Mohamed abdishakour
Video production
Cabdiraxmaan Cirro 🧡🧡🧡
𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐱𝐮𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐧𝐠𝐮( 𝐃𝐚𝐧𝐠𝐮𝐞 𝐅𝐞𝐯𝐞𝐫).
xumada dhangu ee uu keeno fayraska dhangu ayna gudbiso kaneecadu waxa uu maraa 3 marxaladood oo kala duwan.
1. 𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐦𝐚𝐝𝐚 (𝐅𝐞𝐛𝐫𝐢𝐥𝐞 𝐏𝐡𝐚𝐬𝐞).
marxaladan waxa uu bukaanku ku jiri karaa 2 ilaa 7 maalmood. Calaamadaha uu yeelanayo waxa ka mid ah:
- xumad joogto ah
- madax xanuun saa'id ah
- indha oo gunta ka garaaca
- murqaha, lafaha iyo kala goys yada oo xanuuna
- finan jidhka kasoo daata .
2. 𝗠𝗮𝗿𝘅𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗮𝗵(𝗖𝗿𝗶𝘁𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗣𝗵𝗮𝘀𝗲)
marxaladani waa marxalada kala guurka ee bukaanku uu ka bogsan karo xumada amase uu khatar sii gali karo. Marxaladan waxa uu bukaanku ku jiraa 24 saac ilaa 48 saacadood. Waxa dhacda in bukanada qaar aanay marxaladan galin oo ay marxalada bogsashada galaan. Hadii se uu bukaanku marxaladan galo waxa uu yeelan doonaa:
- cadidiska dhiiga oo hoos u dhaca
- biyo sambabka ka gala
- miyo caloosha gala
- boratiinka jidhka oo yaraada kaas oo kenaya in jidhka biyo galaan oo qofku bararo.
- xinjirawga oo yaraada isla markaana uu qofku yeesho matag dhiig leh, saxaraa oo dhiig soo raaco, beerka oo bukooda, wadne xanuun, ganaca oo bukooda
- ugu dambayn bukaanka oo koma gala iyo dhimasho.
Marxaladani bukaanku waxa uu u baahan yahay in xaaladiisa aad loola tacaalo isla markaana goob caafimaad oo qaybta khatarta leh (ICU) lagu dabiibo.
3. 𝗠𝗮𝗿𝘅𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗕𝗼𝗴𝘀𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 ( 𝗥𝗲𝗰𝗼𝘃𝗲𝗿𝘆 𝗣𝗵𝗮𝘀𝗲)
marxaladan bukaanku waxa uu ka bogsadaa xumadii haysay. Waxa kor u kaca oo xinjirawga dhiiga, xalaada bukaankuna way soo fiicnata.
ALLE WAXAN KA RAJAYNAYNAA IN UU BUKANADEENA CAAFIYO.
Dr. Garuun
Qiso cajiiba ceebaha dadka oo la asturo
😭😭
Free palestine 🇵🇸😭🥹
😭😭😭 Yaa Allah please pray for free palestine 🇵🇸 🤲🤲
Jidkii guushaynu qaadnay🧡🧡 💚🤍❤️
Muusow doorashadii xilimaad qabanaysaa 😂😂👀
Maxa kaga dhex baxay nuqulkan laba todobad ka hor uu bogiisa ku qoray Mohammed Abdi Hassan Diridhaba
Wajaale 🔥🔥
Suuq waynihii wajaale oo dab xoogani ka kacay
Haloo gurmado Wajaale.
Somaliland army. 💚🤍❤️
Ciidanki somaliland Guul 💪💪💚🤍❤️
Marna qaranka ha u biqina💚🤍❤️
TikTok makuu shaqayanayaa halkeed se ka isticmalaysaa …
Heestu maanay xaaran ahayn 😂😂😂
Hooyo ❤️
Marna qaranka ha u biqina 💚🤍❤️
Challenge asad hagio
musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro iyo Wariye Bushaaro Baanday
Ninka aan qaranka buurka korinow BM ayaa ku duli
Xusuusti khadra Cumar dhuule
"Faalada Warka
Gacan libaax Ma Hooyadaa ba Leh, hhhh
Waxan maxa lagu sheegi karaa 😳🤔🤣🤣
Star world
Ninkii ku dhalay mee 😂😂
Allow ka dami oo ka qabooji masiibada umadi somaliyeed heshay oo u naxariiso 😢😢
Jawigan maxad ku qiimayn lahayd
Juma mubarak😊
Dhifiq iyo hablibii buuhoodle marqaanki oo gaadhay dhifiq😂😂
Fariin alhajri Ugu dambayn wuxu so xidhay xulka qaranka France 🇫🇷🇫🇷
Abwaan Geesi oo Nairobi ku xanuunsanayay ayaa hadda lagu soo warramayaa in uu geeriyooday. Rabbi haw naxariistee, wuxu kamid ahaa dhalinyarrada madaadaliya dadka ee aadka loo jecelyahay.
Meesha ay Somaliland Joogto Maanta, Maalin Laguma Gaadhin. Itus oo taabsii
“Maanta laga bilaabo xisbiyadda Waddani iyo Ucid waa xisbiyo qaran, ee maaha Xisbiyo Mucaarad ah, maadama'o xukuumaddii ay mucaaradi lahaayeen muddo xileedkeedi sharciga ahaa dhammaatay. Marka aragti sharci lagu eego "Legal prespective".xil Barkahad Batuun.
Banaanbax lagu tageerayo Hadalkii Mucaradka Somaliland oo Burco ka bilowday…..
Waarku waan dhan yahay
Maanta laga bilaabo madaxweyne uma aqoon sanin madaxweynaha mudadiisi dhamatay
2- Mucaaridku waxa ay aqoonsan yihiin mudadii komishanku cayimay, si loo galo doorashada madaxtooyada oo ka soo horaysa ta ururada….
Qodobka 2aad
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the business
Address
Waran-cade Road
Hargeisa
2522
Hargeisa
Waa channel somaliyed oo guDbinaYaha quruxda kana gudbinaya waxtyaabo qurxan intii laga gudbin laha
Hargeisa
Ku soo dhawoow kanaalka Dhambaal Media. Ujeedkeygu waa in aan idiin soo gudbiyo muuqaalo tayo leh.