Nidaam Construction Co.

Ku soo dhawaada shirkada dhismaha ee Nidaam.

Adeegyada ay shirkadu bixiso waxa ka mid ah
- Dhiska dhismayaasha
- Nashqadaynta dhismaha gudo iyo dibadba
- Qiimaynta dhismaha
- Dayactirka dhismaha
- Dhiraynta dhismaha
- La talinta macmiilka

Photos from Nidaam Construction Co.'s post 23/01/2024

Conduct a thorough analysis of the existing site and its surroundings. Consider factors such as topography, climate, natural elements, neighboring structures, and any site constraints or opportunities.

08/01/2024
31/12/2023

Happy new year 🥳

Photos from Nidaam Construction Co.'s post 26/12/2023

To collaborate with local sports organizations, understand their needs, and tailor your support accordingly. By actively promoting and encouraging local sports teams, you contribute to the well-being of your community, inspire young athletes, and build positive brand recognition for your construction company.

Photos from Nidaam Construction Co.'s post 12/07/2023

Encouraging community sports as a construction company can be a great way to give back to the local community and build positive relationships with residents. It can also promote a healthy lifestyle whiting the communit.

Photos from Nidaam Construction Co.'s post 16/04/2023

Shaqo wacan Nidaam team safety induction is the starting point of the work

22/03/2023

Ramdan Kareem.

Shirkada Nidaam Construction Co. waxay dhamaan shaqaalaheeda, macaamiisheeda iyo umada muslimiinta ahba ugu hambalyeynaysaa curashada bisha barakaysan ee ramadan oo ku beegan malinta bari ah, sidoo kale waxa ogaysiinayna dhamaan shaqaalaha iyo macaamiisha shirkadaba in bisha ramadan jadwalka shaqada loo badalay 6:00 subaxnimo ilaa 12:00 duhurnimo. Alle bisha khayrkeeda ha ina waafajiyo kuwii loogu danbi dhaafona ha inooga dhigo.

Photos from Nidaam Construction Co.'s post 13/02/2023

Mulkiile: Abdirahiin
Goobta: Berbera
Tirsiga: 583
Bedka: 320msq
waa laba guri oo isku dhisan cabirkooduna yahay 16x20m midkiibana waxa uu ka koobanyay sadexqol oo midi suliga gudaa kuleeyay,suuli guud,kijo,barande iyo gadhigal
Ku soo dhawaada shirkada
Nidaam Construction Co.

28/12/2022

Project ID: 583
Waa guri ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa xaafada jigjiga yar.
Dhulka uu ku fadhiyaana waa 18m x 24m
Waxa uu ka kooban yahay:
4 qol oo jiifa ah, qolkii tv'ga, fadhigii iyo cuntadii, kitchen, istoodh, qol service ah laba suuli oo gudaha ku yaal iyo mid gaydhka ku yaala iyo gaadhi gal laba gaadhi gali karaan.
Hadaba ma u bahan tahay inaad dhisato guri qurux iyo tayoba isku darsaday haday tahay jawaabtaadu haa, nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan ama shaashada kaga muuqda:
063 4391239 | 063 4195631
Email: [email protected]

22/12/2022

Nidaam Construction Co.

Project ID: 553, Waa guri ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa.

Dhulka uu ku fadhiyaana waa 18m x 24m

Waxa uu ka kooban yahay:

4 qol oo jiifa ah, qolkii tv'ga, fadhigii iyo cuntadii, kitchen, istoodh, qol service ah laba suuli oo gudaha ku yaal iyo mid gaydhka ku yaala iyo gaadhi gal.

Hadaba ma u bahan tahay inaad dhisato guri qurux iyo tayoba isku darsaday haday tahay jawaabtaadu haa, nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan ama shaashada kaga muuqda:
063 4391239 | 063 4195631
Email: [email protected]

18/11/2022

Waraysi aanu siinay Telefishanka Qaranka Somaliland oo nagu soo booqday xafiiskaanu ku leenahay magalada berbera.

Noogu kalay dhismayaal casriya, tayo leh iyo qiime macquula oo ku raali galiya.

12/11/2022

Project ID: 556, Waa laba guri oo ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa. Dhulka ay ku fadhiyaana waa 18m x 24m

Waa laba guri oo ku yaal xaafada Magaalo Obsiiye Gurigiiba waxa uu ka kooban yahay:
3 qol oo jiifa ah, fadhigii iyo cuntadii, 1 kitchen, 3 xamaam iyo dayrkiisa oo uu gali karo 1 gaadhi.

