Hubiye Water and Construction Company.

Drilling boreholes and construction of all parts of water supply scheme.

04/11/2023
26/09/2023

Dam trench construction

17/09/2023

Geophysical site survey.

12/09/2023

Kusoo dhawaw qodista ceelasha dhaadheer, kuwa gaagaaban, dhigista beebabka, xidhista solarta iyo dhamaan dhismayaasha ilo biyoodyada sida kaydadka, baraagaha, dhaamamka iwm.

08/07/2023

Comming soon:
Italian Rig.
Drill capacity: 1500m
Drill mack.
Astra.
Model 2002.
Made 2017.
With outomatic air compressor.
Four wheel drive.

09/06/2023

Reform of the company completed.

20/05/2023

Well come to the services of:

1)Consulting of water technical affairs.
2)Drilling of boreholes.
3)Construction of shallow wells.
4)Laying pipelines.
5)Rehabilitation of water projects.
6)Supervision and checking quality.
7)Sollar installation and Gen. Set.
8)Shallow pools and resevoirs. construction.
9)Designing and costing for water projects.

Photos from Hubiye Water and Construction Company.'s post 11/05/2023

Waxa diyaara tababarkii khuseeyey sida loo jeegareeyo hawlaha khuseeya qodista ceelasha Riigaga ah
Waxana idiin diyaar ah :
Tabababar iyo booqasho goob ceel laga qodayo (training + site visit).

Mudada tababarku waa laba week oo la qaadanayo maalmaha khamiisaha iyo jimcayaasha. Booqashada ama safarku kuma jirto maalmahan.
Diiwaan gelintu waxau xidhmaysaa 20 bishan may 2023.
Whats app number : 063 4169660

02/05/2023

Our mission

Photos from Hubiye Water and Construction Company.'s post 10/04/2023

Noogu soo hagaag adeegyadan:
1)in talooyin, qorshe iyo xogba lagaa siiyo hadii ay kugu jiro hindise aad ku hirgalinayso ceel dheer, mid gaaban iyo ilo biyood kaleba. Si aad u qaadato go'aan haboon intaanad gelin hawsha fulinta.

2)in laguu ilaaliyo tayada mashruuc biyood oo socda nooc kasta oo uu yahay.

3)in laguu saxo hadii mashruuc dhamaaday u guulaysan waayay sidii loo rabay.

4)sahaminta biyaha iyo dhigista beebabka.

5)tijaabinta awooda biyo soo saar ee ilo biyood sida ceel iwm.

6) Hirgalinta iyo fulinta dhamaan arimaha khuseeya biyaha.

04/04/2023

Biyuhu awood ahaan wax la maamulan karo maaha. Sida ay rabaan in lafahmo ayuunbay wax ku hagaagaan.

04/04/2023

Mid kamida adeegyadii Biyaha ee ay ka cabi jirtay magaalo weyn oo somaliland ku taalla oo Ruushku Hirgaliyay horaantii 70 aadkii.

29/03/2023

Dhigista beebabka oo xirfad sare ah:
Waa Mid kamida adeegyada aanu qabano.

28/03/2023

Qaybaha uu ka koobanyahay tababarka habka loo jeegareeyo mashaariicda biyaha:

Heerka koobaad ee jeegaraynta (supervision) qaybaha diyaarka ah imika:

1)ceelasha dhaadheer (boreholes)=
a)inaad wax ka fahanto xogta sahaminta.
b)qaababka ceelasha loo qodo.
c)qaabka loo qalabeeyo.
d)bam ku ridista.
e)habka loo tijaabiyo bamka.
f)sida loo cabiro biyaha kasoo baxaya.

2)ceelasha gaagaaban (shallow wells)=
a)noocyada ceelasha gaagaaban.
b)qaabka ay u dhismaan.
c)tijaabada maaxdooda.
d)bam ku ridista.

3)sida loo dhigo beebabka=
a)noocyda beebabka iyo isticmaalkooda.
b)sida loo caalamdiyo meesha la dhigayo.
c)sida godka loogu diyaariyo.
d)noocyada ciida iyo isticmaalkeeda.
e)habka dhamaystirka hawshooda.

