Food is medicine

We discuss this page the importance of Nutrition. we promote healthy eating habits by developing heal

09/03/2024

The success of every woman should be the inspiration to another. We should raise each other up. Make sure you’re very courageous: be strong, be extremely kind, and above all be humble.

Every girls voice can change the world 🌎❤️

16/07/2023

Bismillah❣️🕊

Ilmahaagu Waa hibo qaali ah oo noloshada ka mid ah,marka aad naftaada daryeeshana, Ilmahaaguna waxa uu ku raaxaysanayaa caano caafimaad leh.

Ilamahan yar waa ilmo 1 sano jira xalada nafaqa darada ee aadka uu darana ku sugan ee loo yaqan severe acute malnutrition.

Inkastoonan qoral kuso koobi karin ahmiyada ay nas nuujintu leedahay hadana waxan uu sheegaya hooyoyinka in ay ubadkooga siiyana canaha naaska, canaha nasku ilmaha waxay uu tahay cunto,nafaqo iyo dawo uu qato, canaha naasku waxay ilmaha uu yihin talal ka hor taga xanuun badan ooy ka mid yihin , xasaasiyada,sonkorta,shubanka iyo calool isataga wuxuna ilmaha ka cawinaya inu laa dagalaman bacteria iyo infection jidhkisa so galaya, waxayna qayb ka qatana canaha nasku korimaha ilmaha, maskxiyan iyo jismiyan labadaba.

Hooyo Ilmahaga ugu dadal inad nas nuujinta badhax tiran uu sameyso sii una xaladan oo kale uso gadhin.

Hadi ay xalado cafimad oo ku samixi weyay ay jiran inad ilamaha naaska siisana laa xidhiidh xaruumaha cafimad sii ad talo bixin wanagsan uga hesho, ugana digtoonato xaladaha ad laa kulmi karto.

Haa odhan ilmaha naaska caanuhu kuma filna sababto oo ah xadiga caano ee naaskagu leeyhay ma ogid, intu ilmuhu ka jaqayna ma ogid lakiin mar walba ku dadal cunto naafaqo leh inad uu cunto sii cano ku filan oo nafaqo leh uu ilmuhu kaga jaqo.

Lixda bilood ee ugu horeya ilmaha yar waa uu Muhim in laa nuujiyo, xaqooda haka gabiniina, ilmana ilmaha uu ka naas nuujin baadanyay ayu ka caqli badanyay ka firfircoon yahay.

” وَالْوَالِدَاتُ يُرْضِعْنَ أَوْلَادَهُنَّ حَوْلَيْنِ كَامِلَيْنِ ۖ لِمَنْ أَرَادَ أَن يُتِمَّ الرَّضَاعَةَ”

Hadiyad laba sano gadhsiin kartana kaba sii fican, naxristi,kalgacaylki,korinki,tarboydi
Ayu helaya, hooyadina nasasho ayay helaysa, sababto ah hadi hooyoyinku naas nuujinta sii sax ah uu semayan wuxu ka cawinaya inuna ilmo uu calool galin.

Faiidooyinka kale ee hooyoyinku ka helayan xiliga nasnuujinta iyaguna waxayna kaga hadli doona mawducena dambe inshallah.

W/Q Amiira Abdi Hussein

Want your practice to be the top-listed Clinic in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Happy international women’s day #2024❤️

Category

Address


150
Hargeisa
Other Nutritionists in Hargeisa (show all)
Hooyo Kaaba Hooyo Kaaba
Main Road
Hargeisa, 0000

page waxaan idiinku soo gudbin doona adeegyada caafimaadka ee nafaqaynta iyo la talinta qofkasta

Drs saado adan Drs saado adan
Hargeisa

food is medicine

Dr's Idil daryeelka hooyada iyo dhalaanka Dr's Idil daryeelka hooyada iyo dhalaanka
Boqol Jire
Hargeisa

Waxaad ka heli doontaa pagekan talooyin caafimaad oo ku saabsan xiliga ay hooyadu uurka leedahay mar

Cuntadaada Garo Cuntadaada Garo
H36G+XR 2
Hargeisa

A diet and lifestyle counseling center based in Hargeisa, Somaliland

Ugbaad Gabyaaye Ugbaad Gabyaaye
Hargeisa
Hargeisa

Nutrition and dietetics

Ridwa Abdilahi Omar Ridwa Abdilahi Omar
Calaamadaha
Hargeisa

AlIhsan Nutrition Center AlIhsan Nutrition Center
Gandi Library/Saldhiga Dhexe
Hargeisa

Golden protein & sports center Golden protein & sports center
Jigjigayare
Hargeisa

Welcome to Golden Proteins & Sports Centre: You’re One-Stop Shop for Fitness Essentials!"