Ma u bahan tahay adigana inan ku dhisno? Hadii ay jawaabtadu tahay haa nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan:

+252634195631 // +252634391239
Email: [email protected]

24/09/2022

Waa ku mahadsan tihiin macaamiisha sharafta leh ee 10 kun kor u dhaaftay ee nagu xidhan.

Mar walba waxaan u taganahay horumarinta dadkayga iyo dalkayga, insha allah sidaad nooga barateen waxaad noogu soo hagaagaysaan nashqado iyo dhismayaal casriya, oon idinku dhisayno qiime idin raali galiya.

20/07/2022

Nidaam Construction Co. marwalba ugu kaalay nashqado kuwii u danbeeyay ah, dhisme tayo leh, amaano iyo qiime ku raali galiya macmiil.

Photos from Nidaam Construction Co.'s post 25/05/2022

Mulkiile: Abdirahiin
Goobta: Hargaysa
Tirsiga: 553
Bedka: 432msq

Gurigani waxa uu ka koobanyay 5 qol oo hurdo ah fadhi iyo cunto, qol dibada ah, 3 suuli, kijo, store iyo 2 gadhi gal oo hadhle.

Ku soo dhawaada shirkada
Nidaam Construction Co.

11/05/2022

NIDAAM CONSTRUCTION "Guri Jiingad Qaris ah".

Project ID: B549, Waa guri ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa.

Dhulka uu ku fadhiyaana waa 18m x 24m

Waxa uu ka kooban yahay
5 qol oo jiifa ah, fadhigii iyo cuntadii,
1 kitchen iyo store'keedi, 2 xamaam iyo dayr waafiya.

Hadii aad u bahan tahay macmiil inaan ku dhisno dhisme bilic iyo tayoba leh nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan:
+252634410075 // +252634195631
Email: [email protected]

Photos from Nidaam Construction Co.'s post 08/05/2022

Mulkiile: C/raxmaan

Goobta: Berbera

Tirsiga: 560

Bedka: 14mx15m

Sadex qolo hurda ah oo midi suliga gudaa kuleeyay, fadhi iyo cunto, laba suli oo midi dabada yahay, kijo iyo barande, hal gadhi gal.
Kusoo dhawada nashqado casriya oo si tayo leh laydinku dhiso insha allah.

02/04/2022

Ramdan Kareem.

Shirkada Nidaam Construction Co. waxay dhamaan shaqaalaheeda, macaamiisheeda iyo umada muslimiinta ahba ugu hambalyeynaysaa curashada bisha barakaysan ee ramadan.
Alle bisha khayrkeeda ha ina waafajiyo.

22/12/2021

Mayor Cabdishakur Maxamud Cidin waa ku mahdsantahay fursada aad noo siisay inanu magalada wax qabadkeeda ka qayb qaadano.

20/12/2021

Munaasibada Xadhig ka jarista dhismaha goolada ee magaalada berbera.
Waa mashruuc shirkada Nidaam Construction Co. ay nashqadayntiisa, dhisidiisa iyo waliba maalgalinta ku baxdayba ay bixisay oo ay kaga qayb qaadanysay horumarka dalka.

Photos from Nidaam Construction Co.'s post 08/12/2021

Project B523

Photos from Nidaam Construction Co.'s post 30/11/2021

Alxamdulilah maanta oo bishu tahay 30 - 11 -2021 waxay shirkada Nidaam Construction Co. ka bilowday magaalada berbera barnaamij dan guud ah kaas oo ay kaga qayb qaadanyso dhisida, quruxinta iyo casriyeynta magaalada berbera gaar ahaan area abdale stadium oo dhawaan lagu qaban doono champion league'ga gobolada. Haduu alle idhaa wuxu noqon doona mashruuci u horeeyey ee dan guud ah ee aanu bilowno laakiin ma noqon doono kii u danbeeyey.

09/11/2021

Nidaam Construction Co.
Bungalow Design
Finishing Stage

Project ID: B524, Waa Guri ay shirkadu ka dhistay magaalada berbera.
Dhulka uu ku fadhiyaana waa 15m x 20m
Waxa uu ka kooban yahay
4 qol oo jiifa ah, fadhigii, cuntadii iyo kitchen, store dibada ah, 3 suuli iyo sidoo kale gaadhi galkii.

Hadii aad u bahan tahay macmiil inaan ku dhisno dhisme bilic iyo tayoba leh nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan:
+252634195631 // +252634410075
Email: [email protected]

21/10/2021

Waa mid ka mida dhismayaasha gabo gabada ku dhow ee shirkadu ka wado magaalada hargeisa..

La soco dhawaan videogiisa oo dhamystiran.

Hadii aad u bahan tahay macmiil inaan ku dhisno dhisme bilic iyo tayoba leh nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan:
+252634195631 // +252634410075
Email: [email protected]

16/10/2021

Waa mid ka mida guryaha ay shirkadu ka dhigstay maglada hargeisa oo qurxintii guduhu ku socoto.