4)dhismayaasha biyaha u gaarka ah=
a)noocyada kaydadka.
b)sida ay udhismaan.
d)sids loo tijaabiyo.
e)sida loo dhiso jambarada.
f)sida loo dhiso meelaha laga nadiifiyo.

Lasoco qaybaha danbe...................

28/03/2023

Parts of training for water projects:

Level 1 : supervision.
Level 2 : designing.
**** ***** ***** ***** ******
Parts of Level 1 is ready now:
1) boreholes (deep wells) supervision:
a)survey report mini comprehension.
b)drilling technics concept.
c) casing installation process.
d)submersible pump insatllation.
e)pump test process.
f)water production mesurement.

2)shallow wells supervision:
a)types of shallow well designs.
b)their construction process.
c)water production measurent.
d)pump testing process.

3)pipe line supervision:
a)types of pipes and their uses.
b)pipe line signing system.
c)trench preparation system.
d) taypes of sand and their using.
e)completion system.

4)civil work construction supervison:
a)types of resevoirs.
b)their construction system.
c)their testing system.
d)construction of chambers.
e)construction of wash outs.

Continue.............................

25/03/2023

Halkan waxad ka helaysaa tabaro khuseeya sida loo kormeero loona ilaaliyo tayada mashaariicda biyaha, gaar ahaan qaybaha:
1)ceelasha dhaadheer ee riigaga (boreholes).
2)kuwa gaagaaban (shallow wells).
3)dhigista beebabka (laying pipelines).
4)dhismayaasha u gaarka ah biyaha (water civil works).
4)sida loo tijaabiyo awooda biyo soo saar (pump test).

Waxanad helidoontaa shahaado tababar oo la aqoonsanyahay. Is diwaangelinti way socotaa.

12/01/2023
Photos from Hubiye Water and Construction Company.'s post 08/01/2023

Warbixin waafiya oo khusaysa ceelka shidaalka ee bahadhamal.

Ceelkan oo aan lataliye farsamo (technical consultant) ka ahaa mudadii qodaalkiisu socday oo ahayd 4 bilood (june ilaa september 2022). Waxan idinka siinayaa xog faahfaahsan.

Ugu horayn, ceelka intaan laqodin waxa mudo dhawr sano kahor ah lagu sameeyey sahaminta ceelasha dhaadheer ugaarka ah (geophysical survey). Waxana qaaday oo macluumaadka soo gudbiyay khabiir aqoon aad udheer sahaminta ceelasha u leh oo 30 kii sanee u dambaysay sahaminayay dhulka somaalida.

Waana ninka sahamiyay ceelasha kililka shanaad ee aadka u dhaadheer ee laga cabo, somaliland badankeeda ceelasha laga cabo iyo jiida xuduuda hawdka somaliland oo inbadan haayadaha iyo khuburo kala duwani ay ku sheegeen inaanu biyo lahayn aagaasi, maadaama oo sida dhulka waqooyiga dooxyo waawayn iyo durduro lahayn.

Afeeftaa h**e waxay iga tahay inaan cadeeyo in aan meesha layska qodin ee ay ku timi aqoon iyo doorasho sahan keenay.

- Hadaba siduu kusoo galay shidaalkani, se goormuu soo galay iyo ceelku biyo malahaa intaanu shidaalku soo bixin???.

Halkan kaga bogo jawaabta:

Kadib markii sidii caadiga ahayd ee ceelasha loo qodi jiray loo bilaabay qodaalka (normal rotary drilling system).
Waxa riigii markuu marayo 80m uu galay meelo godad ah ama lakab-dhuleedyo furfuran ah. Kadibna waxa labilaabay in lagu qodo system kale oo lagu awdayo godadkaa iyadoo la isticmaalayo alaab iyo xirfad dheeraad ah, si aanu u dumin ceelku.

Qodaalkii markuu dhaafay 255m waxa lala kulmay aag biyood waxana muuqday dhamaan astaamihii in biyo la helay lagu garanjiray. Hayeeshee ceelka oo laga rabay in 380m ilaa 400m in laqodo darteed laguma joojin qodaalkii halkaa.

Dhulka oo sii adkaanayay iyo godadka oo sii kordhayayba waxay keeneen in marka 325m lamarayo uu midabkii biyaha uu soo galay raadkan shidaalka noqday. Kaas oo dadka layn lahaa hadii aan biyo fasaqayn suntiisa.

