyo cuntadii , 1 kitchen, store, laundary room, 3 suuli iyo qol service ah oo suligiisi wata iyo sidoo kale dayr barxad weyn leh. Hadii aad u bahan tahay macmiil inaan ku dhisno dhisme bilic iyo tayoba leh nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan: +252634195631 // +252634410075 Email: [email protected]

Nidaam Construction
Project ID: B515, Laba guri oo jiingad qaris ah.

Nidaam Construction "Nashqado ku cusub dalka".
Nidaam Construction Project ID: B515, Waa Guriyo ay shirkadu ka dhistay magaalada Berbera. Dhulka ay ku fadhiyaana waa 21m x 16m Gurigiiba waxa uu ku fadhiyaa cabir dhan 10.5m x 16m Waxa uu ka kooban yahayna 3 qol oo jiifa ah, fadhigigii iyo cuntadii , 1 kitchen, 3 xamaam iyo dayrkiisa oo uu gali karo 1 gaadhi. Hadaba hadii aad u bahan tahay macmiil inaan ku dhisno dhisme bilic iyo tayoba leh nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan: +252634195631 // +252634410075 Email: [email protected]