ST media

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ST media, Photographer, 0634588395, Hargeisa.

07/05/2024
23/04/2024

Hanbalyo masuul Khaalid ibarahin xasan oo ahaa xoghayihii Dawlada Hoose ee Degmada Sallaxley oo maanta loo magacaaabay agaasimaha guud ee diinta iyo
Awqaafta jsl

20/04/2024

Yaya Yaya Yaya!!!!!!!!!!!!!!!!

20/03/2024

Astaanta jigjiga ee sayidka ha lagu badalo laba taayir hala saaro

17/01/2024

.......
cabasha oo aan inka sido bulsha ku dhaqan magalo xuduudedka ina guuxa
Dad weynaha ku dhaqan magalada ina guuxa
Waxay si laxaad leh uga cabanayaan
SHIRKADA TELEAOM COMPANY
Cabashaas oo ah xaga internet ka
Waxa dhawaan ay shirkada Telesom sii daysay
Xawaare 3G ah kaasi oo ay kala badan yihiin
Dadka internet ka isticmala io xawaara oo la gaabiyey
uu sababay xaawaraha Daciifkii ama se Isticmaalkiisu liitaa
zaad ka ahyd oon kaa baxayn
business ka shaqaysan jirtay oo dadkii madaxa isla wada galeen
oo aadan isticmaali karayn culays dartii
ateenka oo iska taga mararka qaar
oo aanad cid garaaci karayn ama se kuu dhici waayaba
# # # # # # WAXAN BAAQ CABSHAA U DIRAYAA...... Telesom Company ...oo aan idinka sido bulsha ku dhaqan deaganka ina guxa..... zxpa yaalow anaka oo kaliyi dan idinkuma qabno ee idinkuba danbaad nagu qabtaan ..Dadka ku dhaqan deegankan dad yar maha Run ahaantii Dhaqaale badana bay soo xareeyan .....markaa shirkadu ...dadka hoos haw eegto ayaan odhan lahaa

%%%%bulsha weynta reer ina guuxa waxay ka indho la dahay dunida kale

Wax alaala waxad ka badashen iyo waxad ku soo kordhisen ma jirto xawaarihii internet ka daanyèr geed fuulfuulaya noogama duwanidin

Sido kle waxay baaqan ugu dirayaan telesom inay ka go,ayso tawerka ku yaala ina guuxa ama inay si dhakhsaa ugu hagaajiyaan

Sidaa daraadeed waxay codsi u dirayaan shirkada somtel maadama oo ay ka dhago adaytay telesom

17/01/2024

Hadii gacan laysula tago

Seefullaahigii soomalida
Inan noqdo diyaar ban u ahay

14/12/2023

Deegankayagii Wali dhiig bax ayaa ka taagan ?

Waa hadalkii uu dhawaan ka soo yeedhay
Xildhibaan Xasandheeg oo golaha deganka
Dagmada salahley ka tirsan

Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL

Ayaaa madaxa kaga taagan Wali Kala fadhigii golaha Deegan dagmada salahley

21/08/2023

Bal dayayaay ayaamuhu isku darajo maahe

15/03/2023

Shabalaala dhibadanaa

29/10/2022

Naagtii wallaalkaa shalay qabay ninkeed noqo kiiyoon dhimanin oo nool
Waarbal xikmada wan fahmi waaye ii micneeya πŸ€£πŸ’―

21/08/2022

Somalidu dhibadanaa dhaga hadalkii oo free ah
Bahalkiiyo cad weye

08/08/2022

Kasaar galka seefta oo usheeg guurtida kalana gorfaynta hala wada maqlee

31/12/2021

Lasyahow kalgacal i ladaabshay .......

15/12/2021

Person of the world
Wllken ali khadaab

15/12/2021

Top song

Photos from SuldaanTalaabo media's post 15/12/2021

Waxa dhismo hurumar ka socdaa wadada dhex marta dagmada Salaxley
(Good job πŸ‘πŸ‘)

27/11/2021

Gudoomiyaha ciyaraha xisbiga ucid
Mudane .faarax
Iyo hadalkii oo ka jeediyaya madashii shalay
Lagu gudoonsiinayey agab sports dagmada Salaxley

23/11/2021

Wad ku badbaadin kartaa naftada
Sidaa darted dabaashu waa sune
Inaad baratana waa muhin

Photos from SuldaanTalaabo media's post 20/11/2021

Dhagax halagu dilo .......... meeyiin
Culimadii

20/11/2021

Man moodayn inuu jiro qof soomali ah
Oo abuurista illahay mugdi kaga jiraa inuu jiro
Subxanallaaah
Waa qof wax qori kara waxna akhriyi kara
Lama odhan karo jaahil nimaa ugaysay

Photos from SuldaanTalaabo media's post 19/11/2021

Dugsiga dibloo cusboonaysiiyay ee deeganka qoolcaday
M.allh
Qalinkaa wax suureeya kugu sima halkaad doonto sxp kal furan weeye

31/10/2021
31/10/2021
24/09/2021

Ciiltira ........

30/06/2021

Salaxley gormay qayrkeed la tartamaysaaa?

22/11/2020

18/07/2020

DaGmo Hurumar ku TalabsaTaY
Wllhi MeeL walba Dadkeeda uun wax ka dhiGa

Want your business to be the top-listed Photography Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Laba wadan oo biyo Kala qaybiyaan
Balimataan iyo aroos baadiye
Astaanta jigjiga ee sayidka ha lagu badalo laba taayir hala saaro
Shabalaala dhibadanaa
Somalidu dhibadanaa dhaga hadalkii oo free ah Bahalkiiyo cad weye
Top song
Talking
Badmax
Afdinle
Help me

Category

Telephone

Address


0634588395
Hargeisa
Other Photographers in Hargeisa (show all)
Engineer Abdirisaq Engineer Abdirisaq
Hargeisa, HARGAYSA

0634016371

Ridwan Buraale Ridwan Buraale
Hargeisa

Videographer, photographer and Filmmaker,

Afra Studio 1 Afra Studio 1
Wadada Abdirahman Tuur
Hargeisa

Isa Soo Shid Adoo Shidan Ha Lagu Sii Shidee

Nani photograph Nani photograph
Hargeisa

WELCOME WAAD KU MAHADSANTAHAY LAJAANQADKADA FADLAN FOLLOW DHEH THANKS MY FANS🀍

Haykal bayg Haykal bayg
Maxamed Cali Xaashi
Hargeisa, MMMM.COM

ugaaskaberbera ugaaskaberbera
Hargeisa, BERBERAPORTE

ugaaskaberbera

Nasil photographer Nasil photographer
Hadiiya
Hargeisa

Maria Car rental and decoration Maria Car rental and decoration
Togdheer
Hargeisa

Waxaan ahay adoon ilaahay

ZAAQO media ZAAQO media
Hargeisa

halkan ka hel waxa ku cajaap galiya

Apdala Adam Apdala Adam
Hargeisa

πŸ“Έ

Mustaphe IsmaciiL updi Mustaphe IsmaciiL updi
Hargeisa, οΏ½