Xogta Bulshada

Xogta Bulshada

kusoo dhawoow Warar iyo Barnaamijyo ku Xiisa Galin Doona

07/07/2023

Suuqi weyna ee jigjiga oo cawa gubanaya

Photos from Xogta Bulshada's post 07/07/2023

Dabka qabsaday suuqa weynaha Taywan ee magaalada jig jiga oo weli lala tacaalayo ayaa sii fidiya, ilaa boqol meheradood oo gada badeecado kala duwan ayaa lagu soo warraayaa in ay basbeeleen.

aan u ducayno Ilaahow u gargaar

Photos from Xogta Bulshada's post 07/07/2023

Dab ayaa qabsaday Caawa Suuqa weyn ee Magalada Jigjiga ee Degaanka Soomalida Itoobiya.

Alle ha bad baadiyo Jigjiga.

22/06/2023

Waxaa jirta sheeko layaab leh oo ka dhacday magaalada Jigjiga, halkaas oo nin darawal ah uu sheegay in uu jiiray gabar ka dibna la waayey qofkii uu jiiray raq iyo ruuxba.

'Kiiskaasi wuxuu ahaa kiis mucjiso ah oo ka dhacay dowlad deegaanka somalida ethiopia,

Gaadhi ayaa ka baxay Jigjiga inta uusan Kaaramardha gaarin ayuu ninkii waday yiri qof ayaan jiiray, waa uu soo laabtay booliska nabad galyada waddooyinka ee taraafikada ayuu isku dhiibay oo arrintii uu u sheegay. Dib ayaa loo booqday halkii uu yiri qof baan ku jiiray balse raq iyo ruux waa la waayay, taraafikadii ayaana maxkamada u soo gudbisay kiiska''

Maxkamada waxay ninka darawalka ah ku xukuntay 10 sano oo xarig ah, iyo 100 Kun oo bir oo magdhaw, ka dibna kiiska dib ayaa loo gaadhay waxaana la ogaaday in ninkani gabadhi uu jiidhay ahayd gabadh jini ah

qofka la jiiray raq iyo ruuxba aan la heynin, lab iyo dhidig wuxuu yahayna la aqoonin ka dibna dadkii ay quseysay arrinta ayaa loo gudbiyay, ninkiina waa la sii daayay'',

Dadka reer Jijiga qaarkood ayaa ila hada aaminsan in qofkii uu dareewalku sheegay inuu jiiray uu ahaa qof jin ah.

Dhacdadan maxa kaga baxay ?

Photos from Xogta Bulshada's post 15/06/2023

SOO DHAWAYNTA ISIMADA SSC-KHAATUMO OO GAROOWE SOO GAADHAY MAANTA

09/06/2023

Way Fududahay Marka Aad Dawanayso Balse Waxaa Dareemi Karo Askari ku Sugan Goobta. Dagaalka Waayo Waxaa Kabixi karo xaaladaa Naftii H**e Diyaar u ah inuu udhinto Dalkiisa & Dadkiisa , Diintiisa

Location”Peral Beach

Askari” Haramcad Saciid Taariikh

15/05/2023

Waan ka xumahay xadhigga saxafiyadda Bushaaro Baanday ,
Maadaama ay Gabadh tahay dhaqankeenana gabdhuhu birma-gaydo yihiin waxa aan dowladda ka codsanayaa in xoriyaddeeda loo soo celiyo.

Photos from Xogta Bulshada's post 05/05/2023

Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanata xaafada shacabka kula shaahay qaar kamida bulshada ku nool Magaalada Hargaysa.

05/05/2023

Beesha Habaryoonis ayaa Si Adag uga hadashay Dhalinyarada Cidagale ee ku baqay Shirka

11/03/2023

Oohin joogta ah, goluhu uma baahna,

11/03/2023

Deg Deg : Xildhibaan maxamed abiib oo Laga saray Gollaha iyo Buuq ka dhacay

01/03/2023

Cismaan maxamuud oo cawa dagaalka kuso biìray

27/02/2023

DEG-DEG: Afhayeenka Ciidanka Oo Hadda Hadlay.

Photos from Xogta Bulshada's post 27/02/2023

Waa Gaashaanle Shirwac hilawle oo Ka Tirsana Ciidanka Maamulka puntland,Oo ay Qabteen Ciidanka Jamhuriyada Somaliland

27/02/2023

Cabdirisaq khaliif Waa in Xilka Si DegDega Looga qaada " Koore

27/02/2023

Deg Deg: Ciidamada somaliland ayaa Ciidan iyo Gadiid ka qabatay puntland 27/2/2023

27/02/2023

Cabdirisaaq Khaliif " Anigu waxan u Haysta Nin alshabaab ah " Xildhibaan Shaadh

26/02/2023

Qaranka Badhida Weyn iyo Khaatumo Naas Dheer Dheer Kuma Mashquulno

Arsenal oo imika so Hadashay

26/02/2023

Cabdirisaq khaliif wuxu sameeyay khiyamo Qaran H**ena waanu u ogeyn inu khawaarijta...