Markii 400m la gaadhsiiyay ee tijaabo ku meel gaadha la sameeyey waxa sii madoobaaday wixii soo baxayay. Kadibna tashi badan kadib waxa lago'aamiyay in oo badheedho oo la hubiyo in waxan madoobi hoosta ka imanayo iyo in uu dhexda kaga soo dhacayo.

Si jawaab farsamo (technical testing result) loo helo. Waxa qodaalkii lagu daray 50m oo dheeraad ah iyadoo tijaabaduna garab socotay. Kadibna waxa la dhaafay wixii madoobaa oo ciid badan baa soo baxday.

Markaa Waxa cadaatay in waxan madow ee shidaalka noqday dhexda kasoo galayay. Ugu danbayn waxa tashi kale lagu go'aamiyay in waxani aanu biyo ahayn isla markaana uu akhriyi waayay biyo cabirihii (deep meter). Sidaa darteedna loo gudbiyo wasaarada macdanta.

Wasaaradii macdantuna markay meeshii timi waxay markiiba sheegtay in meel 150m ilaa 200m u jirta la mariyey sahamin shidaal(siesmic line) oo laqaaday 2017kii oo qaaday shirkar layidha Genel Energy booganina uu yahay block 7 tirada goobaha sahanku maray.

Ragii hawsha gacanta ku hayay intaa waxay naftooda u hurayeen inay biyo gaadhaan. Hayeeshee raadkaa shidaalka noqday ee godadka kasoo dusayay ayaa halis galin gaadhay noloshooda.

Shidaalkii 1500 mitir lagu gaadhijiray waxa cadaatay in dhawr boqol oo meter meelo lagu gaadhi karaa wadankeena ku yaallaan. waana khayraad cajiiba oo alle wadankeena siiyay.

Sakariye Osmaan Mohamed.
Maamulaha ahna mulkiilaha shirkada.

26/12/2022

Types of hand dug wells:
1)cavity wells.
2)strainer wells.
3)gravel packed wells.

17/12/2022

Waxyaabaha ciladaha ku keena ceelasha dhaadheer ee riigaga lagu qodo cimrigoodana gaabiya waxa kamida :

1)natiijada warbixinta sahaminta oo qof aqoon u lehi aanu akhriyin oo hubsan qodista horteed, si loo hubsado macluumaadka uu sahamiyuhu soo gudbiyay inay yihiin qaar lagu kalsoonaan karo qodistooda iyo inkale. Waana arinta keenta in biyo laga waayo meel la sahamiyay oo biyo lagu sheegay markii h**e.

2)waxa muhiima marka riigu qodayo in lays waafajiyo nooca afka riigu wax ku qodayo (drill pit) iyo nooca ciida uu qodayo. Waayo dhulku waa lakabyo kala duwan xaga cufnaanta oo waxa la rabaa in iyadoo qodaalkii socdo hadana gidaar dhis dhulka ahi garab socdo si godkaa dhuuban ee aadka u dheeri u noqdo mid gidaaradiisu aanay dumin ama qormin xiliga qodaalka. Arinta ceelal badan ayay ku dhacdaa xiliga qodaalka waxaanay aad u gaabisaa cimriga ceelka.

3)xaga qalabaynta ceelka......

Lasoco qaybaha danbe...........

16/12/2022

Water sources in our country are :

1)boreholes.
2)borewells.
3)surface shallow wells.
4)sub- surface shallow wells.
5)filtered shallow wells.
6)surface dams
7)sub-surface dams.
8)shallow pools (Berkads)

All of these sources have very different internal structures.
Continue........

15/12/2022

The easiest and safest way for borehole casing installation process. Casing system is one of the great pillars for borehole durability or guarantee which prevents future bottom sand collapsing.

12/12/2022

Sub-Shallow well assesment

Photos from Hubiye Water and Construction Company.'s post 11/12/2022

Halkan waxaad kala socon doontaa macluumaad iyo talooyin khuseeya :

1)ceelasha dhaadheer ciladaha ku dhaca iyo sida loo xaliyo (borehole problems and their solution)

2)ceelasha gaagaban ciladohooda iyo xalkooda (shallow well problems and their solution)

3)dhigista beebabka iyo caqabadaha ku gadaaman (pipe laying and their challenges)

Ku xidhnaw bogga si aad ula socoto macluumaadka oo faahfaahsan.