Hadii aad u bahan tahay macmiil inaan ku dhisno dhisme bilic iyo tayoba leh nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan:
+252634195631 // +252634410075
Email: [email protected]

21/08/2021

Waa mid ka mida mashaariicda shirkadu ka wado magaalada hargeisa oo la shubayo sagxadii sare

Hadii aad u bahan tahay macmiil inaan ku dhisno dhisme bilic iyo tayoba leh nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan:
+252634195631 // +252634410075
Email: [email protected]

09/07/2021

Midkamida masharicda ay shirkadu kadhistay hargaysa

05/07/2021

Ku soo dhawoow Nidaam Construction Co.

02/07/2021

One of the huge projects ongoing in Hargeisa.

Want your business to be the top-listed Home Improvement Business in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Nidaam Construction Co.

Nidaam Construction Company (NC) is working in the area of engineering and construction part in Somaliland.

So, we strive to create an atmosphere whereby the firm and it’s associates offer a quality, timely performance and to develop long term relationships with our clients, vendors, suppliers and subcontractors.

Our Mission

To develop an advanced and competitive construction industry in Somaliland.

Videos (show all)

Project ID: 583Waa guri ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa xaafada jigjiga yar.Dhulka uu ku fadhiyaana waa 18m x ...
Nidaam Construction Co.Project ID: 553, Waa guri ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa.Dhulka uu ku fadhiyaana waa 1...
Project ID: 556, Waa laba guri oo ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa. Dhulka ay ku fadhiyaana waa 18m x 24mWaa la...
NIDAAM CONSTRUCTION "Guri Jiingad Qaris ah".Project ID: B549, Waa guri ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa.Dhulka ...
Nidaam Construction Co. Bungalow DesignFinishing StageProject ID: B524, Waa Guri ay shirkadu ka dhistay magaalada berber...
Waa mid ka mida dhismayaasha gabo gabada ku dhow ee shirkadu ka wado magaalada hargeisa..La soco dhawaan videogiisa oo d...
Waa mid ka mida guryaha ay shirkadu ka dhigstay maglada hargeisa oo qurxintii guduhu ku socoto.#InteriorDesignHadii aad ...
Nidaam Construction Co.
Landscape design
Hargeisa office
One of the huge projects ongoing in Hargeisa.

Telephone

Address


Boodhle Building Near Ali Mataan Masjid
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00

Other Architectural Designers in Hargeisa (show all)
Arch mo yousuf Arch mo yousuf
Alielgobonimo Business Center
Hargeisa, 00252

CEO ICE CONSTRUCTION COMPANY | Architectural designer

Bilicdhisa Architectural & Construction Company Bilicdhisa Architectural & Construction Company
ROAD1
Hargeisa

We will design your home for the future in a beautiful way

HNH-International HNH-International
Jigjigayar
Hargeisa

HNH is international Constraction Company based in hargeisa,somaliland HNH provide quaity construction technical management

Arch Abdimajid mohamed Arch Abdimajid mohamed
150, Street
Hargeisa

Architecture Service 2D Plans 3D Design Pluming Design Electrical Design Interior Design Urban Planning Mapping Services GIS services

Dalsoor Architects Dalsoor Architects
Jidka Wadnaha
Hargeisa

Dalsoor Architects waa Shirkad Samaysa naqshadaha, Qiimaynta, Iyo Latalinta Dadka wax dhisanaya

Hulum architect Hulum architect
Hargeisa, SOM

HULUM Architects is a full-service architectural and engineering firm skilled in the art and science of designing unique environments for living, learning, and working.

Arag designs and consulting Arag designs and consulting
Tegdheer, Kabowayne Building 1st Floor
Hargeisa, 25263

waxaad naga heli dontaa nashqado aanu wakhti galinay kuwaso aanay ka maqnayn aqoon iyo wayoaragnimoba

Mecco architects Mecco architects
Hargeisa

Mecco architects welcoming you We are here to make your dream home With international specification

Rejo Architect and Consulting Engineering Rejo Architect and Consulting Engineering
Wadadda Caanha Riyaha Dhismaha Waaberi Group Floor 4
Hargeisa, 252633777711

Rejo architects are architectural designers, consulting and also supervision engineering.

Diyaar Architects Diyaar Architects
Hargeisa, 252

Diyaar architects is an architectural firm that provides design and architectural services by creating enviroments that people want to use and preserve.

queen_xafsa23 queen_xafsa23
Hargeisa
Hargeisa, 29010

Asquare Asquare
Hargeisa

The architecture of Africa, East Africa