Ramax

26/02/2023

“Anigu waxaan metelaa Sool, ma metelo Burco, Hargeysa iyo Gabiley mana ihi nin u shaqeeya sida Wasiir Koore. Xadhig walba oo nabadda lagu xidho waxa furfura Muuse Biixi." Guddoomiye Khaliif.

26/02/2023

Fahiima quuje Guuto ay wadato oo dagaalka toos u galay

26/02/2023

Fahiima quuje ka sheekaynaysa Labadeena Naas Shaqaday qabteen

25/02/2023

Farriintan ayaa loo dirayaa dadka hada laascaanod

Magaladii Miinada ! Raybad khaatumo ! 23/02/2023

Maxad ka tahaý magalada raybad khaatumo?

Magaladii Miinada ! Raybad khaatumo !

22/02/2023

Ciidankii kii Faqashtu waxay Iga Xadeen Dharkaygii Uskaga Aha ? Mujahiid reer Somaliland ah

27/08/2021

Africa waa wada Qabyo hhh

16/07/2021

Cid Fanan ah oo aan ku Dayanayaa ma jirto al Fanan socdaal

28/05/2021

Alle Haw Naxaristo Sooran

19/05/2021

Ismail Aarka iyo Gabadh Fanaanad ah Maxa kala Qabsadey!!!

19/05/2021
( Hargeisa To Berbera ) Muuse bixi marku Handaraabey ayuu wadankii Dhismay Daawo Quruxda 21/02/2021

Adaa yaabaye Daawo !

( Hargeisa To Berbera ) Muuse bixi marku Handaraabey ayuu wadankii Dhismay Daawo Quruxda Berbera hargeisa somaliland Hamse somali Suxufi Hamse Jama

16/10/2020

Ghulam Hassan oo ahaa awoowe Sideetan Jir ah ayaa geeriyooday kadib markii ay kufsatay Naheed oo ah gabadh uu sodog u ahaa taas oo u dhaxday wiilkiisa Bilal Hassan.

Marxuumka ayaa la sheegay in uu markii h**e u dhintay si iskii ah, (Wadne istaag) hase yeeshe baadhitaan kadib ayaa la ogaaday in uu u geeriyooday fuuq bax iyo tamar darro ka dalatay galmo qasab ah oo ay toddoba jeer oo xidhiidh ah ku samaysay Naheed oo uu sodog u ahaa.

Seygeeda Bilaal ayaa Aabihiis ugu keenay xaaskiisa Naheed inay ay daryeesho maadama oo uu da' ahaa, balse way kufsatay ugu dambayn.!

13/10/2020

Dj Subeer “waxuu yidhi somalilnad iyo somlia waa laba dawladood balse anigu kamaan dhigin”

Photos from Xogta Bulshada's post 19/05/2020

Muuqaalka qurxoon ee Jaamacadda Camuud magaalada Boorama ee gobolka Awdal,

Photos from Xogta Bulshada's post 16/04/2020

Madaxweyne Biixi iyo Golihiisa Wasiirrada oo khadka internetka ku shiray. Coronaha ayaa kala fogeeyay.

15/04/2020

Bulshada qaybaheeda kala duwan Waxaan ka codsanayaa in ay u soo Duceeyaan.
Walaalkeen oo xaaladiisa caafimaad aad u liidato in ilaahay caafiyo
ALLAHA CAAFIYO

15/04/2020

Qoyska Sheekhul baladkii magalada Burco AHUN sheekh cisman Nuur o Cabasho iyo u Awood sheegasho dawladeed ka tirsanay badhasaabka Togdheer,
Badhasaabka Gobolka Togdheer Ayaa xaalada hor leh ka abuuray deeganka Aroori Gaar ahaana Kaamka Ilma Shiikh islamarkaasina cadaystay qabyalad uu doonaya inuu Deegankooda cadayure uu hoosgeeye guryaha Kaamka Ilma Shiikh

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer ayaa cadaystay qabyalad uu doonayo si toos ah uu ula safto walalkii oo isna ah Haydhka tuulada Cadowyurure oo doonayo in uu xukumo deganka Ilma Shiikh badhasabku isagoo fulinaya dacdada walalkii ayuu warbixin been iyo xalad abuur ah dawlada dawlada u gudbiyey gar ahaana wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Deeganka taasi ka been abuurtay calaamado h**e uyaalay Kaamka Ilma Shiikh oo la dhigay 1986kii taasi cid waliba taqaano isla markaana ay ilaalin jireen dhamaan dawladihii somaray Somaliya Iyo Somaliland waxaana ilaa hada ku yaala calaamadihii uu Uu bile Rafle Guuleed uu dhigay sanadii sideetamaadkii wakhtigii la samaynayey Seeraha Aroori wakhtigii dawladii Somaliya.