Photos from Hubiye Water and Construction Company.'s post 11/12/2022

La talinta iyo sixista qaabka shaqo ee Dhigista, toosinta, tayada ee beebabka (pipes) nooc kasta oo ay yihiin iyo qaybinta awooda biyaha ee kordhinta iyo yaraynta (pressure solving). Noogu soo hagaag.

11/12/2022

Iyadoo jaygii lagu shubayo ayaa hadana maydhis ku socotaa oo wixii jayga aan ahayn ee ciid ama wax kale ah sida xashiish jayga raacay wuu iska soo saarayaa ceelku si jaygu u dagi karo. Ceelkuna waa 380m. Habkan waxa loo yaqaanaa dejinta jayga (gravel assigning system ) waana tayada ceelka ugi muhiimsan ee ka ilaalisa inui hoosta ka dumo ceelku.

10/12/2022

Whats app number 063-4169660

12/08/2022

Waxanu idiin la diyaar nahay xalinta ciladaha ceelasha biyaha soo wajaha kuwa dhaadheer iyo kuwa gaagaabanba iyo hirgalinta qaar cusub.

Whats app number: 063-4169660

01/07/2022

Waxanu diyaar idiinla nahay:

1)talo bixinta hadii aad ku hamiyayso inaad qodato ceel.
2)sahaminta ceelasha iyo in lagu siiyo warbixin qoraal ah oo dhamaystiran oo sharaxaysa nooca biyaha, intay jiraan, xajmigooda, iwm.
3)in laguu tayeeyo si uu cimri u yeesho hoostana uga dumin ceelkaagu.

Iyo talooyin kaloo badan oo biyaha, beeb dhigista, iwm ah

Lasoo xidhiidh 063-4169660 si aad uhesho xogo dheeraada

17/06/2022

Ka faa'idaysi wacan

Want your business to be the top-listed Equipment Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Comming soon:Italian Rig.Drill capacity: 1500mDrill mack.Astra.Model 2002.Made 2017.With outomatic air compressor.Four w...
Our mission
Iyadoo jaygii lagu shubayo ayaa hadana maydhis ku socotaa oo wixii jayga aan ahayn ee ciid ama wax kale ah sida xashiish...

Telephone

Website

Address


Hargeisa
MAXAMUUDHAYBE
Other Engineering Services in Hargeisa (show all)
Sailor chimu Sailor chimu
Hargeisa

Boat building $ repair

Skytech Skytech
Hargeisa

xarunta xalinta iyo cilad saarida computarada mobilada iyo dhamaan wixii tecnologyada la xidhiidha.

Digital Environment Digital Environment
London
Hargeisa, 252

Digital Environment waxay kaa caawinayaa in si fudud uhesho adeegyo aad kumaa Mulan karto ganacsigaa.

Som Technical Service Som Technical Service
Barsame Mall
Hargeisa, 00252

( Som Technical Service ) Adeegyada aan bixino 1.rakibida iyo cilad bixinta Cctv camera Laydhka

WAA KUMA ? WAA KUMA ?
Hargeisa

Dayax engineering service Dayax engineering service
150 Ka Waqooyi D, Jabouti Street
Hargeisa, 143

dayax engineering service

Dalsan Engineering services Dalsan Engineering services
Hargeisa

DALSAN ENGINERING SERVICE wa shirkad ka shaqaysa dhaman adeegyada kala duwan ee dhismaha

Eng Craxman Ismail . Eng Craxman Ismail .
Hargeisa

Jaalle Shirwac.

Heegan Solutions Heegan Solutions
Main Road 1
Hargeisa, MJ25263

All Technical Service 1. Repairing Office Supply Equipment #Printers # Computers # CCTV Receiver

Yaya suufi Yaya suufi
150 Street
Hargeisa

We shape our building thereafter they shape us 🏗

Wacays Computer Services Wacays Computer Services
Hargeisa, 252

Wacays computer services waxaad ka helaysaa dhamaan softawareda lagu shubo computers iyo furfurkooda