Waxa aan xukumada soomalilamd gaar ahaana madax waynaha wasiirka arrimaha guadaha wasiirka Wasaarada deeganka usoo jeedinayanaa inaan ku go'aanqadan warka gudoomiyaha qayral masuulka ee ku caan baxay isku dir iyo qabiil la safashada balse ay si madax banaan arintaasi usoo baadhan faraha usoo geliso arinta ka dhaxaysa ilma Cadowyuurure Iyo dadka ku dhaqan deegankaasi Ilma Shiikh oo khilaaf xoogan ka taagnaa maalmihii ugu danbeeyey .

Kadib markii shaadh dawladeed ugu hanjabay dadka deegankaasi inuu baabin doono calaamadaha deegankaasi oo uu doonayo inuu dejiyo dad uu kasoo raray iyoobiya iyo Hawd sare .

Gudoomiyaha Gobolka Togdherr ayaa sameeyey tan iyo wakhtigii gobolka loo soo magacaanay ku dhawaad lix tuulo ugu magac daray qaxooti taasi oo horseeday muran iyo khilaaf deegan kadib markii la ootay dhulkii xooluhu daaqayey waxaa kamid ah deeganada uu sameeyey Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Xamse Cadowyurura Deeganka Balliwayd oo dejiyey 1000 qoys oo jifadiisa , Ismaaciil Xuseen , Guryosamo , Awshugri Vilage iyo kuwo kale oo laga binaynayo deeganka udhxeeya Iskudhoon Iyo Cadowyurura .

Waxaa kale oo jirta xaalado cusub oo ka taagan deeganka Ismaaciil xuseen oo isku hor fadhiyaan labo ciidan beeleed oo kasoo jeeda dadka dega deegankaasi kuwaasi oo qaarkood daba ka riixayo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer kadib markii ku tageeray Cagaf Lagu Moosayo Deeganka Ismaaciil Xuseen iyo degsiimadiisa cusub ee ay wadaan maamulka Gobolka Iyo Qaar kamid ah dadka deegaankaasi taasi oo si xoog leh uga cadhaysiisay dadka xoolo dhaqtada ah dhulkaasi degan.

Arintan ayaa cirka isku shareertay maalmihii udanbeyey magaalada burcona waxaa manta laga dareemayaa diyaargarow coladeed iyo hub urursi uu aabo u yahay hurinteeda Gudoomiyaha Gobolka Togdheer .

Photos from Xogta Bulshada's post 15/04/2020

Suuqyada Khudaarta Muqdisho oo si wanagsan uu uga shaqaynayo aamarki Gudiida coronaveyras ee ahaa kala fogaada

15/04/2020

Sheekh Dirir, ayaa sheegay in dadka ikhtiyaar la siiyo o aan la gaadhin xilligii Masaajidada la xidhi lahaa

15/04/2020

Culimada Waaweyn ee Gobolka Togdheer oo uu ugu h**eeyo Shiikhul Baladka Gobolka Togdheer ayaa Baaq ka soo saaray go'aanka ay guddida covid 19 ku doonayaan in ay ku xidho masaajidadda .

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Beesha Habaryoonis  ayaa Si Adag uga  hadashay  Dhalinyarada Cidagale  ee ku baqay  Shirka
Deg Deg : Xildhibaan maxamed abiib oo Laga saray Gollaha  iyo Buuq  ka dhacay
Cabdirisaq khaliif  Waa  in Xilka  Si DegDega  Looga  qaada " Koore
Cabdirisaaq  Khaliif " Anigu waxan  u Haysta  Nin  alshabaab  ah " Xildhibaan  Shaadh
Cabdirisaq khaliif wuxu sameeyay khiyamo Qaran Horena waanu  u ogeyn inu khawaarijta...Ramax
Fahiima  quuje ka  sheekaynaysa Labadeena  Naas Shaqaday  qabteen
Ciidankii kii Faqashtu waxay Iga Xadeen Dharkaygii  Uskaga  Aha  ? Mujahiid  reer  Somaliland ah
Cid Fanan ah oo aan ku Dayanayaa ma jirto al Fanan socdaal
Ismail Aarka iyo Gabadh Fanaanad ah Maxa kala Qabsadey!!!
Sheekh Dirir, ayaa sheegay in dadka ikhtiyaar la siiyo o aan la gaadhin xilligii Masaajidada la xidhi lahaa
Somaliland oo diidan in Soomaaliya sheegato dadka reer Somaliland ee Coronavirus laga helo.Horeynu u kala quusane aynu k...
Wasirka horumarinta cafimadka oo shaaciyay saddex qof oo laga jelay caabuqa covid19

Category

Telephone

Website

Address


Dero Mal Street
Hargeisa